|
Waxaa ka dhacay magalada cardiff sabtidii15 bisha november
ee casimada deeganka weelishka shir aad iyo aad u balaadhna oo ay iskugu
yimaaden dhamaan lamaha xisbiga kulmiye ee magalooyinka dalka boqortooyada
biritaaniya ama (united kingdom).
waxaa shirkaas kasoo qayb galay madax xildhibaano kayimid dalkii hooyo
iyo masuulin sar sare oo ka tirsan xisbiga kulmiye waxaa kale oo kasoo
qayb galay taagero yaal aad iyo aad ufaro badan kuwaas oo ka kala yimid
daafaha dalka waxay kala ahaayen xildhibaanada marti sharta ahaa
1)Xildhibaan Axmed weyne
2)Xildhibaan PRO / Maxamed cumar 2)Xildhibaan AXMED Nacnac halkaasna
sifiican ayaa loo gusoo dhaweeyey waxaa shirka lagu furay Ayadaha Quraanka
KARIIMKA waxaana loo duceeyey dhamaan dadkeenii ku geeriyoodey garaxii
arga gixisada ee kadhacay caasimada dalka Somaliland waxaa kale oo loduceeyey
halyey gii ka geeriyooday Somaliland oo dhan MR TUKE
shirkaasi waxaa lagu falan qeeyey arimo badan oo Somaliland horumarinaya
wax halkana lagu soo koobi karayo maaha lakiin waxyaabaha ugu waa weynaa
ee laga wada hadlay waxaa kamid ahaa sidii loo adkeyn lahaa amniga iyo
midnimada umada Somaliland oo dhan waxaa kale oo laga wada hadley sidii
dalkan dhinac kaste ka burburay loo hormarin lahaa loogana dhalin lahaa
dawlad cadaalad ku salaysan, sidii loo wacyi galin lahaa dadka reer
soomaliland inay raacan xisbiga kulmiye ee raba inuu dadkiisa iyo dalkiisa
dhiso una foodan isag si loo helo amaan iyo horseed shirkaas waxaa ka
hadlay madax fara badan aqoon yahano ,xildhibaano iyo taagero yaal fara
badan wax halkana lagu soo koobi karayo maha.
Naasir X.Ciise (ina geeljire)
nasir _issa@hotmail.co.uk
Cardiff , Uk

















|