Madaxweyne Siilaanyo Oo Macaabay Taliyaha Booliska

Published on Mar 31 2012 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Macaabay Taliyaha Booliska
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa caawa magacaabay taliyaha Booliska Somaliland oo uu baneeyay Alle haw naxariste Marxuum Maxamed Saqadhi Dubad. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu xalay soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Cabdillaahi Maxamed Daahir, wuxuu Madaxweynuhu...

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dr. Gaboose Ma Dambas Iyo Digay Isu Rareen?

Published on Mar 31 2012 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dr. Gaboose Ma Dambas Iyo Digay  Isu Rareen?
Hargeysa (Geeska)Muddo dheer oo uu banaanka ka fadhiyay siyaasadda, wuxuu Dr. Maxamed Cabdi Gabose, hindisay ururkii Qaran ee ay la abaabuleen saaxiibadiisii Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid, xadhig iyo dagaal siyaasadeed oo adag ka dib wuxuu bah-wadaag la noqday Madaxweyne Siilaanyo oo xilligaasi...

Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay Budhcad Badeeda Somaliland Lagu Soo Wareejiyey Iyo Shacabka Oo Ku Tilmaamay In Cadaawad Loo Abuurayo Ganacsiga

Published on Mar 31 2012 // Warar
Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay Budhcad Badeeda Somaliland Lagu Soo Wareejiyey Iyo Shacabka Oo Ku Tilmaamay In Cadaawad Loo Abuurayo Ganacsiga
Nairobi, (Geeska/British Office)- Wasiirka xukuumada Ingiriiska u qaabilsan Africa, Henry Bellingham ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo iskaashiga u dhexeeya dawladaha gobolka iyo beesha caalamka, waxaanu sheegay inuu rajaynayo  in mustaqbalka dhow budhcad badeed kale la soo wareejin doono. Henry...

Roobabkii Gu’ga oo curtay Deegano Ka Tirsan Gobolad Galbeedka Somaliland

Published on Mar 31 2012 // Warar
Roobabkii Gu’ga oo curtay Deegano Ka Tirsan Gobolad Galbeedka Somaliland
Wajale(Geeska)-Roobabkii gu’ga ayaa shalay ka curtay deegaanka Wajaale ee gobalka Gabiley, waxaanu shalay gelinkii dambe roob lagu diirsaday ku hooray Wajaale iyo deegaanada ku xeeran. Roobkaas oo ay dadka deegaanku sheegeen inuu biyo dhigay, waxa la sheegay inuu da’yay qiyaastii saacad wax...

Muse Biixi Oo Waraysi Gaar Ah Kaga Jawaabay Su’aalo Xaasaasi Ah

Published on Mar 28 2012 // Warar
Muse Biixi Oo Waraysi Gaar Ah Kaga Jawaabay Su’aalo Xaasaasi Ah
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraysi gaar ah oo uu la yeeshay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu kaga hadlay arrimo kala duwan oo xaasaasi ah. Md. Biixi, wuxuu waraysigaas kaga jawaabay su’aalo ku saabsan xaaladda dalka,  xadhiga masuuliyiinta...

Maxkamadda Gobalka Hargeysa Oo Amar La Xidhiidha Masuuliyiinta Xidhan Fartay CID-da iyo xeer ilaalinta

Published on Mar 28 2012 // Warar
Maxkamadda Gobalka Hargeysa Oo Amar La Xidhiidha Masuuliyiinta Xidhan Fartay CID-da iyo xeer ilaalinta
Hargeysa(Geeska)-Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa ku amartay hay’adaha dambi baadhista iyo xeer ilaalinta inay toddoba maalmood gudahood ku soo dhammaystiraan dacwadaha loo haysto masuuliyiinta u xidhan eedaha musuqmaasuq iyo eedaysane Boqor Buurmadoow. Guddoomiyaha Maxkamadda gobalka Hargeysa...

Itoobiya Oo Mamnuucday in dalkeeda loo iib geeyo Sibidh (Cement) Dibedda Lagau sameeyey

Published on Mar 28 2012 // Warar
Itoobiya Oo Mamnuucday in dalkeeda loo iib geeyo Sibidh (Cement) Dibedda Lagau sameeyey
Adiss Ababa, (Geeska/Walta Info)- Xukuumada Itoobiya ayaa mamnuucday in ganacsi dibedda looga keeno sibish (cement), maadaama wax soo saarkii warshadaha dalku gaadheen buuxinta baahidii loo qabay, sida wasaarada ganacsigu sheegtay. Mamnuucida sibidhka ee xukuumada aya alagu sheegay inay timi ka dib markii...

Guddoomiye Baashe Oo Ku Taliyey In Talo Qaran Lagu Waajaho Xalinta Tabashada Gobolada Bari

Published on Mar 28 2012 // Warar
Guddoomiye Baashe Oo Ku Taliyey In Talo Qaran Lagu Waajaho Xalinta Tabashada Gobolada Bari
Hargayasa( Geeska )-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa waraysi gaara oo uu siiyay wargaysa Geeska Afrika waxa uu kaga hadlay aragtidiisa xilka dhawaan golaha wakiiladu u doorteen, wada  hadalada loogu baaqay inay Somaliland iyo Somaliya ka wada yeeshaan...

Baarlamaanka Jabuuti Oo Fadhi Furan Kaga Dooday Siyaasadda Guud Ee Dalka

Published on Mar 28 2012 // Warar
Baarlamaanka Jabuuti Oo Fadhi Furan Kaga Dooday Siyaasadda Guud Ee Dalka
Jabuuti, (Geeska/RTD)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti, Mr. Idriss Cali ayaa gudoomiyey doraad fadhigii ugu horeeyey oo furan isla markaana laga doodayey siyaasada guud ee xukuumada jabuuti, oo lagu soo casuumay raysal-wasaare Mr. Dilayte Maxamed Dilayte, iyo xubno wasiiradiisa ka tirsan. Fadhigan baarlamaanka...

‘Wax danbe uma yeedhin kartid aduunka,’ ayuu Ahmadinejad u sheegay Maraykanka

Published on Mar 28 2012 // Warar
‘Wax danbe uma yeedhin kartid aduunka,’ ayuu Ahmadinejad u sheegay Maraykanka
Dushanbe, (Geeska/The Independent)- Madaxweynaha Iran, Maxamuud AxmedNajad ayaa cadeeyey inaanay wax siyaasad ah dib ugu yeedhin doonin wadamada aduunka Maraykanka iyo NATO, una soo jeediyey inay degdeg uga baxaan dalka Afgaanistaan. Madaxweynaha Iran oo ka hadlayey shir goboleed ka dhacay dalka Tajikstan...

Madaxweynihii Hore Daahir Rayaale Oo Sannad iyo Badh Ka Dib Shalay Booqday Xarunta Madaxtooyada

Published on Mar 28 2012 // Warar
Madaxweynihii Hore Daahir Rayaale Oo Sannad iyo Badh Ka Dib Shalay Booqday Xarunta Madaxtooyada
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo madaxweyne xigeenka Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa shalay qasriga madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo wasiirkiisii maaliyadda Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil). Kulankaas oo barqadii...

Waraysi Gaar Ah: Cali-Gurey Oo Si Waadix Ah Uga Hadlay Arrimo Badan

Published on Mar 27 2012 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Cali-Gurey Oo Si Waadix Ah Uga Hadlay Arrimo Badan
Hargeysa(Geeska)-Afhayeenka xisbiga UDUB Md. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey) oo ah siyaasi ay hadaladiisu cad cad yihiin, ayaa ka hadlay golaha xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, labada masuul ee uu aaminsanyihiin inay yihiin siyaasiyiin ee golaha wasiirada ku jira iyo qodob kale. Md. Cali-Gurey, oo ay...

Agaasimihii Guud Ee Arrimaha Gudaha Oo Is Casilay, Kuna Biiray Golaha Wakiilada

Published on Mar 25 2012 // Warar
Agaasimihii Guud Ee Arrimaha Gudaha Oo Is Casilay, Kuna Biiray Golaha Wakiilada
Hargeysa(Geeska)-Agaasimihii guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Md. Cabdillaahi Xuseen Cige (Balaki) ayaa is casilay si uu uga mid noqdo golaha wakiilada maadaama oo uu ahaa mudanaha dhinac tirinta codadka murashixiintii xisbiga KULMIYE ee gobalka Hargeysa ugu soo xigay mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale...

Madaxweyne Siilaanyo Ma Mucaaradnimada Ayuu Ku Haboonaa?

Published on Mar 24 2012 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Ma Mucaaradnimada Ayuu Ku Haboonaa?
Hargeysa (Geeska/Staff Writer) Marka dib loo eego qaabkii abaabul iyo isku duba rid ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku hoggaamin jiray xisbiga KULMIYE, waxa ay dad badani isweydiiyaan maxaa imika oo qarankii loo dhiibay ku habsaday.? Dad badan ayaa aaminsan inaan weli laga hayn waxyaabihii Madaxweyne Siilaanyo...

Colaadii Deegaanka Gaashaamo Oo Qabaowday, Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Jigjiga Ku Sugan Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ergo Guurti Ah Ku Xoojiyey

Published on Mar 24 2012 // Warar
Colaadii Deegaanka Gaashaamo Oo Qabaowday, Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Jigjiga Ku Sugan Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ergo Guurti Ah Ku Xoojiyey
Hargeysa(Geeska)-Xiisadii colaadeed ee ka taagnayd deegaanka Gaashaamo ee deegaanka Somalida Itoobiya oo ay maleeshiyaadka Liyuu Boolisku ku laayeen dad xoolo dhaqato ah oo deegaankaas ka soo jeeda, ayaa lagu soo waramayaa inay degtay, ka dib markii ay bilaabmeen wada hadalo iyo dedaalo xaaladda lagu...

Reer Berbera Waxay Yidhaahdeen Buuraha Sibidhku Wax Go’lagu Qaado Ka Weyn

Published on Mar 24 2012 // Maqaalo
Reer Berbera Waxay Yidhaahdeen Buuraha Sibidhku Wax Go’lagu Qaado Ka Weyn
Goobtu waa Berbera, dadka degan kama mid ihi, waxa se dhagahayga iyo indhahayga soo jiitay  dooda, buuqa, dacaayada, cadhada marmarka  qaarkood gaadhaysa gacan-qaadka iyo aflagaadada goobaha fadhi ku diriri-ka ee magaaladaas ka taagan. Dadka badidiisu way xanaaqsan yahiin, waxaad moodaa in...

Odayaasha Beesha Badhasaabkii Hargeysa Oo Baaq U Diray Madaxweynaha

Published on Mar 24 2012 // Warar
Odayaasha Beesha Badhasaabkii Hargeysa Oo Baaq U Diray Madaxweynaha
Hargaysa( Geeska ) Gudidda iyo odayaasha beesha uu ka dhashay badhaasbkii hore ee la xidhay ee gobalka Hargeysa Axmed Cumar Xamarji ayaa ka waramay kulan ay la qateen madaxweynaha, waxaanay codsadeen in sida ugu dhaqsaha badan lagu soo taago maxkamad gudoomiyahii hore ee gobalka maroodi jeex. Xubnahan...

Wakaalada Biyaha Burco Oo Bilawday Mashruuc Cusub Oo Biyo Gelin Ah

Published on Mar 24 2012 // Warar
Wakaalada Biyaha Burco Oo Bilawday Mashruuc Cusub Oo Biyo Gelin Ah
Burco(Geeska)-Wakaaladda biyaha ee magaalada Burco xarunta gobolka Togdheer ayaa bilawday mashruuc cusub oo ay biyo ku galinayaan qaar ka mid ah xaafadda magaalada Burco oo aaney hore biyaha u gaadhsiinin. Mashruucan dhinaca biyaha ah oo ay Wakaaladdu ka fulinayso xaafaddaha galbeedka Burco oo noqonaaya...

Loolanka Shirguddoonka Golaha Wakiilada Oo Maanta La Filaayo In Lagu Kala Calaf Qaado

Published on Mar 24 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Loolanka ba’an ee loogu jiro hanashada kursiga guddoomiye xigeenka wakiilada ee uu baneeyay Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maraya saacadihii u dambeeyay waxaana la filayaa in maanta barqada lagu kala calaf qaado. Ragga sida adag ugu baratamaya jagadaas waxa u dambeeyay oo...

Daawo/Sawiro Marxuum Saqadhi Dubad Oo Maanta Lagu Aasay Al-Cayn

Published on Mar 23 2012 // Warar
Daawo/Sawiro Marxuum Saqadhi Dubad Oo Maanta Lagu Aasay Al-Cayn
Hargeysa(Geeska)-Alle haw naxariste waxa shalay xabaalaha Al-Cayn ee magaalada Al-Cayn ee dalka Imaaraadka Carabta lagu aasay taliyihii hore ee ciidamada Booliska Somaliland Marxuum Maxamed Saqadhi Dubad, oo habeenimadii khamiistii dalkaas ku geeriyooday. Waxaana maydkiisa lagu shaqlay calanka Jamhuuriyadda...

War Deg Deg: Taliyihii Booliska Marxuum Saqadhi Oo Geeriyooday

Published on Mar 22 2012 // Warar
War Deg Deg: Taliyihii Booliska Marxuum Saqadhi Oo Geeriyooday
Dubai(Geeska)-Alle haw naxariste waxa saaka waaberigii cisbitaal ku yaala dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday taliyihii Booliska Somaliland Marxuum Maxamed Saqadhi Dubad. Marxuumka oo muddooyinkan dambe ay dhakhaatiirtu la tacaalayeen xanuun ku soo booday, waxa uu muddo yaalay magaalooyinka Addis...

Mulkiilaha Dahab Shiil Oo Banaanka Is Keenay, Dareenada Shacabka Ee Uu Ka Jawaabay Iyo Sharaxadda Wershadda Sibidhka

Published on Mar 21 2012 // Warar
Mulkiilaha Dahab Shiil Oo Banaanka Is Keenay, Dareenada Shacabka Ee Uu Ka Jawaabay Iyo Sharaxadda Wershadda Sibidhka
Hargeysa(Geeska)-Mulkiilaha shirkadda caalamiga ah ee Dahab Shiil Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, ayaa markii u horaysay si cad uga hadlay wershadda sibidhka Berbera oo uu murankeedu muddooyinkan dambe aloosnaa, iyagoo dadweynaha reer Berbera aad uga gadooday go’aan ay sheegeen inay xukuumadu kaga...

Puntland Oo Ka Hadashay Markabka Layla Ee Budhcadeeda U Qafaalan

Published on Mar 21 2012 // Warar
Puntland Oo Ka Hadashay Markabka Layla Ee Budhcadeeda U Qafaalan
Garowe(Geeska)-Maamul goboleedka Puntland ayaa markii u horaysay sheegay inay xoog ku soo furan doonaan markabka Layla ee u raran reer Somaliland oo ay afduubeen kooxo budhcad badeed ahi. Wasiirka dekedaha ee Puntland Siciid Maxamed Raage, ayaa bogga Somalia report u sheegay inay kooxaha budhcad badeeda...

Safiirka Dawladda Itoobiya U Fadhiya Hargeysa Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Hawdka Ka Socda Iyo Fariinta Uu U Diray Shacabka Iyo Dawladda

Published on Mar 20 2012 // Warar
Safiirka Dawladda Itoobiya U Fadhiya Hargeysa Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Hawdka Ka Socda Iyo Fariinta Uu U Diray Shacabka Iyo Dawladda
Hargeysa, (Geeska)-Xukuumada Itoobiya ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadashay dagaal ka dhacay deegaanka Soomaalida gaar ahaan deegaanka Gaashaamo ee kililka shannaad, isla markaana u soo jeedisay dhamaan inta ku hawlan abaabulka iyo taakulanyta inay ka shaqeeyaan sidii loo dhamayn lahaa shaqaaqadaa...

Wasiir Xaabsade Oo Ka Hadlay Tabasahda Beeshiisa, Qadiyadii SNM, Saxaafada Xorta ah iyo Dhaliisha Tv-ga Qaranka

Published on Mar 20 2012 // Warar
Wasiir Xaabsade Oo Ka Hadlay Tabasahda Beeshiisa, Qadiyadii SNM, Saxaafada Xorta ah iyo Dhaliisha Tv-ga Qaranka
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee warfaafinta oo loo magacaabay wasiirka hawlaha guud Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa shalay si rasmi ah xilkii ugu wareejiyay wasiirka cusub ee warfaafinta Md. Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo dhawaan ka mid noqday golaha xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Wasiir Xaabsade,...

Maxamed Xaashi Oo Kayd Maaliyadeed Oo Mug Leh Ku Wareejiyey Wasiir Samaale

Published on Mar 20 2012 // Warar
Maxamed Xaashi Oo Kayd Maaliyadeed Oo Mug Leh Ku Wareejiyey Wasiir Samaale
Hargeysa(Geeska)-Agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaarada maaliyadda, Weli Daud Cigaal, ayaa xil wareejintii shalay ee wasiirkii maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi uu ku wareejiyay wasiirka cusub Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, wuxuu ku soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay wasiirka maaliyadda iyo weliba...

Waxaada Socdaalka Ee Wajaale Oo Dib U Celisay Tahriibayaal Itoobiyan Ah

Published on Mar 20 2012 // Warar
Waxaada Socdaalka Ee Wajaale Oo Dib U Celisay Tahriibayaal Itoobiyan Ah
Tog-Wajaale(Geeska)-Laanta Socdaalka Tog-Wajaale ayaa shalay dib u celisay afartan tahriibayaal Itoobiyaan ah oo saddex iyo labaatan kamid ahi ahaayeen kooxaha ku dawarsada nabarada iyo naafada Jidhkooda, iyo tahriibayaasha Somaliland uga gudbya dhinaca Boosaaso oo lagu qabtey Gaadiid ay saarnaayeen...

Buur Halkaas Fadhida Oo Alle Dadka Siiyey Waa Wax Dadka Ka Dhexeeya Oo Aanu Qofna Yeelan Karin

Published on Mar 20 2012 // Warar
Buur Halkaas Fadhida Oo Alle Dadka Siiyey Waa Wax Dadka Ka Dhexeeya Oo Aanu Qofna Yeelan Karin
Hargaysa( Geeska )-Wasiirkii hore maaliyada Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa si adag uga hadlay wershada sibidhka ee baryahan hadalkeedu taagnaa. Waxaanu Maxamed Xaashi sheegay in umadda Somaliland ay leedahay buuraha ay wershada sibidhka ah ee la keenaa ka samaynayso sibidhka, isla markaasna aan shirkad...

Guddiga Diwaangelinta Iyo Kormeerkoodii Shalay Ee Ururada Cududooda Muujiyey

Published on Mar 20 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda ayaa maalintii labaad shalay magaalada Hargeysa ka bilaabay qiimayna wejiga koowaad ee ansixinta urur siyaasadeedyada oo ah tirin madax taabasho ah oo lagu samaynayo taageerayaasha ururada oo laga doonayo kun qof. Ururada siyaasadda ayaa shalay...

Xarunta Beder Oo Soo Gunaanaday Tababaro Muhiim Ah Oo Ay Qabatay

Published on Mar 20 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Xarunta Beder ee Diraasaadka  Mustaqbalka & Talobixinta ayaa xalay ku soo gabogabeysay tabobarro muhiima oo ka socdey xarunteeda dhexe ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo ku kala saabsanaa Basic functions in Islamic Financial Institutions, Project Management skills iyo How to be...

Beelaha Saaxil Way Soo Dhaweenayaan Maalgashi

Published on Mar 20 2012 // Maqaalo
Dhawaan, fadhi ay qaateen odayaasha beel ka mid beelaha dega Saaxil (Dan iyo Duca) waxay muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan ruqsad la siiyey Dahasbhil group inay ku dhisaan warshad Sibidh, meel u dhaw warshaddii hore ee sibidhka, oo magaalada Berbera u jirta 15km.Beelaha Saaxil sabaha ay u diidan yihiin...

Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibada Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilkii Loo Magacaabay

Published on Mar 18 2012 // Warar
Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibada Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilkii Loo Magacaabay
Hargeysa(Geeska)-Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Md. Mawliid Maxamuud Ibrahim, ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay xilkii uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo toddobaadkan u magacaabay. Munaasibad lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda, ayaa waxa...