Mudanayaal Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska Oo Su’aalo Qadiyadda Somaliland Ku Saabsan Ku Boobay Wasiirkooda Khaarajiga Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay

Published on Nov 30 2011 // Warar
Mudanayaal Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska Oo Su’aalo Qadiyadda Somaliland Ku Saabsan Ku Boobay Wasiirkooda Khaarajiga Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay
  London, (Geeska)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Ingiriiska iyo Hawlaha Barwaaqo-sooranka, Mr, William Hague, ayaa cadeeyey in kulan sannadka danbe la qorsheeyey Somaliland lagu soo casuumi doono, isla markaana uu hore si gaar gaar ah ula kulmay hogaamiyeyaasha Somaliland iyo Soomaaliya.   Mr,...

Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Isugu Jira Oo Ka Dhashay Dagaal Shalay Dhex Maray Milatariga Iyo Booliska Degmada Yagoori

Published on Nov 30 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa ka dhashay isku dhac shalay dhex maray ciidamada Booliska iyo Milatariga ee degmada Yagoori ee gobalka Sool. Hal askari oo ka tirsan ciidamada Booliska ayaa geeriyooday ka dib markii uu askari kale oo ciidamada qaranka ka tirsani xabad...

Cilmi Kabaal Oo Ka Sheekeeyay Sidii Uu Isu Baray Marxuum Cigaal Iyo Rayaale

Published on Nov 30 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Md. Cilmi Rooble Furre [Cilmi Kabaal], ayaa ka sheekeeyay sidii uu isugu geeyay Marxuum Cigaal iyo Daahir Rayaale Kaahin, oo Madaxweyne iyo Madaxweyne xigeen isu noqday doorashadii sannadkii 1997. Md. Cilmi Rooble Furre, wuxuu sheegay inuu...

Raysalwasaare Raila Odinga Oo Ka Hadlay Safar Uu Ku Yimaado Hargeysa

Published on Nov 29 2011 // Warar
Raysalwasaare Raila Odinga  Oo Ka Hadlay Safar Uu Ku Yimaado Hargeysa
  Nayrobi(Geeska)-Raysalwasaaraha Kenya Mr. Raila Odinga, ayaa markii u horaysay ka jawaabay wararkii sheegayay inuu caasimadda Somaliland ee Hargeysa safar ku iman doono.   Raysalwasaare Raila Odinga, oo uu dhawaan waraysi gaar ah la yeeshay saxafiga  caanka ah ee Cabdisalam Ibrahim Hereri,...

Marwo Aamina-Weris Oo Ka Hadashay Mawduucyo Madaxweynaha Laga Sugayay

Published on Nov 29 2011 // Warar
Marwo Aamina-Weris  Oo Ka Hadashay Mawduucyo Madaxweynaha Laga Sugayay
  Hargeysa(Geeska)-Marwada koowaad ee Somaliland Aamina Weris Sheekh Maxamed, ayaa ka hadashay xaaladaha dhaqaale, siyaasadaha dibadda iyo gudaha ee dalka, shir beeleedyadii dalka ka qabsoomay iyo arrimo kale. Marwo Aamina-Weris, oo waraysi gaar ah magaalada London ku siisay telefishanka HCTV, waxa...

Qorshe-xumada Soo Noqoshada Madaxweynaha Iyo Is Hortaagga Cukuse Ee Su’aalaha Oo Joogto Noqoday

Published on Nov 29 2011 // Warar
  Faallo: Weriye Cali Jaamac Maxamed   Muddo sannad iyo badh ku dhow oo talada dalka ay haysay xukuumadda la doortay ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa maalinba maalinta ka dambaysa soo ifbaxayey fadeexado maamul oo la xidhiidha haykalka iyo nidaamka dawladnimo ee aasaaska...

Ciidamada Ammaanka Oo Shalay Madaarka Hargeysa Ku Qabtay Rag Dhaawac Ah

Published on Nov 29 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Ciidamada ammaanka ee madaarka Hargeysa ayaa shalay qabtay afar nin oo dhaawac ah oo la socday diyaarad la sheegay inay ka timid magaalada Muqdisho. Afartaas nin ee dhaawaca ah ayaa waxa ku yaala xabado kala duwan, waxaanay saddex nin oo waday sheegeen inay ku dhaawacmeen dagaal...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xukuumaddiisa Ka Difaacay Kala Socod Lagu Eedeeyay Iyo Aragtidiisa Hawlgalada Somaliya Laga Wado

Published on Nov 29 2011 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xukuumaddiisa Ka Difaacay Kala Socod Lagu Eedeeyay Iyo Aragtidiisa Hawlgalada Somaliya Laga Wado
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay dalka dib ugu soo noqday ka dib muddo bil ah oo uu fasax ku maqnaa. Madaxweyne Siilaanyo oo ka soo kicitimay dalka Djibouti, wuxuu barqadii shalay soo gaadhay magaalada Hargeysa oo ay ugu soo diyaar garoobeen Madaxweyne-xigeenka,...

Ururada Maxaliga Ah Ee Muqdisho Oo Mudadii Uu Madaxweyne Siilaanyo Talada Hayay Bilaabay Inay Dalka Ka Hawlgalaan

Published on Nov 27 2011 // Warar
Ururada Maxaliga Ah Ee Muqdisho Oo Mudadii Uu Madaxweyne Siilaanyo Talada Hayay Bilaabay  Inay Dalka Ka Hawlgalaan
  Hargeysa(Geeska)-Tan iyo intii ay xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa isa soo taraya  socodka iyo  fur-furnaanta ururada samofalka ee Somaliya ka hawgala oo socdaalo kala duwan ku yimaada magaalada Hargeysa.   Mudadaas uu Madaxweyne Siilaanyo talada hayay waxa...

Wasaaradda Ciyaaraha Oo Soo Saartay Isku Aadka Gobalada Kala Duwan Ee Dalka

Published on Nov 27 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqday isku aadka tartanka ciyaaraha kubadda cagta iyo gacanta ee gobalada dalka oo la filayo inay maalmaha soo socda sida loo qorsheeyay ku qabsoonto magaalada Burco. Wasaaradu waxay soo saartay isku aadka ciyaaraha...

Adeegsiga Elektarooniga: Halis Cafimaad Oo Aan La Dhaadin Iyo Daymo La’aanta Dawladda Hoose

Published on Nov 27 2011 // Maqaalo
  Prof. Cabdi Xuseen Maraykan (Flosy) Casrigan aynu joogno waxa adduunka ku sii fidaya adeegsyida qalabka elegtarooniga (electronic) oo suurtagelisay xidhiidhka kumannaan dadwetne ah oo dacalada dunida ku kala nool inay si dhib yar ugu wada xidhiidhaan qaabab kala duwan oo ay ka mid yihiin, qoraallo,...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xeerka Bangiyada Ee Golaha Horyaala

Published on Nov 26 2011 // Warar
  Hargeysa, (Bloomberg/Geeska)- Xukuumadda Somaliland ayaa ansixin doonta xeerka baananka horaanta sannadka 2012, oo abuuraya baanka dhexe, isla markaana sahlaya in baananka caalamigu ka bilaabaan hawlahooda, sida Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland sheegay. Xeerka baanka dhexe ee Somaliland, oo...

Wada Hadalada Hindisihii Xasan Ciise Ee UCID Iyo UDHIS Oo Maanta Bilaabmaya Iyo Aragtiyaha Bulshadu Ka Bixisay Midowgooda

Published on Nov 26 2011 // Warar
Wada Hadalada Hindisihii Xasan Ciise Ee UCID Iyo UDHIS Oo Maanta Bilaabmaya Iyo Aragtiyaha Bulshadu Ka Bixisay Midowgooda
  Hargeysa(Geeska)-Bulshada Somaliland waxa si weyn u soo jiidatay aragtidii uu Xasan Ciise Jaamac, toddobaadkan soo bandhigay ee salka ku haysay midaynta xisbiga UCID iyo ururka UDHIS iyo weliba ururo kale oo aanu magacaabin.   Aragtidaas Xasan Ciise Jaamac, oo ay dad badani u arkaan inay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ilduufay Fursad Diblomaasiyadeed Oo Dahabi Ah Iyo Jawaabta Doodda Ah Ee Wasiirka Arrimaha Dibadda

Published on Nov 26 2011 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ilduufay  Fursad Diblomaasiyadeed Oo Dahabi Ah Iyo  Jawaabta Doodda Ah Ee Wasiirka Arrimaha Dibadda
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ilduufay fursad dahabi ah oo wax u tari lahayd qaddiyadda Somaliland, ka dib markii uu habeen hore soo gaadhay magaalada Addis Ababa.   Madaxweyne Siilaanyo ayaa markii uu ka soo degay madaarka Addis Ababa, wuxuu degay...

Xasan Ciise Oo Soo Bandhigay Han Uu Ku Samayn Karo Xisbi Haysta Cududa Shacabka Oo Ka Dhasha UCID Iyo UDHIS Iyo Jawaabta Faysal Cali Waraabe

Published on Nov 25 2011 // Warar
  Hargeysa, (Geeska)- Xaflad loogu wanqalayey urur siyaasadeedka UDHIS kana soo qeybgaleen masuuliyiin taariikho kala duwan ku leh Somaliland ayaa shalay ka dhacday hotelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa. Xafladan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay kana soo  qeybgaleen taageerayaal...

“Ururo Reero Ahi Xisbiyo Reer Ah Ayuun Bay Keenayan, Waxanse Maanta Ku Kalsoonahay Haddii Uu UDUB Dhaco In Bedelkii Yimid”

Published on Nov 25 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Afhayeenka xisbiga UDUB Md. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey), ayaa ka hadlay cadaawad iyo dagaalo siyaasadeed oo uu ku kasbaday isbedel mug leh oo uu ugu magac daray UDUB la aslay oo uu doonayay in lagu sameeyo xisbiga UDUB. Cali-Gurey oo shalay hadal ka jeediyay munaasibad balaadhan...

Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Oo Markii U Horaysay Si Si Rasmi Ah U Caddeeyay Mawqifkiisa Siyaasadeed Iyo Ururka Uu Ka Tirsanyahay

Published on Nov 23 2011 // Warar
Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax  Oo Markii U Horaysay Si  Si Rasmi Ah U Caddeeyay  Mawqifkiisa Siyaasadeed Iyo Ururka Uu Ka Tirsanyahay
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne xigeenkii labaad ee Somaliland Md. Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa caddeeyay inuu ka mid yahay urur siyaasadeedka UDHIS oo maanta si rasmi ah loogaga dhawaaqayo magaalada Hargeysa.   Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, oo doorashadii madaxtooyo ee sannadkii...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Badheedh Ah Uga Qayb Gashay Shir Ay Dawladda Shariif Iyo Puntland Joogeen

Published on Nov 23 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah uga qayb gashay shir ay goob joog ka ahaayeen dawladda Somaliya ee tamarta daran iyo maamul goboleedka Puntland. Shirkaas oo socday hal maalin, waxa uu Isniintii ku qabsoomay xarunta urur goboleedka IGAD ee dalka Djibouti, waxaanay ujeedadiisu...

Wasiirka Caafimaadka Oo Hay’adda UNFPA Kala Wareegay Baabuur Ambalas Ah

Published on Nov 23 2011 // Warar
Wasiirka Caafimaadka  Oo Hay’adda UNFPA Kala Wareegay Baabuur Ambalas Ah
    Hargaysa ( Geeska ) Wasiirka Wasaada Caafimaadka Dr.Xuseen Muxumed Maxamed  (Xoog ) ayaa ka gudoomay Hay’ada UNFPA gaadhi Anbalaasa oo ay hay’adu ugu talo gashay in uu wax ka taro baahiyaha ka jira cisbitaalada ka baxsan magaalooyinka waaweyn.   Madaxa hay’da...

Qalinkaa Wax Suureeya 16

Published on Nov 22 2011 // Columnists
  Qalinkii Axmed Cabdiraxman Sheekh Bashiir Somaliland iyo Hal-abuurka Siyaasadda: Araar, hordhac iyo taariikho aad loo xasuusto ma jecli in aan ku lumiyo wakhtiga akhristaha iyo mucda qoraalkan, waxaan si toos ah u abbaarayaa arrinka aan rabo in aan tilmaamo oo ah in Somaliland ay hal-abuur siyaasadeed...

Qalinkaa Wax Suureeya 15

Published on Nov 22 2011 // Columnists
  Axmed Cabdiraxmaan Sh Bashiir   Hal-abuurka iyo Nolosha 5 Noloshu uma baahna in xoogga la saaro dhismaha siyaasadda oo keliya, in kasta oo dhismaha siyaasaddu ku leeyahay door laxaad weyn habsami u socodka nolosha, haddiiba aanay jirin degenaansho siyaasadeed iyo maamul wadaag ku qotoma danwadaagta...

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Geedigiisii Siyaasadeed Ku Furay Xisbiga UDUB Oo Uu Ku Biirayo

Published on Nov 22 2011 // Warar
Aqoonyahan Jamaal Cali  Xuseen Oo Geedigiisii Siyaasadeed  Ku Furay Xisbiga UDUB Oo Uu Ku Biirayo
  Hargeysa(Geeska)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, oo ah guddoomiyaha baanka caalamiga ah ee CitiBank ee xafiiska dalka Tanzania ayaa si rasmi ah u go’aansaday inuu ku biiro xisbiga mucaaradka ah ee UDUB oo ka mid ah axsaabta qaranka Somaliland.   Dr. Jamaal, oo ah aqoonyahan, qoraa iyo...

Wasiir Maxamed Xaashi Oo Geeska Afrika Uga Jawaabay Su’aalo Ku Saabsan Wasaaradiisa, Dhaqaalaha Dalka Iyo Xafiis Baadhised Oo Uu Sameyay

Published on Nov 22 2011 // Warar
Wasiir Maxamed Xaashi Oo Geeska Afrika  Uga Jawaabay Su’aalo Ku Saabsan Wasaaradiisa, Dhaqaalaha Dalka Iyo Xafiis Baadhised Oo Uu Sameyay
  Hargeysa, (Geeska)- Wasiirka Maaliyada Eng, Maxamed Xaashi Cilmi ayaa difaacay sharciyadda abuuritaanka waax baadhiseed wasaaradiisa ah oo uu dhawaan sameeyay, isla markaana sheegay inay keentay baahi ay u qabaan oo ay ka waayeen xafiiska hantidhowrka.   Eng. Maxamed Xaashi ayaa sheegay...

Xalay Iyo Nuxurka Khudbad Uu Muuse Biixi U Jeediyay Dadweynaha Reer Berbera

Published on Nov 22 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay hadal u jeediyay dadweynaha reer Berbera oo si weyn ugu soo baxay dhagaysiga khudbadiisa. Md. Biixi, wuxuu dadweynaha reer Berbera iyo gobalka Saaxil uga mahadceliyay sidii ay u soo dhaweeyeen markii uu Axadii tagay...

“Hay’adaha Fulinta, Garsoorka Iyo Xeer Dejintu Way Kala Madaxbanaanyihiin”

Published on Nov 22 2011 // Warar
“Hay’adaha Fulinta,  Garsoorka Iyo Xeer Dejintu  Way Kala Madaxbanaanyihiin”
  Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay inaanay jirin wax ogaysiin ah oo lagu wargeliyay in qadiyad ka dhaxaysay isaga iyo xisbiga UCID loo gudbiyay maxkamadda sare.   Komishanka dorashoyinka ayaa qoraal ay Sabtidii qoreen,...

Golaha Wakiilada Oo Shalay Dood Adag Ka Yeeshay Xeerka Baananka

Published on Nov 22 2011 // Warar
  Golaha wakiilada ee Somaliland ayaa fadhigoodii shalay dood adag ka yeeshay xeerka baanka dhexe oo golahaasi ay hore ugu soo gudbiyeen gudiga dhaqaalaha ee golahaasi. Ugu horayn gudoomiyaha gudiga dhaqaalah ee golahaasi md: Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi ayaa golaha ka hor akhriyey sidii...

Faysal Cali Waraabe Oo Cambaareeyay Daraasadii Uu Machadka IRI Soo Bandhigay

Published on Nov 22 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay ka fiirsanayaan wada shaqayntii ay la lahaayeen hay’adda IRI, gaar ahaan xafiiskeeda Hargeysa. Md. Faysal, oo shalay saxaafadda u waramay, wuxuu daraasad ay hay’adda IRI dhawaan sheegtay inay samaysay...

Guddiga Doorashooyinka Oo Qoraal Rasmi Ah Maxkamadda Sare Ugu Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Guddoomiye Cirro, Uurcade Iyo Xildhibaano Kale

Published on Nov 20 2011 // Warar
Guddiga Doorashooyinka Oo Qoraal Rasmi Ah Maxkamadda Sare Ugu Gudbiyay Dacwad Ka Dhan  Ah Guddoomiye Cirro, Uurcade Iyo Xildhibaano Kale
  Hargeysa(Geeska)-Guddiga doorashooyinka ayaa maxkamadda sare ee qaranka u gudbiyay dacwad ka dhan ah guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), maayar xigeenka Hargeysa Maxamed Cabdillaahi Uurcade iyo xildhibaano ka tirsan wakiilada oo hore u sheegay inay...

Wasiir Cadami Oo Saluugay Qaabka Ay U Dhisantahay Wasaaradda Gaashaandhigu, Kana Hadlay Darajada Ciidamada Qaranka

Published on Nov 20 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirka gaashaandhiga Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa naqdiyay qaabka ay u dhisantahay wasaaradda gaashaandhigu, waaanu sheegay inuu jiro qorshe lagu habaynayaa. Wasiir Cadami oo shalay waraysi siiyay Bulsho TV, wuxuu sheegay inuu arko saluug ka jira qaabka ay u dhisantahay...

UDUB Iyo UCID Oo Ka Waramay Natiijada Kulan Ay La Yeesheen Guddiga Dorashada

Published on Nov 20 2011 // Warar
  Hargaysa( Geeska )-Labada xisbi ee mucaaradka ee UDUB iyo UCID ayaa shalay kulan la qaatay Komishanka doorashooyinka ee qaranka kulankaas oo ay kaga hadlayeen sababta loo laalay diiwangalintii iyo arimo kale. Markii shiirkaas ay xisbiyadu la qaateen komishanka doorashooyinka qaranka uu soo dhamaaday...

Culaysyo Soo Waajahay Murashaxnimada Muuse Biixi Ee KULMIYE Iyo Murashax La Tuhunsanyahay Inuu Caqabad Ku Noqon Karo Oo Hargeysa Ku Soo Beegan

Published on Nov 19 2011 // Warar
Culaysyo Soo Waajahay Murashaxnimada Muuse Biixi Ee KULMIYE Iyo Murashax La Tuhunsanyahay Inuu Caqabad Ku Noqon Karo Oo Hargeysa Ku Soo Beegan
  Hargeysa(Geeska)-Markii uu Madaxweyne Siilaanyo la wareegay talada qaranka Somaliland bishii Julay ee sannadkii 2010, waxa uu maalmo yar ka dib xilkii guddoomiyenimada xisbiga KULMIYE ku wareejiyay ku xigeenkiisii Md. Muuse Biixi Cabdi. Ka hor xil wareejintaas uu sameeyay Madaxweyne Siilaanyo,...

Xukuumadda Oo Magaalada Borama Ka Abaabulaysa In La Sameeyo Dibad Bax Ka Dhan Ah Kooxda Awdal State

Published on Nov 19 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa abaabulaysa in Borama lagu qabto dibad bax ka dhan ah kooxda Awdal State oo dhawaan samaysatay maamul.