Alf Mabruuk: Meherka Xamse Axmed Maxamuud (Khaatumo) iyo Istiqlaal Maxamuud Salaan Jirde

Published on Jul 31 2012 // Hambalyo
Alf Mabruuk: Meherka Xamse Axmed Maxamuud (Khaatumo) iyo Istiqlaal Maxamuud Salaan Jirde
Aabo Xuseen Jaamac Guuleed, Hooyo Canab Axmed Coomey, Maxamed Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa Fatima Xasan Rashid iyo inankooda Xuseen Maxamed Xuseen, Siyaad Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa Saynab Maxamed iyo inantooda Amiira Siyaad Xuseen, Hoodo Xuseen Jaamac, Ayaan Xuseen Jaamac. Dhammaantood waxa ay hambalyo...

Beelaha Somaliland Oo Baarlamaanka Muqdisho Ka Helay Saami Cad Quudheed Ah Iyo Qaabka Ay Reeruhu U Kala Qaybsadeen

Published on Jul 31 2012 // Warar
Beelaha Somaliland Oo Baarlamaanka  Muqdisho Ka Helay Saami Cad Quudheed  Ah Iyo Qaabka Ay Reeruhu U Kala Qaybsadeen
Muqdisho(Geeska)-Beelaha Somaliland oo madaxbanaanidii qarankooda kala soo noqday dalka Somaliya sannadkii 1991, ayaa kooxo magacooda ku qadhaabta oo uu sharciga Somaliland jideeyay in lagu qaado dambi ah khiyaamo qaran, waxa ay mar kale umadda u soo hooyeen ceeb la xidhiidha saami qaybsiga Baarlamaanka...

Aadamuhu hadduu dufan raadis noqdo damiirkaa ka dhinta: Cisbitaal dilay ilmo yar oo waalidkii bixin kari waayey hal doolar: Diyaariye Kamaal Ahmed Ali

Published on Jul 31 2012 // Warar
Aadamuhu hadduu dufan raadis noqdo damiirkaa ka dhinta:  Cisbitaal dilay ilmo yar oo waalidkii bixin kari waayey hal doolar: Diyaariye Kamaal Ahmed Ali
India- Masuuliyiinta dalka India ayaa ku gudo jira baadhitaanka eedo nin aabo ahi ku soo oogay cisbitaalka guud ee dawladda oo la xidhiidha in si ula kac ah ay dhakhaatiirtu u bakhtiiyeen mishiinka korinta oo ah mishiinka lagu hayo carruurta dhasha sidkooda ka hor, kadib markii uu aabahani awoodi waayey...

Shil Gaadhi Oo Sababay Geerida Shan Ruux Iyo Magacyada Qaar Ka Mid Ah Dadka Dhintay Iyo Kuwa Dhaawacmay

Published on Jul 31 2012 // Warar
Shil Gaadhi Oo Sababay Geerida Shan Ruux Iyo Magacyada Qaar Ka Mid Ah Dadka Dhintay Iyo Kuwa Dhaawacmay
Gabiley(Geeska)-Alle haw naxariiste shan qof ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo shalay ka dhacay duleedka magaalada Gabiley ee gobalka Gabiley, waxaana dhaawacmay laba ruux, ka dib markii ay isku dhaceen laba baabuur oo uu middi yahay baabuurta jaadka qaada oo ku soo jeeday Hargeysa, halka baabuurka...

Maxkamada Sare Oo Bilowday Dhagaysiga Dacwadii Urur Siyaasadeedyada

Published on Jul 31 2012 // Warar
Maxkamada Sare Oo Bilowday Dhagaysiga Dacwadii  Urur Siyaasadeedyada
Hargaysa( Geeska )- Maxakamadda sare ee Somaliland ayaa   si rasmi ah u  bilawday dhageysiga dacwad ay u soo gudbiyeen qaarka  ka mida ururadadii ay gudida diiwaan-galintu ku reebeen qiimayntii ururada siyaasadda  ay sameeyeen bishii April ee sannadkan. Dacwadan oo uu guddoominayey...

Dufcadii 25aad Ee Boolis Ah Oo Shalay Qalin Jebisay Iyo Weedhihii Madaxda Ka Hadashay

Published on Jul 31 2012 // Warar
Dufcadii 25aad Ee Boolis Ah Oo Shalay Qalin Jebisay Iyo Weedhihii Madaxda Ka Hadashay
Mandheera( Geeska )- Dufcadii 25aad ee Boolis ah oo ka qalinjabisa dugsiga tababarka ee Mandheera ayaa si rasmiya loogu soo xidhay tababar u socday muddo afar bilood ah. Dufcadan tababarka loo soo xidhaayay ayaa ka koobnayd 365 dhalinyaro ah oo laga soo xulay guud ahaan gobalada dalka, isla markaasna...

Sirta Cuntada Ee Madaxda Dunida Oo Lagu Fashiliyey Kulanka Cunto-Kariyeyaasha

Published on Jul 31 2012 // Warar
Sirta Cuntada Ee Madaxda Dunida Oo Lagu Fashiliyey  Kulanka Cunto-Kariyeyaasha
Paris- Madaxweynaha awoodda badan ee dalka Ruushka Vladimir Putin waxa uu wadnaha farta kaga hayaa in cid cadow u ahi sun ugu darto cuntada uu calfanayo, sidaa awgeed meel kasta oo uu tegeyo ma illaaba qalabka sunta cuntada lagaga hubiyo oo uu mar kasta is daba wado, marka uu cunto cunayana uu iskaga...

Guddida Warshada Sibidhka Berbera Oo Buriyay Hadal Ka Soo Yeedhay Salaadiinta Subeer-Awal

Published on Jul 31 2012 // Warar
Guddida Warshada Sibidhka Berbera Oo Buriyay Hadal Ka Soo Yeedhay Salaadiinta Subeer-Awal
Berbera (           Geeska  ) – Guddida Warshada Sibidhka Berbera (Berbera Cement Factory) ayaa beeniyey inay diideen dhexdhexaadin qaar ka mid ah Salaadiinta Subeer-Awal sheegeen inay ka dhex bilaabeen shirkada Dahabshiil. War-saxaafadeed...

Carwadii Sacadadiin Oo Si Rasmi Ah Loo Furay

Published on Jul 31 2012 // Warar
Carwadii Sacadadiin  Oo Si Rasmi Ah Loo Furay
Hargaysa ( Geeska )- Carwadda Dharka ee Sacadadiin ayaa soo bandhigtay qiimo dhimis ay ku sameeyeen qaybaha kala duwan ee ay ka gooban yahiin alaabooyinka ay iiboso carwadaas.waxaanay ku baaqeen masuuliyiinta caradaas inay dadweynuhu ka heli doonaan dhamaan dharka qaybihiisa kala duwan. Carwadan Sacadadiin...

Cabashada Muslimiinta Itoobiya Iyo Eedaha Ay Is Dhaafsanayaan Iyaga Iyo Xukuumadda Dalkoodu

Published on Jul 31 2012 // Warar
Cabashada Muslimiinta Itoobiya Iyo Eedaha Ay Is Dhaafsanayaan Iyaga Iyo Xukuumadda Dalkoodu
Addis Ababa- (Geeska/Aljazeera)- Muslimiinta dalka Itoobiya ayaa ku eedanaya xukuumaddoodu in ay masuul ka tahay mudaharaaddo ay dhowaan abaabuleen, iyaga oo ku cabanaya in dawladdu ay dhiirrigelinayso waxa ay ugu yeedheen ururka Al-Axbaash oo dalka kaga hawlgala magaca jimciyadda Islaamiga ah ee Mashaariicda...

Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Sheegtay In Kulankii Labada Madaxweyne Uu Ahaa Mida Dhabaha U Xaadhaya Dib U Heshiisiin

Published on Jul 29 2012 // Warar
Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Sheegtay In Kulankii Labada Madaxweyne Uu Ahaa Mida Dhabaha U Xaadhaya Dib U Heshiisiin
Dubia (Geeska) Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa markii u horaysay sheegtay in heshiiskii dhex maray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Shariif Sheekh Axmed, uu ahaa mid albaabada u furayay dib u heshiisiin dihin oo ka dhacda Somaliya. Safiirka dawladda Imaaraadka...

Xukuumadda Somaliland Ayaa Beenisay In Maamulka Haamaha Shidaalka Berbera Lagu Wareejiyay Ganacsade Ajaanib Ah Oo U Dhashay Dalka Cumaan, Kaasi Oo Dhawaan Warbaahinta Maxaliga Ah Sheegeen.

Published on Jul 29 2012 // Warar
Xukuumadda Somaliland Ayaa Beenisay In Maamulka Haamaha Shidaalka Berbera Lagu Wareejiyay Ganacsade Ajaanib Ah Oo U Dhashay Dalka Cumaan, Kaasi Oo Dhawaan Warbaahinta Maxaliga Ah Sheegeen.
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka ganacsiga, dalxiiska iyo wershadaha ee Somaliland Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa beeniyay inay ganacsade ajaanib ah ku wareejiyeen maamulkaha haamaha shidaalka ee Berbera oo markii ay xilka la wareegtay ay ka qaaday liisankii shaqo. Qaar ka mid ah warbaahinta maxaliga ah...

Wasiirka Caasimaadka Iyo Xubno La Jira Oo Ku Baaqay In Dhaqaale Lagu Taageero Mishiinadaa Kalyaha Lagu Sifeeyo

Published on Jul 29 2012 // Warar
Wasiirka Caasimaadka Iyo Xubno La Jira Oo Ku Baaqay In Dhaqaale Lagu Taageero Mishiinadaa Kalyaha Lagu Sifeeyo
Hargaysa( Geeska )- Wasiirka caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxmed ( Xuseen Xoog ), agaasimaha cisbitaalka guud ee Hargaysa, gudida cisbitaalkaas iyo ehelada dadka kalyaha loogu sifeeyo cisbitaalka guud ee Hargaysa, ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay in loo baahanyahay in dhaqaale lagu  taageero...

Itoobiya Oo Joojisay Socdaaladii Muwaadiniintoodu Ku Tegi Jireen UAE Iyo Saamaynta Ganacsatada Ku Yeelan Doonto

Published on Jul 29 2012 // Warar
Itoobiya Oo Joojisay Socdaaladii Muwaadiniintoodu Ku Tegi Jireen UAE Iyo Saamaynta Ganacsatada Ku Yeelan Doonto
Addis Ababa- (Geeska/MoFA)- Xukuumada Itoobiya ayaa xanibaad saartay socdaaladii  muwaadiniinteedu ku tegi jireen dalka UAE ilaa heshiis lagu ilaalinayo xuquuqdooda la gaadho, sida Qunsulka guud ee Itoobiya u fadhiya Dubai, Mesganu Arga Moach sheegay. Xanibaadan oo lagu sheegay mid kooban ayaa lagu...

Libiya: Somali la soo badbaadiyay

Published on Jul 29 2012 // Warar
Libiya: Somali la soo badbaadiyay
Tiripoli(Geeska/W.Wararka)-Ku dhawaad 100- ruux oo Tahriibayaal Soomaali ah ayaa shalay waxaa bad baadiyay Ciidamada badda ee Liibiya. Tahriibayaashaani Soomaalida ah oo gaadhayay 90-ruux oo Soomaali ah ayaa waxa Dooni ay wateen doraad gelinkii dambe ay ku celidowday  badda u dhaxeysa Liibiya iyo...

Dagaalyahan keligii weerar qaaday

Published on Jul 29 2012 // Warar
Dagaalyahan keligii weerar qaaday
Mid ka mid ah dagaalyahanka xoogaga Taliban ee ka dagaalamaya wadanka Afgaanistan ee sida ba’an uga soo horjeeda ciidamada ajanabiga ee Mareykanku hogaaminayo ee gacanta siinaya xukuumada Madaxweyne Hamid Karzia ayaa weerar uu keligii qaaday, wuxuu ku eekeeyay ciidamada NATO, waxaanu  jiitay...

Ruushka Oo Cadeeyey Inaan Xukuumada Syria Gacmaha Ka Laaban Doonin Weerarada Mucaaradka

Published on Jul 29 2012 // Warar
Ruushka Oo Cadeeyey Inaan Xukuumada Syria Gacmaha Ka Laaban Doonin Weerarada Mucaaradka
Aleppo (Geeska/BBC)- Ciidamada Syria ayaa weeraro circa iyo dhulka ku wada qeybo ay mucaaradku ku jiraan oo ka mid ah magaalada labaad ee Aleppo, halka dhinac akale Maj-Gen, Robert Mood, taliyaha ciidamada Un-ta Syria sheegay in maalmo ka hadheen xilligii la tuuri lahaa madaxweyne assad. Mucaardka la...

Cabdi Bile Miyuu Diiday Inuu Qaado Calanka Somaliya?

Published on Jul 29 2012 // Warar
London(Geeska)-Orodyahanka caanka ah ee Cabdi Bile Cabdi, oo ay jaaliyadda Somaliya ee London degeni u qorsheeyeen inuu qaado calanka Somaliya, furitaanka ciyaaraha Olambika ee habeen hore magaalada London ka furmay, ayaa si kedis ah uga baaqday inuu calanka Somaliya kor u qaado furitaankii ciyaarahan. Mar...

Madaxweyne Siilaanyo Miyuu Ku Haftay Diblomaasiyada Gobalka?

Published on Jul 28 2012 // Warar
Madaxweyne  Siilaanyo Miyuu Ku Haftay Diblomaasiyada Gobalka?
  Waa markii afraad ee ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo sheegto inay ku noqotay amaba ka baxday hanaanka wada hadalka Somaliland iyo Somaliya oo uu qorshihiisu ka soo bilaabmay shirkii Ingiriisku Somalida u qabtay bishii febarwari ee sannadkan. a Markii u horaysay waxa ay xukuumadu shacabkeeda...

Cali-Gurey Oo Ka Hadlay Qorshaha Cusub Ee Ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ku Sheegtay Inay Ka Baxday Wada Hadalkii Somaliland iyo Somaliya

Published on Jul 28 2012 // Warar
Cali-Gurey Oo Ka Hadlay Qorshaha Cusub Ee Ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ku Sheegtay Inay Ka Baxday Wada Hadalkii Somaliland iyo Somaliya
  Hargeysa(Geeska)-Siyaasiga caanka ah ee Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey), ayaa ka hadlay go’aanka ay xukuumadda Somaliland gaadhay ee ah inay ka baxdo wada hadaladii u socday Somaliland iyo Somaliya.   Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa joojinta...

Shirkii Muqdisho Oo Baaqday, Madaafiic Lagu Garaacay Iyo Qarax Shalay Duleedkiisa Ka Dhacay

Published on Jul 28 2012 // Warar
Shirkii Muqdisho Oo Baaqday, Madaafiic Lagu Garaacay Iyo Qarax Shalay Duleedkiisa Ka Dhacay
  Muqdisho(Geeska)-Waxa shalay baaqday shirkii ay odayaasha dhaqanka Somaliya ku ansixinayeen distoorka Somaliya, kaas oo ka socda magaalada Muqdisho ee caasimadda dalkaas.   Shirkan oo ahayd inuu shalay galo maalintiisii saddexaad, ayaa si kedis ah u baaqday, waxaanay dawladda Somaliya ku...

Maxaad ka og tahay, dhibta ay leedahay kaadida Oo la xijistaa, faa’idooyinka geed cadayga iyo cunista fuulka

Published on Jul 28 2012 // Warar
Maxaad ka og tahay, dhibta ay leedahay kaadida  Oo la xijistaa, faa’idooyinka geed cadayga iyo cunista fuulka
  – Geelu waa xayawaanka keliya ee afar lugood leh ah ee aan awoodin in uu dabbaasho ama biyaha in uu quuso iska ilaalin Karin.   – Hablaha qabiilka Ghoula ee dalka Itoobiya marka ay labisanayaan waxa ay koofiyad madaxa u asturta ka dhigtaan unug yar oo shinni ah. – ...

“Qolada Joogtaa Wax Badan Bay Qabteen, Laakiin Waxay Ku Fashilmeen Qadiyadda Somaliland”

Published on Jul 28 2012 // Warar
“Qolada Joogtaa Wax Badan Bay Qabteen, Laakiin Waxay Ku Fashilmeen Qadiyadda Somaliland”
  Hargaysa( Geeska )- Sheekh Aadan Maxamuud Xiiraay ( Sheekh Aadan Siiro ), ayaa xukuumada ku dhaaliilay in ku fashilantaay ilaalinta qaranimaada Somaliland, isla maarkaana ay dalkii ku soo faruurtay wax uu ugu yeedhay khayr iyo shar badan oo ay ahayd in sharka dalka laga badaadiyo.   Sheekh...

Wikileaks Oo Fashiliyey Dalkii Kooxaha Kacdoonka Tustay Halka Uu Qaddaafi Ku Dhuumanayey

Published on Jul 28 2012 // Warar
Wikileaks Oo Fashiliyey Dalkii Kooxaha Kacdoonka Tustay Halka Uu Qaddaafi Ku Dhuumanayey
    Hargeysa (Geeska/WikiLeaks)- Warqad sir cusub ah oo arbacadii toddobaadkii dhowaa lagu faafiyey barta sir-fashiliyaha WikiLeaks ayaa daaha ka rogtay xogo cusub oo la xidhiidha dilkii hoggaamiyihii hore ee Libya Kornayl Mucammar Al-Qaddaafi oo koox ka tirsan ciidamadii kacdoonka kala hor...

Wargeyska Guardian Oo Warbixin Ka Qoray Dekeda Berbera

Published on Jul 28 2012 // Warar
Wargeyska Guardian Oo Warbixin Ka Qoray Dekeda Berbera
  Wargeyska caanka ah ee The Guardian oo ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa toddobaadkan daabacay warbixin dheer oo uu ku falanqeeyey sharciga cusub ee Somaliland u samaynayso bilowga bangiyo caalami ah iyo waxa ku soo kordhin karaan horumarka dalka. Wargeyska The Guardian oo ka mid ah kuwa ugu tayada...

Somaliland Oo U Socota Cahdiga Bangiyada Iyo Doorka Dahabshiil Ka Qaadanayso

Dumarka ayaa Ragga uga Nugul Halista Cudurka AIDS ka

Published on Jul 28 2012 // Warar
Dumarka ayaa Ragga uga Nugul Halista Cudurka AIDS ka
  Washington- Khubaro ka qayb gashay shirkii caalamiga ahaa ee lagaga arrinsanayey cudurka AIDS ka ayaa caddeeyey in dumarka dunida oo dhami ragga uga nugul yihiin ugana dhow yihiin halista ah in cudurka AIDS ku ku dhaco. Shirkan oo ah kii 19 aad waxa uu ahaa shirweyne caalamiya oo ay ka qayb galeen...

Xogta Muwaadin 2aad Oo Ka Badbaaday Xasuuqii Jasiira

Published on Jul 28 2012 // Warar
  Intaas ka dib maxaa dhacay, waxa ka sheekaynaya Mr. Aadan, waxaanu yidhi, “Anigoo go’ii yaraa guntan oo banaanka taagan ayuu markaa dhagarqabe Canjeex intuu igu soo jeestey ayuu surka looto igaga dhuftay markaasaan ku dhacay albaabkii ganjeelka ahaa ee gurigayaga markaasay intii dhexdu...

Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Halka Ay Ku Dambaysay Iscasilaadii Abaanduulaha Ciidamada Qaranka Iyo Go’aanka Uu Madaxweynuhu Ka Gaadhay

Published on Jul 26 2012 // Warar
Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Halka Ay Ku Dambaysay Iscasilaadii Abaanduulaha Ciidamada Qaranka Iyo Go’aanka Uu Madaxweynuhu Ka Gaadhay
Hargaysa( Geeska )- Wasiirka Gaashandhiga Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa si rasmiya u sheegay  in uu ka noqday abaanduulaha ciidamada qaranka Cabdilaahi Xaaji Jaamac (Calas) is casilaadii uu u gudbiyay madaxweye Axmed Siilaanyo. Wasiirku waxa uu daboolka ka qaaday in wada hadal kadib uu abaanduuluhu...

Guddoomiye Saleban-Gaal Oo Ka Hadlay Wada Hadalada U Bilaabmay Somaliland Iyo Somaliya

Published on Jul 26 2012 // Warar
Guddoomiye Saleban-Gaal  Oo Ka Hadlay Wada Hadalada U Bilaabmay Somaliland Iyo Somaliya
Hargaysa( Geeska )-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, oo muddo laba sanadood ku dhaw  socdaal caafimaad ugu maqnaa dalka Ingiriiska ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay. Waxa madaarka Berbera ku soo dhaweeyay dad tiro badan oo uu kamid ahaayeen Guddoomiye Ku xigeenka koowaad...

Madaxtoyada Oo Caawimo Gaadhsiisay Qoysas Ay Roobabku Waxyeeleeyeen

Published on Jul 26 2012 // Warar
Hargaysa( Geeska )- Madaxtooyada Somaliland ayaa shalay mucaawino gaadhsiisay qoysas ay guryahoodii waxyeeleeyeen roobab culus oo habeen hore Hargeysa ka da’ay. Roobab laxaad leh oo ka da’ay magaalada Hargeysa ayaa khasaare soo gaadhsiiyey qaar ka mida dadka ku dhaqan xaafadaha Badhka iyo...

Diyaaradaha Aan La Wadin Ee USA Oo Halis Ku Haya Hawada Somaliya

Published on Jul 26 2012 // Warar
Diyaaradaha Aan La Wadin Ee USA Oo Halis Ku Haya Hawada Somaliya
Washington (Geeska/Washington Post)- Saraakiil Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa cadeeyey in hawada Soomaaliya ayey buuxdhaafiyeen diyaaradaha aan la wadin oo halis ku haya duulimaadyada isla markaana si weyn u wiiqay cuna-qabatayntii hubka ee saarnaa dalkaa. Warbixin dhowaan loo gudbiyey ayey saraakiishu...