Hargeysa: 23 Sannadood Ka Hor Iyo Saaka Oo Kale, xog Warankii Mujaahid Xassan Ganey

Published on May 31 2011 // Warar
Hargeysa: 23 Sannadood Ka Hor Iyo Saaka Oo Kale, xog Warankii Mujaahid Xassan Ganey
  Hargeysa (Geeska) Maantaoo ay taariikhdu tahay 31-May waxa ay ku beegantahay 31kii May,1988, taas oo ahayd maalintii ciidamadii Mujaahidiinta ahaa ee SNM goor saq dhexe ah ka dhex hilaaceen gudaha Magaalda Hargaysa oo ay ku sugnaayeen ciidamadii Maxamed Siyaad Barre. Si kale haddii loo yidhaahdo...

Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Dhaliilay Ka Qayb Galka Shirkii Kenya

Published on May 31 2011 // Warar
Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Dhaliilay Ka Qayb Galka Shirkii Kenya
    Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-Sanyare) oo ka mid ahaa wasiiradii ugu mudakarsanaa xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku canaantay ka qayb galka shirkii dhawaan ka dhacay...

Hay’adda DDG Oo Reer Galoolay Ku Warejisay Buuga Badbaadada Bulshada

Published on May 31 2011 // Warar
Hay’adda DDG Oo Reer Galoolay Ku Warejisay Buuga Badbaadada Bulshada
  Hargeysa(Geeska)-Xafladd si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaaladda Galooley oo ka tirsan gobolka Oodweyne ayay hay’adda DDG ku gudoonsiisay guddida badbaadada bulshadda ee reer Galooley buugga ka hadlaaya badbaadda bulshadda. buugan oo ay si wada jira u diyaariyeen mudo...

Maareeyaha TOTAL Oo Ka Hadlay Xadhigii Lagula Kacay Iyo Sidii Ay Wax U Dhaceen

Published on May 31 2011 // Warar
Maareeyaha TOTAL Oo Ka Hadlay Xadhigii Lagula Kacay Iyo Sidii Ay Wax U Dhaceen
    Hargeysa(Geeska)-Maareeyaha shirkadda Caalamiga ah ee TOTAL oo uu Madaxweynaha Somaliland dhawaan kala noqday heshiiskii ay kula jirtay Somaliland Sacad Cilmi Jibriil, ayaa ka waramay xadhigii lagula kacay iyo guud ahaan sidii ay u dhaceen waxyaabo badan.   Qoraal dheer oo uu xalay...

Ciidamada Qaranka Oo Shalay Baacsaday Maleeshiyaad Ka Tirsan Falaagada SSC Iyo Maxaabiis Laga Qabtay

Published on May 31 2011 // Warar
Ciidamada Qaranka Oo Shalay  Baacsaday Maleeshiyaad Ka Tirsan Falaagada SSC Iyo Maxaabiis Laga Qabtay
  Lascanod(Geeska)-Ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan gobalka Sool, ayaa shalay baacsaday koox ka mid ah maleeshiyaadka SSC ee nabad diidka ah, kuwaas oo weerar gaadmo ah ku soo qaaday. Ciidamada Qaranka ee ku sugan higlada oo u dhaxaysa Tukaraq iyo Gambadha oo gobalka Sool ah, ayaa waxa shalay...

Imtixaankii Qaranka Ee Fasalka Labaad Ee Dugsiga Sare Oo Fashilmay

Published on May 31 2011 // Warar
Imtixaankii Qaranka Ee Fasalka  Labaad Ee Dugsiga Sare Oo Fashilmay
  Hargeysa(Geeska)-Imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasada labaad ee dugsiyada sare ee Somaliland ayaa maanta dib uga bilaabmaya dalka, ka dib markii dugsiyada qaarkood aanay shalay u fadhiisan wax imtixaan ah. Waxa soo baxay inuu fashil ku yimid imtixaankii oo lagu arkay suuqyada kala duwan ee dalka,...

Dalladda SONSAF Oo Si Cad U Beenisay Inay Dhabar Wareentay Weftigii Somaliland

Published on May 31 2011 // Warar
Dalladda SONSAF Oo Si Cad U Beenisay Inay Dhabar Wareentay Weftigii Somaliland
  Hargaysa(Geeska)-Dalladda SONSAF oo ay ku midoobeen ururada aan dawliga ahayn ee Somaliland ayaa shalay soo saaray qoraal war-saxaafeed ah, kaas oo ay kaga hadleen kulankii ay golaha ammaanka ee Qaraamda Midoobay kula yeesheen magaalda Nayrobi iyaga oo matalayay bulshada rayidka ah ee reer Somaliland. Dalada...

Xafiiska Samofalka Madaxtooyada Oo Deeq Gaadhsiiyay Qoysas Danyar Ah

Published on May 31 2011 // Warar
Xafiiska Samofalka Madaxtooyada Oo Deeq Gaadhsiiyay Qoysas Danyar Ah
    Hargaysa(Geeska)-Xafiiska samafalka madaxtooyada ayaa deeq raashina gaadhsiiyay boqol qoys oo danyara oo dagan xaafaa Maxamed Mooge ee magaalda Hargaysa.Raashinkaasi  ayaa waxa gudoonsiiyay dadka danyarta ah  maareeyaha xafiiska samafalka ee madaxtooyada Marwo Aamina Maxamuud...

Muuse Biixi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Guddi Uu Guddomiyaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE U Magacaabay Qaban Qaabada Shirweynaha Xisbiga

Published on May 29 2011 // Warar
Muuse Biixi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Guddi Uu Guddomiyaha  Golaha Dhexe Ee KULMIYE U Magacaabay Qaban Qaabada Shirweynaha Xisbiga
  Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE Md. Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel), ayaa  magacaabay guddi ka kooban 10 xubnood oo diyaarisa shirka Golaha dhexe ee xisbigaasi. Gudidan uu magacaabay Gudoomiyaha Golaha Dhexe waxa ku jira xubno wasiiro ah iyo saraakiil ka tirsan...

Hantidhawrka Qaranka Oo Xabsiga Dhigay Xoghayihii Dawladda Hoose Ee Burco Iyo Fadeexadaha Musumaasuq Ee Banaanka Yaal

Published on May 29 2011 // Warar
Hantidhawrka Qaranka Oo Xabsiga Dhigay Xoghayihii Dawladda Hoose Ee Burco Iyo Fadeexadaha Musumaasuq Ee Banaanka Yaal
Burco(Geeska)-Waxa shalay gelinkii dambe xabsiga magaalada Burco loo taxaabay xoghayihii dawladda hoose ee degmada Burco Cabdiraxmaan Maxamuud Xasan.   Xadhiga Masuulkan oo uu Noo xaqiijiyay  Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Mr Yaasiin Muxumed Cabdi  waxa ay ka danbaysay ka dib markii Hantidhawrka...

Dawladda Itoobiya Oo Ka Hadashay Shirkii Golaha Ammaanka Iyo Somaliland

Published on May 29 2011 // Warar
Dawladda Itoobiya Oo Ka Hadashay Shirkii Golaha Ammaanka Iyo Somaliland
  Addis Ababa(Geeska)-Dawladda Itoobiya ayaa ka hadashay kulankii dhawaan magaalada Nayrobi ee dalka Kenya ku dhex maray weftigii ka socday dawladda Somaliland iyo xubnaha golaha ammaanka Qaramada Midoobay. Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa bogeedda toddobaadlaha ah ee ay ku falanqayso siyaasadda...

Roobab Khasaare Culus Gaadhsiiyay Deegaano Gobalka Saraar Ka Tirsan

Published on May 29 2011 // Warar
Roobab Khasaare Culus Gaadhsiiyay Deegaano Gobalka Saraar Ka Tirsan
  Hargaysa(Geeska)-Roobab xoogan oo habeen hore ka da’ay gobalka Saraar ayaa gaystay dhimashada saddex caruura oo mid kamida la’layahay, iyada oo uu dhaawacyo u gaystay dad ku dhaw labaataneeyo sida uu noo xaqiijiyay badhasaabka gobalka saraar Ibraahin Xasan Cali. Roobkan oo bilaabay...

Wasiirka Caafimaadka Oo Safar Caalami Ah Ka Dib Hargeysa Ku Soo Laabtay

Published on May 29 2011 // Warar
Wasiirka Caafimaadka Oo Safar Caalami Ah Ka Dib Hargeysa Ku Soo Laabtay
  Hargaysa(Geeska)-Wasiirka caafimaadka ee jamuuriyada Somaliland Dr.Xuseen Muxumad Maxamed (xuseen xoog) ayaa shalay ku soo guryo noqday wadanka, isaga oo muddo safar shaqo ugu maqnaa wadanka dibadiisa. waxaana madaar ka Cigaal ku soo dhaweeyay wasiiro,xidhibaano,iyo badhasaabka gobalka maroodi...

Laba Wiil Oo Soomaali Ah Oo Lagu Toogtey Magaalo Yar Oo Ku Dhaw London

Published on May 29 2011 // Warar
Laba Wiil Oo Soomaali Ah Oo Lagu Toogtey Magaalo Yar Oo Ku Dhaw London
  London(Geeska) Laba wiil oo Soomaali ah oo 20 jir ka yar ayaa habeen hore lagu toogtey magaalada Milton Keynes oo ah magaalo yar oo 79 KM waqooyi Galbeed kaga beegan magaalada London, sidaasi waxaa xaqiijiyey Booliiska dalkaas. Maxamed Cabdi Faarax oo 19 sano jir ah ayaa isla goobta ku geeriyoodey,...

Sheekh Shariif Ma Ku Guulaysan Doonaa Inuu Kursigiisa Badbaadiyo?

Published on May 29 2011 // Maqaalo, Warar
Sheekh Shariif Ma Ku Guulaysan Doonaa Inuu Kursigiisa Badbaadiyo?
  Muqdisho(Geeska)-Maalmihii u dambeeyay waxa ay dawladda Somaliya sheegtay inay guulo hore leh ka gaadhay dagaaladii ay ciidamadeeda iyo kuwa AMISOM kula jireen kooxda Al-Shabaab, iyadoo ku dooday inay qabsatay deegaano cusub. Guulaha ay dawladu sheeganayso waxa ka mid ah suuqa bakaaraha oo xarun...

Xukuumadda Oo Si Diiran U Soo Dhawaysay Weftigii Ku Maqnaa Dalka Kenya

Published on May 29 2011 // Warar
Xukuumadda Oo Si Diiran U Soo Dhawaysay Weftigii Ku Maqnaa Dalka Kenya
  Hargeysa (Geeska) Waftigii uu hogaaminaayey wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay, waxaana madaarka ku soo dhaweeyay guddoomiye xigeenka golaha wakiilada Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, raxan wasiiro ah iyo arday la soo...

IGAD Oo Deeq Waxbarasho U Fidsay Shan Arday Oo Ka Tirsan Dugsiga Sheekh

Published on May 29 2011 // Warar
IGAD Oo Deeq Waxbarasho U Fidsay Shan Arday Oo Ka Tirsan Dugsiga Sheekh
  Hargeysa (Geeska) Arday ka tirsan dugsiga barashada xanaanada xoolaha ee magaalada Sheekh ayaa deeq waxbarasho ka helay dalka Yugandha. Deeqdaas waxaa soo gaadhsiiyey urur goboleedka IGAD iyaga oo kaashanaya maamulka dugsiga xanaanada xoolaha iyo xukumada Somaliland. Ardayda nasiibka u heshay...

La-Taliyaha Madaxwaynaha Arimaha Dhaqaalaha ,Ganacsiga Iyo Maalgashiyga Mudane Axmed Xasan Carwo Oo Boogasho Ku Yimid Dalka Qatar.

Published on May 28 2011 // Warar
La-Taliyaha Madaxwaynaha Arimaha Dhaqaalaha ,Ganacsiga Iyo Maalgashiyga Mudane Axmed Xasan Carwo Oo Boogasho Ku Yimid Dalka Qatar.
Qatar (Geeska) La taliyaha Madaxwaynaha ee Dhaqaalaha , Gacansiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa socdaal shaqo oo qaatay 5 cisho ku yimid Magaalada Doha ee dalka Qatar isagoo ka soo kicitimay dalka Imarate ka Carabta oo uu kulamo kala duwan la soo yeeshay Jaaliyada Somaliland...

Madaxweynaha Oo Tacsi U Diraaya Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Adeerkii Geeriyooday

Published on May 28 2011 // Warar
Madaxweynaha Oo Tacsi U Diraaya Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Adeerkii Geeriyooday
  Date: 28/05/2011     Tacsi   Madaxweynaha JSL. Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu tacsi u dirayaa Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu ka tacsi-yadaynaayo  Geerida Naxdinta leh ee ku timid  Adeerkii...

Dal Siyaasigiisu Kala Socdaan Ictiraaf Ma Wada Raadin Karaan? By Qaasim

Published on May 28 2011 // Maqaalo
Dal Siyaasigiisu Kala Socdaan Ictiraaf Ma Wada Raadin Karaan? By Qaasim
  Tan iyo markii xukumadihii kala danbeeyey ee soo maray Somaliland ay bilaabeen arrinta ictiraaf raadinta waxaa soo baxaayey dhaliilo kala duwan oo ka imaanayey siyaasiyiinta Somaliland, kuwaas oo badankoodu ku kala qaybsan arrinta ictiraafka, isla markaana aan isla fahansanayn sida ka muuqata...

Joojiya Is Qabqabsiga Iyo Khilaafka Haddii Kale Waraabahaa La Idiin Saarayaa

Published on May 28 2011 // Maqaalo
Joojiya Is Qabqabsiga Iyo Khilaafka Haddii Kale Waraabahaa La Idiin Saarayaa
  Nayrobi(Geesa)-Xubnaha golaha ammaanka ee dhawaan la shiray masuuliyiinta dawladda Somaliya ayaa digniin kama dambays ah u jeediyay madaxdaas oo kala ah Shariif Sheekh Axmed oo Madaxweyne ah, Shariif Xasan oo Guddoomiye Barlamaan ah iyo Maxamed Cabdillaahi oo Raysalwasaare ah. Madaxda golaha ammaanka...

Maxkamadda Degmada Hargeysa Oo Markii U Horaysay Xukun Culus Ku Riday Haweenay Badhtamaha Suuqa Ku Cayday Diinta Islaamka

Published on May 28 2011 // Warar
Maxkamadda Degmada Hargeysa Oo Markii U Horaysay Xukun Culus Ku Riday Haweenay Badhtamaha Suuqa Ku Cayday Diinta Islaamka
        Hargaysa(Geeska)-Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa markii u horaysay inta la ogyahay taariikhda xukun ku riday haweenay lagu helay dambi ah inay badhtamaha Hargeysa ku cayday diinta Islaamka. Haweenaydan oo magaceeda lagu sheegay Canab Baaruud Maxamuud, da’deeduna tahay...

Raysalwasaaraha Ingiriiska Oo Arbacada Toddobaadka Dambe Golaha Baarlamaanka Su’aalo Lagaga Weydiin Doono Somaliland

Published on May 28 2011 // Warar
Raysalwasaaraha Ingiriiska Oo Arbacada Toddobaadka Dambe Golaha Baarlamaanka Su’aalo Lagaga Weydiin Doono Somaliland
  London(Geeska)-Qaar ka mid ah mudanayasha Baarlamaanka dalka Ingiriiska ee sida weyn u taageera qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland ayaa qaban qaabinaya inay Raysalwasaaraha Ingiriiska Mr. David Cameron ay weydiiyaan su’aalo Somaliland ku saabsan. Toddobaad kasta waxa uu Raysalwasaaraha...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Garowsadaan Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland

Published on May 28 2011 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Garowsadaan Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland
  Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa mar kale beesha caalamka ugu baaqay inay garwaaqsato aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo oo u waramay wakaaladda wararka ee AFP, wuxuu sheegay inay bulshada Somaliland u qalanto...

Gudagalkii SNM Ee Hargeysa Iyo Burco Iyo Mid Ka Mid Ah Waraysiyadii Axmed Siilaanyo Ee Lagu Diirsan Jirey

Published on May 28 2011 // Warar
Gudagalkii SNM Ee Hargeysa Iyo Burco Iyo Mid Ka Mid Ah Waraysiyadii Axmed Siilaanyo Ee Lagu Diirsan Jirey
  Hargeysa(Geeska)- Jimcihii taariikhdu ahayd 27kii May iyo Salaasadii, 31kii May sannadkii 1988kii oo waxay ahaayeen laba maalmood oo taariikhi u ah halgankii ururkii SNM iyo shacbiweynihii taageerayey ay kaga soo horjeesteen, afkana ugu rideen nidaamkii Cabudhinta iyo cadaadiska ee xukunkii Keli-taliska...

Ciidanka Qaranka Oo Fashiliyey Weerar Ay Kooxda SSC Soo Qaaday

Published on May 28 2011 // Warar
Ciidanka Qaranka Oo Fashiliyey Weerar Ay Kooxda SSC Soo Qaaday
  Lascanod(Geeska)-Ciidamada qaranka Somaliland ee  ku sugan deegaanka Gambadhe oo 35Km dhanka bari kaga beegan Laascaanood ayaa waxa weerar ku soo qaaday kooxda nabad diidka ah ee SSC.   Cutub ka mida ciidanka qaranka iyo kooxda nabad diidka ah ee  SSC ayaa fooda isku daray Gambadhe...

Geeska Afrika Oo Xog Ka Helay Shirkii Golaha Ammaanku U Qabtay Kooxaha Somaliya Iyo Doorkii Weftigii Somaliland Ka Socday

Published on May 26 2011 // Warar
Geeska Afrika Oo Xog Ka Helay Shirkii Golaha Ammaanku  U Qabtay Kooxaha  Somaliya Iyo Doorkii Weftigii Somaliland Ka Socday
Nairobi (Geeska)waxa shalay dhammaaday shir hal maalin ah oo ay golaha ammaanka Qaramada Midoobay la yeesheen maamul goboleedyada Somaliya, dawladda Sheekh Shariif iyo Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland. Shirkaas waxa ay Somaliland u dirtay wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr....

Baligubadle: Madal La Isku Arkay Oo Loogu Wanqalay Hoteelka Cusub Ee Al-Xayaat

Published on May 26 2011 // Warar
Baligubadle: Madal La Isku Arkay Oo Loogu Wanqalay Hoteelka Cusub Ee Al-Xayaat
Baligubadle(Geeska)-Wasiirka Beeraha Somaliland Faarax cilmi Geedoole oo ay weheliyaan Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta, Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), Guddoomiyaha Hay’adda NDC Jamaal Caydiid Ibraahim, Agaasimaha Madaxtooyada Maxamuud Cabdilaahi Xarbi iyo masuuliyiin kale ayaa shalay xadhiga...

Xildhibaan Ku Eedeeyay Madaxweyne Axmed- Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa Inay Ku Ciyaarayaaan Qaddiyadda Somaliland

Published on May 26 2011 // Warar
Xildhibaan Ku Eedeeyay Madaxweyne Axmed- Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa Inay Ku Ciyaarayaaan Qaddiyadda Somaliland
Hargeysa (Geeska)- Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) oo  ka tirsan golaha guuritda Somaliland, gaar ahaana guddi hoosaadka arrimaha dibda iyo xidhiidhka caalamiga ah ayaa shirka ay xukumadu ka qayb gashay ee dalka kiinaya ka dhacay ku tilmaamay mid lagu wiiqaayo jiritaanka iyo qaranimada...

Booliska Berbera Oo Xabsiga U Taxaabay Maareeyihii Shirkada TOTAL

Published on May 26 2011 // Warar
Booliska Berbera Oo Xabsiga U Taxaabay Maareeyihii Shirkada TOTAL
Berbera (Geeska)-Ciidanka haamaha shidaalka magaalada Berbera, kadib markii sida uu sheegay taliyaha ciidanka booliska Md. Cilmi Rooble Furre  inay ka dhaga adaygeen amarkii uu madaxweynaha Somaliland ruqsada kagala noqday shirkada Total todobaadkii hore. Maamulaha keydka haamaha shidaalka Sacad...

“Shakhsiyadda Siilaanyo Weligay Waxba Kama Sheegin, Laakiin Xisbiga KULMIYE….Sicii Sulub”

Published on May 26 2011 // Warar
“Shakhsiyadda Siilaanyo Weligay Waxba Kama Sheegin, Laakiin Xisbiga KULMIYE….Sicii Sulub”
Hargeysa(Geeska)-Wasiirkii hore ee wasaarada hawlaha guud iyo guryeynta Md. Siciid Sulub Maxamed ayaa sheegay inuu xisbiga KULMIYE xilligii uu mucaaradka ahaa marba xukuumadii jirtay ula soo bixi jiray wejiga cusub. Siciid Sulub, oo xalay u waramay weriye Xamse Cali Bulbul oo ka tirsan HCTV, wuxuu sheegay...

UCID Oo Cambaaraysay Weftiga Somaliland Ee La Kulmay Golaha Ammaanka

Published on May 26 2011 // Warar
UCID Oo Cambaaraysay Weftiga Somaliland Ee La Kulmay Golaha Ammaanka
Hargaysa (Geeska) Xisbiga UCID ayaa shalay shir jaraa’id oo uu ku qabtay xaruntiisa ku canbaareeyey shirka uu ka qayb galay wasiirka arimaha dibada ee Somaliland, waxaanu ku timaamay xukumaada Axmed Silaanyo mid aanay siyaasadeeda arimaha dibadu fadhiyin, isla markaana hadalo is burinaaya ay ka...