Ciidamada Booliska Oo Qabtay Dadkii Gubi Jiray Basaska Hargeysa

Published on Oct 14 2017 // Warar
Ciidamada Booliska Oo Qabtay  Dadkii Gubi Jiray Basaska Hargeysa
Hargyesa(Geeska)-Afhayeenka ciidanka booliska Gaashanle Sare Faysal Xiis Cilmi ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen sagaal eedaysane oo qaarkood ay gacanta kula jireen gubista gaadiidka caasimada ee basaska oo muddooyinkii u dambeeyay magaalada Hargeysa lagu gubayay. Afheeyeenka ciidamada boolisku...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Oct 12 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Dalkii ingiriis wakaa u soo tafa xaytay ee doonaya inuu kormeero doorashadeena soo socota ee, waa inaan guntiga dhiisha isaga dhignaa sidii ay inoogu dhici lahayd si caddaalada. Intaa waxa ii raaca, Waddadii halku dhigga u ahayd horumarka Siilaanyo wataa istaagtaye, si aanay u reebin maah-maah ah ‘Xirsi...

Dawladda Ingiriiska Oo Si Culus Indhaha Ugu Haysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland Iyo 60 Goob-Jooge Oo Ay Soo Dirayso

Published on Oct 12 2017 // Warar
Dawladda Ingiriiska Oo Si Culus  Indhaha Ugu Haysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland Iyo 60 Goob-Jooge Oo Ay Soo Dirayso
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Ingiriiska ayaa mar kale cadaysay inay maalgelisay lixdan goob-jooge caalami ah oo kormeeraya doorashada madaxtooyada Somaliland, kuwaas oo doorashada ka hor dalka iman doona. Xildhibaan Kerry McCarthy oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa wasiirul dawlaha ingiriiska u...

Cabdiqaadir Jirde Oo Sheegay In Somaliland Marayso Halkii Ugu Liidatay, Musuquna Uu Xadhkaha Goostay

Published on Oct 12 2017 // Warar
Cabdiqaadir Jirde Oo Sheegay  In Somaliland Marayso Halkii Ugu  Liidatay, Musuquna Uu Xadhkaha Goostay
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay mid dalkii rahmaysa oo isku xoqaysa beelaha Somaliland. Md. Jirde oo shalay hadal ka jeediyay munaasibad uu xisbiga Waddani ku qabtay Burco...

Kulan Dhex Maray Waftiga Murashaxa Xisbiga Waddani Iyo Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya

Published on Oct 12 2017 // Warar
Kulan Dhex Maray Waftiga Murashaxa Xisbiga Waddani Iyo Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya
Addis-Ababa (Geeska)-Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo socdaal ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa Shalay kulan la yeeshay Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn Iyo Wasiirka Arimaha Dibada dalkaasi...

Jidka Ceerigaabo Ee Ahaa Dhaxalka Siilaanyo Oo Istaagay Iyo Farriimaha Loo Dirayo Wasiirka Hawlaha Guud

Published on Oct 12 2017 // Warar
Jidka Ceerigaabo Ee Ahaa Dhaxalka Siilaanyo Oo Istaagay Iyo Farriimaha Loo Dirayo Wasiirka Hawlaha Guud
Ceerigaabo(Geeska)-Wadada laamiga ah ee loogu talo galay inay isku xidho Ceerigoobo iyo gobalada Somaliland ee kale oo 360-Km ah ayaan wax shaqo ah laga qaban shantii bilood ee ugu danbeeyay. Wadada ceerigaabo ayaa magaalada ka soo baxda iyada oo laami ah isla markaasna soo gaadha deegaanka Kalsheekh...

Guddiga Cadaaladda Oo Shaqada Ka Fadhiisiyay Garsooreyaal Iyo Xeer Ilaaliyaal

Published on Oct 12 2017 // Warar
Hargeysa(Geeska)-Guddiga cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland oo shalay fadhi yeeshay, ayaa soo saaray go’aamo isugu jira eris, bedel iyo digniin, kuwaas oo saameeyay garsooreyaal iyo xeer ilaaliyayaal. Sida uu Geeska Afrika u xaqiijiyay guddoomiyaha maxkamadda sare Md. Aadan Xaaji Cali Axmed oo sidoo...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Oct 11 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta Rayaale maalintii uu xilka wareejiyay wuxuu Siilaanyo ku yidhi waxaan kugu wareejinayaa dal iyo dad midaysan, waa su’aal madaxweynaheena hortaala nooca uu noqonayo dalka uu wareejinayaa. Bal Xaajiga ugu duceeya in lagu soo gaadho dal iyo dadkii midaysnaa ee lagu wareejiyay 7 sannadood ka hor.   lA...

Guddiga Doorashada Oo Baahiyay Tirada Rasmiga Ah Ee Codaynaysa Doorashada Iyo Is-Barbar Dhiga Dadkii Isdiiwaangeliyay Iyo Tirada Kaadhadhka Qaatay

Published on Oct 11 2017 // Warar
Guddiga Doorashada Oo Baahiyay Tirada Rasmiga  Ah Ee Codaynaysa Doorashada Iyo Is-Barbar Dhiga  Dadkii Isdiiwaangeliyay Iyo Tirada Kaadhadhka Qaatay
Hargeysa(Geeska)-Guddiga doorashooyinka Jamhuuriyada Somaliland ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay tirada guud ee codbixiyaasha doorashada madaxtooyada ee 13 Nofember la qaban doono. Munaasabad lagu qabtay xarunta Gudiga Doorashooyinka ayaa lagaga dhawaaqay in dadka la diiwaan geliyay oo keli ah...

Cabdillaahi-Jawaan Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Xakameeyo Beeshiisa Oo Uu Sheegay Inay Dalka Ku Celinayso 1991

Published on Oct 11 2017 // Warar
Cabdillaahi-Jawaan Oo Madaxweynaha  Ugu Baaqay Inuu Xakameeyo Beeshiisa Oo  Uu Sheegay Inay Dalka Ku Celinayso 1991
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyihii ugu horeeyey ee Komishanka Doorashooyinka ee ugu horeeyey dalka Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan),isla markaana xilka la taliyaha Madaxweynaha ee Doorashooyinka ahaa, iskana casilay, ayaa si adag uga hadlay shirkii Magaalada Burco ku dhexmaray Beelaha...

Natiijada Kulan Dhex Maray Raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Murashax Muuse Biixi Cabdi

Published on Oct 11 2017 // Warar
Natiijada Kulan Dhex Maray Raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Murashax Muuse Biixi Cabdi
Itoobiya(Geeska)-xisbiga KULMIYE ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray kulan shalay dhex maray raysalwasaaraha itoobiya iyo murashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Warsaxaafadeedka ayaa u dhignaa sidan “Ra’iisal-wasaaraha dalka Itoobiya Mudane, Hailemariam Desalegn, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...

Eng. Faysal Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Digay Inuu Dalka Ku Celiyo Xaaladii 1991-1994

Published on Oct 11 2017 // Warar
Eng. Faysal Oo Madaxweyne  Siilaanyo Uga Digay Inuu Dalka  Ku Celiyo Xaaladii 1991-1994
Hargyesa(Geeska)-Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga  mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada ku eedeeyay inay wado da’daalo dadka qabaa’il loogu kala qaybinaanyo, isla markaasna uu ka baqo qabo in rabshado qabyaaladeed ay dalka ka qarxaan. Eng.Faysal Cali Waraabe waxa...

Shirkii Cabdale Abokor Iyo Sheekh Cismaan Oo Laga Soo Saaray Go’aamo Lagu Taageerayo Xisbiga Waddani

Published on Oct 11 2017 // Warar
Shirkii Cabdale Abokor Iyo Sheekh Cismaan Oo Laga Soo Saaray Go’aamo  Lagu Taageerayo Xisbiga Waddani
Hargeysa(Geeska)-Waxa habeen hore magaalada Hargeysa shir balaadhan ku qabsatay in ka badan 200 oo qof oo ka soo jeeda Beelaha Cabdalle Abokor iyo Sheekh Cismaan oo ka tirsan Beelaha Arab, waxaana shirkaas laga soo saaray go’aamo siyaasadeed iyo kuwo dan guud ah. Shirkan oo ay ka qayb galeen qaybaha...

Siyaasi Xamse Ciise Oo Ka Baxay Xisbiga KULMIYE, Kuna Biiray Waddani

Published on Oct 11 2017 // Warar
Siyaasi Xamse  Ciise Oo Ka Baxay Xisbiga  KULMIYE, Kuna Biiray Waddani
Hargeysa(Geeska)-Xamse Ciise Cabdi oo ahaa xoghayihii ugu horeyey oo madaxweyne Axmed maxamed  Maxamuud Siilaanyo u magacaabo gobolka Maroodi jeex  ayaa si rasmi ah iskaga casilay xisbiga kulmiye oo uu ka tirsanaa 7 sano oo mucaarid  ah iyo iyo lixsano iyo badh uu ahaa Xoghayaha guud Gobolka M, jeex. Xamse...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Oct 10 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Anigu doodda agaasime Cabdikariim xinif waday oo waday oo waxa aan qaladka dhacay dhaafin waayey qasriga madaxtooyada. Guddoomiye Sharmaarke waxa uu dooddiisa diidmada anshax marinta u cuskaday warqadda Madaxweynaha. Agaasime Xinnifna waxa uu dooddiisa is difaaca ah u cuskaday warqadda madaxweynaha....

Digreeto Uu Madaxweyne Siilaanyo 7 Sano Ka Hor Soo Saaray Ayaa Saldhig U Ah Muranka Hay’adda Shaqaalaha, Guddiga Anshaxa Ee Doorashooyinka Iyo Masuul Ka Tirsan SOLNAC

Published on Oct 10 2017 // Warar
Digreeto Uu Madaxweyne Siilaanyo 7 Sano Ka Hor Soo Saaray  Ayaa Saldhig U Ah Muranka Hay’adda Shaqaalaha, Guddiga  Anshaxa Ee Doorashooyinka Iyo Masuul Ka Tirsan SOLNAC
Hargeysa(Geeska)- Lix iyo tobankii bishii Siddeedaad ee sannadkii 2010 ka ayaa ay ahayd markii madaxweyne Siilaanyo oo xilka hayey laba toddobaad oo keliyi uu soo saaray wareegto markiiba su’aalo dhalisay oo uu ku magacaabayo Afar masuul oo uu ka mid yahay Cabdikariim Axmed Xinif. Mudane Cabdikariin...

“Waxaan Ka Digayaa In Hantida Iyo Xukunka Dalka Cid Gaar Ahi Iskaga Xulufaysato Umadda…”

Published on Oct 10 2017 // Warar
“Waxaan Ka Digayaa In Hantida Iyo Xukunka Dalka Cid Gaar Ahi Iskaga Xulufaysato Umadda…”
Suldaanka guud ee Beelaha Gabooye Suldaan Daakir Xasan Hargeysa (Geeska)-Suldaanka guud ee Beelaha Gabooye Suldaan Daakir Xasan Khaliif, ayaa ka hadlay Shirkii Magaalada Burco ku dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Subeer Awal iyo Habar Jeclo, ee lagu heshiiyey in Muuse Biixi lagu taageero, waxaanu...

Gudd. Kulmiye Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Addis Ababa Kula Kulmay Wasiirka A. Dibadda Itoobiya

Published on Oct 10 2017 // Warar
Gudd. Kulmiye Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Addis Ababa Kula Kulmay Wasiirka A. Dibadda Itoobiya
Addis Ababa (Geeska)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku tagay dalka Itoobiya, ayaa meeqaam heer sare ah oo diblumaasiyadeed loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo weftigiisa...

Madaxda Afrika Oo Khartuum Isugu Tegey Si Ay U Gorfeeyaan Amniga Gobalka Geeska Afrika

Published on Oct 10 2017 // Warar
Madaxda Afrika Oo Khartuum Isugu Tegey Si Ay U Gorfeeyaan Amniga Gobalka Geeska Afrika
Khartuum (Geeska)- Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika ayaa ku baaqay in la dejiyo istaraatijiyad gobalka Geeska Afrika lagu gaadhsiin karo nabad, horumar, xasilooni, iyo iskaashi. Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa baaqan ka soo saaray bilowga shirka ‘Nabadda, ammaanka, xasiloonida, Iskaashiga iyo Horumarka...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Oct 08 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Maxamuud Xaashi, waan ku raacsanahay in shacabku garsoore yahay maalinta doorashada oo ay qof walba abaalkiisa marin doonaan. Waxase wacnaan lahayd Axmed oo maanta sharaxan oo markaas la arko abaalkiisa tirada codka uu shacabka ka helo oo dabadeed la garab dhigo codkii uu helay doorashadii 2010. Laakiin...

“Marka Doorashada Loo Dhaqaaqo Ama Shacbiga Ayaa Guddoomin Doona Kulmiye In Lagu Khasaaray Oo Lagu Hoogay Ama Inaanu Nahay Xisbi La Mahadiyay”

Published on Oct 08 2017 // Warar
“Marka Doorashada Loo Dhaqaaqo Ama Shacbiga  Ayaa Guddoomin Doona Kulmiye In Lagu Khasaaray Oo  Lagu Hoogay Ama Inaanu Nahay Xisbi La Mahadiyay”
Hargeysa(Geeska)-Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa doorashada maalmaha koobani ay haatan inga xigaan ku tilmaamay mid go’aamin doonta in xisbiga Kulmiye iyo hoggaaminta madaxweyne Siilaanyo Lagu hoogay oo farta dhexda lagaga qaniinay iyo in la mahadiyay oo qaranku guulo gaadhay. Waxa...

Guddiga Anshaxa Oo Hay’adda Shaqaalaha Ka Dalbatay In Anshax Marin Lagu Sameeyo Agaasime Xinif

Published on Oct 08 2017 // Warar
Guddiga Anshaxa Oo Hay’adda Shaqaalaha Ka Dalbatay In Anshax Marin Lagu Sameeyo Agaasime Xinif
Hargeysa(Geeska)-Guddida anshaxa doorashooyinka ayaa guddoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada Sharmaake Axmed Muxumed Geele ku amray inuu talaabo anshax marineed uu ka qaado Cabdikariin Axmed Maxamed (xinif) oo ah agaasimaha maaliyada ee Komishanka la dagaalanka AIDS-ka oo lagu arkay liiska soo xulayaasha...

“Arrimaha Dhulku Waxay Noqdeen Arrimaha Ugu Dhibaatada Badan, Khilaafaadka Ugu Badan Iyo Xiisadaha Ugu Badana Dalka Ka Kiciya”

Published on Oct 08 2017 // Warar
“Arrimaha Dhulku Waxay Noqdeen Arrimaha Ugu Dhibaatada Badan, Khilaafaadka Ugu Badan Iyo Xiisadaha Ugu Badana  Dalka Ka Kiciya”
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Prof:Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay kulanka Somaliland iyo Somaliya ku dhexmaray Magaalo Madaxda dalka Itoobiya ee Adisababa, ee ujeedadiisu ahaa maamulka Hawada, waxaanu tilmaamay in nuxurka kulankani ahaa sidii looga heshiin...

Aqoonyahan Maydhane Oo U Jawaabay Aqoonyahan Bile

Published on Oct 08 2017 // Warar
Aqoonyahan  Maydhane  Oo U Jawaabay Aqoonyahan Bile
Hargeysa(Geeska)-Aqoonyahan  Mukhtaar Xasan Maydhane oo ka mid ah aqoonyahan reer Awdal ee ka tirsan xisbiga Waddani, ayaa ka jawaabay hadalo uu aqoonyahan Maxamed Cali Bile oo ka tirsan xisbiga KULMIYE uu hawada u mariyay xisbiga Waddani oo ahaa kuwo eedayn ah. Professor Maydhane, wuxuu si adag u...

Maxamuud Cabdillaahi Xarbi Oo Iska Casilay Xisbiga KULMIYE, Kuna Biiray Waddani

Published on Oct 08 2017 // Warar
Maxamuud Cabdillaahi  Xarbi Oo Iska Casilay Xisbiga  KULMIYE, Kuna Biiray Waddani
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiye-xigeenkii hore ee hay’adda shaqaalaha dawladda Md. Maxamuud Cabdillaahi Xarbi ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay xisbiga KULMIYE oo uu ku biiray xisbiga Waddani ee mucaaradka ah. Md. Xarbi oo ka mid ahaa raggii xisbiga KULMIYE la aasaasay madaxweyne Siilaanyo, wuxuu xisbiga...

“Deegaanada Buuhoodle Waxba Kamay Helin Kharashkii Soo Kabashada Abaaraha”

Published on Oct 08 2017 // Warar
“Deegaanada Buuhoodle  Waxba Kamay Helin Kharashkii Soo Kabashada Abaaraha”
Xildhibaan Budeeye oo ka tirsan guurtida Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax Budeeye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa sheegay in deegano badan oo uu maray, oo gaadhaya ilaa laabatan tuulo oo ku yaala Buhoodle, in aanay waxba ka soo gaadhin kharashkii laga ururiyey...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Oct 07 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Wada hadalkan aynu Muqdisho la bilownay aniga midh iga qora maanta, waa god aynu ku dhacnay ee inoogu duceeya hoggaamiye ceelkaas inaga soo saara. Waxa iyana aan intaas ku darayaa maxay kaaga taalaa mar haddii uu Xaaji Axmed November wareejinayo qasnadihii Baananka oo madhan sidii Rayaale.   lA...

Geeska Afrika Oo Xoggo Ka Helay Kulan Addis Ababa Ku Dhex Maray Wasiirada Duulista Ee Somaliland Iyo Somaliya & Qodobada Uu Wasiir Waliba La Shir Tagay

Published on Oct 07 2017 // Warar
Geeska Afrika Oo Xoggo Ka Helay Kulan Addis Ababa  Ku Dhex Maray Wasiirada Duulista Ee Somaliland  Iyo  Somaliya & Qodobada Uu Wasiir Waliba La Shir Tagay
Hargeysa(Geeska)-Wasiirada duulista iyo hawada ee dalalka Somaliland iyo Somaliya Farxaan Aadan Haybe iyo Maxamed C/laahi Salaad, ayaa khamiistii kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga wada hadleen khilaafka ka taagan hawada dalkii hore la isugu odhan jiray Soomaaliya. Ma...

Cabdi Haybe Oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeeyay Inay Xaraashtay Dhulkii Ugu Badnaa

Published on Oct 07 2017 // Warar
Cabdi Haybe Oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeeyay Inay Xaraashtay Dhulkii Ugu Badnaa
Hargeysa (Geeska)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah hoggaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in Xukuumaddani hantidii umadda ay iibisay, gaar ahaana ay wada iibisay dhismayaashii uu Ingiriisku ka tagay, ee Magaalooyinka waaweyn ee dalka, waxaanu tilmaamay in iyadoo wakhti...

Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Farriimo Odaytinimo U Diray Murashixiinta Iyo Bulshada Codaynaysa

Published on Oct 07 2017 // Warar
Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali  Oo Farriimo Odaytinimo U Diray  Murashixiinta Iyo Bulshada Codaynaysa
Hargyesa(Geeska)- Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax oo hore jagada madaxweyne ku xigeen ugu soo qabtay Somaliland ayaa musharaxiinta tartamaaya ugu baaqay inay ilaaliyaan jiritaanka Somaliland isla markaasna ay aqbalaan natiijada doorashada madaxtooyada ka soo baxda. Waxa uu sida oo kale Cabdiraxmaan...

“Qaranimadeena Aynu Wada Ilaashano, Oo Doorashada Nabadgalyo Aynu Ku Galno”

Published on Oct 07 2017 // Warar
“Qaranimadeena Aynu  Wada Ilaashano, Oo Doorashada Nabadgalyo Aynu Ku Galno”
Xildhibaan Axmed-Gacan Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgalyada ee Golaha Guurtida Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Axmed Gacan), ayaa talo u soo jeediyey Xisbiyada, waxaanu kula taliyey in la ilaaliyo nabadgalyada iyo qaranimada Somaliland, oo ololaha marka la gaadho,...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!