Masar Oo Ka Hadashay Aragtideeda Meeqaamka Ay Somaliland Kaga Qayb Galayso Shirka Turkiga

Published on May 31 2012 // Warar
Masar Oo Ka Hadashay Aragtideeda Meeqaamka Ay Somaliland Kaga Qayb Galayso Shirka Turkiga
Qaahira (Geeska/Alwafd)- Xukuumadda Masar ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay shirka maanta ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkey, meeqaamka Somaliland iyo Puntland lagu casuumay iyo weliba codsi lagaga dalbaday in Masar ay Soomaaliya u dirto ciidamo nabadda ilaaliyeyaal ah. Kaaliyaha...

Cismaan Hindi Oo Sharaxay Xukunkii Maxkamadda Sare Ee UDUB

Published on May 31 2012 // Warar
Cismaan Hindi Oo Sharaxay Xukunkii Maxkamadda Sare Ee UDUB
Hargaysa( Geeska )- Madaxii ololihii doorashadii Madaxtooyada ee xisbiga UDUB Md. Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Hindi), , ayaa ku tilmaamay warqadii Daahir Riyaale ku amaray in xubnaha golaha dhaxe iyo gudida fulinta ay sii dhisaan 35 xubnood oo uu soo magacaabay mid la lumiyay nuxurkii ay xambaarsanayd....

Xukuumadda Hal baa ku seegtay baaqashada Wasiir Xaabsade, Geeska Staff Writer

Published on May 31 2012 // Warar
Inta badan ee shacabka Somaliland ee la socda siyaasadda dalka ayay lama filaan ku noqotay markii ay maqleen warka sheegaya in wasiirka hawlaha guud Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ka hadhay weftigii uu ka tirsanaa ee ka qayb galayay shirka Turkiga. Ka qayb galka shirkaas ee Xaabsade waxay weftiga u samaynaysay...

Hashu maankeyga gaddeye ma mansaar bey liqdey, Waxa Qoray Baashe Cabdi Gabobe

Published on May 31 2012 // Warar
Waxaan shacbiga Somaliland iyo mujaahidintii SNM ku hambalyeynaya gudagalkii magaalooyinka Burco iyo Hargeysa 27,31 may 1988,Waxanan Ilaahey uga baryaya in intii halganka ku shahiiday Eebbe janadii ka waraabiyo ehelkii iyo shacbiga Somalilandna samir iyo iimaan ka siyo. Caalamka oo ay horkacayaan dawladaha...

Wafti uu hor-kacayo wasiir Duur oo ka qayb geli doona kulan lagu qabanayo dalka Sweden iyo ajandayaasha shirkaas oo uu Geeska Afrika helay

Published on May 30 2012 // Warar
Wafti uu hor-kacayo  wasiir Duur oo ka  qayb geli doona kulan lagu qabanayo dalka Sweden iyo ajandayaasha shirkaas oo uu Geeska Afrika helay
Hargeysa (Geeska)- Bilowga bisha foodda innagu soo haysa ee Juun 2012 waxaa dalka Sweden lagu qabanayaa kulan lagaga arrinsanayo arrimaha amniga iyo horumarka ee gobolka Geeska Afrika, waxaana ka soo qayb galaya aqoonyahanno iyo ergey ka kala socota Soomaalida oo ay ku jirto Somaliland. Sida ku cad ajandaha...

TACSI Ku Socota Reer Cabdulle Calasow

Published on May 30 2012 // Tacsi, Warar
Bahda Geeska Afrika Media Center oo kala ah Wargeyska Geeska Afrika oo ah maalinle magaalada Hargeysa kaga soo baxa luuqadda Somaliga iyo The Horn oo ah toddobaadle Ingiriis ah oo isna Hargeysa ka soo baxaa waxa ay tacsi u dirayaan ehelada, asxaabta iyo qoyska uu ka geeriyooday Marxuum Sheikh Abdulle...

Wasiir Xaabsade Oo Basaborka Somaliland Dartii Uga Hadhay Weftigii Turkiga

Published on May 30 2012 // Warar
Wasiir Xaabsade Oo Basaborka Somaliland Dartii Uga Hadhay Weftigii Turkiga
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Turkiga ayaa diiday inay weftigii Somaliland ka socday ee wasiirada ah kana qayb geli doona shirka magaalada Istanbul loogu qabanayo Somalida, dalkeeda ku galaan baasaaboorka Somaliland, waxaana sidaas ku baaqday wasiirka hawlaha guud iyo guriyaynta Md. Axmed Cabdi Xaabsade...

Qaybta Labaad Ee Xog-waranka Gudo-galkii SNM Ee Hargeysa 31 May 1988

Published on May 30 2012 // Warar
Akhristayaal, waxaanu cadadkayagii shalay idiin soo gudbinay xog waran uu bixiyay Mujaahid Xasan Maxamed Ubaxle (Xasan Ganey) oo ahaa taliyihii tiknikadii SNM ee Hargeysa soo gashay 31 May 1988, xilligaas oo uu ka mid ahaa dhallinyaradii reer Somaliland ee hurisay dhimbiishii halganka. Haddaba, waxaanau...

Hargeysa: 21 Sanno Ka Hor Iyo Gudo-galkii SNM iyo Xog-waranka Mujaahid Xasan-Ganey

Published on May 29 2012 // Warar
Hargeysa:  21 Sanno Ka Hor Iyo Gudo-galkii SNM iyo Xog-waranka Mujaahid Xasan-Ganey
Toddobaadkan oo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd maalintii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM goor saq dhexe ah ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda Hargaysa oo ay ku sugnaayeen ciidamadii Maxamed Siyaad Barre. Si kale haddii loo yidhaahdo waa sannad guuradii ...

TACSI

Published on May 29 2012 // Tacsi, Warar
Aabo Xuseen Jaamac Guuleed, Hooyo Canab Axmed Coomay, Maxamed Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa Fatima Xasan Rashid iyo wiilkooda Xuseen Maxamed Xuseen, Siyaad Xuseen Jaamac iyo xaskiisa Saynab Maxamed iyo inantooda Amiira Siyaad Xuseen, Hoodo Xuseen Jaamac, Ayaan Xuseen Jaamac. Dhammaantood waxa ay tacsi...

Kooxo Somaliland Diid Ah Oo Isu Abaabulaya Inay Kharbudaan weftiga Somaliland ee shirka Turkiga

Published on May 29 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Kooxo Somaliland diid ah oo dalbaday inay shirka Somalida ee Turkigu qabanayo kaga qayb galaan magaca ururada bulshada, ayaa qorshaynaya inay jahawareer ku ridaan weftiga Somaliland ee wasiirada ah ee ka qayb geli doona qaybta shirkaas ee lagaga hadlayo arrimaha dhaqaalaha iyo horumarinta....

Akhriso Ajandaha Shirka Turkiga

Published on May 26 2012 // Warar
Akhriso Ajandaha Shirka Turkiga
Istanbul(Geeska)-Halkan ka akhriso ajandaha shirka Turkiga ee Somalida iyo weliba dadka ka khudbadayn doona.     II. Istanbul Conference on Somalia will be held in Istanbul on 31 May-1 June 2012.       Conference Venue:Istanbul Congress Center.      ...

Hargeysa: Xaflad balaadhan lagu furayey mushruuc loo wax lagaga qabanayo Carruurta Darbijiifka iyo kuwa dalka gudiiisa ku baracay

Published on May 26 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Hay’adda Save the children ayaa khamiistii munaasibad balaadhan u samaysay furitaanka mashruuc cusub oo wax lagaga qabanayo carruurta darbijiifka ah ku  iyo kuwa barakacayaasha ah. Xafladaas oo lagu qabtay Hargeysa, waxa ka soo qayb galey Gudoomiyaha maxkamada Sare  ee...

Bashir Cabdi Xariir Oo Caaqil Bulbul ka hor istaagay shir ay Habaryoonis lahayd

Published on May 26 2012 // Warar
Hargaysa(Geeska )- Caaqil Bulbul Cabdi Madoobe, oo kamid ah madax dhaqameedka beelaha a Habaryoonis ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay shir ay isugu yimaadeen madaxdhaqameedka beelaahooda iyo siyaasiyiin xukuumadda ka tisan oo loo diiday in uu galo. Waa uu caaqilku ku eedeeyay wasiiro, agaasimayaal iyo...

Waraysi Gaar Ah: Safiir Axmed Sangore Oo Diiday Inuu Xilka Wareejiyo

Published on May 26 2012 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Safiir Axmed Sangore Oo Diiday Inuu Xilka Wareejiyo
London(Geeska)-Safiirka Somaliland ee London Md. Axmed Sangoore, ayaa ku adkaystay inuu isagu weli yahay safiirka Somaliland ee rasmiga ah, maadaama oo aanay madaxtooyada ka soo bixin qoraal rasmi ah oo xilka lagaga qaaday. Waxaanu diiday inuu xilka wareejiyo. Wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Cabdillaahi...

Cabdi Haybe Oo Wasiir Duur Kula Taliyay Inuu Is Casilo

Published on May 26 2012 // Warar
Cabdi Haybe Oo Wasiir Duur Kula Taliyay Inuu Is Casilo
Hargaysa( Geeska )- Wasiirkii wasaaradda caafimaadka ee xukuumadii hore Md.  Cabdi Haybe Maxamed, ayaa ka hadlay khilaafka xisbigooda Udub  ee maxakamadda galay iyo waxay ka rajaynayaan, isagoo wasiirka arrimaha gudaha u soo jeediyay inuu is casilo, isagoo ku eedeeyay inuu ka gaabiyay inuu...

Turkiga Oo Bedelay Maamuuskii Uu Somaliland Ugu Tallo Galay

Published on May 26 2012 // Warar
Turkiga Oo Bedelay Maamuuskii Uu Somaliland Ugu Tallo Galay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegay inuu go’aan ku gaadhay inaanu ka qayb gelin shirka ay dawladda Turkigu ku qabanayso dalkeeda bisha June, oo ay u qabanayso Somalida, kaas oo ay ku casuuntay dawladda Somaliland. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika...

Maxkamadda Gabiley Oo Ka Garnaqday Dacwad U Dhaxaysa Wiil ka soo jeeda beelaha la hayb sooco iyo qoys uu gabadh ka guursaday

Published on May 24 2012 // Warar
Maxkamadda Gabiley Oo Ka Garnaqday Dacwad U Dhaxaysa Wiil ka soo jeeda beelaha la hayb sooco iyo qoys uu gabadh ka guursaday
Gabiley(Geeska)-Maxakamada degmada Gabiley ee gobalka Gabiley ayaa ka garnaqday dacwad ka dhex oognayd Waalidiinta lamaane is guursaday oo ka soo kala jeeday mid ka mid ah beelaha la hayb sooco oo Gabiley degen iyo beel kale oo degen gobalka Awdal. Waalidiinta gabadha dhalay ayaa magaalada Gabiley u...

Ugaaska Cabdalla Sacad Oo Madal la isku arkay lagu caleemo saaray

Published on May 24 2012 // Warar
Ugaaska Cabdalla Sacad Oo Madal la isku arkay lagu caleemo saaray
Hargaysa(Geeska )- Xaflad caleema saar ah oo aan nooceeda hore loogu arag wadanka, ayaa shalay si aan loo kala hadhin loogu caleema saaray Ugaas Cabdilaahi Cabdi Xasan ( Xawaareeye ). Ugaaskan ayaa ay caleema saarteen beesha Cabdalle Sacad oo ka mid ah Beelaha Sacad, waxaana munaasabadda lagu caleema...

Ethiopian Airlines oo duulimaadyadeedii Hargeysa dib u bilaabaysa

Published on May 24 2012 // Warar
Addis Ababa, (Geeska/Nazret)- Shirkada Diyaaradaha Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay dib u bilaabi doonto duulimaadyadii ay ku iman jirtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa 10 June, 2012. Sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay shirkada diyaaradaha Itoobiya, oo lagu baahiyey barta netkooda,...

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xadhiga ka jaray wershadda sharaabka ee Somaliland Beverage Industry (SBI)

Published on May 23 2012 // Warar
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xadhiga ka jaray wershadda sharaabka ee Somaliland Beverage Industry (SBI)
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xadhiga ka jaray wershadda sharaabka ee Somaliland Beverage Industry (SBI) oo laga hirgeliyay deegaanka Jaleelo ee waqooyiga-bari ee magaalada Hargeysa, taas oo ay maalgashadeen ganacsato muwaadiniin ah oo walaalo ah kana...

Sidee Dalalka Qurbaha Looga xusay Maalinta Qaranimada Somaliland

Published on May 20 2012 // Warar
Sidee Dalalka Qurbaha Looga xusay Maalinta Qaranimada Somaliland
18-ka May (Geeska )-Wadanka gudahiisa iyo dabadiisaba ayaa si weyn looga xusay maalinta gooni isku taaga ee 18-ka May, waxaana xaflado tiro badan lagu qabtay wadamo tiro badan oo ku yaala daafaha caalamka, xafladaas oo intooda badan laysku xasuusinayay waayaha ay Somaliland soo dhex jibaaxday,halka ay...

Maraykanka Oo Qalab Milateri Siiyey Ciidamada Badda Ee TFG Iyo Mooganaanta Somaliland

Published on May 20 2012 // Warar
Maraykanka Oo Qalab Milateri Siiyey Ciidamada Badda Ee TFG Iyo Mooganaanta Somaliland
Muqdisho- (Geeska/Youm7)- Ciidamada Dawladda ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa maalintii shalay ciidamada nabad ilaalinta Afrika ee AMISOM ka guddoomay 33 doonyo milateri ah oo ay dawladda Maraykanku ku caawisay.  Xaflad aad loo soo agaasimay oo uu ka qayb galay ergeyga midowga Afrika u qaabilsan...

Md Cali Cabdi Faarax Oo Shacabka Somaliland Ku Bogaadiyey Malainta 18 May

Published on May 20 2012 // Warar
Md Cali Cabdi Faarax Oo Shacabka Somaliland Ku Bogaadiyey Malainta 18 May
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Cali Cabdi Faarax, oo ka mid ah mudanayaasha golaha Baarlamaanka ee dalka Djibouti, dhawr xil oo kala duwana ka soo qabtay golaha wasiirada ee Djibouti, ayaa shacabka Somaliland ku bogaadiyay sannad guurada 21aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland. Md....

Tafatiraha Wargayska YOOL oo Maalintii Shanaad Ku Xidhan Magaalada Hargeysa

Published on May 20 2012 // Warar
Tafatiraha Wargayska YOOL oo Maalintii Shanaad Ku Xidhan Magaalada Hargeysa
Hargeysa(Geeska)-Tifaftiraha wargeyska Yool Maxamed Cabdi Curad,  ayaa maalintii shanaad ku xidhan magaalada Hargeysa, ka dib markii xabsiga loo taxaabay maalintii Arbacadii la soo dhaafay. Waxase shalay la soo daayay iyo weriye Khadar Hayaan Xuseen, oo ka tirsan Wargeyskaas oo isna saxafigan xidhan...

Col. Cumar nimaacle oo shacabka hamblayo u diray una jawaabay sheekh shariif

Published on May 20 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Col. Cumar Maxamuud Nicmaale, oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ee haya taariikhda dhibaatooyinka Somaliland ka soo gaadhay midowgii lagu hungoobay, ayaa shacabka reer Somaliland ku bogaadiyay sannad guurada 21aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland. Col....

“Qofka u shaxaad tegay Soomaaliya dadka ma metelo, haduu yidhaahdana waa dembiile khiyaamo qaran galay…….”

Published on May 20 2012 // Warar
“Qofka u shaxaad tegay Soomaaliya dadka ma metelo, haduu yidhaahdana waa dembiile khiyaamo qaran galay…….”
Hargeysa, (Geeska)- Mudane, Cabdiraxmaan Cismaan Caalin, oo ah, gudoomiyaha guddida dastuurka, Cadaaladda, Shuruucda iyo Xuquuqal-insaanka, ee golaha wakiilada ayaa cadeeyey in qof kastoo ka qeybgala shirarka Soomaalida isagoo aanay  xukuumadu u igman yahay dembiile khiyaamo qaran galay, ka qeybgalka...

Dawladda Denmark Oo Sheegtay Inay Isha Ku Hayso Somalilad, Daboolkana Ka Qaaday Wakhtiga Ay Xafiis Rasmi Ah Ka Furanayso Caasimada Hargeysa

Published on May 20 2012 // Warar
Dawladda Denmark Oo Sheegtay Inay Isha Ku Hayso Somalilad, Daboolkana Ka Qaaday Wakhtiga Ay Xafiis Rasmi Ah Ka Furanayso Caasimada Hargeysa
Copenhagen(Geeska)-Dawladda Denmarka ayaa sheegtay inay si weyn isha ugu hayso xaaladaha kala duwan ee Somaliland, waxaanay sheegtay inay kor u qaadayso xidhiidhka ay la leedahay dalkan.   Wasiirka horumarinta iyo isku duwida deeqaha caalamiga ah ee Denmark Mr. Christian Friis Bach, oo 16 May ka...

Cabdillaahi-Cirro oo bogaadiyay Madax dhaqameedka Beelaha Habaryoonis

Published on May 19 2012 // Warar
Cabdillaahi-Cirro oo bogaadiyay Madax dhaqameedka Beelaha Habaryoonis
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii arrimaha gudaha ee xukuumadii hore Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro), ayaa shacabka Somaliland gudo iyo dibadba ku bogaadiyay sanad guurada 21aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland oo ku beegnayd 18 May 1991. Md. Cirro, oo xalay u waramay Wargeyska...

Hargeysa: Dabaal Degga 18 May iyo khudbadii Madaxweynaha

Published on May 18 2012 // Warar
Hargeysa: Dabaal Degga 18 May iyo khudbadii Madaxweynaha
Hargeysa(Geeska)-Gobalada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay si weyn looga xusay sannad guurada 21aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland oo ku beegnayd 18 May 1991, waxa kale oo si weyn looga xusay dalalka qurbaha ee ay ku noolyihiin reer Somaliland. Madaxweynaha...

Somaliland Oo Caawa 21 Jirsanaysa Iyo Khudbadi Cabdiraxmaan-Tuur Ee 18 May

Published on May 17 2012 // Warar
Somaliland Oo Caawa 21 Jirsanaysa Iyo  Khudbadi Cabdiraxmaan-Tuur Ee 18 May
Hargeysa(Geeska)-Madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland oo dib loo soo celiyay 18 May 1991, ayaa caawa koow iyo labaatan jirsanaysa (21), waxaanay umaddu u dabaal degaysa sannad guuradaas Gobalada iyo degmooyinka Somaliland ayaa beri haddii Alle idmo si weyn looga xusayaa maalinta qaranimada Somaliland...

Suladaan Xiiray Oo Shalay A Hadlay Isku Dhicii Ciidmada Qaranka Iyo Kooxdii Kale

Published on May 17 2012 // Warar
Suladaan Xiiray Oo Shalay A Hadlay Isku Dhicii Ciidmada Qaranka Iyo Kooxdii Kale
Hargaysa( Geeska )-Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray, ayaa ka hadlay iska hor imaadkii ciimadda iyo kooxdaa hubaysan ee shacabka ah ku dhex maray warshada Kabka ee magaaladda Hargaysa. Suldaan Yuusuf Xiiray waxa uu daboolka ka qaaday mudo sadex bilood ah in ay ergada arintaas ay ku jireen, isla markaasna...