Somaliland-Itoobiya: Colaaddii Isu Bedeshay Walaalnimada Qalinka Mawlid Ali-dhure

Published on May 25 2017 // Maqaalo
Somaliland-Itoobiya:  Colaaddii Isu Bedeshay Walaalnimada Qalinka Mawlid Ali-dhure
“Waayadii hore soohdintayada Itoobiya badda ayay ku sinnayd, hase ahaatee kolkii ay weydey awood ku filan oo ay wax iskaga caabbido, xoogagga Kiristaanka ahina ay wax kaalmo  tara waayeen ayay soohdimahayagii badda gaadhsiisnaan jirey waxay u gacan-galeen quwado muslin ah,” Boqor Mililiqii...

Talaabo Dhaawac Siyaasadeed Abuuri Karta Oo Xukuumadu Kaga Jawaabtay Hambalyo Itoobiya U Soo Dirtay Somaliland Warbixin, weriye Maxamuud Walaaleeye

Published on May 21 2017 // Maqaalo
Hargeysa (SomalilandSpan) Xukuumada JSL ayaa la sheegayaa inay kaga jawaabtay talaabo dhaawac siyaasadeed weyn abuuri karta dhambaal hambalyo ku saabsan xuska 18 May oo maalin dhoweyd Jamhuuriyada Dimoqraadiga Federaalka Itoobiya u soo direen shacabka iyo xukuumada JSL, hadaan degdeg loo sixina cawaaqib...

Xildhibaan Xilkii Loo Igmaday Ka Soo Baxay Kuna Daray Dheeraad Eng.Xamse Macalim Aadam

Published on May 09 2017 // Maqaalo
Xildhibaan Xilkii Loo Igmaday Ka  Soo Baxay Kuna Daray Dheeraad Eng.Xamse Macalim Aadam
Sidaynu lawada socon Golaha wakiilada Somaliland waxay ka koobanyihiin 82 (laba iyo sideetan) xildhibaan oo laga soo doorto dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland. Shaqada ay qaranka iyo bulshada soo dooratay ay u hayaan waxaa uugu mihiimsan: Inay yihiin hay’ada sharci dejinta "the sole...

Hogaamiye Mise Siyaasi Qore: Khadar Maxamed-dheere

Published on May 07 2017 // Maqaalo
Hogaamiye Mise Siyaasi Qore: Khadar Maxamed-dheere
Somaalidii hore markay hogaamiye dhaqan dooranayaan waxay odhan jireen     "Tol waxaa u talin kara, nin doofaar cay uga dulqaad badan oo kurtin qodax uga adkaysi badan oo dhagax qabow uga adkaysi badan oo kud kude gaajo uga adkaysi badan" Hogaamiyuhu waxa uu xaqiijiya hiigsiga...

Korkadhayid Ku Ma Bogsado Milil Maxamed Xaaji Raabbi

Published on May 07 2017 // Maqaalo, Warar
Wadahadalka Soomaalilaand iyo Soomaaliya waa waajib jid loo maro leh haddii aan laga maarmayn. Ucodayntii distoorka ayaa sharciyeysay gooni-isutaagga Soomaalilaand. Sifo sharci ah in ay kula dhaqanto Soomaaliya, waa waajib distoori ah.  Lajoojaa bannaan,  lajiifiyaan na bannaan, waxa ay minjooxaabinaysaa...

18ka May (Dirircawleed) Si Kale Ma U Xusnaa? Faadumo Buuni

Published on May 06 2017 // Maqaalo
18ka May (Dirircawleed) Si Kale  Ma U Xusnaa? Faadumo Buuni
Iyadu waxay ku suntan tahay wadnneyaasha dadka Somaliland oo dhan, iyadu waa maalin qaran. Waa maalin yar iyo weynba la isku soo baxo .Farxadda iyo damaashaadkana cidna la waydiin. Hase yeeshee maanta iyo maalmaha kale ee ka danbeeya si kale haddaynu u xusi lahayn ka warrama? Waxan waydiinayaa waydiintan...

Hirdanka KULMIYE iyo WADDANI oo u Jihaystay Dhinaca Baraha Bulshada Cumar Maxamed Faarax

Published on May 06 2017 // Maqaalo
Hirdanka KULMIYE iyo WADDANI oo u Jihaystay  Dhinaca Baraha Bulshada Cumar Maxamed Faarax
Waxaan yaqiinsaday in toddobaadyadan u dambeeyay uu si aad isu soo taraysa u kordhay is xajiimaynta, isu baanista, faanka, haaraanka iyo weerarka aan joogsiga lahayn ee facebook ku dhex maraya taageereyaasha labada xisbi ee xafiiltanku ka dhaxeeyo ee KULMIYE iyo WADDANI. Taageereyaashan qaarkood, waxa...

Xoghayaha Cusub Ee Dawladda Hoose Waxa Loogu Hambalyeeyay Horusocodka Loo Jeellan Yahay Cumar M. Faarax

Published on Apr 26 2017 // Maqaalo
Xoghayaha Cusub Ee Dawladda Hoose Waxa Loogu Hambalyeeyay Horusocodka Loo Jeellan Yahay Cumar M. Faarax
Xoghayaha cusub ee Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa, Cali Xasan Cawaalle oo xilli dambe oo jimcihii toddobaadkii hore ahaa  uu magacaabay Wasiirka Daakhiligga Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), waxa  uu soo dhaweyn iyo niyad samaan badan uu kala kulmay waxgaradka reer Hargeysa,...

Waa Kuma Agaasimaha Cusub Ee Dalladda Dhallinyrada Ee SONYO?

Published on Apr 22 2017 // Maqaalo
Waa Kuma Agaasimaha Cusub Ee Dalladda Dhallinyrada Ee SONYO?
Hargeysa (Geeska)- Toddobaadkan Dalladda Heer qaran ee Ururrada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO waxa loo qaatay agaasime cusub oo Fulineed kaasi oo baddali doona Agaasimihii hore ee dalladdaasi Mudane Siciid Maxamed Axmed. Kadib muddo Bil ah oo Dalladdu ku hawlanayd naadinta qofkii mansabkan culus...

Sh. Sayid Qudub Suudh Iyo Tay Ayuu Xidhan Jiray, Gadhkana Wuu Xiiri Jiray Waxaana Aan Rajaynayaa Inuu Wali Ilaahay Iyo Shahiid Ahaa Sheekh Maxamed X. Maxamuud Xirsi

Published on Apr 20 2017 // Maqaalo
Umad marka uu jab ku yimaad waxa ku bata is dhaleecaynta marka guuli timaadana waa lagu murmaa guusha. Sheekh wayn oo sucuudi ah waa Cabdiraxmaan Al-Dawsari ayaa dhaqan u lahaa inuu marka uu dariska marinayo inuu amaano Sheekh Sayid Qudub markaa ayaa inan xertiisa ka mid ihi ku xanaaqay oo uu yidhi sayid...

Kaftanka Maanta, Salxaan Janan Nooga Dhig Axmed Guruje

Published on Apr 20 2017 // Maqaalo
Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi waagii Xukuumadii Kacaanka ahayd ee M S Barre ayaa Siyaad Barre Hargaysa booqasho ku yimi . Markii odaygu Magaalada soo gaadhay ayaa qolyihii la shaqayn jiray ee isugu jiray , Xisbiga Hanti-wadaaga , Guul-wadayaasha iyo Kaadiriintu hor yaaceen oo adayga...

Doollar Xalay Guday Oo Galbeed Tagay(Yurub) Baadi Goobay W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Published on Apr 20 2017 // Maqaalo
Doollar Xalay Guday Oo Galbeed Tagay(Yurub) Baadi Goobay W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Wakhti Casar ah si aan ku talo gal ahayn waxaan tagay suuqa ugu weyn ee lacagaha lagu kala iibsado ama lagu kala bedesho. Waxa indhahayga soo jiitay lacag cusub oo shilinka Somaliland ah oo ku shaqlan bicihii lagu soo dejiyay, sida badeecadaha kale iyada oo karaatoon ah waxay wadhan tahay shaarica dheer...

“Madaxweyne; Addigaan Ku-Doortay”.!Mohamed Hassan Daacad

Published on Apr 16 2017 // Maqaalo
Waxaan kuu aqaanay qof daacad u ah dalkiisa,kaas oo wakhti badan galiyay sidii ay shacabkiisu nolol fiican u heli lahaayeen,si ay uga raystaan daranyadda iyo dibindaabyadda ay noloshu leedahay.Intii aan jirayba waxaan maqli jiray inaad tahay qof neceb dulmigga,musuq-maasuqa iyo Xatooyadda xoolaha umadda.Waxaan...

Urur-Diimeedka Takfiirka Iyo Hijrada: Taariikhdeeda, Fikirkeeda & Raadadkeeda Qaliinkii- Dr. Mustafa Kaydsane…{Q. 2aad)

Published on Apr 15 2017 // Maqaalo
Urur-Diimeedka Takfiirka Iyo Hijrada: Taariikhdeeda, Fikirkeeda & Raadadkeeda Qaliinkii- Dr. Mustafa Kaydsane…{Q. 2aad)
2) Fikirkeeda iyo Mabaadi'deeda Jamaacaddan fikirkeeda waxa rukun u ah laba shay oo kala ah; – Gaalaysiinta cidii aan iyaga ahayn(???????) – iska-soocida-bulshada maadaama ku xukumeen gaalnimo(??????). Sidaa darteed ayaa loogu magac daray Jamaacadda-Takfiirka-iyo-Hijrada, in kastoo...

Somaliland: ‘Caawa I Daawada’ Cumar M. Faarax

Published on Apr 15 2017 // Maqaalo
Somaliland: ‘Caawa I Daawada’ Cumar M. Faarax
Sacad Xarbi, ayaa sannado hor qoray faaqidaad kooban oo uu ciwaankeedu ahaa ‘Caawa i daawada.’ Waxa uu ku iftiimiyay in siyaasiyiinta bayd gaabka ahi ay warbaahinta la soo fadhiistaan ereyo turxaan leh ama bulshada kala geynaya, hase yeeshee qasdigoodu yahay waxaan ka fogeyn inay xisbigooda...

Ambassador Gaaruf Muu Abbaarin Xaqiiqada Iyo Waxa Keenay Sarrif Bararka Cabdiraxmaan Cadami

Published on Apr 13 2017 // Maqaalo
Ambassador Gaaruf Muu Abbaarin Xaqiiqada Iyo Waxa Keenay Sarrif Bararka Cabdiraxmaan Cadami
Tixraac maqaal ku soo baxay wargeyska Foore cadadkiisii 1095, kuna taariikhaysan 10-04-2017. Maqaalka waxa soo qoray Ambassador Rashiid Gaaruf wakiilka Somaliland ee dalka Maraykanka. Qoraalku wuxuu si faahfaahsan uga hadlaya doorka Baananka Dhexe gaar ahaan ka Somaliland ku yeelan karo dhaqaalaha dalka,...

Urur-Diimeedka Takfiirka Iyo Hijrada: Taariikhdeeda, Fikirkeeda & Raadadkeeda Qaliinkii- Dr. Mustafa Kaydsane…{Q. 1aad)

Published on Apr 13 2017 // Maqaalo
Urur-Diimeedka Takfiirka Iyo Hijrada: Taariikhdeeda, Fikirkeeda & Raadadkeeda Qaliinkii- Dr. Mustafa Kaydsane…{Q. 1aad)
1) Taariikhdooda: Ayaamahan waxa warbaahinta mar kali ah sida qiiqa fooxa u qaybsaday Jamaaco ama Urur Diimeed aan hore magaciisa loo maqal, kaa soo isku sheegay "Asaadicuuna-canil-xaq", oo la micna ah "caddeeyayaasha xaqa". Sheekada Jamaacaddani haddaba ma mid cusubbaa mise waa...

Maxaynu U Samaysanay Xisbiyadda Qaranka? Cumar Maxamed Faarax

Published on Apr 06 2017 // Maqaalo
“Uf Qabiilka Anaa Leh Wuxuun baa ku Adeegta Nin iskii Kartidiisa Isagoon cid ku Tiirsan Isku Taagi Kareynin Una Haysta Ateero Ayaantuu Dambi Geystana Laga Hoos Galo Eeda”  Abwaan Gaariye Diblomaasi iyo taariikh yahankii Faransiiska ahaa ee la odhan jiray Alexis de Tocqueville oo noolaa...

Biyo-Xidheenka Xunbo-Wayne Waa Mashruuc Horumarineed Oo Hirgalay Maxamuud Axmed Xirsi

Published on Apr 02 2017 // Maqaalo
Biyo-Xidheenka Xunbo-Wayne Waa Mashruuc Horumarineed Oo Hirgalay Maxamuud Axmed Xirsi
Waxa lagu tanaadaa Oo lagu tisqaadaa Tacab laysu geeyey Isticmaalka tamartiyo  isku tiirsanaanta…… In Horumar lagu talaabsado waxa aas-aas u ah hadba intaad ka fahamsan tahay waxa laga dheefsado mashaariicda horumarineed markaad faa’idada mashruuca fahamto ayaad hirgalintiisa...

Nin Is Faanay Waa Ri’ Is Nuugtay W/Q Niciima Cabdi Galiixe

Published on Apr 02 2017 // Maqaalo
Nin Is Faanay Waa Ri’ Is Nuugtay W/Q Niciima Cabdi Galiixe
Markii aan Furay Baraha bulshadu ku xidhiidho ishaydu waxay qabatay saaxiibada Barkulanka midkood oo soo Post-gareeyay Video-gan kadib waan daawaday waxanan arkay Wasiir Faanaya oo is cajabiyay, amaana aan waxba iskala hadhin. Waa Wasiirka Madaxtooyada Mohamoud Hashi waxa hadadiisii ka mid ahaa “Waxaan...

Mushkiladaha Aan Tixraaca Lahayn

Published on Apr 02 2017 // Maqaalo
Mushkiladaha Aan Tixraaca Lahayn
  Iyadoo lagu jiro wakhti adag oo dalka badankiisa abaaro ka jiraan, ayaa hadana waxa Mudooyinkii ugu dambeeyey bulshada kusoo batay hadal-haynta iyo muranka arimo badan oo bulshada reer Somaliland ku Cusbaa dhegahooda, isla markaana ku wadaagayeen baraha Bulshada ee Internetka. Hadii aynu eegno...

Maxa Sababay In Beesha Caalamku Hoos U Dhigto Xidhiidhkii Somaliland? W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Published on Apr 01 2017 // Maqaalo
Maxa Sababay In Beesha Caalamku Hoos U Dhigto Xidhiidhkii Somaliland? W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Sida aynu taariikhda ka baranay dhacdo kasta waxay dunida ama gobol ka mid ah ku yeelan kartaa saamayn balaadhan ama isbedelo hor leh. Somaliland waxay ka dhalatay dagaallo sokeeye oo lagu hoobtay iyo burburkii Soomaaliya ee ka dambeeyay, mana aha wax lala yaabo in Somaliland xorriyedeedii dib ula soo...

Nolol la xusuusto Saciid Maxamed gees, Qaybta 10aad

Published on Mar 30 2017 // Maqaalo
Gartay oo guryasamo galbeed weeyee Gawaan bahale iyo geyigan jaan Gamaaso maxaayla soo galay. “Faysal Cumar Mushteeg” Dawladdii Jamhuuriyadda Somaaliyeed iyo Ururka Caafimaadka Adduunka (World Health Organization) ayaa wada galay heshiis sidii cudurka Furuqa ama fantada la iskaga kaashan...

Falanqaynta Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyay Burco Cumar Maxamed Faarax

Published on Mar 28 2017 // Maqaalo
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu   jeediyay khudbad dheer oo uu kaga faallooday xaaladda dalka, dimuqraadiyadda iyo doorashooyinkaba, khudbadan wuxuu  kaga garaabay niyad-jabka ay dib u dhicii doorashooyinka ka qaadeen waddamada Somaliland ka gacan qabta dhinaca...

Warbixinta Xaaladda Abaarta Ka Jirta Gobolada Togdheer, Buuhoodle Iyo Daadmadheedh Huda Cali Banfas

Published on Mar 24 2017 // Maqaalo
Warbixinta Xaaladda Abaarta Ka Jirta Gobolada Togdheer, Buuhoodle Iyo Daadmadheedh Huda Cali Banfas
Toddoba iyo tobankii (17) Bishan aynu ku jirno ee Maaraj ayaa aniga iyo koox dhalinyaro ahi oo iskayo isu abaabulnay u baxnay inaanu la dareen qaybsano kana soo war bixino xaaladda abaareed ee ka jirta deegaano ka mid ah Buuhoodle, Togdheer,Iyo Daadmadheedh. Waxaanu ku horreynay Coodanle(180km ayay bari...

Madaxweyne Kastaba Hoggaamiye Ma Noqon Karo: W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Published on Mar 24 2017 // Maqaalo
Madaxweyne Kastaba Hoggaamiye Ma Noqon Karo: W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Inkasta oo dadka qaar isku qaldo labada darajo, Madaxweyne kasta ma noqon karo hoggaamiye laakiin, hoggaamiye kasta isagu wuxuu noqon kara madaxweyne. Madaxweyne waxa lagu tilmaama in uu yahay shakhsiga ugu sarreeya maamulka dal haysta xasillooni siyaasadeed iyo nidaam dawladnimo oo qawaaniinta iyo sharciga...

Kaftanka Maanta Iyo Magacyada kuraasta KULMIYE: W/Q Axmed Nuur Guruuje

Published on Mar 12 2017 // Maqaalo
Xisbiga Kulmiye oo la aasaasay sanaddii 2002 , kuraasida ugu saraysa ayaa leh Sooyaal Taariikheed oo mid walba loogu magac bixin karo  , iyadoo waayihii kursi waliba soo maray magaciisa jaan goynaysa .   1. Kursiga koowaad ee ah Gudoomiyaha Xisbiga ahna Musharaxa , waxa la yidhaahdaa meerto...

Maansada Gunaad: Abwaan Weedhsame

Published on Mar 08 2017 // Maqaalo
Maansada Gunaad: Abwaan Weedhsame
Guubaabiyo maanso goola Guul guul iyo hees garsheega Saq-dhexe midho aan ka gooyey Geedkii hal-abuur guddooma Markaan raad-guray xaqiiqda Runtana idhi golaha kaalay Markaan xaajada gorfeeyey Gaashaan u daruuray beenta Bulshada gaaniyo cirroole Markaan guray cabashadooda Gunaad fooshaa dillaacay Geedkii...

Hindiya: Maalmo Koobnaa Iyo Mahadhooyinkoodii Qalinkii: C/risaaq Saalax…(Q. 3aad)

Published on Mar 05 2017 // Maqaalo
Hindiya: Maalmo Koobnaa Iyo Mahadhooyinkoodii Qalinkii: C/risaaq Saalax…(Q. 3aad)
Si aanu wakhti badani iiga lumin, waxa aan isla habeenkiiba ku seexday in aan qorshuhu sidii uu ahaa aan hore ka galo hawsha. Haddiii aanu barri nasano, in aanu saadambe hawlaha caafimaad ee hooyo u bilawno. Wali waxaan ku socdaa oo aan sitaa jadwalkaygii waddankii;  cawadii sariirta horey ka gal,...

Hindiya: Maalmo Koobnaa Iyo Mahadhooyinkoodii Qalinkii: C/risaaq Saalax…(Q. 1aad)

Published on Mar 02 2017 // Maqaalo
Hindiya: Maalmo Koobnaa Iyo Mahadhooyinkoodii Qalinkii: C/risaaq Saalax…(Q. 1aad)
India in aad joogto dareenkeedu kaama soo daahayo. Markiiba waxaa lagugu kadinayaa kala duwanaanshiyaha nololeed ee u dhexeeya tan iyo taad ogayd. Dareenkaas kala duwanaansho kuma koobna oo qudha aniga iyo inta ila midka ah ee Dalkii ama Africa-ba ka soo hayaantay. Shanta qaaradood ee dunida, qofkii...

Alle Dartii Walaal U Caawi

Published on Feb 28 2017 // Maqaalo
Alle Dartii Walaal U Caawi
Waa Wiil yar oo dhibaataysan una baahan gargaar. Alle dartii walaal aynu u caawino si uu alle inoogu barakeeyo maalkeena.   lA WADAAG ASXAABTAADATweetShare on TumblrWhatsAppMoreEmailPrint

Hindiya: Maalmo Koobnaa Iyo Mahadhooyinkoodii Qalinkii: C/risaaq Saalax…(Q. 1aad)

Published on Feb 28 2017 // Maqaalo
Hindiya: Maalmo Koobnaa Iyo Mahadhooyinkoodii Qalinkii: C/risaaq Saalax…(Q. 1aad)
FG: Qoraalladan googooska ah waxaa si wayn uga faa’iidi kara dadka qorshaynaya in ay Hindiya u baqoolaan. Hadiiba ay awal hore Soomaalidu, Baadi-goob Dhaqaale, iyo Wax barasho ay u beegsan jireen, waddama Reer galbeedka iyo Khaliijka, hadda waxaa ku soo kordhay baahi cusub oo ay la soo beegsadaan...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!