Geeska Afrika Oo Xulay Masuulka Mutaystay Shakhsiga Sanadka Ee Xukumada Silanyo

Published on Jul 31 2011 // Editorial/Staff Writer, Warar
Geeska Afrika Oo Xulay Masuulka Mutaystay Shakhsiga Sanadka Ee Xukumada Silanyo
Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika,  isagoo ka duulaya masuuliyadiisa warbaahinimo iyo xogogaaleed, waxa uu muddo dheer sahan baadhiseed ugu jiray shakhsiga sannadka ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo toddobaadkan gu’ jirsatay. Si kale haddii loo dhigo masuulka ugu dedaalka iyo wax...

Mudaharaad Shalay Gilgilay Hargeysa, Dhaqdhaqaaqyadii Shalay Ilaa Xalay Iyo Faysal Oo Sheegay Inay Madaxtoyadu Ka Dambayso Khilaafka

Published on Jul 31 2011 // Warar
Mudaharaad Shalay Gilgilay Hargeysa, Dhaqdhaqaaqyadii Shalay Ilaa Xalay Iyo Faysal  Oo Sheegay Inay Madaxtoyadu Ka Dambayso Khilaafka
Hargaysa(Geeska)-Mudaharaado rabshado wata ayaa shalay ka dhacay xarunta dhexe ee xisbiga UCID iyo jidka taga madaarka Hargeysa, kuwaas oo ay sameeyeen taageerayaasha Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha UCID oo ay guddiga fulintu dhawaan sheegeen inay xilkii ka qaadeen, halka uu isna shirweyne uu...

Xafladii Madaxweynuhu Xalay Ku Casuumay Qurbo-jooga Iyo Fadeexada Ka Dhalatay Qaabka Kaadhadhka Loo Qabiyay

Published on Jul 31 2011 // Warar
Xafladii Madaxweynuhu Xalay Ku Casuumay Qurbo-jooga Iyo Fadeexada Ka Dhalatay Qaabka Kaadhadhka Loo Qabiyay
Hargeysa(Geeska)-Waxa xalay xarunta Madaxtooyada lagu qabtay kulan soo dhawayn ah oo uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo u sameeyay qurbo jooga reer Somaliland ee dalka ku sugan. Kulankaas waxa lagu soo bandhigay wax qabadkii xukuumadda sannadkii ay jirtay, iyadoo uu ka qayb galay...

Xaflad Loo Sameeyay Shaqaale Dawladeed Oo Ka Qalin Jebiyay Machadka CSI

Published on Jul 31 2011 // Warar
Xaflad Loo Sameeyay Shaqaale Dawladeed Oo Ka Qalin Jebiyay Machadka CSI
Hargeysa(Geeska)-Xarunta machadka tababarada shaqaalaha dawladda ee Hargeysa, ayaa shalay lagu qabtay munaasibad shahaadooyin lagu guddoonsiiyay shaqaalihii wasaaradda maaliyada ka tirsanaa ee ku guuldaraystay imtixaankii qiimaynta ahaa, kuwaas oo loo furay tababar waxbarasho ah. Munaasibadaas waxa...

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Cayimay Wakhtiga Uu Furmayo Shirweynaha UDUB

Published on Jul 31 2011 // Warar
Axmed Yuusuf Yaasiin  Oo Cayimay Wakhtiga Uu Furmayo Shirweynaha UDUB
Hargeysa(Geeska)-Ku simaha guddoomiyaha xisbiga UUDUB ahna gudoomiye xigeenka Md. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa cayimay shirka golaha dhexe ee UDUB oo uu sheegay inuu qabsoomi doono 19-ke September oo ku beegan 10 guuradii xisbigaas. Warsaxaafadeed uu xalay soo saaray Axmed Yuusuf, ayaa lagu sheegay in...

Guddoomiyaha Dahabshiil Oo Deeq-Horaad Dhan US$100 000 Ku Taakulaynaya Dadka Abaaruhu Riiqeen Ee Koonfurta Somaliya

Published on Jul 31 2011 // Warar
Guddoomiyaha Dahabshiil Oo Deeq-Horaad Dhan US$100 000 Ku Taakulaynaya Dadka Abaaruhu Riiqeen Ee Koonfurta  Somaliya
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil,  Mudane Maxamed Siciid Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday in deeq-horaad degdeg ah oo dhan  boqol kun oo Dollarka Maraykanka ah Shirkaduhu gaadhsiinayaan dadka abaaraha darani ku tahluukeeyeen gobollada koonfureed ee Somaliya, iyada oo qoondadii...

Ururka Saxaafada Ee SOLJA Oo Doortay Hoggaan Cusub

Published on Jul 31 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Shirweynihii afraad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa shalay  lagu soo gabo gabeeyay Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa waxaana lagu doortay Hoggaan cusub. Shirweynaha afraad ee Ururka SOLJA waxa lagu doortay 15 Xubnood oo ah Gudida fulinta ee Ururkaasi, kuwaasi...

Masuliyiin Ka Tirsan Dawlada Kenya Oo Lagu Eedeeyay Inay Dhaqaale Ku Caawiyeen Al-Shabab

Published on Jul 31 2011 // Warar
Nayrobi(Geeska)-Wasiirka dalxiiska dawladda Kenya Najib balaala iyo Xilidhaanad  Aamina Cabdalaha oo ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa beeniyay warbixin ay soo saareen guddiga cunaqabtaynta hubka Somaliya ee Qaramada Midoobay, oo sheegay inay labadan masuul lacag ku taageereen kooxda Al-Shabaab. Warbixintaas...

Xaflad Loo Sameeyay Furitaanka Dugsiga Hoose Dhexe Ee Iftin School

Published on Jul 31 2011 // Warar
Xaflad Loo Sameeyay  Furitaanka Dugsiga Hoose Dhexe Ee Iftin School
Hargaysa(Geeska) Xaflad balaadhan oo lagu qabtay hotel Ambassodar ee magaalda Hargaysa ayaa shalay xadhiga lagag jaray dugsi hoose dhexe ee IFTIN Schools, dugsigaas oo laga dhisay gaar ahaan xaafada istaar. Xafladan dugsiga xadhiga lagaga jarayay waxa ka soo qayb galay Agaasimaha tacliinta sare Khadar...

Qurbo-jooga Gobalka Hawd Oo Baligubadle Gaadhsiiyay Caawimooyin Kala Duwan

Published on Jul 31 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Qurbo Jooga Gobolka Hawd ee ku dhaqan wadamada Ingiriiska iyo Sacuudi Carabiya  ayaa shalay deeq balaadhan guddoonsiiyay maamulka Gobolka Hawd. Xaflad Si Heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay Hotel Al Xayaat ee Magaaladda Baligubadle ayaa waxa ka soo qayb galay Badhasaabka...

Komishanka Dorashoyinka Oo Soo Saaray Qorshe Hawleed Ku Waajahan Hawlo Kala Duwan

Published on Jul 31 2011 // Warar
Komishanka Dorashoyinka Oo Soo Saaray Qorshe Hawleed Ku Waajahan Hawlo Kala Duwan
Hargeysa(Geeska)-Guddiga doorashoyinka qaranka ayaa daboolka ka qaaday qorshe hawleed ku waajahan doorashooyinka kala gedisan ee laga sugayo iyo furashada ururada siyaasadda. Ku simaha afhayeenka guddiga doorashooyinka qaranka Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil, ayaa xalay soo saaray warsaxaafadeed...

Shidaal Laga Qodayo Itoobiya Oo La Xaqiijiyay In Laga Dhoofin Doono Dekedda Berbera

Published on Jul 31 2011 // Warar
Shidaal Laga Qodayo  Itoobiya Oo La Xaqiijiyay In Laga Dhoofin Doono Dekedda Berbera
Addis Ababa (Geeska)-Dawladda federaalka Itoobiya ayaa heshiis la saxeexatay shirkad lagu magacaabo Perto Trans Company Ltd oo laga leeyahay dalka Shiinaha ah, ahna shirkad shidaal ka qodaysa kililka shannaad ee Somalida Itoobiya. Tartan kadib, waxey dowladda dhexe Itoobiya si buuxda ugu wareejisay...

Wasiir Xaabsade Oo Ka Hadlay Cidda Siisay Awoodda Uu Xilka Kaga Qaaday Badhasaabkii Sool Iyo Masuliyin Kale, Kuwo Cusubna Ku Magacaabay

Published on Jul 31 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa tafaasiil ka bixiyay jidka uu u maray xil ka qaadis uu ku sameeyay badhasaabkii gobalka Sool, badhasaab xigeenkii, maayarkii iyo maayar xigeenkii Lascanod iyo masuuliyiin kale isagoo magacaabay kuwo cusub. Wasiir...

Hargeysa: Wiil Yar Oo Shalay Gurigooda Laga Xaday Oo Laga Soo Qabtay Hawdka Hargeysa Iyo Aabaha Dhalay Oo Ka Hadlay Siday Wax U Dhaceen

Published on Jul 28 2011 // Warar
Hargeysa: Wiil Yar Oo Shalay Gurigooda Laga Xaday Oo Laga Soo Qabtay Hawdka Hargeysa Iyo Aabaha Dhalay Oo Ka Hadlay Siday Wax U Dhaceen
  Hargeysa(Geeska)-Siciid Buraale Jibriil oo ah lix jir shalay gurigooda laga xaday ayaa  isla  shalay lagu soo qabtay deegaanka Cuna-qabad oo qiyaastii 30km koonfur kaga beegan magaalada Hargeysa. Siciid Buraale Jibriil, waxa shalay gurigooda oo ku yaala koonfurta Biriishka Hargeysa ka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horaysay Safar Ku Tagay Gobalada Gabiley Iyo Awdal

Published on Jul 28 2011 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo  Oo Markii U Horaysay Safar Ku  Tagay Gobalada Gabiley Iyo Awdal
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay socdaal ku tagay magaalooyinka Borama iyo Gabiley ee labada Gabol ee Gabiley iyo Awdal, waxaanu Madaxweyne Siilaanyo xalay u hoyday magaalada Gabiley. Weftiga Madaxweynaha oo ay ujeedadiisu ahayd ka qayb galka xaflad...

Somaliland Oo Heshiis Afar Qodob Ka Kooban La Saxeexatay Kililka Ismaamulka Somalida

Published on Jul 28 2011 // Warar
Somaliland Oo Heshiis Afar Qodob Ka Kooban La Saxeexatay Kililka Ismaamulka Somalida
  Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliland ayaa heshiis afar qodob ka kooban la saxeexatay dawladda Ismaamulka Somalida Itoobiya. Heshiiskaas oo shalay lagu kala saxeexday magaalada Jigjiga ayaa daba socday kulamo laba maalmood u socday labada dhinac iyadoo dhinaca Somaliland oo uu hoggaaminayay Wasiirka...

Maraykanka Oo Sheegay Tirada Dalkiisa U Dhalatay Ee Ku Biirtay Al-Shabaab

Published on Jul 28 2011 // Warar
Dawladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in in ka badan afar ruux oo haysta dhalashada dalka Maraykanku ku biireen kooxda ka dagaalanta Somaliya ee Al-Shabaab. King R-N.Y. oo ah guddoomiyaha guddi hoosaadka aqalka Koongarayska Maraykanka u qaabilsan arrimaha nabadgelyada ayaa shalay golahaas ka hor sheegay...

Shabakad Midaysa Farmasiyada Dalka Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

Published on Jul 28 2011 // Warar
Shabakad Midaysa Farmasiyada Dalka Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay
  Hargeysa (Geeska) Shabakad cusub oo ka hawl gali doonta ilaalinta iyo kor u qaadida aqoonta farmasiiyada iyo isku xidhkooda ayaa lagu daah furay magaalada Hargeysa, gaar ahaana Hotel Dalxiis. Shabakada cusub ayaa loogu magac daray shabakada farmasiyada ee Bulsho-Kaab.   Furitaanka shabakada...

Shir Lagu Dhagaystay Warbixinta Guddi Uu Wasiirka Cadaaladu Magacaabay

Published on Jul 28 2011 // Warar
  Hargaysa(Geeska) Shir warbixin lagaga dhagaysanayay gudi uu wasiirka wasaarada caadaladu saaray inay warbixin ka keenaan xabsiyada Hargaysa,Mandheera iyo Gabiilay isla markaana wada tashi ay ku yeelanayeen inta badan hay’adaha garsoorka iyo cadaalda dalka u qaabilsan ayaa lagu qabtay ...

Madaxweyne-xigeenka Oo Furay Shirweynaha Koowaad Ee Wakaaladda Qurbo-jooga

Published on Jul 28 2011 // Warar
Madaxweyne-xigeenka Oo Furay Shirweynaha Koowaad Ee Wakaaladda Qurbo-jooga
  Hargaysa(Geeska) Shir heer qaran oo ay qurba joota Somaliland ku falanqayn doonto koritaanka dhaqaalaha iyo horumarka dalka ayaa shalay ka furmay hotel Ambassador ee magaalda Hargaysa. Shirkaas oo ay soo qaban qabisay wakaalda qurba joogta Somaliland oo ay iskaashanayaan hay’ada jilayaasha...

Galdaloolooyinka Safarkii Madaxweyne Silanyo Ee Shalay

Published on Jul 28 2011 // Maqaalo, Warar
  Geeska Afrika Staff Writer intii aan ka warqabin qaban qaabada safarka Madaxweyne Siilaanyo shalay ku tagay gobalada galbeed ee dalka qaarkood, waxa ay subaxnimadii shalay ogaadeen in Madaxweynuhu u jarmaaday Borama oo uu Gabileyna durduro ku dhaafay. Safarkaas Madaxweyne Siilaanyo wuxuu salka...

Xasuusta Murugada Leh Ee Xasuuqii Jasiira

Published on Jul 27 2011 // Warar
Xasuusta Murugada  Leh Ee  Xasuuqii Jasiira
Akhristayaal, cadadkii shalay waxaanu idiinku balan qaadnay inaanu idiin soo gudbino jawaabta uu xasuuqii  xeebta Jasiira ka bixiyay Gen.  Ibrahin Cali Barre (Canjeex) oo markii uu xasuuqu dhacay ahaa Taliyaha guutadalabaad ee Taangiyada, ahna sida aad waraysiyadii hore ku aragteen ninka la...

Guddoomiyaha Xuquuqal Insaanka Qaranka Oo Bilad Guddonsiisay Barkhad Jaamac

Published on Jul 27 2011 // Warar
  Hargaysa(Geeska) Gudoomiyaha komiishanka  xuquuqul insaanka ee Somaliland Marwo Aamina Cabdilaahi Axmed ayaa shalay gudoonsiisay Barkhad Jaamac Xirsi shahaado sharaf uu komiishaka xuquuqul insaanku ku siiyay dhiirigalinta barnaamij ku saabsan cadaalada oo uu ka sii daayo telifishanka HCTV,...

Labada Gole Oo Aqlabiyad Ku Ansixiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka

Published on Jul 27 2011 // Warar
  Hargaysa (Geeska) Mudasnayaasha baarlamaanka [Guurtida iyo Wakiilada] ee Somaliland ayaa shalay cod aqalbiyada ku ansixiyay gudoomiyaha maxkamda sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali oo uu madaxwayne Axmed Siilaanyo soo magacaabay dhawaan. Kulankan ay yeesheen mudanayaasha baarlamaanka waxa...

Qisada Ka Dhalatay Kulan Shaah Ah Oo Dhex Maray Cali Qoryooley Iyo Rayaale

Published on Jul 27 2011 // Warar
Qisada Ka Dhalatay Kulan Shaah Ah Oo Dhex Maray Cali Qoryooley Iyo Rayaale
  Waxaan ka mid ahaa muwaadiniintii ay qasriga madaxtooyada ee looga taliyo dowladda Jamhuuriyadda Somaliland ay galistiisu aad ugu yareyd,ee ay ugu dambeysay 1996tii, Maalintii iigu xigtay waagaas ee aan galay qasriga Madaxtooyaduna waxay ahayd 17kii Janaweri 2011kii,qofkasta oo aan kula kulmay...

Xawaaladda Qaran Oo Heshay Sharciga Lacag Dirista Ee Dalka Sweden

Published on Jul 27 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Xawaalada Qaran ayaa sheegtay inay heshay sharcigii lacag dirista ee dalka Sweden, kaas oo ah sharci dhawaan lagu soo rogay xawaaladaha Somalida. Qoraal ogaysiis ah oo uu Geeska Afrika soo gaadhsiiyay Maxamed Cabdillaahi oo ah madaxa sharci ilaalinta ee xawaalada Qaran, ayaa lagu muujiyay...

Qalinkaa Wax Suureeye

Published on Jul 27 2011 // Maqaalo
  Iimaanka iyo Nolosha Wq: Axmed Cabdiraxmaan Sh. Bashiir qsuureeya@yahoo.com   Ujeeddada nolosha iyo qaabka loo noolaado waxa looga dhigaa aasaas in uu jiro wax nooluhu rumeysan yahay, rumeyntaas ayaa hagta, hanuunisa, tubta toosana u horseeda noolaha garaadka leh, waxaa dhabnimadeeda la gaadhaa...

Cabdiraxmaan-Cirro Oo Faysal Cali Waraabe Ku Tilmaamay Giimbaartii Burco Laga Bedelay Iyo Jawaabta Garnaqsiga Ah Ee Uu Isna Ka Bixiyay

Published on Jul 26 2011 // Warar
Cabdiraxmaan-Cirro Oo Faysal Cali Waraabe  Ku Tilmaamay Giimbaartii Burco Laga Bedelay  Iyo Jawaabta Garnaqsiga Ah Ee Uu Isna Ka Bixiyay
  Hargeysa(Geeska)-Khilaafka u dhexeeya labada siyaasi ee saaxiibka weyn ahaan jiray Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Faysal Cali Waraabe, ayaa maalinba maalinta ka dambaysa sii kululaanaya. Khilaafkaas oo ka kacay guddoonka xisbiga UCID oo xubno uu guddoomiye Cirro horkacayaa sheegeen...

Aragtiyaha Qurbo-joogu Ka Bixiyeen Hayaanka Horumar Ee Dalka Iyo Caqabadaha Ku Gedaaman

Published on Jul 26 2011 // Warar
Aragtiyaha Qurbo-joogu Ka  Bixiyeen Hayaanka Horumar Ee  Dalka Iyo Caqabadaha Ku Gedaaman
Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Geeska Afrika, waxa uu la kulmay qaar ka mid ah qurbo jooga dalka ku soo guryo noqday, kuwaas oo uu ka waraystay aragtiyahooda ku waajahan dalkooda ay mudada dheer ka maqnaayeen iyo waxyaabaha u kordhay amaba ka dhacay mudadii ay ka maqnaayeen. Xubnahaas qurbo jooga ah oo isugu...

Wasir Gabose Oo Wefti Ay Ku Jiraan Labada Taliye Ciidan U Hogamiyay Magaalada Jigajiga

Published on Jul 26 2011 // Warar
Wasir Gabose Oo Wefti Ay Ku Jiraan Labada Taliye Ciidan U Hogamiyay Magaalada Jigajiga
  Hargeysa(Geeska)-Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gabose, ayaa shalay socdaal ku tagay magaalada Jigjiga ee kililka shannaad ee Somalida Itoobiya. Weftigaas oo ka kooban labada taliye ciidan ee qaranka iyo Booliska Nuux Ismaaciil Taani iyo Maxamed Saqadhi...

Marxuum Talaabo Oo Si Heer Qaran Ah Shalay Loogu Aasay Magaalada Hargeysa

Published on Jul 26 2011 // Warar
  Hargeysa(Geeska)-Wasiir ku xigeenkii hore ee cadaalada xukuumadii hore Marxuum Yuusuf Ciise Ducaale (Talaabo) ayaa shalay si heer qaran ah loogu  aasay xabaalaha Nasahablood ee magaalada Hargeysa. Marxuumka oo toddobaadkan ku geeriyooday magaalada Nayrobi ee dalka Kenya waxa aaskiisa ka qayb...

Mudane Saylici Oo Xadhiga Ka Jaray Wershad Laga Hirgeliyay Gabilay

Published on Jul 26 2011 // Warar
Mudane Saylici Oo Xadhiga Ka Jaray Wershad Laga Hirgeliyay Gabilay
  Gabiley (Geeska)-Madaxwayne-ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Saylic i), ayaa shalay xadhiga ka jaray warshad cusub oo soo saari doonta biyaha saafiga ah, taasi oo laga hirgaliyey duleedka galbeed ee magaalada Gabiley ee xarunta Gobolka Gabiley. Munaasibad...