Alf Mabruuk: Meherka Xamse Axmed Maxamuud (Khaatumo) iyo Istiqlaal Maxamuud Salaan Jirde

1
1818

hambalyo-meher-wacan-300x300Aabo Xuseen Jaamac Guuleed, Hooyo Canab Axmed Coomey, Maxamed Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa Fatima Xasan Rashid iyo inankooda Xuseen Maxamed Xuseen, Siyaad Xuseen Jaamac iyo xaaskiisa Saynab Maxamed iyo inantooda Amiira Siyaad Xuseen, Hoodo Xuseen Jaamac, Ayaan Xuseen Jaamac.

Dhammaantood waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Xamse Axmed Maxamuud (Khaatumo)

Iyo

Istiqlaal maxamuud salaan jirde

Oo uu meherkoodu (16-7-2012) ka dhacay wadanka Holland gaar ahaan magaalada Rotterdam. Alle waxay uga baryayaan inuu kala siiyo ubad khayr qaba.

Comments are closed.