Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Martiqaad Ay Qaramada Midobay Ugu Soo Dirtay Inay Somaliland Ka Qayb Gasho Shir Muqdisho Ka Dhacaya

Published on Aug 27 2011 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Martiqaad Ay Qaramada Midobay Ugu Soo Dirtay Inay Somaliland Ka Qayb Gasho Shir Muqdisho Ka Dhacaya
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa gaashaanka ku dhuftay qorshe ay Qaramada Midoobay ula timid kaas oo ku saabsan inay Somaliland ka qayb gasho shir horaanta bisha dambe ee September ka dhacaya magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya kaas oo loogu magac daray shirka...

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ganacsatada Ugu Baaqay Inay Xod-xodashada Ka Daayaan Masuuliyiinta Dawlada

Published on Aug 27 2011 // Warar
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ganacsatada Ugu Baaqay Inay Xod-xodashada  Ka Daayaan Masuuliyiinta Dawlada
  Hargaysa(Geeska) Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta ee Somaliland Ismaaciil Muumuin Aar ayaa u soo soo jeediyay bulshada Somaliland gaar ahaan ganacsatada lacagta haysata inay ilaaliyaan hantida qaranka, isla markaana aanay lacag ku xodxodan masuuliyiinta dawlada. Wasiirka ayaa sidoo kale ka...

Guddoomiye-xigeenka SONSAF Oo Ka Hadlay Shir Uu Kaga Qayb Galay Dalka UK

Published on Aug 27 2011 // Warar
Guddoomiye-xigeenka SONSAF Oo Ka Hadlay Shir Uu Kaga Qayb Galay Dalka UK
  Hargeysa (Geeska) Gudoomiye ku xigeenka ururka aan dawliga ahayn ee SONSAF Md. Xasan Axmed Xuseen  (Xasan Bulbul), oo ka soo laabtay dalka UK ayaa ka war bixiyey kulamo uu la qaatay beesha caalamka iyo baarlamanka Ingiriiska, aqalka odayaasha ee dalka UK, isaga oo sheegay inay ka wada hadleen...

Maanta Maxaa Shalay Uga Eeg?

Published on Aug 27 2011 // Maqaalo
by: Axmed –deeq   Socdaal laba todobaad qaatay baan gaadhi ku kala bixiyay qaybaha Soomaaliya.  Waxaan jaray masaafo dhan saddex kun oo mayl. Waxaanan ka gudbay dhulal saxare ah, kaymo cufan iyo deegaanno xoola-ley iyo beera-ley labadaba leh. Muddadaa waxaan ku badh-xamay dadwaynaha....

Somaliland: Dal Dimuqradiyada Ku Gaadhay Kharash Yar Iyo Caawimo La’aan

Published on Aug 27 2011 // Warar
Somaliland: Dal Dimuqradiyada Ku Gaadhay Kharash Yar Iyo Caawimo La’aan
  Warbixin Uu Qoray Wargeyska The Guardian London(Geeska)- Jariida Afka dheer ee Lagu magacaabo The Guardian kana soo baxda dalka Boqortooyada Ingiriiska ayaa waxa ay shalay ku daabacday qoraal  dheer oo ay kaga waramaysay Jamhuuriyada Somaliland kaas oo uu  Ciwaan uga Dhigtay  Somaliland...

Marxuum/Mujaahid Aadan-Cadde Oo Shalay Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska

Published on Aug 27 2011 // Warar
Marxuum/Mujaahid  Aadan-Cadde Oo Shalay Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska
  Hargeysa(Geeska)-Alle haw naxariste waxa shalay magaalada London ku geeriyooday Marxuum Aadan Cabdi Abyan (Aadan-Cadde), oo ka mid ahaa saraakiishii milatari ee ururkii SNM. Marxuum Aadan-Cadde, oo dhawrkii bilood ee u dambeeyay xanuun u jiifay, wuxuu geeriyooday shalay gelinkii dambe. Alle haw...

Madaxda Gobalka Togdheer Oo Beeniyay War Lagu Xidhiidhiyay Hay’ada Calamigaa Ee Mediar

Published on Aug 27 2011 // Warar
  Burco(Geeska)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Yaasiin Maxamed Cabdi, Maayarka Magaalada Burco Maxamed Xasan Dhego-laab iyo masuuliyiin kale ayaa si weyn u beeniyay una Naqdiyay war lagu soo daabacay Wargeyska HAATUF cadadkiisii soo baxay 17-kii bishan oo sheegayay in Ha’yada MEDIAR ee Fadhigeedu...

Puntland Oo Ku Dhaqaaqday Talaabo Ceeb Ku Ah Somaliland, Masuuliyiintii Iyo Askartii Ay Qabatayna Xabsiyo Ku Xukuntay Iyo Jawaabta Wasiir Xaabsade

Published on Aug 25 2011 // Warar
Puntland Oo Ku Dhaqaaqday Talaabo Ceeb Ku Ah Somaliland, Masuuliyiintii Iyo Askartii Ay Qabatayna Xabsiyo Ku Xukuntay Iyo Jawaabta Wasiir Xaabsade
  Hargeysa(Geeska)-Maamul goboleedka Puntland ayaa xabsiyo kala duwan ku xukuntay masuuliyiin iyo askar ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland, kuwaas oo ay dhawaaan ka qafaalatay deegaanka  Taleex ee gobalka Sool. Maxkamada Darajada 1aad ee Puntland ayaa shalay xukuno ku riday afar masuul...

Daawo-dhaqameedka Dhirta Iyo Sansaanka Ku Xeeran

Published on Aug 25 2011 // Maqaalo
Daawo-dhaqameedka Dhirta Iyo Sansaanka Ku Xeeran
  Axmed Ibrahim Cawaale In kasta oo carriga ay Soomaalidu ku dhaqan tahay badi lagu tilmaamo dhul qarfo-u-eke ah (semi-arid), haddana waxa uu ku caan baxay kala-duwanaansho noole (dhir, dhiroon iyo xayawaanba) oo aad u tiro badan. Ayaan-darro se, wax badan oo ka mid ah nooleyaashaasi waa ay sii...

Aafadii Tahriibka Oo Soo Noolaatay Iyo Dhallinyaro Tiro Badan Oo Bishan Ramadaan Ka Safray Hargeysa

Published on Aug 25 2011 // Warar
Aafadii Tahriibka Oo Soo  Noolaatay Iyo Dhallinyaro Tiro Badan Oo  Bishan Ramadaan Ka Safray Hargeysa
  Hargeysa(Geeska)-Dhibaatadada tahriibka oo muddo laga raystay ayaa mar kale si xawli ah uga bilaabantay qaar ka mid ah gobalada dalka oo ay caasimadda Hargeysa ugu horayso. Tahriibka oo muddooyinkii u dambeeyay laga nastay ka dib markii ay khatartiisu badatay islamarkaana uu xidhmay khadka la...

Qurbo-joog Tiro Badan Oo Madaxtoyada Mudahraad La Hortagay Iyo Jawaabta Ay Heleen

Published on Aug 25 2011 // Warar
Qurbo-joog Tiro Badan Oo Madaxtoyada Mudahraad La Hortagay Iyo Jawaabta Ay Heleen
  Hargaysa(Geeska) Tiro aad u badan oo kamida qurba joogtii Somaliland ee ay dayuurada Djibouti Air keentay wadanka isla markaasana waayay diyaarad qaada ayaa shalay madaxtooyada la hortagay cabasho ay ku maqashiinayaan dhibta soo gaadhay. Wakhti yar markay hortaagnaayeen kooxdan qurba joota ah...

Baadi-doonka Qadaafi Oo Lagu Jiro Iyo Baaqa Nabadeed Ee Uu Soo Diray Wiil Uu Dhalay

Published on Aug 25 2011 // Warar
Baadi-doonka Qadaafi Oo Lagu Jiro Iyo Baaqa Nabadeed Ee Uu Soo Diray Wiil Uu Dhalay
  Col. Mucamaral Qadaafi ayaan la garanayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay, ka dib markii ay xoogaga mucaaradku gudaha u galeen qasrigiisii Baabal casiisiya, waxaana halka uu ku suganyahay ka soo baxaya warar kala duwan oo aan xaqiiq ku fadhiyin. Afhayeen u hadlay dawladda Maraykanka ayaa sheegay...

Havoyoco Oo Gunaanaday Laba Tababar Oo Ku Saabsan Caafimaadka Dadka Iyo Xoolaha

Published on Aug 25 2011 // Warar
Havoyoco Oo Gunaanaday Laba Tababar Oo Ku Saabsan Caafimaadka Dadka Iyo Xoolaha
  Hargeysa(Geeska)-Waxa shalay la soo gunaanaday laba siminaar oo ka socday magaalada Hargeysa kuwaas oo ay qabatay hay’adda wadaniga ah ee HAVOYOCO. Labadaas tababar ayaa midi wuxuu ahaa tababar la siinayay 12 ruux oo ka socday tuulooyinka gobalka Maroodi Jeex oo la barayay daryeelka caafimaadka...

“Waanigii Xilka Iska Casilay, Iskagamaan Casilin Xumaan Iyo Xanuun Madaxweynaha Na Dhex Yaala, Igamana Suurtowdo Inaan Dadka Hortiisa Ku Caayo”

Published on Aug 24 2011 // Warar
“Waanigii Xilka Iska Casilay, Iskagamaan Casilin Xumaan Iyo Xanuun Madaxweynaha Na Dhex Yaala, Igamana Suurtowdo Inaan Dadka Hortiisa Ku Caayo”
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa shalay si rasmi ah xilkii wasaaradaas ugu wareejiyay wasiir xigeenkiisa Cismaan Garaad. Munaasibad shalay lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa waxa hadal ka jeediyay Dr. Gabose, waxaanu yidhi, “Ilaahay...

Qurbo-joog Tiro Badan Oo Ku Gadooday Diyaarada Djibouti Air Oo Duulimadyadii Joojisay

Published on Aug 24 2011 // Warar
Qurbo-joog Tiro Badan Oo Ku Gadooday Diyaarada Djibouti Air Oo Duulimadyadii Joojisay
  Hargaysa(Geeska) –Qaar ka mid ah qurbo-jooga Somaliland ee weli ku sugan Hargeysa ayaa dareen cadho leh ka muujiyay duulimaadyadii shirkadda diyaaradaha ee Djibouti Air oo ay sheegeen inay joojisay. Shirkada duulimaadyada ee Djibouti Air ayaa la sheegay inay joojisay duulimaadyadii ay Somaliland ...

Guddiga Cadaalada Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Maxkamada Rafcanka Gobalka Hargeysa

Published on Aug 24 2011 // Warar
Guddiga Cadaalada Oo  Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Maxkamada Rafcanka Gobalka Hargeysa
      Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaarada Caddaalada Somaliland Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa soo saaray Go’aan xilkii lagaga qaaday Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobolka Hargeysa Sheekh Xuseen Warfaa Sigad oo lagu eedeeyay inuu maxaabiis xukuman ka iibiyay xadhigii.   Wasiirku...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Rasmi Ah U Dhaqan Geliyay Xeerka Furashada Ururada

Published on Aug 24 2011 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Rasmi Ah U Dhaqan Geliyay Xeerka Furashada Ururada
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay si rasmi ah u saxeexay dhaqan gelinta xeerka furashada ururada siyaasada. Qoraal lagu dhaqan geliyay xeerkaas oo uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sidan u qornaa, Madaxweynaha...

Munaasibad La Isku Arkay Oo Lagu Abaal Mariyay Ardaydii Ugu Saraysay Dugsiyada Nuradin

Published on Aug 24 2011 // Warar
Munaasibad La Isku Arkay Oo Lagu Abaal Mariyay Ardaydii Ugu Saraysay Dugsiyada Nuradin
    Hargeysa(Geeska)-Waxa shalay magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu xusayay natiijada imtixaankii sannadkan ee dugsiyada kala duwan ee Nuradin Schools. Munaasibadan oo lagu qabtay hoteelka Mansoor ee Hargeysa, waxa loo qabtay ardayda Nuradin ee hoose, dhexe iyo Sare...

Wararkii U Dambeeyay Ee Xaaladda Liibiya Iyo Col. Qadaafi Oo Telefon Diray

Published on Aug 24 2011 // Warar
Mucaaradku waxay gacanta ku hayaan inta badan ee magaalada, waxaanay shalay gelinkii dambe si sibiq ah u galeen gudaha qasriga uu Qadaafi leeyahay ee Baabal Casiisiya. Kooxa Mucaaradkja ayaa jihooyin kala geddisan ka galay qasriga  Baab al-Caziiza ee xarunta Qadaafi waxaana la arkaayey qiiq ...

Hay’adda CCBRS Oo Tababar Ku Saabsan Daryeelka Carruurta U Furtay Golaha Deganka Burco

Published on Aug 24 2011 // Warar
Hay’adda CCBRS Oo Tababar Ku Saabsan Daryeelka Carruurta U Furtay Golaha Deganka Burco
  Burco(Geeska)   Hay’ada Wadaniga ah  ee  CCBRS ayaa tababar ku saabsan dhawrista iyo ilaalinta caruurta u furtay shalay Xildhibaanada golaha degaanka ee Degmada Burco. Tababarka oo socon doona saddex maalmood waxa fulinaysa Haayada CCBRS isla markaasna waxa xaga Dhaqaalaha...

Hargeysa: Kulan Ku Saabsan Kor U Qaadida Cafimadka Carruurta Dugsiyada

Published on Aug 24 2011 // Warar
Hargeysa: Kulan Ku Saabsan   Kor U Qaadida Cafimadka Carruurta Dugsiyada
  Hrgaysa(Geeska) Xaflad lagu furayay mashuuc kor loogu qaadayo caafimaadka ardayda dhigata dugsiyada hoose dhaxe ee gobalada Maroodi Jeex,Awdal iyo Saaxil ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee wasaarada waxbarashada. Mashruucan oo ay iska kaashadeen hayada UNICEF iyo ururuka wadaniga ah ee HEAL...

Qalinkaa Wax Suureeya 5

Published on Aug 24 2011 // Columnists
Axmed Cabdiraxmaan Sh Bashiir    Garaadka Xubin walba oo ka mid ah xubnaha qofku ka kooban yahay waxay qabataa hawl aad muhiim u ah, ma dhacdo sida badan in xubin kale wakiil uga noqoto, xubnahaas marka ay isku daraan wax qabadkooda ayey soo saaraan qof wax ku ool ah, si hadaba xubnahaasi...

Wargeyska Geeska Afrika Oo Waraysi La Yeeshay Madaxweynihii Hore Ee Gaana Oo Imika Ah Ergayga Midowga Afrika U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya

Published on Aug 21 2011 // Warar
Wargeyska Geeska Afrika Oo Waraysi La Yeeshay Madaxweynihii Hore Ee Gaana Oo Imika Ah Ergayga Midowga Afrika U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya
  Adis Ababa: (The horn/Geeska Afrika)- Ergeyga gaarka ah ee midowga Afrka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia islamarkaana ah Madaxweynihii hore ee dalka Gaana Md. Jerry John Rawlings ayaa waraysi gaar ah isaga oo jooga Addis Ababa toddobaadkan Telefoonka ku siiyey Wargeysyada Geeska Afrikaiyo ...

Marwada Madaxweynaha Oo Odaygeeda Ku Ammaantay Shaqo Badnaan Iyo Dedaal

Published on Aug 21 2011 // Warar
Marwada Madaxweynaha Oo Odaygeeda Ku Ammaantay Shaqo Badnaan Iyo Dedaal
  Marwada koowaad ee jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Aamina-Waris Maxamed Jirde ayaa madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku tilmaamtay nin shaqo badan oo habeen iyo maalinba u taagan sidii uu fursado shaqo ugu abuuri lahaa muwaadiniinta iyo sidii uu kor ugu qaadi lahaa heerka nololeed ee bulshada. Marwada...

Taliyihii Saldhiga Daallo Ee Magaalada Cerigabo Oo Xalay Toogasho Lagu Dilay Iyo Wararkii U Dambeeyay Ee Magaalada

Published on Aug 21 2011 // Warar
Taliyihii Saldhiga Daallo Ee Magaalada Cerigabo Oo Xalay Toogasho Lagu Dilay Iyo Wararkii U Dambeeyay Ee Magaalada
  Hargaysa(Geeska) Taliyihii saldhiga Booliska Daalo ee magaalada Ceerigaabo Alle haw naxariistee Jaamac Garmaqaate ayaa xalay toogasho lagu khaarajiyay. Taliyaha ayaa loola cararay cisbitaalka magaalda Ceerigaabo waxaana uu ku qudh baxay cisbitaalka gudihiisa, ciidamda booliska ayaan gacanta ku...

Xidhiidhka Masarta Cusub Iyo Israa’iil Oo Xumaaday Iyo Safiir Qaahira Looga Yeedhay

Published on Aug 21 2011 // Warar
Xidhiidhka Masarta Cusub Iyo Israa’iil Oo Xumaaday Iyo Safiir Qaahira Looga Yeedhay
  Hargeysa(Geeska)-Xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya xukuumadda milatari ee Masarta cusub iyo Israa’iil ayaa u muuqda inuu xumaanayo. Xidhiidhkii wanaagsanaa ee ka dhexeeyay Masar iyo Israa’iil ayaa waxa carqaladeeyay weerar ay diyaarado ay Israa’iil leedahay ku soo qaadeen...

Agaasimaha Komishanka AIDS-ka Oo Hortagay Guddiga Joogtada Ee Golaha Guurtida

Published on Aug 21 2011 // Warar
Agaasimaha Komishanka  AIDS-ka Oo Hortagay Guddiga Joogtada Ee Golaha Guurtida
  Hargaysa(Geeska) Agaasimaha komishanka Aids-ka Maxamed Daahir Khayre ayaa ka dhawajiyay inay wadanka ku soo tiro badanayaan dadka cudurka Aids-ka laga helayo isaga oo tilmaamay inay ku dhawyihiin dadka cudurka hadda si toosa looga helay dhawr kun oo qof, isla markaasan waxa uu tilmaamay inay...

Wasiirka Khaarajiga Oo Ka Jawaabay Su’aalo Ku Saabsan Heshiiska Shiinaha

Published on Aug 21 2011 // Warar
  Hargeysa (Geeska) Wasiirka wasaradda arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa shalay  warbaahinta kulan wareed ugu qabtay madaxtooyada Somaliland, halkaas oo lagu waydiiyey su’aalo ku saabsan safarkii madaxweynaha ee shiinaha ilaa itoobiya, waxaanu ka waramay cida...

Xarunta Beder Oo Shahaadooyin Gudonsiisay Arday Dhammaysatay Axkaamta Sakaynta Shirkadaha

Published on Aug 21 2011 // Warar
Xarunta Beder Oo Shahaadooyin Gudonsiisay  Arday Dhammaysatay Axkaamta Sakaynta Shirkadaha
  Hargeysa (Geeska) Xarunta Beder ee daraasaadka mustaqbalka iyo talo bixinta oo ah xarun waxbarasho iyo cilmi-baadhis ayaa shaahaadooyin gudoonsiisay wasiirka diinta iyo aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi iyo culimo ka mida masuuliyiinta shirkadaha gaarka loo leeyahay, kadib markii...

Ma La Gaadhay Xilligii Wax La Iska Weydiin Lahaa Haybadda Saldanada Dalka?

Published on Aug 20 2011 // Maqaalo
Ma La Gaadhay Xilligii  Wax La Iska Weydiin Lahaa Haybadda Saldanada Dalka?
  Tan iyo intii ay burburtay dawladdii wixii laysku odhanjiray Somaaliya, waxaa ka dilaacay dhulka ay degaan dadka Af-Somaaliga ku hadlaa magacyo badan oo masaarif lagu raadsho, magacyadaas waxaa kamid ah. Dhul Boob, Lacag Boob, Makhraati Boob, Saldanad Boob, iyo qaar kaloo badan. Doodeena maanta...

Olole Iyo Baratan Loogu Jiro Buuxinta Jagadii Wasiirul Daakhiliga Ee Dr. Gabose Baneeyay Iyo Magacyada Masuliyiinta Loolanka Ku Jira

Published on Aug 20 2011 // Warar
Olole Iyo Baratan Loogu Jiro Buuxinta Jagadii   Wasiirul Daakhiliga Ee Dr. Gabose Baneeyay  Iyo Magacyada Masuliyiinta Loolanka Ku  Jira
  Hargeysa(Geeska)-Markii uu khamiistii si rasmi ah isu casilay wasiirkii arrimaha gudaha ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, waxa magaalada Hargeysa laga dareemayaa loolan loogu jiro buuxinta jagadaas. Wasiir Gaboose, ayaa khamiistii si lama filaan ah iskaga casilay xilkii uu hayay, waxaanay...

Hargeysa: Maxaa Kala Haysta Booliska Hargeysa Iyo Bagaashlayaasha Waaheen

Published on Aug 20 2011 // Warar
Hargeysa: Maxaa Kala  Haysta Booliska Hargeysa Iyo Bagaashlayaasha Waaheen
  Hargeysa (Geeska) Ciidanka booliska oo kaashanayaa kuwa dawlada hoose ee magaaalada Hargeysa ayaa nafta u keenay ganacsatada yar yar ee badhtamaha suuqa, kadib markii ay alaabooyin ay ku riixayaan kaaryoonayaal ay soo dhigteen hareeraha wadooyinka suuqa waaheen taas oo cidhiidhi gelisay jidkii...