Waraysi Gaar Ah: Dr. Maxamuud Cabdillaahi Jaamac Sifir

Published on Jan 31 2012 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Dr. Maxamuud Cabdillaahi Jaamac Sifir
Hargeysa(Geeska)-Dr. Maxamuud Cabdillaahi Jaamac Sifir, oo ah diblomaasi muddo dheer ku soo dhex jiray badwenta diblomaasiyadda ee dunida, ayaa faahfaahin ka bixiyay shirka uu Ingiriisku Somalida u qabanayo iyo waxyaabaha la filayo inay ka soo baxaan. Dr. Sifir, oo isagoo jooga magaalada Newyork ee dalka...

Shalay Iyo Su’aalihii Wasiir Xirsi Lagu Miisay

Published on Jan 31 2012 // Warar
Shalay Iyo Su’aalihii Wasiir Xirsi Lagu Miisay
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inaanu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo weli go’aan ku gaadhin inuu ka qayb galo shirka ay dawladda Ingiriisku Somalida u qabanayso dhammaadka Bisha Febarwari. Wasiir Xirsi, oo shalay marti...

Xasan Ciise Jaamac Oo Farriin U Diray Madaxweyne Siilaanyo

Published on Jan 31 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Md. Xasan Ciise Jaamac, oo ahaa madaxweyne xigeenkii u horeeyay ee Somaliland ayaa xukuumadda Somaliland u soo jeediyay inaanay talada qaran ee ay u urursanayso shirka Ingiriisku qabanayo aanay ku koobin saddexda xisbi balse ay ku darto ururada kale ee isdiiwaangeliyay. Xasan Ciise Jaamac,...

Qaar Ka Mid Ah Wararka The Horn

Published on Jan 30 2012 // Warar
Wararkii Toddobaadlaha Ingiriisida ku soo baxa ee The Horn, oo ah mataanka Wargeyska Geeska Afrika, qaar ka mid ah halkan ka akhri   Editorial: No Safe Passage For Renegades Editorial: No Safe Passage For Renegades   US Dual Track Policy in Somalia to Result in Increased Aid to Somaliland...

Waraysi Gaar Ah: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Published on Jan 29 2012 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Hargeysa, (Geeska)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa xaqiijiyey inaan weli Maxkamada Sare bilaabin eegitaanka codsi dacwadeed uga yimi xisbiga UCID,una baahan tahay in maxkamadu ka jawaabto inay is-taahisho cabasho sharci oo laga garnaqi karo iyo in kale, lana go’aamiyo...

Puntland Oo Ku Soo Biiraysa Dagaalada Lagu Hayo Somaliland

Published on Jan 29 2012 // Warar
Lascanod(Geeska)-Maamul goboleedka Puntland ayaa ku soo biiray dagaalada hubaysan ee lagu doonayo in lagu wiiqo cududa qaranimada Somaliland ee laga abaabulayo gobalada Sool iyo Buhodle. Iyadoo ay kooxda khaatumo State dhawaan ka riday magaalada Buhodle dagaal ay ku soo qaadeen ciidamada qaranka, ayaa...

Waraysi Gaar Ah: Danjirihii Hore Ee Maraykanka U Fadhiyay Addis Ababa

Published on Jan 28 2012 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Danjirihii Hore Ee Maraykanka U Fadhiyay Addis Ababa
Washington, (Geeska)- Professor David Shinn oo hore u ahaan jiray safiirka Maraykanka ee Itoobiya, xilligana xidhiidhka caalamiga ah  ka dhiga jaamacada The George Washington University ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inuu aaminsanyahay  in maamul goboleedyo ka samaysma Soomaaliya aanay saamayn...

Wararka U Dambeeyay Ee Jiidda Buhodle

Published on Jan 28 2012 // Warar
Burco(Geeska)-Xaaladda deegaankada Buhodle ee uu dagaalku khamiistii ku dhex maray ciidamada qaranka iyo maleeshiyaadka hubaysan ee Somaliland diidka ah ayaa degen, waxase laga dareemayaa dhiilo colaadeed. Dagaalkaas oo sababay dhimashada shan askari oo ka tirsan ciidamada qaranka iyo 25 ka mid ah maleeshiyaadka...

Madaxweynihii Hore Oo Hargeysa Ku Soo Jeeda

Published on Jan 27 2012 // Warar
Madaxweynihii Hore Oo Hargeysa Ku Soo Jeeda
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa la filayaa inuu dhawaan dalka ku soo laabto. Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin oo la rajaynayo inuu dalka ku soo noqdo horaanta bisha Febarwari ee soo socota, ayaa waxa uu safarkiisu ku soo beegmayaa iyadoo ay...

Waraysi Gaar Ah: Cali Maxamed Warancade

Published on Jan 27 2012 // Warar
Hargaysa( Geeska ) Cali Maxamed Warancade aayaa meel adag iska taagay in Somaliland wakhtigan ay ka qayb gasho shirka dalka Ingiriisku uu u qabanaayo Somalida. Sidoo kale waxa uu Warancade ku tilmaamay siyaasada raimaha dibada ee dawladan uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo mid ka leexatay wadadii...

Madaxweyne; Maantana Maxaad Odhan?

Published on Jan 25 2012 // Warar
Muqdisho(Geeska)-Waxa shalay 17 sannadood ka dib magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu guuray xafiiska Qaramada Midoobay ee siyaasadda ee qaabilsan Somaliland iyo Somaliya. Xafiiskaas oo uu madax ka yahay Danjire Augustine Mahiga, ayaa waxa Muqdisho ku soo daabulay laba diyaaradood, waxaana si diiran u...

xildhibaan Qabile Oo Si Adag U Naqdiyay Madaxweyne Siilaanyo

Published on Jan 25 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doortay gobalka Saaxil kuna abtirsada xisbiga KULMIYE, ayaa si adag u naqdiyay hanaanka hoggaamineed ee Madaxweyne Siilaanyo iyo weliba siyaasadiisa dibadda. Xildhibaan Qabile, oo shalay magaalada...

Maxaa Iska Bedelay Aragtidii Ingiriiska Ee Somaliland?

Published on Jan 24 2012 // Warar
Hargeya(Geeska)-Dawladda Ingiriiska oo xidhiidh wanaagsan la lahayd Jamhuuriyadda Somaliland ayaa u muuqata inay wax iska bedeleen mawqifkii ay ka taagnayd Jamhuuriyadda Somaliland. Mawqifkaas dawladda Ingiriiska oo aan gaadhsiisnayn heer aqoonsi caalami ah ayaa u muuqday inay dawladda Ingiriisku taageersantahay...

Shirguddoonka Wakiilada Oo midho ka gaadhay ergadoodii

Published on Jan 24 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Shirguddoonka golaha wakiilada Somaliland oo ku hawlanaa xalinta khilaaf ka dhex taagan Madaxweynaha iyo madaxweyne xigeenka Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa ku guulaystay inay xoogay isu soo dhawaansho ah sameeyaan. Ilo xogogaala ayaa Wargeyska...

Wararkii The Horn, Mataanka Geeska Ee Ingiriisida Ah

Published on Jan 23 2012 // Warar
Halkan ka akhri qaar ka mid ah wararka mataanka Geeska Afrika ee toddobaadlaha ah ee ku soo baxa luuqadda Ingiriisida oo ah The Horn (www.hornnewspaper.com)   Silanyo’s Kitchen Cabinet Brews Conflict with VP Sayli Silanyo’s Kitchen Cabinet Brews Conflict with VP Sayli   Somaliland’s...

Sidee Borama Looga Dareemay Khilaafka Silanyo Iyo Salici?

Published on Jan 22 2012 // Warar
Borama(Geeska)-Magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal ayaa waxa si weyn looga hadal hayaa khilaafka maalmahan u dambeeyay ka dhex oognaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, kaas oo u muuqda inaan weli wax xal ah laga gaadhin. Khilaafkan oo ka...

Maxaa Sababay Khilaafka Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa/

Published on Jan 21 2012 // Warar
Maxaa Sababay Khilaafka Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa/
Hargeysa(Geeska)-Xubno iskood isu xilqaamaday ayaa la sheegay inay waan waan ka dhex bilaabeen Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici oo maalmihii u dambeyay uu khilaaf ka dhex oognaa. Inkastoo uu afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdillaahi...

Milicsiga Weedhihii Uu Madaxweyne Silanyo Ku Naqdiyay Khudbad Rayale 2008 Labada Gole U Jeediyay

Published on Jan 19 2012 // Warar
Milicsiga Weedhihii Uu Madaxweyne Silanyo Ku Naqdiyay Khudbad Rayale 2008 Labada Gole U Jeediyay
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa 30 April, 2008 oo uu ahaa guddoomiyaha xisbiga KULMIYE,  waxa uu shirjaraa’id ku qabtay magaalada Burco, waxaanu kaga jawaabay aragtidiisa khudbad uu Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin oo xilligaas ahaa Madaxweynaha dalku uu...

Madaxweyne Silanyo Oo Ka Qayb Galaya Shirka Ingiriiska

Published on Jan 19 2012 // Warar
 Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegay inuu ka noqday mawqif ay xukuumadiisu hore uga istaagtay ka qayb galka shirka ay dawladda Ingiriisku qabanayso bisha dambe ee lagaga hadlayo arrimaha Somalida. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ay madaxtooyada...

Waraysi Gaar Ah: Ganacsade Maxamed Yuusuf

Published on Jan 19 2012 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Ganacsade Maxamed Yuusuf
London(Geeska)-Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali-Gurey oo kamid ah maal qabeenada waaweyn ee ka soo jeeda Geeska Afrika kana ganacsada waddanka Ingiriiska, ayaa waraysi khaasa xafiiskiisa ku siiyay Wargayska Geeska Afrika iyo shabakadda Hadhwanaagnews.  Waraysigan uu la yeeshay weriye Muniir Axmed...

Reer Somaliland oo aan ka dhex muuqan olole rayi ururin ah oo ay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ingiriisku taageero ugu raadinayso shirka Somalida

Published on Jan 18 2012 // Warar
Reer Somaliland oo aan ka dhex muuqan olole  rayi ururin ah oo ay wasaaradda arrimaha dibadda  ee Ingiriisku taageero ugu raadinayso shirka Somalida
London(Geeska)- Sida aynu la wada soconno wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Ingiriiska ayaa ku jirta u diyaar garowga shir uu raysalwasaaraha Ingiriisku bisha dambe u qaban doono, waxa loogu yeedhay kooxaha  Soomaaliya, qorshahaa u diyaar garow waxa ay wasaaraddu ku dartay olole rayi ururin ah...

Madaxweynuhu Dib Ha Ugu Noqdo Gacan Yarayaashiisa, Geeska Afrika Staff Writer

Published on Jan 18 2012 // Warar
Maalmahan u dambeeyay waxa Somaliland ka taagnaa jahawareer dhinaca siyaasadda ah oo ka dhashay shirka Taleex ee lagu yagleelay maamul goboleedka loo bixiyay Khaatumo, kaas oo ay sheegeen inuu yahay maamul ka madaxbanaan qaranimada Somaliland. Furitaankii shirkaas waxa ay bulshada Somaliland ka bixisay...

Madaxweynaha Oo Wasiiro U Diraya Gobalada Bari Ee Dalka

Published on Jan 18 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa go’aamiyay in wefti isugu jira wasiiro, xildhibaano iyo shakhsiyaad kale loo diro saddexda gobal ee bariga Somaliland ee kala ah Sool, Sanaag iyo Togdheer. Weftigan oo aan ujeedada safarkooda la shaacin ayaa sida ay ilo xogogaali...

Weriye Muha oo lagu maamuusay shahaado Sharafeed Doctorate Ah

Published on Jan 17 2012 // Warar
Weriye Muha oo lagu maamuusay shahaado Sharafeed Doctorate Ah
Addis Ababa(Geeska)-Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo shalay lagu qabtay xarunta Midowga Afrika ayaa waxa shahaado sharafeed Doctorate ah lagu guddoonsiiyay weriye Muha Daahir Faarax Jire oo ah saxafiyad reer Somaliland ah oo muddo saddex sannadood ahayd guddoomiyaha ururka saxaafadda qaaradda Afrika. Xafladaas...

Geeska Afrika Iyo Lafo-gurka Khudbadii Madaxweynaha

Published on Jan 15 2012 // Warar
Geeska Afrika Iyo Lafo-gurka Khudbadii Madaxweynaha
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay labada gole Baarlamaan u jeediyay khudbadiisii distoorku waajibiyay ee sannadlaha ahayd, waxaanu jeediyay khudbad isugu jirtay laba weji oo kala ah warbixinta xukuumadda ee sannadkii tagay iyo qorshe sannadkeedka 2012 ee...

Deg Deg: 22 Weriye Oo Hargeysa lagu xidhay

Published on Jan 15 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigtay 22 saxafi oo ka hawlgala hay’adaha warbaahineed ee madaxabanaan ee dalka. Saxafiyiintan ayay ciidamada ammaanku ka qabqabteen madaxtooyada horteeda iyagoo ku guddo jira dibad bax salmi ah oo ay ku muujinayeen sida ay uga xunyihiin...

Deg Deg: Madaxweynaha Oo Amray In Albaabada loo xidho Telefishanka HCTV

Published on Jan 14 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa caawa albaabada u xidhay telefishanka HCTV ee madaxabanaan ka dib markii uu Madaxweyne Siilaanyo amar ku bixiyay in la xidho. Ciidamada ammaanka ayaa caawa fiidkii tagay xarunta baahinta ee telefishanku ku leeyahay Hargeysa, waxaanay damiyeen baahintii ka socotay...

Wasiir Xirsi Oo Ku Mashquulsan Burinta Go’aan Uu Wasiirka Maaliyadu soo saaray

Published on Jan 14 2012 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa la sheegay inuu ku mashqulsanyahay burinta go’aan uu wasiirka maaliyadu Md. Maxamed Xaashi Cilmi ka soo saaray saabuunta, sharaabka iyo taydha dibada laga soo waarido, kaas oo uu dib u eegis ku sameeyay tacriifadii...

Cawil Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Digay Dheg Xumo Taariikheed

Published on Jan 14 2012 // Warar
Cawil Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Digay Dheg Xumo Taariikheed
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee maaliyadda xukuumadii hore Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ugu baaqay inuu iska ilaaliyo dheg xumo taariikheed oo kaga timaada shir siyaasadeedka ka socda Taleex oo lagaga dhawaaqay maamul ka madaxbanaan Somaliland. Md. Cawil,...

Gabay lagu cabiray hoggaaminta Siilaanyo, Kana Jawaabay dareenka bulshada oo caawa la soo bandhigay

Published on Jan 13 2012 // Warar
Gabay lagu cabiray hoggaaminta Siilaanyo, Kana Jawaabay dareenka bulshada oo caawa la soo bandhigay
Hargeysa(Geeska)-Waxa caawa  magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu soo bandhigay saddex gabay oo uu tiriyay hal-abuurka da’da yar ee Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah abwaaniinta reer Somaliland. Munaasibadan oo lagu qabtay Mansoor Hoteel, waxa gabayada...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ay Hoggaamintii Dalku Ku Soo Oodantay Sannad Gudihii

Published on Jan 12 2012 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ay Hoggaamintii Dalku Ku Soo Oodantay Sannad Gudihii
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa waxa soo waajahday xaalad siyaasadeed oo adag ka dib markii degmada Taleex ee gobalka Sool lagaga dhawaaqay maamul goboleed ka dhan ah Somailland oo ay samaysteen beelaha Dhulbahante. Maamul goboleedkan ayaa dadka siyaasadda falanqeeyaa...

Oday Qaybe Iyo Milicsiga Taariikhda Ugaaskii Warsengeli

Published on Jan 12 2012 // Warar
Oday Qaybe Iyo Milicsiga Taariikhda Ugaaskii Warsengeli
Intii aan Cadan degenaa ee aan gudoomiyaha Naadiga Soomaalida ahaa waxaa isna Cadan noogu yimid Garaad Maxamuud Cali Shire, Ilaahay naxariistii Jano ha ka waraabiyee, oo ahaa Garaadkii Warsangeli, kana soo jeeday Saldanad taariikh dheer, magac iyo maamuusna ku lahaa Somali dhexdeeda. Dagaalkii labaad...