Waa Kuwee Ciyaartoygii Ugu Fiicnaa Horyaalka Premier League Soo Mara 25 –kii Sanee Lasoo Dhaafay,?

Published on Oct 20 2016 // Ciyaaro, Columnists

Waxaa suurto gal ah inaanad ku taageerin ama aad wax baan ku diido shaxdan oo dhawaan lasoo bandhigay, iyadoo laga tagay xidigo badan oo muran dhaliyey sida Tony Adams, Roy Keane iyo Steven Gerrard.

untitledToddobaadkii lasoo dhaafay ayaa jariirada SunSport waydiisay akhristayaasheeda su’aal ay ku sahaminayso xidigihii ugu fiicnaa 25 sanno ee lasoo dhaafay soo maray horyaalka Premier League, waxaana kasoo baxay shaxdii ugu badnayd ee loo codeeyey oo ahayd sidan;

Goolka:  Peter Schmeichel- waa gool hayihii hore ee kooxda Man United.

Difaacyada: Gary Neville, John Terry & Rio Ferdinand iyo Ashley Cole

Dhexda: Patrick Vieira & Paul Scholes iyo Ryan Giggs

Weerarka : Thierry Henry & Didier Drogba iyo Cristiano Ronaldo

Si kastaba ha ahaatee shaxdan ayaa noqotay ta loo doortay xidigihii ugu fiicnaa ee soo mara horyaalka Premier Leageu-ga 25 sanno ee lasoo dhaafay kuwaas oo helay tirada cododki ugu badnaa.

all-time-xi1

 

Leave a comment