“Xil Ka Qaadistayda Waxa Keentay Madaxweynaha Iyo Marwadiisa Ayaa Iga Codsaday Inaan Ka Noqdo Xil Ka Qaadista Agaasime-waaxedyada, Ana Waan Diiday”

Published on Aug 30 2012 // Warar
“Xil Ka Qaadistayda Waxa Keentay Madaxweynaha Iyo Marwadiisa Ayaa Iga Codsaday Inaan Ka Noqdo Xil Ka Qaadista Agaasime-waaxedyada, Ana Waan Diiday”
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii warfaafinta Md. Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa ka hadlay sababta keentay in Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo xilka ka qaado.   Mr. Boobe Yuusuf Ducaale, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa sheegay inay xil ka qaadistiisa sababtay laba agaasime...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir Boobe U Sadqeeyay Laba Agaasime-waaxeed Oo Uu Xilka Ka Qaaday Iyo Dareenada Ku Xeeran

Published on Aug 30 2012 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir Boobe  U Sadqeeyay Laba Agaasime-waaxeed Oo Uu Xilka Ka Qaaday Iyo Dareenada Ku Xeeran
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland  Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta Md. Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), oo uu xilkan u magacaabay dhawr bilood ka hor.   Madaxweynuhu digreetadiisa oo uu baahiyay afhayeenkiisa Cabdillaahi Maxamed Daahir,...

Mucaaradka Dalka Togo Oo Dumarka Ugu Baaqay In Ay Dhigaan Mudaharaad Ay Muddo Toddobaad Ah Raggooda Kaga Fogaanayaan : Diyaariye Kamaal Axmed Cali

Published on Aug 30 2012 // Warar
Mucaaradka Dalka Togo Oo Dumarka Ugu Baaqay In Ay Dhigaan Mudaharaad Ay Muddo Toddobaad Ah Raggooda Kaga Fogaanayaan : Diyaariye Kamaal Axmed Cali
  Lome- Tallaabo dad badan ka yaabisay ayaa ay noqotay markii hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka ee dalka Togo Isabelle Ameganvi toddobaadkan dhexdiisii ay dumarka dalkeeda ugu baaqday in ay ka mudaharaadaan xidhiidhka jinsiga ah ee saygooda muddo toddobaad ah, si ay u muujiyaan cadhadooda ku aaddan...

Wasiir Xaabsade Muxuu Ka Yidhi Guuldaradii Cali Khaliif Ee Baarlamaanka Somaliya?

Published on Aug 30 2012 // Warar
Wasiir Xaabsade Muxuu Ka Yidhi Guuldaradii Cali Khaliif Ee Baarlamaanka Somaliya?
  Hargeysa(Geeska)- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland, Md. Axmed Cabdi Xaabsade ayaa ka hadlay guuldaradii siyaasiga Cali Khaliif Galaydh uu kala kulmay doorashadii guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya.   Sida uu shalay qoray wargeyska dawladda ee Dawan, Axmed Cabdi Xaabsade...

Madaxweyne-xigeenka Oo Canaantay Hay’adaha Dalka Ka Hawlgala Ee Kala Duwan

Published on Aug 30 2012 // Warar
Madaxweyne-xigeenka Oo Canaantay Hay’adaha Dalka Ka Hawlgala Ee Kala Duwan
  Hargaysa( Geeska )-Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa si adag ula hadlay guud ahaan hay’daha caalamiga ah, kuwa qaramda midoobay iyo kuwa maxaliga ahba.   Madaxweyne ku xigeenku  waxa uu wax fool xun ku tilmaamay in shaqaalaha hay’daha...

Hay’adda CARITAS Oo Cududeeda Wax Qabad Ku Muujisay Carwada Hargeysa

Published on Aug 30 2012 // Warar
Hay’adda CARITAS Oo Cududeeda Wax Qabad Ku Muujisay Carwada Hargeysa
    Hargaysa( Geeska )- Hay’adda Caalamiga ah ee CARITAS ayaa carwadda ay Ha’ayaduhu ku soo bandhigayeen waxqabadkooda ee Hargeysa lagu qabtay  ku soo bandhigtay waxyaabaha ay Somaliland ka  qabato.   Carwadan ay hay’daha samafalku ku soo bandhigayeen waxqabadkooda...

Shirkadda Oomaar Oo Beenisay War Laga Baahiyay

Published on Aug 30 2012 // Warar
Shirkadda Oomaar Oo  Beenisay War Laga Baahiyay
  Hargeysa(Geeska)-Shirkadda ganacsiga ee Oomaar ayaa beenisay war laga baahiyay oo sheegayay in wasiirka maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale u sameeyay tacriifad dhimis, waxaanay warkaas ku sheegeen mid been abuur ah.   Warsaxaafadeed uu soo saaray maamulaha shirkadda Oomaar Maxamed Cali...

Cali Samatar Oo Ay Maxkamad Maraykan Ahi Xukun Culus Ku Riday Iyo Muwaadiniintii Dacwadda Oogay Oo Ku Farxay Inay Cadaaladii Guulaysatay

Published on Aug 29 2012 // Warar
Cali Samatar Oo Ay Maxkamad Maraykan Ahi  Xukun Culus Ku Riday Iyo Muwaadiniintii Dacwadda  Oogay Oo Ku Farxay Inay Cadaaladii Guulaysatay
  Washington(Geeska)-Maxkamadii dalka Maraykanka ku dhagaysanaysay dacwadii xasuuqa iyo jidh-dilka ahayd ee ay muwaadiniinta reer Somaliland ku soo oogeen Maxamed Cali Samatar, ayaa shalay soo saartay xukunkii mudada dheer la sugayay.   Maxkamadda oo muddo siddeed sannadood ah dhagaysanaysay...

Guddiga Doorashooyinka Oo Cayimay Wakhtiga Ololaha Doorashada, Xillina U Qabtay Inay Shaqaalaha Dawladu Isku Casilaan

Published on Aug 29 2012 // Warar
Guddiga Doorashooyinka Oo Cayimay Wakhtiga Ololaha Doorashada, Xillina U Qabtay Inay Shaqaalaha Dawladu Isku Casilaan
  Hargaysa(Geeska)-Komiishanka doorashooyinka  ayaa ka hadlay wakhtiga ay ku eegtahay soo gudbinta Musharixiinta ururada iyo axsaabta siyaasada dalka, wakhtiga kama danbaysta ah ee ay shaqaalaha dawlada ee ururada ka sharaxani iska casilayaan xilalka ay hayaan.   Komiishanka doorashooyinku...

Kaftanka Googooska Geeska: Weli ma is weydiisay sababta ninku marka uu ammaanayo Gabadha uu jecel yahay uu dayaxa ugu mesalo? Q:2aad Diyaariye Kamaal Axmed Cali

Published on Aug 29 2012 // Googooska Geeska, Warar
Kaftanka Googooska Geeska: Weli ma  is weydiisay sababta ninku marka uu ammaanayo  Gabadha uu jecel yahay uu dayaxa ugu mesalo? Q:2aad Diyaariye Kamaal Axmed Cali
  5. Dayaxu waa uu is rogrog badan yahay: Mararka qaar waxa uu dayaxu muuqdaa isaga oo dhamaystiran, mar kale ayaa haddana aynu aragnaa nusqaan ku jirta iyo in uu jeex maqan yahay, mararna gebi ahaantiiba waa uu qarsoomaa. Waxa ay astaan u tahay shakhsiyad daciif ah, oo mar kasta halgan ugu jirta...

Baarlamaanka Somaliya Oo Doortay Shirguddoon Cusub

Published on Aug 29 2012 // Warar
Baarlamaanka Somaliya Oo Doortay Shirguddoon Cusub
  Muqdisho(Geeska)-Baarlamaanka dalka Somaliya ayaa shalay Maxamed Cismaan Jawaari u doortay inuu noqdo Guddoomiyaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Waxa uu xilkan haynayaa afarta sano ee soo socota, waxaanu ka guulaystay Cali Khaliif Galaydh. Tallaabadan ayaa waxa ay tahay tii ugu horreysay ee...

Madaxweyne-xigeenka Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Ka Qalin Jebisay Jaamacadda Burco

Published on Aug 29 2012 // Warar
Madaxweyne-xigeenka Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Ka Qalin Jebisay Jaamacadda Burco
  Burco(Geeska)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici iyo wafti kale oo xukuumadda ka tirsan oo iskugu jiray wasiiro ,xildhibaano ,ka tirsan baarlamaanka Somaliland ,masuuliyiinta laamaha Dawladda ee gobolka Togdheer ayaa ka qaybgalay Xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinaayay...

Waxa Aanu Ka Cabanaynaa Taawar Ay Shirkadda Telesom Ka Dhisayso Guryahayaga Dhinacooda Oo Khatar Caafimaad Keenaysa

Published on Aug 29 2012 // Warar
Waxa Aanu Ka Cabanaynaa Taawar Ay Shirkadda Telesom Ka Dhisayso Guryahayaga Dhinacooda  Oo Khatar Caafimaad Keenaysa
  Iyadoo aynu wada ogsoonnahay dhibaatada ay leeyihiin Taawarrada (Towers) qalabka is-gaadhsiinta iyo laliska loo isticmaalo iyo xanuunada khatarta ah ee ay ku keenaan qofka ka ag dhow, ayaa dhowaan waxaa dhacday in shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom ay si qarsoodiya u iibsatay dhul ku dhex jira...

Sawirka Iyo Qisada Askari Loo Malaynayo In Uu Riday Rasaastii Dishay Usaama

Published on Aug 29 2012 // Warar
Sawirka Iyo Qisada Askari  Loo Malaynayo In Uu Riday  Rasaastii Dishay Usaama
Hargeysa (Geeska/Alcarabiya)- Ninka sawirkiisu uu ka muuqdo warbixintani waxa uu ka mid yahay guutada Navel Seal oo askar ka tirsani ay xoog ku galeen qolkii hurdada ee Usaama Bin Laden, 2-dii May 2011-ka goor waaberi ah, magaalada Abottabad ee dalka Pakistan. Mid ka mid ah ayaa la sheegay in uu Usaama...

Suldaan Iyo Cuqaal Wasiirka Warfaafinta Ku Bogaadiyay  Idaacadda Hawada Gashay Iyo Masuuliyiinta Uu Magacaabay

Published on Aug 29 2012 // Warar
Suldaan Iyo Cuqaal Wasiirka Warfaafinta  Ku Bogaadiyay  Idaacadda Hawada Gashay  Iyo Masuuliyiinta Uu Magacaabay
    Hargeysa (Geeska)- Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka  Gobolka Hargeysa 11 Chief Caaqil oo ka tirsan beeshiisa, ayaa maanta Wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta Md.  Cabdi Yuusuf Ducaalle (Boobe) guusha uu ka gaadhay inay hawada gasho idaacadii...

“Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadlay Xaaladda Cadaaladda, Guddigii Madaxweynuhu Saaray Iyo Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Dacwadii Ururada”

Published on Aug 28 2012 // Warar
“Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadlay   Xaaladda Cadaaladda, Guddigii Madaxweynuhu Saaray  Iyo Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Dacwadii Ururada”
  Hargaysa( Geeska )-Gudoomiyaha maxkamada sare Md. Yuusuf Ismaacil Cali, ayaa garsoorka dalka ka difaacay eeddo dhawaanahanba loo jeedinaayay, waxaanu sheegay in wakhtigan garsoorka dalku uu meelwanaagsan maraayo. Gudoomiyahu waxa kale oo uu ka xogwarmay cadaalada dalka, gudidii dhawaan uu madaxweyne...

Kaftanka Googooska Geeska: Weli ma is weydiisay sababta ninku marka uu Ammaanayo gabadha uu jecel yahay uu dayaxa ugu mesalo?: Kamaal Axmed Cali

Published on Aug 28 2012 // Googooska Geeska, Warar
Kaftanka Googooska Geeska:  Weli ma is weydiisay sababta ninku marka uu  Ammaanayo gabadha uu jecel yahay uu dayaxa ugu mesalo?: Kamaal Axmed Cali
  Nin ka mid ah dadka hadalka dhadhansada ee u fiirsada dhinacyadiisa taban iyo togan, iyo weliba macnayaasha mararka qaarkood uu ereygu bixin karo iyada oo aan loola jeedin, ayaa mar la weydiiyey sababta uu ninku inta badan quruxda iyo ammaanta gabadha uu jecel yahay uu ugu soo tusaale qaato dayaxa...

UDUB Oo Dooratay Murashixiinta Madaxtooyada Iyo Dardaarankii Dahir Rayale

Published on Aug 28 2012 // Warar
UDUB Oo Dooratay Murashixiinta Madaxtooyada Iyo Dardaarankii Dahir Rayale
  Hargeysa( Geeska )- Shirweynihii Golaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB ayaa ka qabsoomay Magaaladda Hargeysa, halkaas oo ay ka soo xaadireen 105 Xubnood ka mid ah Xubnaha Golaha dhexe ee xisbiga.   Shirweynaha ayaa lagu doortay murashaxa madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee u tartami...

Danta Ay Somaliland Ka Lahayd Haynta Budhcad Badeedda Iyo Halista Ka Hor Imanaysa Marka Dawlada Somaliya La Dhiso

Published on Aug 28 2012 // Warar
Danta Ay Somaliland Ka Lahayd Haynta Budhcad Badeedda Iyo Halista Ka Hor Imanaysa Marka Dawlada Somaliya La Dhiso
  Hargeisa- (Geeska/The Guardian)- Wargeyska caanka ah ee the guardian oo ka soo baxa carriga Ingiriiska ayaa dhowaan warbixin aad u dheer ka diyaariyey budhcad badeedka ku xidhan xabsiga Somaliland, warbixintan oo uu diyaariyey saxafi lagu magacaabo Mark Tran waxa uu kaga hadlayaa booqasho uu ugu...

David Shinn Oo ka Hadlay Sida Lagu Xalin Karo Khilaafka Somaliland Iyo Somaliya

Published on Aug 28 2012 // Warar
David Shinn Oo ka Hadlay Sida Lagu Xalin Karo Khilaafka Somaliland Iyo Somaliya
Washington (Geeska)- Professor, David Shinn, ayaa difaacay eedayn loo soo jeediyey Meles Zenawi, inuu ka danbeeyey abuuritaanka Shabaab, isla markaana sheegay in khilaafka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalin karo dawlad sal balaadhan oo Muqdisho laga sameeyo.   David Shinn, oo hore u...

Idaacadii Cusbayd Ee Radio Hargeysa Oo Shalay Si Rasmi Ah Loo Tijaabiyay

Published on Aug 28 2012 // Warar
Idaacadii Cusbayd Ee  Radio Hargeysa Oo Shalay  Si Rasmi Ah Loo Tijaabiyay
  Hargeysa(Geeska)-War-laliskii cusbaa ee Idaacadda Radio Hargeysa ayaa shalay laga wada dhagaystay goboladda dalka iyo qaar ka mid ah wadamadda jaarka ah, ka dib markii shalay hawada loo geliyay si tijaabo ah. Idaacadan ayay awoodeedu tahay 100kw, taas oo laga dhagaysan doono meelo badan oo caalamka...

“Kuwa Ka Ordaya Mujaahidiinta Xisbiga Badbaadinaysa Gudcur Baad Gudaysaan Ayaan Leeyahay”

Published on Aug 28 2012 // Warar
“Kuwa Ka Ordaya Mujaahidiinta Xisbiga Badbaadinaysa Gudcur Baad Gudaysaan Ayaan Leeyahay”
  Hargeysa (Geeska)-Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Hindi), oo ka tirsan golaha dhexe ee UDUB ayaa ka digay in kulan xisbigu ku lahaa shalay hotel Ambassador lagu doorto musharaxiin madaxweyne, raga ka ordaya wejiyada cusub ee xisbiga badbaadinayana ku sheegay inay gudcur gudayaan.   Cismaan C....

Wasiir Boobe Oo Xilalkii Ka Qaaday Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaaradiisa Warfaafinta

Published on Aug 27 2012 // Warar
Wasiir Boobe Oo Xilalkii Ka Qaaday Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaaradiisa Warfaafinta
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Md. Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa masuuliyiin magacaabay Telefishanka Qaranka, wargeyska Dawladda ee Dawan iyo agaasimihii maamulka iyo lacagta ee telefishanka qaranka. Warsaxaafadeed uu saaka soo saaray, wasiirku wuxuu xilalkii kaga qaaday 1.  ...

Maxamed Xaashi Oo Sheegay In Shirarkii Ay Xukuumadu Kala Qayb Gashay Somaliya Dhaawaceen Somaliland, Si Adagna U Naqdiyay Heshiiskii Saleban-Xaglatoosiye

Published on Aug 26 2012 // Warar
Maxamed Xaashi Oo Sheegay In Shirarkii Ay Xukuumadu Kala Qayb Gashay Somaliya Dhaawaceen  Somaliland, Si Adagna U Naqdiyay Heshiiskii Saleban-Xaglatoosiye
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee maaliyadda ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Md. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa markii u horaysay si cad u sheegay in shirarkii kala duwanaa ee ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kala qayb gashay dawladda KMG Somaliya ee wakhtigeedii dhammaaday ay dhaawaceen jiritaanka...

1.5 Litir Oo Biyo Ah Oo Aad Muddo 3 Bilood Ah Maalin Kasta Cabtaa Waxa Ay Daawo Ka Tahay Madax Xanuunka : Diyaariye Kamaal Ahmed Cali

Published on Aug 26 2012 // Warar
1.5 Litir Oo Biyo Ah Oo Aad Muddo 3 Bilood Ah Maalin  Kasta Cabtaa Waxa Ay Daawo Ka Tahay Madax Xanuunka : Diyaariye Kamaal Ahmed Cali
  Holland- Cilmi baadhayaal ka tirsan jaamacadda Masterikht oo ku taalla dalka Holland ayaa sheegay in biyo badan oo la cabbaa ay geli karto kaalinta ay kiniinnada kaar jebinta ahi ugu jiraan xanuunnada kala duwan. Khubaradu waxa ay sheegeen in biyo badan oo la cabbo faa’idooyinka ku jira...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xildhibaanada Wakiilada Ee KULMIYE Kula Dardaarmay Inay Xisbiga Ku Garab Istaagaan Ololaha Doorashada

Published on Aug 26 2012 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xildhibaanada Wakiilada Ee KULMIYE Kula Dardaarmay Inay Xisbiga Ku Garab Istaagaan Ololaha Doorashada
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xildhibaanada golaha wakiilada ee xisbiga KULMIYE ku abtirsada, ugu baaqay inay wakhtiga doorashada goleyaasha deegaanka garab istaagaan xisbiga KULMIYE ee muxaafidka ah.   Madaxweyne Siilaanyo oo shalay kulan la yeeshay...

Hargeysa: Nin Ay Meles Zenawi Aad Isugu Eegyihiin Oo Geeska Afrika U Waramay

Published on Aug 26 2012 // Warar
Hargeysa: Nin Ay Meles Zenawi Aad Isugu Eegyihiin  Oo Geeska Afrika U Waramay
  Hargeysa(Geeska)-Markii uu dhawaan geeriyooday Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi, ee ay warbaahinta Somaliland iyo bulshaduba si weyn u qaadaa dhigeen taariikhdiisii iyo saamaynta ay geeridiisu ku yeelan karto gobalka Geeska Afrika, ayaa waxa mar keliya indhaha dadka reer Hargeysa soo jiitay...

“Waxaan Ahay Nin Dhisaya Garsoorka Ee Layguma Tilmaami Karo Nin Garsoorka Hawshiisa….”

Published on Aug 26 2012 // Warar
“Waxaan Ahay Nin Dhisaya Garsoorka Ee Layguma Tilmaami Karo Nin Garsoorka Hawshiisa….”
  Hargaysa( Geeska)- Wasiirka wasaarada cadaalada Xuseen Axmed Caydiid, ayaa jawaabka baxiyay eedayn uu u soo jeediyay xildhiban ka tirsan golaha wakiilada ee Somaliland, waxaanu wasiirku sheegay in garsoorka dalka aanay madaxbanaanidiisa farogalin ku samayn, isla markaasna ay wadaan sidii wax looga...

Baanka Adduunka Oo Soo Bandhigay Daraasaad Ay Ku Sameeyeen Dekedda Berbera

Published on Aug 26 2012 // Warar
Baanka Adduunka Oo Soo Bandhigay Daraasaad Ay Ku Sameeyeen Dekedda Berbera
  Hargeysa(Geeska)-Baanka Adduunka ayaa shalay magaalada Hargeysa ku soo bandhigay daraasad iyo qiimayn ay ku sameeyeen dekedda magaalada Berbera iyo doorka ay ka qaadan karto kobaca dhaqaale ee dalka, waxaana ka qayb galay xubno ka tirsan golaha wasiirada.   Kulanka uu baanka adduunku ku soo...

Doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Somaliya Oo Maalmo Dib Loo Dhigay

Published on Aug 26 2012 // Warar
  Muqdisho(Geeska)-Guddiga doorashada ee hoggaanka Baarlamaanka Somaliya, ayaa dib u dhigay doorashadii hoggaanka Baarlamaanka. Doorashada oo ay ahayd inay qabsoonto maanta ayaa loo riixay ilaa Salaasada toddobaadkan, waxaanay gudigu sheegeen inay jiraan hawlo qabyo ka ah oo aanay dhammaystirin....

Hoggaanka Xaqsoor Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyay Garaad Cabdicasiis Garaad Saleban

Published on Aug 26 2012 // Warar
Hoggaanka Xaqsoor Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyay Garaad Cabdicasiis Garaad Saleban
  Hargeysa (Geeska)- Waxaa shalay magaalada Hargeysa si diiran loogu soo dhaweeyey Garaad Cabdicasiis Garaad Saleebaan Daahir Af Qarshe oo ka mida garaadada Somaliland, gaar ahaana deegaanada bariga.   Garaad Cabdicasiis Garaad Saleebaan Daahir Af-Qarshe ayaa ka soo degay dalka Itoobiya, kadib...

Wasiir Samaale Oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ka Difaacay Eeddaha Musuq-maasuq Ee Lagu Barbar Dhigo Xukuumadii Hore Ee UDUB

Published on Aug 23 2012 // Warar
Wasiir Samaale Oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ka Difaacay Eeddaha Musuq-maasuq  Ee Lagu Barbar Dhigo Xukuumadii Hore Ee UDUB
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa si adag u difaacay eedaymaha musuqmaasuq ee loo jeediyo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee uu ka tirsanyahay.   Wasiir Samaale, oo shalay saxaafadda kula hadlay kormeer uu ku tagay kastamka...