“Arrintaydu Waxay Khusaynaysaa Laba Qof Oo Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha KULMIYE Ah” Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

Published on Apr 29 2012 // Warar
“Arrintaydu Waxay Khusaynaysaa Laba Qof Oo Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha KULMIYE Ah” Cabdiraxmaan Cabdiqaadir
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiye xigeenkii xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo si jujuub ah xilkii lagaga qaaday, islamarkaana magaalada London u jooga daawaynta nabaro ka soo gaadhay hawlgalkii shirkii golaha dhexe ee KULMIYE lagaga saaray, ayaa markii u horaysay ka hadlay waxyaabihii sababta...

Puntland Oo Lagu Dilay Sarkaal Ajaanib Ah

Published on Apr 29 2012 // Warar
Garowe(Geeska)-Askari ka  tirsan maleeshiyaadka maamul goboleedka Puntland ayaa Jimcihii toogasho ku dilay sarkaal ka tirsan shirkadda Saracen International oo ah shirkad laga leeyahay dalka Koonfur Afrika oo tababar u waday maleeshiyaad ay Puntland ugu talo gashay inay la dagaalamaan budhcad badeeda. Ninkaas...

Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Hadashay Jaamacadda Hargeysa

Published on Apr 26 2012 // Warar
Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Hadashay Jaamacadda Hargeysa
Hargaysa( Geeska )-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa dedefaysay go’aan ay toddobaadkan soo saareen maamulka jaamacadda Hargeysa oo ay ku sheegeen inaanu ka noqosho lahayn go’aan ay ku kordhiyeen lacagtii laga qaadi jiray ardayda jaamacadda. Agaasimaha tacliinta...

Jabuuti ha ka shaqayso aqoonsiga somaliland

Published on Apr 26 2012 // Warar
Jabuuti  ha ka shaqayso aqoonsiga   somaliland
Markay Xukuumadii Siyaad Barre burburtay Somaliduna waa la burburtay. Somaliya waxay noqotay a failed State ama qaran fashilmay. Jabuuti dhabarka uma soo jeedin ee khayr ilaahay u soo diray ayay u noqotay. Xukuumadii Cabdilaahi Yuusuf ee Nairobi lagu soo dhisay maahee afartii kaleba waxaa loogu soo dhisay...

Dhakhaatiirta Ingiriiska Oo caddaysay Inuu Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Damqaday Nabarkii Hore Uga Gaadhay Dhabarku

Published on Apr 25 2012 // Warar
Dhakhaatiirta Ingiriiska Oo caddaysay Inuu Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Damqaday Nabarkii Hore Uga Gaadhay Dhabarku
Hargeysa(Geeska)-Dhakhaatiirta Ingiriiska ee arkay guddoomiye xigeenkii hore ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay inuu damqday nabar hore dhabarka uga gaadhay wakhti uu magaalada Berbera ku soo dhawaynayay Madaxweyne Siilaanyo oo xilligaas ahaa guddoomiyaha KULMIYE. Ilo xogogaala...

Fuqarada dunida oo tiradoodu kor u dhaaftay hal Bilyan oo ruux iyo qaramada midoobey oo ku guul darraysatay dhimista gaajada

Published on Apr 25 2012 // Warar
 Hargeysa (Geeska/W.Wararka)- Warbixin sanadeedka la socodka xaaladaha dunida ayaa sannadkan lagu sheegay in qiyaas ah 1.02 Bilyan oo ruux ay faqri dunidan ugu noolaan doonaan tan iyo sannadka 2015-ka, waxa aanay warbixintu ku baaqday in ay lama huraan tahay in dunidu ka shaqayso wanaajinta hababka...

Hargeysa: Qiimaha Shidaalka Oo Meel Sare Gaadhay

Published on Apr 25 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Qiimaha shidaalka ayaa u muuqda inuu maalinba maalinta ka dambaysa cirka isku sii shareerayo, iyadoo aanay jirin wax qorshe ah oo ay xukuumadu kaga hortagayso qiimo korodhka shidaalka. Qiimaha shidaalka ayaa maalmihii u dambeeyay u muuqday mid aan sare u kac mooye aan hoos u dhacba lahayn,...

Eng. Maxamed Xaashi Oo Waraysi Gaar Ah Kaga Hadlay Xaaladda Dalka, Xil ka qaadistiisii, Tabashada Ururada Diiwaangelinta ku hadhay, Is Casilaadii laga diiday iyo talooyinka uu Madaxweynaha u diray

Published on Apr 24 2012 // Warar
Eng. Maxamed Xaashi Oo Waraysi Gaar Ah Kaga Hadlay  Xaaladda Dalka, Xil ka qaadistiisii, Tabashada Ururada Diiwaangelinta ku hadhay, Is Casilaadii laga diiday iyo talooyinka uu Madaxweynaha u diray
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Md. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka hadlay marxalada uu dalku marayo, tabashada ururada ay guddiga diiwaangelintu sheegeen inay ku hadheen wejigii hore ee qiimaynta ururada, iyo sida uu u arko xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweyne Siilaanyo. Eng. Xaashi,...

Wefti ka Socda Shirkadaha Petrosoma iyo Jacka Resources oo Booqasho Taariikhi ah ku Tegay Degaanka Block 26 oo Hawl Sahan Shidaal ah Laga Bilaabyo.

Published on Apr 24 2012 // Warar
Wefti  ka Socda Shirkadaha Petrosoma iyo Jacka Resources oo Booqasho Taariikhi ah ku Tegay  Degaanka Block 26 oo Hawl Sahan Shidaal ah Laga Bilaabyo.
Hargeysa(Geeska)-Wefti balaadhan oo ka socda shirkadaha petrosoma iyo jacka resources ayaa shalay booqasho ku tegay  dhulka uu ku yaal  Block 26 oo ah goob dhowaan laga bilaabi doono hawlo shidaal baadhis ah. Weftigan oo u hogaaminayay Gudoomiyaha Shirkada Petrosoma garyaqaan Maxamed Yusef...

“Dadka lagu Xidhay Caynaba Maaha Argagaxiso ee Waa Arin Sumcada lagaga Xumaynato Huteelkayga..” Mulkiilaha Huteelka Sool Safaari ee Oog.

Published on Apr 24 2012 // Warar
“Dadka lagu Xidhay Caynaba Maaha Argagaxiso  ee Waa Arin  Sumcada lagaga Xumaynato Huteelkayga..” Mulkiilaha Huteelka Sool Safaari ee Oog.
Burco(Geeska)- Mulkiilaha Huteelka  Sool Safaari ee ku yaal magaalada Oog ee ka  tirsan  degaanka  Caynaba, Axmed Ismaaciil Gaane ayaa  wax lala yaabo ku tilmaamay  warkii  ka soo baxay  maamulka Caynaba ee lagu sheegayay  inay qabteen dad argagaxiso ...

Fuqarada dunida oo tiradoodu kor u dhaaftay hal Bilyan oo ruux iyo qaramada midoobey oo ku guul darraysatay dhimista gaajada

Published on Apr 24 2012 // Warar
Fuqarada dunida oo tiradoodu kor u dhaaftay hal Bilyan oo ruux iyo qaramada midoobey oo ku guul darraysatay dhimista gaajada
Hargeysa (Geeska/W.Wararka)- Warbixin sanadeedka la socodka xaaladaha dunida ayaa sannadkan lagu sheegay in qiyaas ah 1.02 Bilyan oo ruux ay faqri dunidan ugu noolaan doonaan tan iyo sannadka 2015-ka, waxa aanay warbixintu ku baaqday in ay lama huraan tahay in dunidu ka shaqayso wanaajinta hababka loo...

Madaxweyne Waxaan Kaa Codsanaynaa In Aad Pinal Codeka Maxakamaddda Ka Qaado Si Aanu Markhaati Kaaga Noqono Maalin Qiimo Leh Xog-hayaha ururka BADBAADO

Published on Apr 24 2012 // Warar
Madaxweyne  Waxaan Kaa Codsanaynaa In Aad Pinal Codeka  Maxakamaddda Ka Qaado Si Aanu  Markhaati Kaaga Noqono  Maalin Qiimo Leh   Xog-hayaha  ururka  BADBAADO
Hargeysa (Geeska)-Xog-haya urur-siyaasadeedka BADBAAO Maxamed Xiis Cabdi oo shirjaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa kaga waramay siyaasadda ururka BADBAADO iyo u jeedooyinka uu taaganyahay ,sida ay u arkaan ka reebista ururka ee doorashooyink golaha deegaanka iyo arrimo kale . Xoghayaha Badbaado,...

Fadeexado hor leh: sirdoonka Ingiriiska iyo Qaddaafi waxa Ay dhiseen masaajid dabin looga dhigo dadka la doonayo

Published on Apr 24 2012 // Warar
Fadeexado hor leh: sirdoonka Ingiriiska iyo Qaddaafi waxa Ay dhiseen masaajid dabin looga dhigo dadka la doonayo
London (Geeska)- Wargeyska Sunday Telegraph ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa fashiliyey in hay’adda sirta Ingiriiska ee MI6 iyo sirdoonka dawladdii Libya ee uu hoggaaminayey Mucammar Al-Qaddaafi ay iska kaashadeen dhismaha masjid ay ku xidhmaan waxa ay ugu yeedhaan xag jirka iyo canaasiirta...

Ururka Xaqsoor Oo Xaflad Aan Nooceeda Hore Loo Arag Ku Qabsaday London + Daawo Sawiro

Published on Apr 23 2012 // Warar
Ururka Xaqsoor Oo Xaflad Aan Nooceeda Hore Loo Arag Ku Qabsaday London + Daawo Sawiro
London (Geeska) Habeenkii xaleey ee bishu aheed 21/4/12 kuna beegned Sabti ayaa waxaa lagu qabteyGalbeedka Magaalada London xaflad aan nooceeda hore loogu arag UK oo si heer sare loo soo agaasimey ,taasi oo ay ujeedadeedu aheed uruur Siyaasadeedka Xaqsoor oo xafiis cusub ka furtey Magalada London ee...

Dhacdadii Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye (Fiiro iyo Falanqo) W.Q Rashiid Sheekh Cabdillaahi X Axmed (Gadhweyne).

Published on Apr 21 2012 // Warar
Dhacdadii Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye (Fiiro iyo Falanqo) W.Q Rashiid Sheekh Cabdillaahi X Axmed (Gadhweyne).
Mushkilad baa ka dhacday shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, 15kii Abriil, sannadkan 2012ka. Mushiladdu, tiro aad u yar mooyiye, dadka badankiisa waxay ugu muuqaataa dhibaato shakhsi ahaan ku dhacday xubin jago weyn ka haysay xisbiga Kulmiye; taas awgeed wax codku u badan yahay la-dareenwadaagga...

Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay falkii lagula Kacay Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

Published on Apr 21 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Guddomiyaha golahada wakiilada ahna guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay qorshihii xilka lagaga qaaday Md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, islamarkaana si jujuub ah lagaga saaray shirkii KULMIYE. Md. Cirro, ayaa warsaxaafadeed...

Natiijada Guddiga Diiwaangelinta, Dabaal-degga ururada foosay iyo weedhaha kuwa hadhay

Published on Apr 21 2012 // Warar
Hargaysa( Geeska )-Gudidda diiwaan gelinta ururadda siyaasadda iyo  ansixinta axsaabta qaranka  ayaa shalay shaaca ka qaaday lixda urur siyaasadeed ee  ka soo gudbay kala shaandheyntii ururadda siyaasadda ee ka qeyb gali doona doorashadda Goleyaasha deegaanka. Gudida diiwaan gelintu waxay ...

Deg Deg: Somaliland Oo Ka Baxday Wada Hadaladii Somaliya

Published on Apr 19 2012 // Warar
Deg Deg: Somaliland Oo Ka Baxday Wada Hadaladii Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka baxday qorshaha wada hadalkii Somaliya, ka dib markii uu Sheekh Shariif ku soo daray guddigiisa laba nin oo ka soo jeeda Somaliland balse ka tirsan maamulka Puntland. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdillaahi...

Oday Qaybe Oo Cambaareeyay Siyaasadda Gaaban Ee Cali Khaliif Galaydh

Published on Apr 19 2012 // Warar
Oday Qaybe Oo Cambaareeyay Siyaasadda Gaaban Ee Cali Khaliif Galaydh
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyihii golihii hore ee wakiilada Somaliland Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), ayaa si adag u naqdiyay siyaasadda Dr. Cali Khalif Galaydh ee ku waajahan deegaanada Beesha Dhulbahanate iyo weliba aragtidiisa wada hadalka Somaliland iyo Somaliya. Oday Qaybe, ayaa qoraal uu shalay...

Madaxweynaha Oo Ku Noqday Wixii Uu 10 Sannadood Ka Hor Ku Cambaareeyay Daahir Rayaale

Published on Apr 18 2012 // Warar
Madaxweynaha Oo Ku Noqday Wixii Uu 10 Sannadood Ka Hor Ku Cambaareeyay Daahir Rayaale
Hargeysa (Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u muuqda inuu xisbiga xukuumiga ah ee KULMIYE, ka dhex bilaabay arrimo uu Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin, ku naqdiyi jiray oo uu weliba si weyn ugu cambaarayn jiray. Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu toddobaadkan soo abaabulay...

Faysal Cali Waraabe Oo Farriin Odaytinimo Oo Qaylo Dhaan Ah Soo Diray

Published on Apr 17 2012 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo Farriin Odaytinimo Oo Qaylo Dhaan Ah Soo Diray
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa farriin qaylo dhaan ah ka soo diray dalka Imaaraadka Carabta, waxaanu baaq u diray shacabka, dawladda iyo siyaasiyiinta. Faysal Cali Waraabe, oo isagoo jooga magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, xalay khadka telefoonka kula...

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Cambaareeyay Falkii Lagula Kacay Guddoomiye xigeenkii KULMIYE

Published on Apr 17 2012 // Warar
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Cambaareeyay Falkii Lagula Kacay Guddoomiye xigeenkii KULMIYE
Hargaysa( Geeska ) Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku tilmaamay sidii xilka looga qaaday gudoomyahii koowaad ee xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan  Cabdiqaadir, inay meel ka dhac ku tahay dimuqraadiyada Somaliland, waxaanu suldanka sheegay in xisbiga Kulmiye...

Geeska Afrika Oo Maanta Lix Jirsaday

Published on Apr 17 2012 // Warar
Geeska Afrika Oo Maanta Lix Jirsaday
Maanta waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 6aad ee ka soo wareegtay maalintii  koowaad ee uu soo baxay Caddadkii ugu horeeyay ee Wargeyska Geeska Afrika 17 April 2006. Marka u horaysa Wargeyska Geeska Afrika iyo mataankiisa Ingiriisida ku soo baxa ee The Horn,  waxaa ay hanbalyo iyo bogaadin...

Gadood Ciidan oo ka dhacay Bosaso, Puntland

Published on Apr 17 2012 // Warar
Gadood Ciidan Oo Shalay Ka Dhcay bosaso iyo magaalada oo kala xidhantay Bosaso(Geeska)-Ciidamada maamul goboleedka Puntland ayaa shalay magaalada Bosaso ka sameeyay gadood ciidan, ka dib markii aanay dhawr bilood qaadan wax mushahar ah. Ciidamadan  gadoodsan oo ka tirsan Maamul goboleedka Puntland...

Xaflad Balaadhan Oo Xadhiga Lagaga Jaray Studi’oga Gobolada Uk ee Tv’ga qaranka

Published on Apr 15 2012 // Warar
Xaflad Balaadhan Oo Xadhiga Lagaga Jaray Studi’oga Gobolada Uk ee Tv’ga qaranka
Xaflad si cajiiba losoo agaasamay ayaa xadhiga lagaga jaray Stdio´gii labaad ee Telefeeshinka Qaranka Somaliland ku yeesho carriga Ingiriiska, Studio´gan cusub ee xadhiga laga jaray ayaa ah mid loogu tallo galay inuu noqdo xarunta Gobolada Uk. Goobta loo qoondeeyay Studio´ga ayaa...

Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Jujuub lagaga qaaday xilkii KULMIYE

Published on Apr 15 2012 // Warar
Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Jujuub lagaga qaaday xilkii KULMIYE
Hargeysa(Geeska)-Shirkii golaha dhexe ee KULMIYE ee maanta galay maalintii labaad ayaa maanta si jujuub ah xilkii lagaga qaaday guddoomiye xigeenkii 1aad ee xisbiga Md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir. Shirka ayaa waxa uu guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ka codsaday inay xilka iyo xubinimada xisbiga ka xayuubiyaan...

Madaxweyne Siilaanyo oo ku guuldaraystay Inuu Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ka hor istaago shirkii shalay

Published on Apr 15 2012 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo oo ku guuldaraystay Inuu Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ka hor istaago shirkii shalay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ku guuldaraystay inuu guddoomiye xigeenka 1aad ee KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax ka hor istaago shirkii golaha dhexe ee KULMIYE shalay u furmay. Ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika, u sheegay in Madaxweyne Siilaanyo...

Khudbadii Madaxweynaha Ee Shirkii Golaha Dhexe Ee KULMIYE

Published on Apr 14 2012 // Warar
Khudbadii Madaxweynaha Ee Shirkii Golaha Dhexe Ee KULMIYE
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ka qayb galay shirkii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo ka furmay magaalada Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo, khudbad uu shirkaas ka jeediyay wuxuu kaga hadlay guulo uu sheegay inay xukuumadiisu ka gaadhay dhinacyada dhaqaalaha,...

Khudbadda Madaxweynaha Ee Maanta Iyo Qodobada Ay Bulshadu Ka Sugayso Inuu Ka Hadlo

Published on Apr 14 2012 // Warar
Khudbadda Madaxweynaha Ee Maanta Iyo Qodobada Ay Bulshadu Ka Sugayso Inuu Ka Hadlo
Iyadoo sannad iyo badh laga joogo markii uu talada qabtay xisbiga KULMIYE, waxa la filayaa inuu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo markii u horaysay maanta ka qayb galo shirka golaha dhexe ee KULMIYE, oo si rasmi ah Hargeysa uga furmi doona. Shirkaas, waxa la filayaa inuu Madaxweynuhu khudbad ka jeediyo,...

Shirkii KULMIYE Oo Maanta Furmaya

Published on Apr 14 2012 // Warar
Shirkii KULMIYE Oo Maanta Furmaya
Hargeysa(Geeska)-Shirkii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, ayaa la filayaa inuu maanta si rasmi ah uga furmo magaalada Hargeysa. Shirkan oo socon doona laba maalmood, waxa la filayaa inuu maanta ka qayb galo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, oo ah aasaasaha xisbigan, waxaana la filayaa...

Maxamed Xaashi Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Wada Hadalada Somaliya

Published on Apr 14 2012 // Warar
Maxamed Xaashi Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Wada Hadalada Somaliya
Hargaysa( Geeska )-Wasiirkii hore ee maaliyadda Md. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa mawqif cad oo adag iska taagay wada hadal ay dawladda Somaliland la gasho Somaliya, waxaanu sheegay inaanay Somaliya hadda ka jirin sabab wada hadal loola faro. Eng.Maxamed Xaashi waxa uu sidan ku sheegay kulan uu xalay ka...

Jaaliyadda Somaliland Ee Washington: Hambalyo Xaqsoor

Published on Apr 13 2012 // Warar
Jaaliyadda Somaliland Ee Washington: Hambalyo Xaqsoor
Annaga oo ah jaaliyadda reer Somaliland ee deggan Washington, DC iyo hareeraheeda  waxa aanu hambalyo u diraynnaa ururka XAQSOOR iyo hoggaankiisa  cusub ee la doortay. Waxa aanu u rajeyneynnaa xisbiga XAQSOOR  guul iyo in Allaah ka dhigo midkii talada dalka hanta ee Somaliland u horseeda...