William Hague Oo Qoraal Ka Qoray Midhaha Shirkii London

Published on Feb 29 2012 // Warar
William Hague Oo Qoraal Ka Qoray Midhaha Shirkii London
London (Geeska)- Xoghayaha arrimaha Ingiriiska William Hague ayaa cadeeyey in siyaasada Soomaalida u furan tahay dhamaan dadka ka horyimaada rabshadaha, sida dadka degan deegaamada Shabaab maamusho. William Hague, ayaa qoraal uu ku qoray qaar ka mid ah wargeysyada dunida, oo uu kaga hadlay shirkii Ingiriisku...

Ma Dhabaa In Cabdillaahi Yuusuf Yemen Uga Guurayo Itoobiya?

Published on Feb 29 2012 // Warar
Ma Dhabaa In Cabdillaahi Yuusuf Yemen Uga Guurayo Itoobiya?
Hargeysa(Geeska)-Qaar ka mid ah warbaahinta dalka Itoobiya ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay baahinayay inuu Cabdillaahi Yuusuf qorshaynayo inuu ka qaxo dalka Yemen, ka dib markii talada laga tuuray Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax. Sidaas waxa qoray warbaahinta Jimma Times ee dalka Itoobiya laga leeyahay. Laba...

General Galaal Oo Ka Hadlay Xasuuqa Cali Samatar Loo Haysto iyo Natijada Shirkii London

Published on Feb 28 2012 // Warar
General Galaal Oo Ka Hadlay Xasuuqa Cali Samatar Loo Haysto iyo Natijada Shirkii London
Hargeysa(Geeska)-General Maxamed Nuur Galaal, oo ka mid ah saraakiishii sar sare ee ciidamadii dalka Somaliya, imikana ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee Somaliyed, ayaa soo dhaweeyay wada hadal dhex mara Somaliland iyo Somaliya, waxaanu Alle ka baryay inuu noqdo wada hadal khayr qaba. General Galaal,...

Waraysi Gaar Ah: Fu’aad Aadan Cadde

Published on Feb 28 2012 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Fu’aad Aadan Cadde
Hargeysa(Geeska)-La taliyaha Madaxweynaha ee gobalada bari Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa ka hadlay sida uu u arko qodob ku jiray war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Ingiriiska oo dhigayay inay wada hadlaan Somaliland iyo Somaliya. Md. Fu’aad, oo xalay waraysi gaar ah siiyay WargeyskaGeeska...

Waraysi Gaar Ah: Ibrahim Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne

Published on Feb 26 2012 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Ibrahim Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka UDHIS Md. Ibrahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne), ayaa sheegay inaanay shirka Ingiriiska ku jirin danaha Somaliland oo lagaga hadlay, waxaanu ku tilmaamay mid ay dawladaha reer galbeedku wateen. Md. Dhegaweyne, oo shalay waraysi gaar ah uu la yeeshay...

Danjire David Shinn Iyo Falanqayntiisa Doorka Somaliland Ee Shirkii London

Published on Feb 26 2012 // Warar
Danjire David Shinn Iyo Falanqayntiisa Doorka Somaliland Ee Shirkii London
Washington, (Geeska)- Safiirkii Maraykanka hore ugu fadhiyi jiray dalka Itoobiya, Professor David Shinn ayaa cadeeyey in gargaar caalami badan inay Somaliland hesho uu keenay ka qeybgalkeedii shirkii London. Shinn ayaa hoosta ka xariiqay in Somaliland danteedu ku jirto ka qeybgalka shirarka lagaga hadlayo...

Magacyada Markhaatiyayaasha Uu Cali Samatar Soo Diyaarsaday iyo Haybtooda

Published on Feb 26 2012 // Warar
Magacyada Markhaatiyayaasha Uu Cali Samatar Soo Diyaarsaday iyo Haybtooda
Washington(Geesa)-Wargeyska Geeska Afrika ayaa helay magacyada kooxo isugu jira rag iyo dumar oo uu soo diyaarsaday inay difaacaan Maxamed Cali Samatar, oo hadda la sugayo go’aanka maxkamadda ee xukunkiisa, maadaama oo uu sheegay inaanu iska difaaci Karin eedaha loo haysto. Magacyadan oo isugu...

Cali Samatar Oo Xasuuqii Qirtay + Sawirada Laga Soo Qaaday

Published on Feb 25 2012 // Warar
Cali Samatar Oo Xasuuqii Qirtay + Sawirada Laga Soo Qaaday
][Mar Uun Buu Iman Xaqii Diinku Soo Sidaye, Abwaan Qaasim] Alexandria, (Geeska/AP)-Dacwadii ku socotay Maxamed Cali Samatar oo loo haysto xasuuqa kumanaan kun qof oo reer Somaliland oo aan waxba galabsan oo haybtooda lagu laayay xilligii uu ahaa Madaxweyne xigeenka iyo wasiirka gaashaandhiga ayaa ...

Ingiriiska Oo Cadeeyay In Madaxweyne Siilaanyo shirka ka hadlay iyo falanqaynta war-murtiyeedka

Published on Feb 25 2012 // Warar
Ingiriiska Oo Cadeeyay In Madaxweyne Siilaanyo shirka ka hadlay iyo falanqaynta war-murtiyeedka
London(Geeska)- Wasaaradda Arrimaha dibadda Ingiriisku waxa ay shalay bogeeda Internetka gelisay khudbadihii ay hoggaamiyayaasha dunidu ka jeediyeen shirkas, waxaana madaxda khudbadahooda  oo cod ah boggaas la geliyay ka mid ah Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo. Sida laga maqlayo codkaas, waxa...

Umadda Reer Somaliland Oo Shalay Wacdaro Ka Dhigay 10 downing Street, Daawo Sawiradat

Published on Feb 23 2012 // Warar
Umadda Reer Somaliland Oo Shalay Wacdaro Ka Dhigay 10 downing Street, Daawo Sawiradat
London(Geeska)-Umadda reer Somaliland ee ku nool dalka Ingiriiska iyo wadamo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa shalay dibad bax balaadhan ku hor qabsaday xafiiska Raysalwasaaraha Ingiriiska hortiisa, halkaas oo lagu magacaabo 10Downing Street ee Magaalada London. Waxaanu socday ugu yaraan 8 saacadood oo...

Kumuu Ahaa Patruce Lumumba? Qalinka, Axmed M. Aadan Qaybe

Published on Feb 22 2012 // Warar
Kumuu Ahaa Patruce Lumumba? Qalinka, Axmed M. Aadan Qaybe
Markaan Muqdisho ku noqday Bishii August 1960 ayaa xukuumadii Kongo (Congo) ee Patrice Lumumba Somalia ku marti qaaday shir uu ku magacaabay Pan African Conference oo uu Lumumba taageero kaga doonaayay Dawladihii Africa khilaafkii u dhaxeeyay isaga iyo dawlada Belgium ee gumaysan jirtay Kongo (Congo)...

Umadda Reer Somaliland Oo Maanta London Wacdaro ka dhigaysa

Published on Feb 22 2012 // Warar
London(Geeska)- Umadda reer Somaliland ayaa maanta xafiiska raysalwasaaraha Ingiriiska Mr. David Cameron ku hor qabanaysa dibad bax balaadhan oo ay ku muujinayaan qaddiyada madaxbanaanida Somaliland islamarkaana ku dalbanayaan in aqoonsi caalami ah la siiyo, waxaanay goobtaas taagnaan doonaan ugu yaraan...

Safaaradda Itoobiya ee Hargeysa oo beenisay inay ciidamo dalkooda ahi fasax la’aan ku soo galeen Somaliland

Published on Feb 21 2012 // Warar
Hargeysa, (Geeska)- Safaarada dawlada Itoobiya ku leedahay Somaliland ayaa gebi ahaanba waxba kama jiraan ku tilmaantay warar sheegayey in ciidamo dalkooda ka tirsani soo galeen magaalada xariirad oo ku taal gobolka Awdal, isla markaana ku tilmaamay in wararkaasi yihiin kuwa cadowga Somaliland iyo Itoobiya...

Hantidhawruhu Ma Wuxuu la hadlayaa dad indho iyo dhego xidhan? Staff Writer

Published on Feb 21 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Hantidhawraha guud ee Maxamuud  Aw Cabdi Ismaaciil (Maxamuud-Dheere), ayaa shirsaxaafadeed uu Axadii ku qabtay Hargeysa, wuxuu kaga hadlay baadhis ay hawlwadeenadiisu maalmihii u dambeeyay ka wadeen wasaaradda arrimaha dibadda oo uu agaasimihii is casilay sheegay inuu musuqmaasuq...

Weftigii Addis Ababa tagay oo qaar ka mid ah fiisihii loo diiday

Published on Feb 21 2012 // Warar
Addis Ababa (Geeska)-Weftigii Somaliland ka socday ee magaalada Addis Ababa u tagay ka qayb galka shirka Ingiriiska ee Addis Ababa ku sugnaa ayaa intoodii badnayd loo diiday dal ku galkii Ingiriiska. Weftigan oo si habaqle ah ku tagay magaalada Addis Ababa, ayaa waxa la sheegay in in dal ku galkii la...

Wasiirrada gaagaaban ee ku xeeran Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dabeecadaha Ku Duugan Dherarkooda, Kamaal Axmed Cali

Published on Feb 19 2012 // Warar
Wasiirrada gaagaaban ee ku xeeran Madaxweyne  Siilaanyo Iyo Dabeecadaha Ku Duugan Dherarkooda, Kamaal Axmed Cali
Wasiirrada gaagaaban ee ku xeeran Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dabeecadaha Ku Duugan Dherarkooda Dhererku waxa uu saamayn ku leeyahay hab-dhaqanka, siyaasadda, bulsho la macaamilka iyo hoggaaminta siyaasiga… Q:2aad Kamaal A. Ali Cid kastaaba ha hadasho ee waxaa muuqata in ay adag tahay in ah is...

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Jawaabay Hadalkii Rayaale Ku Duray

Published on Feb 19 2012 // Warar
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Jawaabay Hadalkii Rayaale Ku Duray
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiye xigeenka xisbiga UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka jawaabay hadal uu khamiistii guddoomiyaha UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin ku sheegay in go’aanka uu Axmed Yuusuf Yaasiin ku tagay shirka London yahay mid shakhsi ah, maadaama oo aanu kala tashan. Madaxweynihii hore...

Agaasimihii Is Casilay Oo ka hadlay xayiraadda la saaray

Published on Feb 18 2012 // Warar
Agaasimihii Is Casilay Oo ka hadlay xayiraadda la saaray
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraad dhinaca socdaalka ah ku soo rogtay agaasimihii wasaaradda arrimaha dibadda iska casilay Maxamuud Raage Ibrahim, oo soo bandhigay fadeexado muqumaasuq iyo maamul xumo. Taliyaha waaxda baadhista dambiyada ee CID-da Daahir Muse Abraar, ayaa shalay waaxda...

Xukuumadda Oo Sida Fiinta Uga Qaylisay Dhaliilihii Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

Published on Feb 18 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u muuqata inay ka damqatay dhaliilihii iyo eedaymihii musuqmaasuq iyo maamul xumo ee ay u jeediyeen ku simaha guddoomiyaha KULMIYE ahna guddoomiye-xigeenka xisbiga M d. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax iyo Maxamuud Raage Ibrahim oo iska...

Ku-Simaha Guddoomiyaha KULMIYE Oo Sheegay Inay Ummadu Ku Hungowday Hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo

Published on Feb 16 2012 // Warar
Ku-Simaha Guddoomiyaha KULMIYE Oo Sheegay Inay Ummadu Ku Hungowday Hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(Geeska)-Ku simaha guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, ayaa qiray inay umaddu ku hungowday hoggaamintii Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, waxaanu sheegay haddii maanta cod loo qaado inuu helayo 20% ka mid ah bulshadii ugu codaysay doorashadii 2010...

Wasiirrada gaagaaban ee ku xeeran Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dabeecadaha Ku Duugan Dherarkooda, Waxa Qoray Kamaal Axmed Cali, Q1aad

Published on Feb 16 2012 // Warar
Wasiirrada gaagaaban ee ku xeeran Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dabeecadaha Ku Duugan Dherarkooda, Waxa Qoray Kamaal Axmed Cali, Q1aad
  Wasiirrada gaagaaban ee ku xeeran Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dabeecadaha Ku Duugan Dherarkooda Dhererku waxa uu saamayn ku leeyahay hab-dhaqanka, siyaasadda, bulsho la macaamilka iyo hoggaaminta siyaasiga…  Kamaal A. Ali.   Q:1aad Horudhac: Aadamuhu marba marka ka dambaysa waxa...

Madaxweynaha Oo Xilka Ka Qaaday Agaasimihii Isniintii Is Casilay

Published on Feb 15 2012 // Warar
Madaxweynaha Oo Xilka Ka Qaaday Agaasimihii Isniintii Is Casilay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto uu xalay cawayskii soo saaray wuxuu ku sheegay inuu xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee wasaaradda arrimaha dibadda Md. Maxamuud Raage Ibrahim, oo isagu si cad Isniintii 13/2/12 ee doraad u sheegay inuu is casilay. Agaasimihii...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Balanqaad Ka Sameeyay Tabashada Beesha Gabiley

Published on Feb 15 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegay inuu reer Gabiley u balan qaaday inuu wax ka qaban doono tabashada ay ka tirsanayaan maamulkiisa. Ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo hadalkan ka sheegay kulan xalay ka dhacay...

Mercy Corps Oo Dhisaysa Fasalo Ka Tirsan Dugsiga Dayib-Gurey

Published on Feb 15 2012 // Warar
Mercy Corps Oo Dhisaysa Fasalo Ka Tirsan Dugsiga Dayib-Gurey
Hargaysa( Geeska )-Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada Cali Xaamud Jibriil  ayaa dhagax dhigay shalay dugsiga sare ee Dayib Guray oo afar fasal ay u dhisayso hay’ada Mercy Corps. Dugsigan oo ay dhigtaan 1000 arday waxa ka jira cidhiidhi dhanka fasalada iyo kuraasta ah waxaanu maamulaha...

Is Casilaadii Agaasimaha dibadda oo Rayul Caamka soo jiidatay

Published on Feb 15 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Iscasilaadii agaasimihii guud ee wasaaradda arrimaha dibadda Maxamuud Raage Ibrahim, ayaa soo jiidatay indhaha rayul caamka Somaliland, waxaanay is casilaadaasi ahayd mawduucii ugu hadal haynta badnaa toddobaadkan. Sababaha ay is casilaadu u soo jiidatay indhaha bulshadu maaha shaqo...

Wararkii Toddobaadlaha Ingiriisida Ah Ee The Horn

Published on Feb 13 2012 // Warar
Wararkii Toddobaadlaha Ingiriisida Ah Ee The Horn
Halkan ka akhri wararkii toddobaadlaha Ingiriisida ku soo baxa ee The Horn, ee mataanka la ah Geeska Afrika: Editorial:London Conference: A tale of two countries Editorial: London Conference: A tale of two countries President Silanyo asks Parliament to Approve 70% salary Increment for Ministers President...

Wasiir Maxamed Xaashi Oo Beeniyay Inuu Is Casilay

Published on Feb 12 2012 // Warar
Wasiir Maxamed Xaashi Oo Beeniyay Inuu Is Casilay
Hargeysa(Geeska)-Wasiika Maaliyadda Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa beeniyay warar shalay si weyn suuqa u soo galay oo sheegayay inuu is casilay. Barqadii shalay ayaa waxa magaalada Hargeysa soo galay warar xoog badan oo sheegayay in Wasiir Maxamed Xaashi, Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyay warqad...

Xaaladda Dhaqaale Ee Dalka Oo Liidata Iyo Wasiirada Oo 70% Mushaharkoodii korodhsaday

Published on Feb 12 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa golaha wakiilada ka codsaday inay ansixiyaan mushahar kordhin laban laab ah oo uu u sameeyay xubnaha golihiisa wasiirada, marka loo eego mushaharkii ay hore u qaadan jireen. Waxaana qoraal lagu dalbanayo ansixinta mushahar kordhintan...

Hello Madaxweyne; Kala Ilaali Ciidanka Qaranka Iyo Siyaasadda, By: Geeska Afrika Staff Writer

Published on Feb 11 2012 // Warar
Hello Madaxweyne; Kala Ilaali Ciidanka Qaranka Iyo Siyaasadda, By: Geeska Afrika Staff Writer
Hargeysa(Geeska)-Sida la ogyahay dawladda Somaliland waa mid rayid ah oo ay kala madaxbanaan yihiin ciidamada qaranka iyo siyaasadu, waxaanay haddana labaduba hoos yimaadaan Madaxweynaha . Waa labadiisa gacmood ee midig iyo bidix, taas macnaheeduna waxa weeyaan inaanay kala maarmin, waxase laga digayaa...

Wasaaradda Khaarajiga Itoobiya Oo Ka Hadashay Kulankii Siilaanyo iyo Meles Zenawi

Published on Feb 11 2012 // Warar
Addis Ababa (Geeska)-Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa ka hadashay kulankii toddobaadkan dhammaaday Addis Ababa ku dhex maray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi. Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa boggeeda ay Jimce kasta ku...

Badhasaabka Saaxil Oo Beeniyay In Lagu Xidhay Maraykanka

Published on Feb 11 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Badhasaabka gobalka Saaxil Maxamuud Cali Salebaan (Ramaax), ayaa beeniyay in lagu xidhay dalka Maraykanka oo uu safar ku tagay. Qaar ka mid ah mareegaha Internetka ayaa lagu baahiyay inuu Maraykanku xidhay badhasaabka oo ay sheegeen in looga shakiyay argagixiso iyadoo lagu qabtay lacag...

Doodii Baarlamaanka UK iyo Su’aalihii Somaliland

Published on Feb 11 2012 // Warar
London, (Geeska)-Mudanayasha Baarlamaanka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha dibadda ayaa su’aalo ku saabsan Somaliland iyo shirka London weydiiyay Xoghayaha arrimaha dibadda ee Ingiriiska Mr. William Hague iyo Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika Mr. Henry Billingham, kuwaas oo golaha ku hortagay...