Guuguulaha Maanta

Published on Jun 23 2017 // Warar
Guuguulaha Maanta
Dawladeenu taloow diyaaradahan marna Oodweyne duqaynaya marna Saylac agteeda miyay fahmi weyday oo warkooda waanu weynay ayaynu ka rumaysanaa. Intaas waxaan ku darayaa madaxweynaheenii miyuu inala ciidayaa mise Imaaraadka ayuu ku ciidayaa.  

Diyaarado Ka Soo Kacay Saldhigyada Djibouti Oo Duqaymo Ka Gaystay Deegaanada Gobalka Salal

Published on Jun 23 2017 // Warar
Diyaarado Ka Soo Kacay Saldhigyada Djibouti Oo Duqaymo Ka Gaystay Deegaanada Gobalka Salal
Muwaadin ay xoolihiisa duqeeyeen iyo badhasaabka Salal oo ka hadlay diyaaradahan Selel(Geeska)-Badhasaabka gobalka Selel Axmed Maxamed Xaashi  ayaa daboolka ka qaaday in diyaarado ay duqaymo ka gaysteen gobalkaas Salal, kaas oo ay ku laayeen xoolo nool. Diyaaradahan oo aan weli la aqoonsan ayaa...

Xildhibaan Baar Oo Cod Dheer Kaga Digtay Halista Sicir Bararku Ku Hayo Nolosha Dadka

Published on Jun 23 2017 // Warar
Xildhibaan Baar Oo Cod Dheer Kaga Digtay Halista Sicir Bararku Ku Hayo Nolosha Dadka
“Haddii Sicir Bararku Sidan Ahaado Khatar Bay Noqonaysaa, Oo Nabadgalyada Ayaa Faraha Ka Baxaysa” Hargeysa (Geeska)-Marwo Baar Siciid Faaraxa, oo ka mid ah Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadashay sicir bararka dalka ka taagan, waxayna sheegtay in noloshii...

Cali Khaliif Oo Furitaanka Distoorka Ku Tilmaamay Xudunta Wada Hadalada

Published on Jun 23 2017 // Warar
Cali Khaliif Oo Furitaanka Distoorka Ku Tilmaamay Xudunta Wada Hadalada
Hargeysa(Geeska)-Prof.Cali Khaliid Galaydh ayaa sheegay inay u baahan yihiin in dastuurka Somaliland lagu muujiyo awood qaybsiga dalka, waxaanu daboolka ka qaaday in dastuur furistiisu ay xudun u tahay wada hadalka oo arimaha kale ee laga wada hadlaayo lagu salaynaayo. Waxa uu Cali Khaliif  difaacay...

Xog-waranka Hooyo Wiil Iyo Gabadh Ay Dhashay Ku Weyday Tahriibka Iyo Guurka Qaaliyoobay Oo Sabab U Ah Dhallinyarada Badda Isku Biimaysa

Published on Jun 23 2017 // Warar
Xog-waranka Hooyo Wiil Iyo Gabadh Ay Dhashay Ku Weyday Tahriibka Iyo Guurka Qaaliyoobay Oo Sabab U Ah Dhallinyarada Badda Isku Biimaysa
BBC oo warbixin ka diyaarisay tahriibka iyo dhallinyarada Hargeysa Hargeysa(Geeska/BBC)-Telefishanka BBC-da ayaa warbixin ka diyaariyay xaaladda tahriibka ee Somaliland iyo weliba saamaynta uu ku yeeshay qoysas badan. Warbixintan waxa laga halacsanayaa in guurka qaaliyoobay qayb ka yahay tahriibka dhallinyaro...

Boqorka Sucuudiga Oo Isbedel Yaab Leh Ku Sameeyay Dhaxal Sugaha Boqortooyada

Published on Jun 23 2017 // Warar
Boqorka Sucuudiga Oo Isbedel Yaab Leh Ku Sameeyay Dhaxal Sugaha Boqortooyada
Boqorka Sacuudiga, Salman ayaa wiilkiisa 31 jirka ah ee Mohammed bin Salman u dallacsiiyey dhaxal-sugaha boqortooyada, isaga oo ka dhigay ninka ugu horreeya liiska qofka xiga ee noqonaya boqorka. Mohammed Bin Salman ayaa sidoo kale sii ahaan doona wasiirka gaashaandhigga, isaga oo dushana kala socon...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 21 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta waxaan idin weydiiyay distoorkeenu imisa fasax ayuu madaxweynaha siiyay sannadkii oo uu arrimo gaar ah ugu baxo dibadda. Ilayn sannadkan oo keliya waa safarkii saddexaad’e. Waxaan moodayay in Marxuum Cigaal wakhti sii horaysay inagu yidhi “Waxa la ii doortay dal aanan fasaxayga qaadan...

Cali Khaliif Galaydh Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Puntland Oo Ka Dhan Ah Heshiiska Hargeysa Lagu Saxeexay

Published on Jun 21 2017 // Warar
Cali Khaliif Galaydh Oo Si Adag Uga Jawaabay  Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Puntland Oo  Ka Dhan Ah Heshiiska Hargeysa Lagu Saxeexay
Hargeysa(Geeska)-Prof,Cali Khaliif Galaydh ayaa si aad ah u dhaliilay madaxweynaha Puntland isaga oo sheegay in aanay waxba ka dhaxayn maamulka Puntland. Cali Khaliif waxa uu ku dhaliilay madaxeynaha Puntland Cabdiwali Gaas in uu yahay in aan xukumin magaalada Gaalkacayo oo uu dhalasho ahaan ka soo...

Qiimaha Sarrifka Dollarka Oo Gaadhay Halkii U Saraysay Iyo Amaradii & Qorsheyaashii Xukuumadda Oo Socon Waayay

Published on Jun 21 2017 // Warar
Qiimaha Sarrifka Dollarka Oo  Gaadhay Halkii U Saraysay Iyo Amaradii &  Qorsheyaashii Xukuumadda Oo Socon Waayay
Hargeysa(Geeska)-Qiimaha sarrifka dollarka ee suuqyada Hargeysa ayaa u muuqda inaanu sare u kac mooyee jirin wax hoos u soo noqonayaa, waxaanu halkii dollar marayaa halkii abid ugu saraysay oo ah in halkii dollar laguugu bedelayo 9500 oo ah lacagta Somaliland, halka markaad lacagta Somaliland sidato...

Talyanle Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Khaatumo Iyo Somaliland

Published on Jun 21 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Talyanle), sidoo kalena ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay shirkii dhawaan dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Maamulka Khaatumo ee lagu soo gunaanaday shirarkii dhawrka ahaa ee dhexmaray, waxaanu sheegay inuu...

“Sicir Bararku Waa Aafo La Bilaabmatay Xukuumadan, Waana Aafo Ay Inagaga Tagayso”Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani

Published on Jun 21 2017 // Warar
“Sicir Bararku Waa Aafo La Bilaabmatay Xukuumadan, Waana Aafo Ay Inagaga Tagayso”Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab Nuur, ayaa hadlay sicir bararku heerka uu ka marayo Somaliland, waxaanu sheegay in Masuuliyadda Sicir bararka ay sabab u tahay Xukuumadda, waxaanu tilmaamay qiimo dhaca ku yimid shilinka Somaliland inay sabab u tahay Xukuumaddu. Guddoomiyaha...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 20 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Bal ka warama heerka uu marayo nidaamkeenii dawladnimo. Wasiir-xigeen ayaa laba wasiirul-dawle xilkii u kala wareejinaya. Wuxuun baan maqli jiray Xaajiga waxa SNM lagala wareegay iyadoo raggii dagaalami lahaa ay maxaabiis noqdeen oo baraago lagu dhex xidh-xidhay. Dawladnimooy kumee, kuma arkee kumee.  

Wasiir Sacad Oo Soo Bandhigay Laba Qodob Oo Xukuumadu Ku Taageertay Xulafada Sucuudiga, Kana Hadlay Sababta Uu Uga Hadhay Weftiga Madaxweynaha

Published on Jun 20 2017 // Warar
Wasiir Sacad Oo Soo Bandhigay Laba Qodob Oo Xukuumadu Ku Taageertay Xulafada Sucuudiga, Kana Hadlay Sababta Uu Uga Hadhay Weftiga Madaxweynaha
Hargeysa (Geeska)-Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka jawaabay su’aalo ay shacabka Somaliland iska weydiinayaan sababta ay dawladda Somaliland u kala taageertay dalalka Khaliijka maadaama oo aanu midkoodna aqoonsanayn Somaliland. Wasiir Sacad, wuxuu...

Badhasaabka Gobalka Togdheer Iyo Isu-duwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Warbaahinta Isu Mariyay Hadalo Kulul

Published on Jun 20 2017 // Warar
Badhasaabka Gobalka Togdheer Iyo Isu-duwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Warbaahinta Isu Mariyay Hadalo Kulul
Hargeysa(Geeska)-Wasaarada hawlaha guud iyo badhasaabka gobalka Togdheer ayaa eedaymo isugu jeediyay dhul ku yaala guriga badhasaabka gobalka Togdheer oo uu qof shacab ahi  dhisanaayo. isu-duwaha wasaarada hawlaha guud ee Togdheer Cabdilaahi Cabdi Cige oo warbaahinta ugu horayntii la hadlay ayaa...

Qaab Noocee Ah Ayay Xisbiyadu Ugu Kala Qoranyihiin Waraaqaha Cod Bixinta?

Published on Jun 20 2017 // Warar
Qaab Noocee Ah Ayay Xisbiyadu Ugu Kala Qoranyihiin Waraaqaha Cod Bixinta?
Hargeysa(Geeska)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah u soo saaray qoraal ku saabsan qaabka ay xisbiyada qaranku doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa ay ugu kala saraynayaan warqadaha doorashada iyo qoraalada la xidhiidha. Komishanku waxa uu sheegay in qaab qori tuur ah...

Masar Oo Dalbatay inay Buuxiso Dhulka Ay Ciidamada Qatar Baneeyeen Iyo Dareenada Siyaasadeed Ee Ka Dhashay?

Published on Jun 20 2017 // Warar
Masar Oo Dalbatay inay Buuxiso Dhulka Ay Ciidamada Qatar Baneeyeen Iyo Dareenada Siyaasadeed Ee Ka Dhashay?
Djibouti(Geeska/W.Wararka)-Dawladda Masar ayaa la sheegay inay qaadatay go’aan ah inay buuxiso kaalintii ay baneeyeen ciidamada dalka Qatar ee xuduuda u dhaxaysa dalalka colka ah ee Djibouti iyo Ereteria. Warar soo baxaya oo dhex wareegaya xidhiidha diblomaasiyiinta, ayaa sheegaya in dawladda...

Guddiga Wanaag Farista Oo Ka Hadlay Dhar Ciideed Ay Qabteen

Published on Jun 20 2017 // Warar
Guddiga Wanaag Farista Oo Ka Hadlay Dhar Ciideed  Ay Qabteen
Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Guddida Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdala, ayaa sheegay in dalka la keenay dawooyin iyo cunooyin aad u badan oo khatar dhibaato caafimaad keenaya, waxaanu si gaar ah uga hadlay Bariiska caaga ka sameeysan ee dalka la keenay,...

Qatar Oo Shuruud Ku Xidhay Wada Hadal Dhex Mara Dalalka Xayiraadda Saaray

Published on Jun 20 2017 // Warar
Qatar Oo Shuruud  Ku Xidhay Wada Hadal Dhex  Mara Dalalka Xayiraadda Saaray
Dooxa(Geeska/Jazeera)-Dawladda Qatar ayaa shuruud ku xidhay wada hadal u bilaabma Qatar iyo dalalka Sucuudiga, Imaaraadka, Masar iyo Barxayn, waxaanay sheegtay Qatar inaanay wada hadal la galayn dalalkan ilaa ay qaadaan xayiraadda ay saareen. Wasiirka arrimaha dibadda Qatar oo Dooxa ugu waramay warbaahinta,...

Midowga Yarub Iyo Dalka Ingiriiska Oo Ay U Furmeen Wadahadaladii Kalagurashadu

Published on Jun 20 2017 // Warar
UK (Geeska)-Wasiirka Britain u qaabilsan wadaxaajoogka ka bixitaanka Midawga Yurub David Davis ayaa sheegay in uu wadahadalka galayo isaga oo wata maxkas oo horseedi doonta "arrin la taaban karo oo yididiilo leh". Markii uu wadahadalka ka billaabay magaalada Brusselsna wuxuu sheegay in ay ka...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 18 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Horta sidaas Faysal iyo Cali Khaliifba sheegeen waxa loo baahanyahay Somaliland la wada leeyahay oo dabadeed la wada ilaashado. Waxase lagu kala duwanyahay qaabka loo helayo, wax badana uma baahnee badheedhe siyaasadeed iyo hoggaamiye tayo leh ayay u baahantahay. Dee aan ducaysano intaynu helayno intaas.  

Booliska Oo Xidhay Ganacsato Lagu Eedaynayo Kabo Magaca Alle Hoosta Lagaga Soo Qoray

Published on Jun 18 2017 // Warar
Booliska Oo Xidhay Ganacsato Lagu Eedaynayo Kabo Magaca Alle Hoosta Lagaga Soo Qoray
Hargeysa(Geeska)-Booliska Somaliland ayaa shalay bacadlaha magaalada Hargeysa ka soo xidhay ganacsato lagu eedaynayo inay dalka keeneen  kabaha carruurta oo ay hoosta kaga qoranyihiin magaca Alle SWT. Ganacsatadan oo la sheegay inay kabahan ugu tallo galeen inay iibiyaan maalmahan ciidda si ay...

Nuxurka Heshiiska Ay Hargeysa Ku Kala Saxeexdeen Dawlada Somaliland Iyo Khaatumo

Published on Jun 18 2017 // Warar
Nuxurka Heshiiska Ay Hargeysa Ku Kala Saxeexdeen Dawlada Somaliland Iyo Khaatumo
Hargeysa(Geeska)-Dawladda Somaliland iyo maamulka Khaatumo ayaa heshiis rasmi ah ku kala saxeexday caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Heshiiskan oo uu dawladda Somaliland u saxeexay wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire, Khaatumana uu u saxeexay Guddoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo Maxamuud Sheekh...

Khudbadihii Cali Khaliif, Faysal Cali Waraabe Iyo Sacad Cali Shire Ee Saxeexa

Published on Jun 18 2017 // Warar
Khudbadihii Cali Khaliif, Faysal Cali Waraabe Iyo Sacad Cali Shire Ee Saxeexa
Hargeysa(Geeska)-Madaxda siyaasadeed ee Somaliland iyo Khaatumo ayaa shalay khudbado ka jeediyay munaasibad ay dawladda Somaliland iyo maamulka Khaatumo ku kala saxeexdeen heshiis shan qodob ka kooban. Dr. Cali Khaliif Galaydh, Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Dr. Sacad Cali Shire ayaa halkaas ka jeediyay...

“Marxalad Kala Guur Ah Oo Aad Iyo Aad U Adag Ayuu Dalku Marayaa Ee Haloo Tudho..” Sheekh Aadan Siiro

Published on Jun 18 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo Xaasaasiya, kuwaasi oo ay ka mid tahay in Somaliland Xilligan marayso Marxalad Kala Guur ah oo aad u adag. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu ka hadlay Ahmiyadda ay leedahay...

GUUGUULE IYO MAANTA

Published on Jun 17 2017 // Warar
GUUGUULE IYO MAANTA
Bal maanta waxaad garataan ninka heer caalami loogu calaamadiyay ‘musuqmaasuq’ ee haddana ka tirsan xukuumadeena cududo gaabo. Waxa kaloon xalay isweydiiyay Imaaraadkii aynu taageernay ma waxay inagala masuugeen inay Xaaji Axmed madaarka ugu soo diraan laba Carab. Ilayn waa kuwan Cukuse...

Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay Inay Si Balaadhan U Adeegsan Doonto Dekeda Berbera

Published on Jun 17 2017 // Warar
Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay Inay Si Balaadhan U Adeegsan Doonto Dekeda Berbera
Djibouti(Geeska/Saab)-Wasiirka gaadiidka ee Itoobiya Mr Axmed Shide ayaa dabooka ka qaaday inay Itoobiya noqon doonto dalka sida balaadhan u adeegsan doona dekedda Berbera, ka dib casriyaynta iyo maalgashiga DP world ee dekedda Berbera. Wasiirka oo isagoo Djibouti jooga u waramay weriye Cali-Seenyo...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Saddex Bilood Gudahood Safarkii Labaad Oo Gaar Ah Shalay Ugu Baxay Dalka Dibadiisa

Published on Jun 17 2017 // Warar
Madaxweyne Siilaanyo  Oo Saddex Bilood Gudahood Safarkii Labaad Oo Gaar Ah Shalay Ugu Baxay Dalka Dibadiisa
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay dalka Imaaraadka Carabta ugu ambobaxay socdaal gaar ah oo la sheegay inuu qaadan doono maalmo kooban oo aan la cayimin. Madaxtooyada Somaliland ayaa qoraal ay ku baahisay baraha bulshadu ku xidhiidho, waxay ku sheegtay in madaxweynaha ay...

Xildhibaan Xukuumadda Ugu Baaqay Inaanay Curdan Dhadhin Siyaasadda Dibadda Somaliland

Published on Jun 17 2017 // Warar
Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibadda iyo khilaafka ka taagan Khaliijka, ee keenay inay Xukuumadda Somaliland ay taageerto xulafada Sucuudiga, waxaanu kula taliyey Xukuumadda in aanay Siyaasada...

IGAD Oo La Sheegay Inay Xilkii Soomaaliya Ka Qaadeen General Gabre

Published on Jun 17 2017 // Warar
IGAD Oo La Sheegay Inay Xilkii  Soomaaliya Ka Qaadeen General Gabre
Muqdisho(Geeska/W.Wararka)-Urur goboleedka IGAD ayaa xilkii ka qaaday General Gabre oo ah sarkaal Itoobiyaan ah oo IGAD u qaabilsanaa qaybta Soomaaliya, lamana hayo weli qofka kale ee lagu bedelay. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa idaacadaha Muqdisho u sheegay in urur goboleedka IGAD...

Ereteriya Oo Ciidamo Keentay Xuduudka Djibouti Ee Ay Ciidamada Qatar Baneeyeen

Published on Jun 17 2017 // Warar
Ereteriya Oo Ciidamo  Keentay Xuduudka Djibouti Ee  Ay Ciidamada Qatar Baneeyeen
Jabuuti(Geeska)-Dawladda Djibouti ayaa sheegtay inay Ereteriya ciidamo soo dhoobtay xuduudka ay wadaagaan ee ay isku hayeen oo ay baneeyeen ciidamada dalka Qatar. Wasiirka arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawlada Jabuuti  Maxamuud Cali Yuusuf oo shir jaraa,id qabtay ayaa ka waramay...

Hay’adaha Iyo Ururada Islaamiga Ah Ee Ka Hawlgala Dalka Oo Qaadhaan Lacageed Ku Wareejiyey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta

Published on Jun 17 2017 // Warar
Hay’adaha Iyo Ururada Islaamiga Ah Ee Ka Hawlgala Dalka Oo Qaadhaan Lacageed Ku Wareejiyey Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta
Hargeysa (Geeska)- Kulan ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Qaranka Somaliland oo ay ka soo qaybgaleen ilaa 18 hay’adood oo kuwa islaamiga ah ee ka hawlgala dalka ayaa waxa ay qaadhaan lacageed oo dhan $7200 ku wareejiyeen Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka JSL Mud. Maxamed Ibraahim Aden(Qabyo-tire) Kulanka...

Imisa Agaasime Ayuu Madaxweyne Siilaanyo Isku Bedelay Habeen Hore?

Published on Jun 17 2017 // Warar
Imisa Agaasime Ayuu Madaxweyne Siilaanyo  Isku Bedelay Habeen Hore?
Hargeysa(Geeska)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa habeen hore isku bedelay saddex agaasime guud oo ka tirsan golihiisa xukuumadda. Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka madaxtooyada ayaa sidan u qornaa “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu caawa digreeto madaxweyne...