Hargaysa:- Magaalo Hilmaamtay Dantii Guud Kuna Hawlan Danta Gaarka ah. By Wariye Taajir

Published on Jun 30 2012 // Maqaalo
Hargaysa:- Magaalo Hilmaamtay Dantii Guud Kuna Hawlan Danta Gaarka ah. By Wariye Taajir
Hargaysa waa magaalo weyn oo camiran, marka loo eego deegaanada ay Soomaalidu dagto, magaaladan oo lagu qiyaaso inay ku nool yahiin nusmalyuun qof ayaa ah mid adeegyada aasaaasiga ah ay yahin kuwo liita. waxa ay markiiba indhahaagu qabanayaan in dhismayaasha,gaadiidka noocyadiisa kala duwan iyo waxyaabo...

Cabdiraxmaan Soltelco: Murashax Kasbaday Taageero Xoogan Iyo Xafladii Loo Qabtay

Published on Jun 30 2012 // Maqaalo
Cabdiraxmaan Soltelco: Murashax Kasbaday Taageero Xoogan Iyo Xafladii Loo Qabtay
Hargeysa(Geeska)- Xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa golaha deegaanka Hargeysa  u soo sharaxay Cabdiraxmaan Maxamamuud Caydiid (Soltelco) oo ka mid ah dhalinyaradda reer Hargeysa ee hamiga siyaasadeed la yimid. Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayo musharaxnimada Cabdiraxmaan ayaa khamiisti loogu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Masuuliin Kale Oo Imaaraad Ah Oo Si Rasmiya Uga Hadlay Saxeexa Heshiiska Dubai Ee Somaliland Iyo Somaliya

Published on Jun 30 2012 // Warar
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Masuuliin  Kale Oo Imaaraad Ah Oo Si Rasmiya Uga Hadlay  Saxeexa Heshiiska Dubai Ee Somaliland Iyo Somaliya
Dubai(Geeska)- Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa war rasmi ah ka soo saartay heshiiska ay dhowaan madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia ku kala saxeexdeen magaalada Dubai ee dalkaas. Dhanka kalana Wakaaladda wararka dalka Imaaraadka ee rasmiga ah oo heshiiskan labada...

Daahir Rayaale Iyo Warancade Oo Ku Kala Aragti Duwanaaday Kulanka Madaxweynaha Iyo Shariif

Published on Jun 30 2012 // Warar
Daahir Rayaale Iyo Warancade Oo Ku Kala Aragti Duwanaaday Kulanka Madaxweynaha Iyo Shariif
Dubai(Geeska)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo ka mid ah weftiga Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ku weheliya shirka ka dhacay magaalada Dubai, ayaa ka hadlay sida uu u arko natiijada shirkaas iyo weliba wada hadalka labada wadan u bilowday. Laakiin aragtidiisa waxa ka...

Shirkii Beelaha Habaryoonis Oo Furmay Iyo Aragtiyaha Isugu Tagay

Published on Jun 30 2012 // Warar
Shirkii Beelaha Habaryoonis Oo Furmay Iyo Aragtiyaha Isugu Tagay
Hargeysa(Geeska)-Shirkii Beelaha Habaryoonis ayaa shalay si rasmi ah uga furmay buurta Daallo ee magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag. Shirkaas oo ah mid ay beeshu kaga wada tashanayso danaheeda horumar ee kala duwan, waxa uu ka soo badbaaday dhawr isku day oo ay xukuumadda Somaliland u dhigtay si...

Faroole Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Heshiiska Dhex Maray Madaxweyne Silanyo Iyo Shariif

Published on Jun 30 2012 // Warar
Faroole Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Heshiiska Dhex Maray Madaxweyne Silanyo Iyo Shariif
Dubai(Geeska)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa dareen cadho leh kaga jawaabay kulan Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Somaliya Shariif Sheekh Axmed, ku dhex maray magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Kulankaas oo ay...

Safiirkii Maraykanka U Fadhiyay Kenya Oo Is Casilay

Published on Jun 30 2012 // Warar
Safiirkii Maraykanka U Fadhiyay Kenya Oo Is Casilay
Nayrobi(Geeska)-Safiirkii Maraykanka u fadhiyay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya Mr. Scott Gration ayaa iska casilay xilkii uu hayay, waxaana la sheegay inuu is casilaadiisa u gudbiyay isniintii hore madaxweynaha dalka Maraykanka Barrack Obama iyo xoghayaha arrimaha dibada Hillary cilinton. Iscasilaada...

War-Murtiyeedka Kulanka Labada Madaxweyne Ee Somaliland Iyo Somaliya+Sawiro

Published on Jun 29 2012 // Warar
War-Murtiyeedka Kulanka Labada Madaxweyne Ee Somaliland Iyo Somaliya+Sawiro
War-murtiyeedka kulanka labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somaliya ( Dubai Statement) 28/06/2012   1. Iyada oo la tixraacayo war-murtiyeedkii London iyo Istanbul ee ay beesha caalamku ku taageeraysay wada hadal dhexmara dawlada ku meel-gaadhka ah ee Somaliya (Ama Cidii Bedesha) iyo Dawlada Somaliland,...

Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Sheekh Shariif

Published on Jun 27 2012 // Warar
Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Sheekh Shariif
Hargaysa(Geeska )-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay wada hadalada dhex maray Somaliland iyo Somaliya, waxaanu si adag uga jawaabay hadalo madaxweynaha Somaliya Sheekh Shariif uu ku sheegay waxa uu ka doonayo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya dhex maraaya. Gudoomiye Muuse...

Indho La’aantu Ma’aha Dhammaadkii Adduunka (3)

Published on Jun 27 2012 // Warar
Indho La’aantu Ma’aha Dhammaadkii Adduunka (3)
Waxaan doonaynaa in shuruucda wadanka wax laga badalo oo dadka indhaha la’a shaqooyinka ay qaban karayaan kooto loogu xidho, si dadkan ay nolashii dalka ugu qayb qaataan, dalkiina wax badan ma yaaliin ee wax yar baa yaala, xaga dhaqaalaha, xaga wax barashada iyo xaga fursadaha shaqada intaba, lakiin...

Madaxweyne Siilaanyo, Daahir Rayaale Iyo Muuse Biixi Oo Maanta Isu Raacaya Imaaraadka Carabta

Published on Jun 27 2012 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo, Daahir Rayaale Iyo Muuse Biixi Oo Maanta Isu Raacaya Imaaraadka Carabta
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay maanta socdaal ugu ambo baxaan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay madaxtooyada oo xaqiijiyay safarka Madaxweynaha, laakiin ilo xogogaala ayaa...

Taliyaha Booliska Oo Ku Dhawaaqay Inay Gacanta Ku Dhigeen Ninkii Toogtay Guddomiyaha Maxkamada Gobalka Hargeysa Iyo Sifaha Lagu Soo Qabtay

Published on Jun 27 2012 // Warar
Taliyaha Booliska Oo Ku Dhawaaqay Inay Gacanta  Ku Dhigeen Ninkii Toogtay Guddomiyaha Maxkamada Gobalka Hargeysa Iyo Sifaha Lagu Soo Qabtay
Hargaysa(Geeska)-Taliyaha ciidamada booliska Somaliland Md. Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa si rasmiya daboolka uga qaaday inay gacanta ku hayaan dambiilhii toogashada ku dhaawacay gudoomiyaha maxkamadda gobalka Hargaysa Md. Cabdirashiid Duraan. Wuxuu taliye Cabdilaahi Fadal xusay inay kadib  markii...

Rugta Ganacsiga Iyo Ganacsatada Dalka Oo Taageeray Wada Hadalka Labada Dal

Published on Jun 27 2012 // Warar
Hargaysa (Geeska )- Gudoomiyaha ruugta ganacsiga Maxamed Shukri oo ay waheliyaan ganacsatada waawayn ee dalka ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Hotel Hadhwanaag ee magaaladda Hargaysa waxay ay taageero buuxda ugu muujiyeen xukuumadda wadahadalada ay la gashay Somaliya, waxaanay ku tilmaameen...

Lughaya: 2,600 Oo Qoys Oo Deeq La Gaadhsiiy

Published on Jun 27 2012 // Warar
Borama(Geeska)-Waxa shalay deeq la gaadhsiiyay 2600 oo qoys oo ku nool degmada Lughaya ee gobalka Awdal, waxaanay noqotay deeqdii ugu horaysay ee la gaadhsiiyo dadkaas oo ay abaar ba’ani saamaysay. Dadkaas ayaa ahaa kuwo ay ka muuqatay taag yari, waxaana gaadhsiiyay guddiga abaaraha ee gobalka...

Cali-Gurey Oo Naqdiyay Qaabka Ay Xukuumadu U Gashay Wada Hadalada Somaliya, Si Gaar Ahna U Dhaliilay Qodob Ku Jiray Warmuriyedkii

Published on Jun 26 2012 // Warar
Cali-Gurey Oo Naqdiyay Qaabka Ay Xukuumadu U Gashay Wada Hadalada Somaliya, Si Gaar Ahna U Dhaliilay Qodob Ku Jiray Warmuriyedkii
Hargaysa(Geeska )-Afhayeenka xisbiga UDUB Md. Cali Maxamed Yuusuf ( Cali Guray ), ayaa si adag uga horyimid qodabka sideedaad ee ku jira war-murtiyeedka ka soo baxay wada hadaladii ay magaalada London ku yeesheen Somaliland iyo Somaliya. Cali Guray; qodabkan sideedaad waxa uu ku macneeyay mid laga soo...

Indho La’aantu Ma’aha Dhammaadkii Adduunka (2)

Published on Jun 26 2012 // Warar
Indho La’aantu Ma’aha Dhammaadkii Adduunka (2)
Wadanka Ingiriiska waxa aan tagay 2001-dii, nasiib wanaagna halkaasna daganaasho rasmiya ayaan ka helay, waxaanan ku biiray bulshada Soomaaliyeed ee dhulkaas deggan, dadkeenana waxaad mooda in aanay wababa u kordhin ama halkaas ha joogaan ama halkanba’ee, Iygaan iskala fadhiistay. Runbaanan kuu...

Burco: Ururka Xaqsoor Oo Soo Bandhigay Lix Murashax Oo Ka Qayb Geli Doona Dorashada

Published on Jun 26 2012 // Warar
Burco: Ururka Xaqsoor Oo Soo Bandhigay Lix Murashax Oo Ka Qayb Geli Doona Dorashada
Burco(Geeska)–Urur siyaasadeedka uu hoggaaiyo siyaasiga caanka ah Xasan Ciise Jaamac ayaa magaalada Burco ku soo bandhigay Lix musharax oo tartami-doona doorashadda golaha deegaanka Degmadda Burco ee xarunta gobolka Togdheer . Munaasibad balaadhan oo ururku ku shaacinaayay musharixiintiisan  oo...

Komishanka Dorashoyinka Oo Kulan La Qaatay Guddi Hoosaadka Golaha Wakiialda

Published on Jun 26 2012 // Warar
Komishanka Dorashoyinka  Oo Kulan La Qaatay Guddi  Hoosaadka Golaha Wakiialda
Hargaysa(Geeska)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa kulan albaabadu u xidhan yahiin la yeeshay gudida arimaha gudaha ee golaha wakiilada, kulankaas ayaa ahaa mid aan warbaahinta loo ogalayn, waxaana kulankaas kadib warbaahinta war kooban ku siiyay xarunta golaha wakiilada gudoomiyaha komishanka doorashooyinka...

Somaliland: Dal Baadi Goobaya Xoriyad Uu 52 Sannadood Ka Hor Lumiyay

Published on Jun 26 2012 // Warar
Somaliland: Dal Baadi Goobaya Xoriyad Uu 52 Sannadood Ka Hor Lumiyay
Akhri Faaladii Uu 29 June, 1960 Wargeyska Daily Herald Ka Qoray Sal Fudaydkii Reer Somaliland Hargeysa(Geeska)- Maanta oo kale, 26 Juun 1960, waxa u beryey dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland Waa’ cusub. Waxay ahayd subaxdii u horreysey ee ay soo toosaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan,...

Sheekh Shariif Oo Ku Celiyay Midhaha Uu Ka Rabo Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliya

Published on Jun 26 2012 // Warar
Sheekh Shariif Oo Ku Celiyay Midhaha Uu Ka Rabo Wada Hadalada Somaliland iyo Somaliya
Muqdisho(Geeska)-Madaxweynaha dawladda ku meelgaadhka ah ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa mar kale ku celiyay natiijada uu ka doonayo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaanu xukuumadda Somaliland ku bogaadiyay xilkasnimo uu sheegay inay muujisay. Sheekh Shariif, wuxuu hadalkan ku sheegay...

Daahir Rayale Oo Magacaabay Laba Guddi Oo UDUB Ah Iyo Muse-Dalab Oo Ku Gacan Saydhay

Published on Jun 26 2012 // Warar
Daahir Rayale Oo Magacaabay Laba Guddi Oo UDUB Ah Iyo  Muse-Dalab Oo Ku Gacan Saydhay
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa 24 June magacaabay laba guddi oo hordhac u ah guddiyo kala duwan oo uu xisbigu yeelan doono. Sida ku cad qoraal uu soo daaray Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu magacaabay laba guddi oo kala ah guddi hoosaadka shuruucda iyo anshaxa iyo...

Burco.Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ugu Baaqay Ergooyinka Ka Qaybgalaaya Shirweynaha Beelweynta Habaryoonis Ee Bariga Sanaag Ka Furmaaya 29-ka Bisha In Ay Wakhtiga Ilaaliyaan ,Kana Soo Horeeyaan Maalinta Shirku Furmaayo .

Published on Jun 24 2012 // Warar

Burco(Geeska)–Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland ayaa ergooyinka ka qaybgalaaya shirweynaha beelweynta Habar-yoonis ee Bariga Sanaag ka furmi-doona  29-ka bisha gudo iyo debed-ba ugu baaqay in ay wakhtiga ilaaliyaan isla markaana ugu yaraan laba cisho ka...

Wasiir Duur Oo Ka Hadlay Dadkii Lagu Laayay Tuulada Gawsaweyne Iyo Dhaqdhaqaaq Nabadeed Oo Ay Wadaan Odayaasha Buuhoodle

Published on Jun 24 2012 // Warar
Wasiir Duur Oo Ka Hadlay Dadkii Lagu Laayay Tuulada Gawsaweyne Iyo Dhaqdhaqaaq Nabadeed Oo Ay Wadaan Odayaasha Buuhoodle
Hargaysa( Geeska )- Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dadkii lagu laayay deegaanka Gawsaweyne iyo odayaasha Buuhoodle oo uu sheegay in nabad ay isku xilqaameen ay kala kulmeen carqalad,  isaga oo ugu baaqay odayaasha Buuhoodle  inay u dhabar...

Puntland Iyo Kooxa Khaatumo Oo Isku Luuqad Ku Naqdiyay Natiijada Shirkii London

Published on Jun 24 2012 // Warar
Puntland Iyo Kooxa Khaatumo Oo Isku Luuqad Ku Naqdiyay Natiijada Shirkii London
Hargeysa(Geeska)-Maamul goboleedka Puntland iyo kooxda Khaatumo ayaa isku luuqad markii u horaysay ku cambaareeyay natiijada ka soo baxday shirkii Somaliland iyo Somaliya ay ku yeesheen magaalada London ee dalka Ingiriiska. Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa sheegay...

Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Shalay Sii Daysay 43 Maxbuus Oo Sagaal Bilood Xidhnaa

Published on Jun 24 2012 // Warar
Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Shalay Sii Daysay 43 Maxbuus Oo Sagaal Bilood Xidhnaa
Jigjiga(Geeska)-Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa shalay sii daysay 43 maxbuus oo u dhashay deegaankaas, kuwaas oo muddo sagaal bilood ah ku xidhnaa magaalada Jigjiga, ka dib markii ay maxkamadi ku riday xukuno culus. Raggan ayaa laga qaqabtay deegaanka Laanqayrta ee deegaanka Somalida Itoobiya,...

Deg Deg: Ku Simihii Xeer Ilaaliyihii Gobalka Sool Oo Caawa la toogtay

Published on Jun 23 2012 // Warar
Deg Deg: Ku Simihii Xeer Ilaaliyihii Gobalka Sool Oo Caawa la toogtay
 Hargaysa(Geeska )- Ku simihii Xeer ilaliyahii gobalka Sool Marxuum Maxamuud Aw Cali, ayaa caawa toogasho lagu dilay, isagoo marayay duleedka gurigiisa oo ku yaala gudaha magaaladda   Laasacaanood. Toogashadan lagu dilay xeer ilaliyahii gobalka Sool Maxamuud Aw Cali ayaa dhacday abaaro...

Geeska Afrika oo xogo Dheeraad Ah Ka Helay Jawigii Gudaha Madasha Wada Hadalka Somaliland iyo Somaliya Iyo Dareenada Ergada

Published on Jun 23 2012 // Warar
Geeska Afrika oo xogo Dheeraad Ah Ka Helay Jawigii Gudaha Madasha Wada Hadalka Somaliland iyo Somaliya Iyo Dareenada Ergada
  Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika, ayaa helay xogo kala duwan oo la xidhiidha qaabkii ay u dhaceen wada hadaladii dhex maray Somaliland iyo Somaliya oo ay kala matalayeen laba guddi oo kala duwani, xogahaas oo la xidhiidha qaabkii uu kulanku ku furmay iyo weliba sidii loo wada hadlay.   Furitaankii...

Indho La’aantu Ma’aha Dhammaadkii Adduunka (1)

Published on Jun 23 2012 // Warar
Indho La’aantu Ma’aha Dhammaadkii Adduunka (1)
  Qormo dhiirrigelin u ah naafada dalkeenna ee isu dhiibay duruufaha, noloshana u arkay in ay la dhammaatay waayidda laxaadka… Waxa uu dhowaan wargeyska Geeska Afrika kulan la yeeshay Maxamed Haaruun oo ah xoghayaha arrimaha dibadda ee Xisbiga UCID.   Md. Haaruun waxa...

Shacabka Somaliland Oo La Yaabay Qodob Ku Jira War-Murtiyeedka Shirka London Oo Aan

Published on Jun 23 2012 // Warar
Shacabka Somaliland Oo La Yaabay Qodob Ku Jira War-Murtiyeedka Shirka London Oo Aan
    Hargeysa(Geeska)-Waxa khamiistii magaalada London la soo gabagebeeyay shirkii laba maalmood laba guddi oo ka kala socotay Somaliland iyo Somaliya uga socday, kaas oo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban siddeed qodob oo kala duwan.   Qodobada war-murtiyeedka oo lagu saleeyay iskaashiga...

Madaxweyne shariif sheekh axmed oo dadaal ugu jira inuu mar kale qabto xilka madaxweynimo ee soomaaliya

Published on Jun 23 2012 // Warar
Madaxweyne shariif sheekh axmed oo dadaal ugu jira inuu mar kale qabto xilka madaxweynimo ee soomaaliya
  Nayrobi(Geeska)-Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee dalka Soomaaliya, kadib kulan uu habeen hore kula yeeshay Nairobi Somaalida halkaas ku nool, isagoo rajo ka muujiyay inuu xilka madaxnimo ee Soomaaliya ku guuleysan...

Ciidamada Itoobiya Oo Ka Degi Doona Soomaaliya Ilaa Xukuumad Cusub Laga Dhisayo

Published on Jun 23 2012 // Warar
Ciidamada Itoobiya Oo Ka Degi Doona Soomaaliya Ilaa Xukuumad Cusub Laga Dhisayo
  Addis Ababa, (Geeska/Bloomberg)- Shimeles Kemal, oo ah Wasiiru-dawlaha Warfaafinta Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadoodu joogi doonaan ilaa xukuumad cusub laga dhiso isla markaana xilka kala wareegto maamulka xilligan.   Sida ay baahisay shabakada Bloomberg, xukuumada Itoobiya ayaa...

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ingiriiska oo soo dhoweeyey wada hadalada taariikhiga dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya

Published on Jun 23 2012 // Warar
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ingiriiska oo soo dhoweeyey wada hadalada taariikhiga dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya
    London, (Geeska/FCO)- Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ingiriiska William Hague ayaa cadeeyey inuu ku hanbalyeynayo Xukuumada ku-meel-gaadhka Soomaliya iyo Somaliland go’aamada ay ku gaadheen aqalka Chevening shalay.   Sida lagu baahiyey barta wasaarada arrimaha dibeda Ingiriiska,...