GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 17 2017 // Warar

Bal maanta waxaad garataan ninka heer caalami loogu calaamadiyay ‘musuqmaasuq’ ee haddana ka tirsan xukuumadeena cududo gaabo. Waxa kaloon xalay isweydiiyay Imaaraadkii aynu taageernay ma waxay inagala masuugeen inay Xaaji Axmed madaarka ugu soo diraan laba Carab. Ilayn waa kuwan Cukuse iyo wiilkii inanta qabay soo dhaweeyee.

 

Leave a comment