Suldaan Saleban Oo Soo Bandhigay Saamiga Ay Beelaha Galbeedka Iyo Bariga Burco Ku Kala Leeyihiin Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Published on Jun 29 2011 // Warar
Suldaan Saleban Oo Soo Bandhigay Saamiga Ay Beelaha Galbeedka Iyo Bariga Burco Ku Kala Leeyihiin Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
    Hargeysa(Geeska)-Suldaan Saleebaan Boqar Cismaan Xasan, oo ka mid ah salaadiinta beesha Habaryoonis ayaa shalay soo bandhigay mansabyada kala duwan ee ay Beelaha Habaryoonis iyo Habar-jeclo ku leeyihiin xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo hay’adaha kala duwan ee qaranka. Suldaan...

Maamulka Dekedda Berbera Oo Ganacsatada Reer Itoobiya Ugu Baaqay Isticmaalka dekedda

Published on Jun 29 2011 // Warar
Maamulka Dekedda Berbera  Oo Ganacsatada Reer Itoobiya  Ugu Baaqay Isticmaalka dekedda
  Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliland ayaa ganacsatada Itoobiya ee wax dhoofisa waxna soo dejisa u soo jeedisay inay dekedda Berbera tahay midda ugu haboon ee ay si fudud u isticmaali karaan. Maareeyaha dekedda Berbera Axmed Yuusuf Dirir, ayaa sheegay in maamulka dekedda Berbera uu khidmadda ugu...

Wasiir Gabose Oo Ka Hadlay Rag WFP Laga Afdubay Iyo ONLF Oo Sheegtay Inay Soo Daysay

Published on Jun 29 2011 // Warar
Wasiir Gabose Oo Ka Hadlay Rag WFP Laga Afdubay Iyo ONLF Oo Sheegtay Inay Soo Daysay
    Hargeysa(Geeska)-Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Cabdi Gabose, ayaa ka hadlay shaqaale ka tirsan hay’adda WFP oo ay jabhadda ONLF afduubtay oo doraad soo gaadhay magaalada Hargeysa, kuwaas oo shalay u socdaalay dalka Kenya.   Wasiir Gabose, oo shalay u waramay BBC-da,...

Aqoonyahanka Jamaal Cali Xuseen Oo Safar Ku Yimid Magaalada Hargeysa

Published on Jun 29 2011 // Warar
Aqoonyahanka Jamaal Cali Xuseen Oo Safar Ku Yimid Magaalada Hargeysa
  Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Citi banka qeybtiisa Tanzania Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inay wakhtigan Somaliland galeyso halgankii dhaqaalaha oo loo baahan yahay siddii waddanka maalgashi shisheeye loogu soo jiidi lahaa,laguna dadaali lahaa sidii loo kobcin lahaa  dhaqaalaha waddanka...

Wasiirka Hindiya Oo Sheegay In Dagaal Toos Ah Lagaga Guulaysan Karo Budhcadbadeeda

Published on Jun 29 2011 // Warar
Wasiirka Hindiya Oo Sheegay In Dagaal Toos Ah Lagaga Guulaysan Karo Budhcadbadeeda
India (Geeska) Wasiirka gaashan-dhiga dalka Hindiya Antony ayaa sheegay in budhcad badeeda Somalida lagaga guulaysan karo marka si toosa loola galo dagaal caalamiya oo laga midaysanayahay. Wiirka oo warbaahinta kula hadlay magaalad Delhi ayaa sheegay in xilligaan hawlgalada ka dhanka budhcad badeeda...

Tirada Qaxoontiga Ka Cararaya Dagaalada Somaliya Oo Sare U Kacday

Published on Jun 29 2011 // Warar
Tirada Qaxoontiga  Ka Cararaya Dagaalada  Somaliya Oo Sare U Kacday
  Hay’addaha samafalka ee QM ayaa sheegay inay sii kordhayaan tirada qaxootiga Soomaaliyeed ee kacararaya dagaalada u dhaxeeya ciidamada dowladda oo ay taageerayaan ciidamada Midowga Afrika iyo Al-Shabaab.   Hay’adda QM qaxootiga caalamka ee UNHCR ayaa sheegtay in 117,497-qof oo...

Koobka Kubadda Cagta Ee Haweenka Oo Laga Reebay Gabdho Raganimo Looga Shakiyay

Published on Jun 29 2011 // Ciyaaro
Koobka Kubadda Cagta Ee Haweenka Oo Laga Reebay Gabdho Raganimo Looga Shakiyay
  Xidhiidhka kubadda cagta ee dalka Equatorial Guinea ayaa laba gabdhood oo ciyaartoy ah ka eryey xulka qaranka ee dumarka, una diiday in ay dalkooda ku metelaan ciyaaraha koobka kubbadda cagta adduunka ee dumarka oo axaddii bishan June 2011-ka ka bilowday dalka Germany kadib markii looga shakiyey...

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Caddeeyay Sababta Ay Isaga Iyo Rayaale Uga Baaqsadeen Ka Qayb Galka Munaasibadii 26 June Ee Madaxtoyada

Published on Jun 29 2011 // Warar
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Caddeeyay Sababta Ay Isaga Iyo Rayaale Uga Baaqsadeen Ka Qayb Galka Munaasibadii 26 June Ee Madaxtoyada
  Hargeysa (Geeska)- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasin ahna guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB, yaa ka hadlay sababta uu xisbigoodu uga baaqday ka qayb galka  xuska 26-ka June oo habeen hore lagu xusay magaalada Hargeysa, gaar ahaana aqalka madaxtooyada Somaliland,...

Ma Dhabaa In Dawladda Koonfurta Sudan Danaynayso Isticmaalka Dekeda Berbera?

Published on Jun 29 2011 // Warar
Ma Dhabaa In Dawladda Koonfurta Sudan Danaynayso Isticmaalka Dekeda Berbera?
  Addis Ababa(Geeska)-Dawladda cusub ee Koonfurta Sudan ayaa la filayaa inay isticmaasho dekedda Berbera ee Somaliland iyo weliba dekedda dalka Djibouti. Koonfurta Sudan oo ah dalka dunida ugu cusub oo la filayo in dawladnimadiisa si rasmi ah loogu dhawaaqo bisha Julay ee soo socota, ayaa ah dal...

Dawladda Maraykanka Oo Malaayiin Dollar Iyo Diyaarado Ku Bixinaysa La Dagaalanka Al-Shabaab

Published on Jun 29 2011 // Warar
Dawladda Maraykanka Oo Malaayiin Dollar Iyo Diyaarado Ku Bixinaysa La Dagaalanka Al-Shabaab
  Dawlada Maraykanka ayaa diyaarado dagaal iyo lacago farabadan ku bixineysa sidii meesha looga saari lahaa  Al Shabaab. Sida ay qortay wakaalada Wararka AP oo soo xiganeysa macluumaad sir ah oo ay heshay, Madaxa golaha difaaca ee Pentagon ee dalka Mareykanka Leon Panetta, ayaa waxa u sheegay...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Beenisay War Uu Wargeyska Foore Baahiyay

Published on Jun 29 2011 // Warar
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Beenisay War Uu Wargeyska Foore Baahiyay
  Hargeysa(Geeska)-Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa beenisay war uu shalay baahiyay Wargeyska Foore, kaas oo uu ku sheegay in wasiirka arrimaha gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gabose, dalka Holland u tagayo dhammaystirka heshiis dib loogu soo celinayo qaxoonti kumanaan ah. Warsaxaafadeed jawaab ah oo uu...

Dadweynaha Djibouti Oo Shalay Xusay Maalinta Xorriyadda Ee 27 June

Published on Jun 28 2011 // Warar
Dadweynaha Djibouti  Oo Shalay Xusay Maalinta Xorriyadda Ee 27 June
  Hargeysa(Geeska)-Umadda reer Djibouti ayaa shalay si balaadhan ugu dabaal degay sannad guurada 34aad ee ka soo wareegtay markii ay xorriyadooda ka qaateen gumaystihii Faransiiska 27 June, 1977. Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay qasriga madaxtooyada Djibouti, ayaa waxa hadal ka jeediyay Madaxweynaha...

Haddii Aanan Afkaygoow:- W/qAxmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq)

Published on Jun 28 2011 // Maqaalo, Warar
Dhalashada afkaygiyo, Dhigashada fartaydaan, Kaga baxay dhibaatoon, Hawlihii ku dhaafee Waa inaan ku dhaataa, afkayga, Waa inaan ku dhistaa, afkayga, Waa inaan ku dhaqdaa, afkayga, Waa inaan ku dhergaa, afkayga, Waa inaan ku dhintaa, afkayga.     Hadraawi  "Afka hooyo" "….Waxa...

Dagaalka Liibiya Oo Shalay Galay Maalintii 100aad Iyo Waaran Loo Jaray Col.qadaafi

Published on Jun 28 2011 // Warar
Dagaalka Liibiya Oo Shalay  Galay Maalintii 100aad Iyo Waaran Loo Jaray Col.qadaafi
    Hargeysa(Geeska)-Dagaalka iyo duqaymaha ay wadamada reer galbeedku ku hayaan dalka Liibiya ayaa shalay galay maalintii 100aad, waxaanay tiradani buuxsantay iyadoo aan dhinacna weli dhulka dhigin. Madaxweyne Qadaafi iyo ciidamadiisa ayaa waxa weeraro joogto ah ku haya diyaaradaha isbahaysiga...

Golaha Wakiilada Oo Durduro Ku Ansixiyay Guddiga Xuquuqal Insaanka Ee Qaranka

Published on Jun 28 2011 // Warar
Golaha Wakiilada Oo  Durduro Ku Ansixiyay Guddiga  Xuquuqal Insaanka Ee Qaranka
  Hargaysa(Geeska) Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa shalay ansixiyay Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka ee Somaliland oo ka kooban toddaba xubnood, isla markaana waxa loo qaybiyay xeerka amaanka  qaranka oo ka mid ahaa qodabada kal fadhigan 15-aad ee golaha wakiilada horyaala. Fadhigan...

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddi Ka Socotay Xildhibanada Barlamanka Ee Beesha Habaryonis Oo Xalay Gondaha Is Daray Iyo Doodii Labada Dhinac

Published on Jun 27 2011 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddi Ka Socotay Xildhibanada Barlamanka Ee Beesha Habaryonis Oo Xalay Gondaha Is Daray Iyo Doodii Labada Dhinac
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay qaabilay 11 xubnood oo isugu jira xildhibaanada guurtida iyo wakiilada ugu jira beesha Habaryoonis, kuwaas oo Madaxweynaha kala hadlay arrimo dhawr ah. Ma jiro wax war ah oo kulankaas ka soo baxay, laakiin ilo xogogaala...

Somaliland: Dal Baadi Goobaya Xorriyad Uu 51 Sannadood Ka Hor Lumiyay Iyo Aragtidii Caalamka Ee Xilligaas: Warbixin Uu Wargeyska Geeska Afrika Diyaariyay

Published on Jun 27 2011 // Warar
Hargeysa(Geeska)- Maanta oo kale, 26 Juun 1960, waxa u beryey dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland Waa’ cusub. Waxay ahayd subaxdii u horreysey ee ay soo toosaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay xalay oo kale 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa...

Madaxweynaha Oo Shacabka U Diray Farriin Ku Saabsan 26 June, 1960

Published on Jun 27 2011 // Warar
Madaxweynaha Oo Shacabka U Diray Farriin Ku Saabsan 26 June, 1960
Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shacabka ku bogaadiyay munaasibadda sannad guurada 51aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska. Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Cabdillaahi Maxamed Daahir...

Abwaan Weedhsame Oo Suugaantiisa Cosobka Ah Xalay Ku Soo Bandhigey

Published on Jun 27 2011 // Warar
Abwaan Weedhsame  Oo Suugaantiisa Cosobka  Ah Xalay Ku Soo Bandhigey
Hargeysa (Geeska)-Madal il yartu is qabatay oo loogu magac daray cawayska Weedhsame iyo waadiga suugaantiisaayaa xalay lagu soo bandhigay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, kaas oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro rag iyo dumar isugu jiray, kuwaas oo buux dhaafiyey madasha cawayskaas oo uu suugaantiisa...

Muuse Biixi Oo Umadda Ku Bogaadiyay 51 Guurada Xoriyadii Ingiriiska Laga Qaatay

Published on Jun 27 2011 // Warar
Muuse Biixi Oo Umadda Ku Bogaadiyay 51 Guurada Xoriyadii Ingiriiska Laga Qaatay
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muse Biixi Cabdi ayaa shacabka Somaliland ku bogaadiyay  munaasibadda 51 guurada ka soo wareegtay maalintii ay xorriyadooda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska oo maanta ku beegan. Md. Biixi, ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray waxa kale oo uu shacabka...

Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Qabtay Hub, Rasaas Iyo tarikada Baabuurta

Published on Jun 27 2011 // Warar
Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Qabtay Hub, Rasaas Iyo tarikada Baabuurta
  Hargeysa (Geeska)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa soo bandhigay hub, rasaas iyo taariikada baabuurta oo kala duwan oo lagu qabtay guri ku yaala magaalada Hargeysa. Taliyaha Ciidanka Booliska oo shalay saxaafadda u waramay, waxa uu sheegay in walxahan ay...

Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee Dugsiyga Sare Iyo Dhexe Oo Dalka Si Rasmi Ah Uga Bilaabmay

Published on Jun 27 2011 // Warar
Imtixaankii Shahaadiga Ahaa  Ee Dugsiyga Sare Iyo Dhexe Oo Dalka Si Rasmi Ah Uga Bilaabmay
Hagaysa (geeska)-Waxa shalay dalka si rasmiya uga bilaaabmay imtixaanka  shahaadiga ah ee fasalka 4-aad ee dugsiga sare iyo fasalka 8-aad ee dugsiga hoose dhaxe. Imtaxaankan shahaadiga ah waxa u fadhiistay 5000 (Shan kun) Arday oo Fasalka 4-aad ee dugsiyada sare ah iyo 10650 (Kun iyo lix boqol...

Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Ajandaha Kal Fadhigan 15aad

Published on Jun 27 2011 // Warar
Hargaysa(Geeska)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa shalay waxa u furmay kalfadhigii 15-aad ee golahaas uu yeesho, waxaana loo qaybiyay ajandaha kalfadhiga oo ka kooban 12 qodab, isla markaana ay ku jiraan qodobo aad u xiiso badan oo ay danaynayaan bulshada Somaliland. fadhiga golaha wakiilada...

Cabdillahi-Cirro Oo Ka Hadlay Fool-xumadii Xukumadu Ku Qaabishay Rayale, Arimaha Nabadgelyada Iyo Urur La Sheegay In Madax Looga Dhigay Madaxweynihii Hore

Published on Jun 25 2011 // Warar
Cabdillahi-Cirro Oo Ka Hadlay Fool-xumadii Xukumadu Ku Qaabishay Rayale, Arimaha Nabadgelyada Iyo Urur La Sheegay In Madax Looga Dhigay Madaxweynihii Hore
  Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha xukuumadii hore Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro), ayaa ka hadlay talaabadii uu wasiirka duulista Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, kula kacay Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin oo Isniintii ku soo guryo noqday Hargeysa, talaabadaas oo...

Hanti-Dhawraha Guud Oo Beeniyay Inuu Hakiyay Eedaynta Masuuliyiinta Uu Baadhistiisa Kaga Gun Gaadhay

Published on Jun 25 2011 // Warar
Hanti-Dhawraha Guud Oo Beeniyay Inuu Hakiyay Eedaynta Masuuliyiinta Uu Baadhistiisa Kaga Gun Gaadhay
  Hargeysa(Geeska)-Hantidhawraha guud ee qaranka Md. Maxamuud Aw Cabdi Ibrahim ayaa beeniyay warar suuqa soo galay oo sheegayay in hantidhawrku hakiyay baadhista iyo eedaynta qaar ka mid ah masuuliyiinta kala duwan ee fatashaadda uu ku hayo. Md. Muxumed Aw Cabdi, wuxuu sheegay inaanu sharcigu u...

Faysal Cali Waraabe Oo Ku Taliyay In Qabyaaladda Iyo Dhibteda La Iska Qur’aan Saaro

Published on Jun 25 2011 // Warar
Faysal Cali Waraabe Oo  Ku Taliyay In Qabyaaladda Iyo Dhibteda La Iska Qur’aan Saaro
    Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku taliyay in qabyaaladda iyo ku dhaqankeeda la iska qur’aan saaro si looga baxo dhibaatad ay bulshada ku hayso. Md. Faysal Cali Waraabe, oo habeen hore hadal ka jeediyay xaflad lagu soo bandhigay buug lagu magacaabo...

Shalay Iyo Socdaalkii Caasimadda Hargeysa Ee Madaxweyne Siilaanyo

Published on Jun 25 2011 // Warar
Shalay Iyo Socdaalkii Caasimadda Hargeysa Ee Madaxweyne Siilaanyo
  Hargeysa (Geeska) Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay duhurkii salaadii Jimce kala qayb galay boqolaal shacabka caasimada ah masaajidka Tabliiqiyiinta oo ku yaala magaalada Hargeysa dhinaceeda bari. Waxaanu madaxweynuhu ku tagay masaajidkaas si kadis ah. Guud...

Yemen iyo Cali Cabdala Saalax. Diyaariye: Maxamed Xasan Jaamac Q3aad

Published on Jun 25 2011 // Maqaalo, Warar
Yemen iyo Cali Cabdala Saalax. Diyaariye: Maxamed Xasan Jaamac Q3aad
  Dhaqdhaqaaqa Konfureed   Mushkilada  koonfurta Yemen markale ayay soo laba kaclaysay 2007, markan waxa ay ka bilaabatay  kooxo hore uga tirsanaa ciidankii qalabka siday ee koonfurta Yemen oo laga fadhiisiyey shaqadii kooxahan oo sameeyey mudaaharaadyo iyo cabashooyin nabad ah laakin...

Ururka Midnimada Somaliland Oo Shalay Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

Published on Jun 25 2011 // Warar
Ururka Midnimada Somaliland Oo Shalay Hargeysa Lagaga Dhawaaqay
  Waxa mahad iska leh illaaha wayn, intaa ka dib waxaan mahad balaadhan u soo jeedinayaa inigoo fursadan ka faa’idaysanaya, madaxwaynaa Jamuuriyada Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo gacanta u galayay ka soo talo bixinta furashada ururada siyaasada bulshada. Taas oo ah...

Khabiir Sheegay Inay Itoobiya Si Dad’ban U Aqoonsatay Somaliland

Published on Jun 25 2011 // Warar
Khabiir Sheegay Inay Itoobiya Si Dad’ban U Aqoonsatay Somaliland
  Hargeysa (Al-iqtisaadiya/Geeska)- Dr. Xamdi Cabdiraxmaan oo ah khabiir ku xeel dheer culuumta siyaasadda oo u dhashay dalka Masar, isla markaana bare ka ah laba jaamacadood oo waaweyn oo ku kala yaalla dalalka Masar iyo Imaaraadka Carabta ayaa maqaal dheer oo uu dhowaan ku qoray wargeyska Al-Iqtisaadiya...

Hargeysa: Xaflad Lagu Soo Bandhigay Buugga HIIL Ee Ka Hadlaya Mushkilada Hayb Sooca

Published on Jun 25 2011 // Warar
Hargeysa: Xaflad Lagu Soo Bandhigay Buugga HIIL Ee Ka Hadlaya Mushkilada Hayb Sooca
  Hargeysa (Geeska)-Akadamiyada horumarinta waxbarashada beelaha la hayb sooco ayaa habeen hore  ku soo bandhigtay magaalada Hargeysa, buug  ka hadlayaa hayb sooca, kaas oo uu qoray agaasimaha guud ee madaxtooyada Somaliland Md Xasan Cabdi Madar, oo ah qoraa magac leh, waxaana buugan lagu...

Ciidamada Wajaale Ee Itoobiya Oo Xabsiga Jigjiga U Dhaadhiciyay Laba Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland

Published on Jun 23 2011 // Warar
Ciidamada Wajaale Ee Itoobiya Oo  Xabsiga Jigjiga U Dhaadhiciyay Laba Askari  Oo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland
  Hargeysa(Geeska)-Ciidamada kililka shanaad ee Somalida Itoobiya ee ku sugan magaalada Wajaale ee dhinaca Itoobiya ayaa shalay qabtay laba askari oo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland oo markaas ku sugnaa daanta degmada Wajaale ee Itoobiya. Labadaas askari ayaa la sheegay inay geedka jaadka...