Abwaan Hadraawi oo ka hadlay Deeqdii Muqdisho La Geeyay iyo Sababta uu u soo noqday

Published on Sep 28 2011 // Warar
Abwaan Hadraawi oo ka hadlay Deeqdii Muqdisho La Geeyay iyo Sababta uu u soo noqday
Hargeysa(Geeska) – Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi), oo ka mid ahaa weftigii Somaliland ee Muqdisho u qaaday deeqda ay umadda reer Somaliland u ururiyeen dadka ku tabaalaysan Somaliya, ayaa shalay dalka ku soo laabtay. Abwaan Hadraawi, oo Hargeysa ugu soo noqday arrimo u gaar ah, wuxuu...

Sir Maxamuud Cumar-yare iyo Fanaaniin Kale Oo Booqday Tiyaatarka Hargeysa

Published on Sep 28 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska) – Xubno ka tirsan fanaaniinta reer Somaliland oo uu horkacayay hobalka caanka ah ee Sir Maxamuud Cumar-yare islamarkaana uu ka mid ahaa orodyahanka Mo Faarax, ayaa Axadii soo kormeeray tiyaatarka Hargeysa oo uu hadda dhisme ka socdo. Tiyaatarka Hargeysa oo ku dumay dagaaladii...

Guddoomiye Cirro Oo Soo Jeediyay In Danjire Mahiga Dalka Laga Mamnuuco

Published on Sep 25 2011 // Warar
Guddoomiye Cirro Oo Soo Jeediyay In Danjire Mahiga Dalka Laga Mamnuuco
Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag uga hadlay talaabada ee ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliya Danjire Augustine Mahiga ku farogeliyay siyaasadda arrimaha gudaha ee Somaliland, ka dib markii...

Wasiirka Duulista iyo hawada oo sharaxay sababaha loo iibinayo xarunta wasaaradiisa

Published on Sep 21 2011 // Warar
Wasiirka Duulista iyo hawada oo sharaxay sababaha loo iibinayo xarunta wasaaradiisa
Hargeysa(Geeska) -Wasiirka duulista iyo hawada ee Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa caddeeyay in la go’aansaday in la iibiyo xarunta wasaaradda duulista iyo hawada, waxaanu sheegay inuu Madaxweynuhu u saaray guddi. Wasiir Maxamuud Xaashi, oo xalay waraysi gaar ah siiyay Wargeyska Geeska...

Wasiirkii Hore Ee Caafimaadka Dawladda Sheekh Shariif Oo Hargeysa Jooga

Published on Sep 21 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska) – Waxa magaalada Hargeysa maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Maxamuud Jirde Xuseen oo ahaa wasiirkii hore ee caafimaadka ee dawlada Sheekh Shariif, gaar ahaan xukuumadii Cumar Cabdirashiid Sharmaarke. Ganacsade Maxamud Jirde Xuseen, oo ah muwaadin u dhashay Somaliland balse aaminsanaa...

Waraysi Gaar Ah: Dr. Sacad Sheekh Cismaan Nuur

Published on Sep 20 2011 // Warar
Waraysi Gaar Ah: Dr. Sacad Sheekh Cismaan Nuur
Hargeysa(Geeska) – Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyay Somaliland Dr. Sacad Sheekh Cismaan Nuur, ayaa ka hadlay sida uu u arko aragtida uu Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi u bandhigay Maraykanka ee ah in Somaliland la siiyo aqoonsi hoosaad u dhigma midka maamulka Falastiiniyiinta. Ambassador...

Saddex Mudane oo Ka Tirsan Aqalka Koongarayska Maraykanka Oo Isku Maalin La Kulmay Wasiirka Arrimaha dibadda Somalilnd iyo Raysalwasaaraha Sheekh Shariif

Published on Sep 17 2011 // Warar
Saddex Mudane oo  Ka Tirsan Aqalka Koongarayska Maraykanka Oo Isku Maalin La Kulmay Wasiirka Arrimaha dibadda Somalilnd iyo Raysalwasaaraha Sheekh Shariif
Washington(Geeska) -Saddex mudane oo ka tirsan aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa shalay laba kulan oo wax yar kala dambeeyay la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Raysalwasaaraha dawladda tamarta daran ee Muqdisho Cabdiweli Maxamed Gaas. Saddexdaas mudane...

Somaliland oo iska ilowday masuliyiinteeda Garowe Ku Xidhan

Published on Sep 17 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska) -Xukuumadda Somaliland ayaa u muuqata inay iska ilowday xubno isugu jira masuuliyiin iyo ciidamo ka tirasn Somaliland oo ay maleeshiyaadka maamul goboleedka Puntland dhawaan ka qafaasheen deegaanka Taleex. Masuuliyiintaas oo ay dhexda u galeen maleeshiyaad taabacsan maamulka Puntland,...

Meles Zenawi Oo Soo Jeediyay in Somaliland la siiyo aqoonsi hoosaad

Published on Sep 14 2011 // Warar
Meles Zenawi Oo Soo Jeediyay  in Somaliland la siiyo aqoonsi hoosaad
Hargeysa(Geeska )-Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa soo jeediyay in Somaliland la siiyo aqoonsi hoosaad u dhigma midka ay haystaan maamulka Falastiiniyiintu. Meles Zenawi, wuxuu sheegay in haddii Somaliland la siiyo aqoonsi hoosaadkaasi uu ka caawin doono arrimo badan oo ay ugu horayso inay...

Waraysi lala yeeshay Suldaan Daakir

Published on Sep 14 2011 // Warar
Hargaysa(Geeska) — Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ka mida sulaadiinta beesha Gabooye ayaa guddidii uu Madaxwayne Axmed Siilaanyo u magaabay inay ka soo talo baxiyaan sidii ay siyaasada uga soo qayb gali kari lahaayeen beelaha la hayb-sooco  iyo haweenka waxa uu u soo jeediyay inay beelaas...

Milicsiga Wargeyska: Yaa Mudan inay Qaado Mucaawinada Soomaaliya?

Published on Sep 13 2011 // Warar
Milicsiga Wargeyska: Yaa Mudan inay Qaado Mucaawinada Soomaaliya?
Mar haddii ay dawladu go’aamisay in lacagtii caawimada ahayd ee la ururiyay la gaadhsiiyo dadka tabaalaysan ee ay abaaruhu ku waxyeeleeyeen dalka Somaliya, waxa haboon in aad looga baaraan dego sidii deeqdaas loo gaadhsiin lahaa cidda loogu tallo galay. Ka sokow wareejinta deeqdaas waxa iyana muhiim...

Cali Gurey Oo U Hanjabay Shirguddoonka Wakiilada

Published on Sep 13 2011 // Warar
Hargaysa(Geeska) -Afhayeenka xisbiga UDUB Md. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey), ayaa ku hanjabay inaanu xisbiga UDUB teelo u dhigan doonin sidii xilka looga qaadi lahaa xubnaha shirguddoonka oo uu eeddo kala duwan u jeediyay. Mujaahid Cali-Gurey, kulan qado ah oo uu xisbiga UDUB shalay isugu yimid,...

Cawil Oo Ka Hadlay Eedaha Uu Gudomiye-xigeenka KULMIYE U Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Aragtidiisa Magacabista Daakhiliga Ee Wasiir Duur

Published on Sep 10 2011 // Warar
Cawil Oo Ka Hadlay Eedaha Uu Gudomiye-xigeenka KULMIYE U Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Aragtidiisa Magacabista  Daakhiliga Ee Wasiir Duur
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii UDUB Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay eeddo kala duwan oo uu guddoomiye xigeenka KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir u jeediyay Madaxweyne Siilaanyo. Md. Cawil, wuxuu Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo ay isku reer hoose ka soo jeedaan ku...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dugsanaya Ceebo Uu Ku Naqdiyi Jiray Xukuumadii Daahir Rayaale

Published on Sep 10 2011 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dugsanaya Ceebo Uu Ku Naqdiyi Jiray Xukuumadii Daahir Rayaale
  Cadadka 897aad ee Wargeyska Geeska Afrika oo soo baxay  20 March 2010, ayaa Madaxweyne Siilaanyo oo xilligaas ahaa guddoomiyaha KULMIYE, wuxuu ku yidhi, "Waxa la yidhi, Labadii xaqdarro ku heshiisaa xaqa ayay ku colowdaa, waa uun maamul xummidaa ummadu ku wadda ogtahay iyo qaab darraddaas...

Dagaal Ka Dhacay Kililka Shanaad Ee Somalida Itoobiya Oo Dhaawac Iyo Dhimasho Keenay

Published on Sep 10 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Inta la ogyahay shan ruux ayaa ku geeriyooday dagaal dhex maray dad xoolo dhaqato  oo u dhashay deegaanka Somalida Itoobiya ah iyo ciidan hubaysan oo ka soo jeeda Beesha Ogaden. Dagaalkaas oo sida la sheegay shalay ka dhacay dhinaca Koonfureed ee deegaanka Dacawalay ee kililka shannaad...

Meles Oo Sheegay In IGAD Sugayso Ammaanka Meelo Ku Yaala Gudaha Somaliya

Published on Sep 10 2011 // Warar
Meles Oo Sheegay In IGAD Sugayso Ammaanka Meelo Ku Yaala Gudaha Somaliya
Nayrobi(Geeska)-Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay in dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ay diyaar u yihiin inay gacan ka gaystaan sugidda ammaanka goobo ku yaala xuduudka Somaliya. Meles Zenawi, oo ka qayb galay shir ay khamiistii Nayrobi ku yeesheen hoggaamiyayaasha bariga Afrika...

Madaxweynaha Oo Wasiiro Iyo Xubno Guurti Ah U Diray Xal U Helida Khilaafka Ugaaska Ee Awdal

Published on Sep 10 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa magaalada Borama ee gobalka Awdal u diray guddi gaar ah oo uu u xulay inay soo xaliyaan khilaafka adag ee ka dhashay soo dhawaynta iyo caleemo saarka Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble oo ku sugan magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya. Qaar...

Beesha Ciise Muse Bari Oo Qaadacday Shirka Dubur Ee Dhawaan Lagu Baaqay

Published on Sep 10 2011 // Warar
Hargaysa ( Geeska )Cuqasha, Odayasha iyo waxgaradka beesha Ciise Muuse Bari ayaa doobalka ka qaaday in joojiyeen shirkii beesha Ciise Muuse u balansanayd in lagu qabto magaalda Dubur ee ka tirsan Degmada Kheekh, isla markaana ay   ku raacen beeha Ciise Muuse Galbeed soo jeedintii ay soo jeedineen...

Qalinkaa Wax Suureeya 8

Published on Sep 08 2011 // Columnists
  Axmed Cabdiraxmaan Sh Bashiir NIN KAA XOOG WEYN LAMA GARAMI KARTIDA       Waa murti ka mid ah murtida  bulsho waynta soomaaliyeed qaar ka mid ahi isticmaalaan, inkasta oo soomalidu leedahay suugan dhaxal gal ah oo soo jireen ah, hadana murti badan oo laga dhaxlay ama...

Wasaaradii Ciyaaruhu Waxay Isu Bedeshay Goob Dilaal

Published on Sep 06 2011 // Maqaalo
  Musate Cabdi Cilmi   Sidaynu ognahay baryahanba waxa ku jiray wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Hantidhawrka. Arintan oo dareen laxaadleh ku abuurtay bahda ciyaaraha. Haddaba waxa la yaab leh halka habaarku uga yimid wasaarada, miyaanay waayinba mid dilaala.? Dawlada maanta dalka ka talisaa...

Dhallinyaradii Reer Somaliland Ee Liibiya U Tahriibay Oo Xabsiyo Galay Iyo Muuqaalada U Dambeeyay Ee Laga Soo Qaaday Halka Lagu Hayo

Published on Sep 06 2011 // Warar
Dhallinyaradii Reer Somaliland Ee Liibiya U Tahriibay Oo Xabsiyo Galay Iyo Muuqaalada U Dambeeyay Ee Laga Soo Qaaday Halka Lagu Hayo
  Hargeysa(Geeska)-Dhallinyaro tiro badan oo isugu jira kuwo reer Somaliland ah iyo kuwo u dhashay dalka Somaliya ayaa ku xayiran meelo kala duwan oo ka mid ah dalka Liibiya, ka dib markii ay ku guuldaraysteen inay uga sii gudbaan dalalka Yurub. Dhallinyaradaas ayay xaalad adagi la soo deristay...

Beesha Muuse Carre Oo Shir Isugu Tagtay Deegaanka Cali Ciise Iyo Caaqilka Guud Oo Ka Waramay

Published on Sep 06 2011 // Warar
  Hargaysa( Geeska)-Chief Caaqil Cabdiwali Maxamuud Faarax oo ka mida cuqaasha beesha Muuse Care ayaa ka xog waramay socdaal ay ku tageen Odayaal,Siyaasiyiin iyo xubno kale oo muhiima oo beeshaas ka tirsani magaalada Cali Ciise ee gobalak Sanaag, waxaanu  sheegay inay xadhiga kaga soo jareen...

Hargeysa: Bulshada Oo Wax Iska Weydiisay Boolis Habeenkii Jidadka Tuban Iyo Jawaabta Taliye Saqadhi

Published on Sep 06 2011 // Warar
Hargeysa: Bulshada Oo Wax  Iska Weydiisay Boolis Habeenkii Jidadka  Tuban  Iyo Jawaabta Taliye Saqadhi
  Hargeysa(Geeska)-Labadii habeen ee u dambeeyay waxa jidadka magaalada Hargeysa la soo dhoobay ciidamo boolis ah oo baadhaya baabuurta magaalada iskaga gooshta iyo wax kasta oo ku jira. Ciidamadan oo lagu arkayay inta badan ee jidadka caasimadda iyo weliba qaar ka mid ah xaafadaha oo ay gaaf wareegayaan,...

Qaramada Midoobay Oo Ku Fashilantay Inay Somaliland Ku Dhex Tuurto Shirka Muqdisho

Published on Sep 06 2011 // Warar
Qaramada Midoobay Oo Ku Fashilantay Inay Somaliland Ku Dhex Tuurto Shirka Muqdisho
  Hargeysa(Geeska)-Iyadoo shalay la soo gunaanaday wejiga koowaad ee  shirka Muqdisho ka socda ee ay Qaramada Midoobay dilaalka ka tahay, ayaa waxa ay dhinaca kale Qaramada midoobay ku fashilantay inay Somaliland shirkaas ka qayb gasho.   Shirkan oo uu gadhwadeen ka ahaa ergayga Qaramada...

Shirka Beeshe Ciise Muuse Oo La Cayimay Goorta Uu Qabsoomayo Iyo Goobta Uu Ka Dhacayo

Published on Sep 06 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Guddida qabanqaabada shirweynaha beesha gobolka Saaxil (Ciise Muuse), ayaa shaaciyay wakhtiga uu dhacayo shirweyne beeshaasi hore u iclaamisay inay ku qabsan doonaan deegaanka Dubur ee gobolka Saaxil. War-saxaafadeed ay shalay soo saareen Guddida qabanqaabadda oo uu ku saxeexanyahay...

Dadka Oromada Ah Ee Hargeysa Jooga Oo Dareen Walaac Leh Ka Bixiyay In La Masaafuriyo

Published on Sep 06 2011 // Warar
Dadka Oromada Ah Ee Hargeysa Jooga Oo Dareen Walaac Leh Ka Bixiyay In La Masaafuriyo
    Hargaysa (Geeska) Dadka Oramada ah ee kunool magaalda Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay go’aanka ay wasarada arimaha gudahu ka soo saartay dadka soo galootiga ah, gaar ahaa dadyawga ka  yimid dhanka wadanka Itoobiya. Tiro kamida dadka u dhashay qoomiyada Oromadda uu wargaysaka...

Qalinkaa Wax Suureeya 7

Published on Sep 06 2011 // Columnists
  Axmed Cabdiraxmaan Sh Bashiir Soonka iyo Xoriyadda   Xoriyaddu, waa kelmad aad uga muuqata nolosha qofka ee gaarka ah iyo tan guudba, dhadhan aad u fiican ayey u leedahay bulshada heerarkeeda kala duwan, waa sallaan loo fuulo danta qofka iyo tan dadweynaha, waxa sabab iyo asal looga dhigaa...

Milicsiga Wargeyska : Madaxweynuhu Muxuu Ku Xushay Wasiir Duur?

Published on Sep 04 2011 // Warar
Milicsiga Wargeyska : Madaxweynuhu Muxuu Ku Xushay Wasiir Duur?
  Mudane Maxamed Caraale Nuur (Duur), ayuu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inuu noqdo wasiirka arrimaha gudaha. Madaxweynuhu wuxuu digreetadiisa ku sheegay inuu go’aankan qaatay markii uu ku qancay in Mudane Duur jagan buuxin karo, jawaabta Duurna waxay noqotay inuu markiiba qalbi furan...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda

Published on Sep 04 2011 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xalay Magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay magacaabay guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed madaxtooyada ka soo baxay, Madaxweynuhu wuxuu magacaabay guddi ka kooban 7 xubnood. Warsaxaafadeedkaas uu ku saxeexnaa Afhayeenka Madaxtoyadu...

Aadan Mire Waqaf Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Eng Faysal Cali Waraabe

Published on Sep 04 2011 // Warar
Aadan Mire Waqaf Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Eng Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(Geeska)- Garabka UCID ee uu hoggaamiyo Aadan Mire Waqaf, ayaa jawaab ka bixiyay hadalo uu sheegay guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe. Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxtooyada ku eedeeyay inay galeen dad aaminsan fikirka Somaliweyn, waxa kale oo uu ka hadlay xisbiga UCID oo uu khilaaf sharciyeed...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Xildhibaan Tannock Charles Oo Ka Tirsan Baarlamanka Yururb

Published on Sep 04 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay qaabilay xildhibaan Charles Tannock oo ah afhayeenka dibadda ee Barlamaanka Midowga Yurub, kaas oo shalay gelinkii hore safar ku yimid Hargeysa. Xildhibaankan ayaa caan ku ah u doodista qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland,...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Sheegay Inuu Samaynayo Xeer Lagu Dhaqo Fanaaniinta

Published on Sep 04 2011 // Warar
Hargaysa (Geeska) Wasiirka dhalinyarada ciyaaraha iyo dhaqanka ee Somaliland Cabdi Saciid Faahiye ayaa sheegay inay si fiican ku soo dhamaadeen khilaafyo ragaadiyay ciyaarahii gobalada Togdheer iyo Gabiley, sidoo kale waxa uu wasiirku daboolka ka qaday inay haatan gacanta ku hayaan xeer la doonayo in...