Guriga Cad Iyo Hinaasaha Afooyinka: Xaaskii Hore Ee Trump Oo Sheegatay In ‘Marwada Koowaad’ Iyo Jawaabta Melania

Published on Dec 30 2017 // Googooska Geeska
Guriga Cad Iyo Hinaasaha Afooyinka: Xaaskii Hore Ee Trump Oo Sheegatay In ‘Marwada Koowaad’ Iyo Jawaabta Melania
Washington (Geeska)- Xaaskii hore ee madaxweynaha Maraykanka Ivana Trump oo ay wada joogeen intii u dhexeysay 1977 illaa 1992 kii, ayaa isku sheegtay, ‘Marwada Koowaad’ mar ay dhowaan waraysi siisay talefishanka ABC oo ay uga warßramaysay buuggeeda xusuusqorka ee ay soo saartay. Xaaska uu imika...

Xeelado Kaa Caawinaya In Aad Xasuustaada Xoojiso Iyo Talooyin Muhiim U Ah Korinta Garaadka Qofka (Q.2aad)

Published on Dec 30 2017 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii soo bandhigaysay qaar ka mid ah hababka xusuusta lagu xoojin karo oo qofku samayn karo da’ kasta oo uu yahay. Ka faa’iidaysiga dareenka (Caadifadda): Qiiirada iyo arrimaha dareenka qofka taabtaa inta badan waxa ay ku xidhiidhsan yihiin xusuusta. Sidaa...

Soonka Sannadka 2018 Oo Ku Beegan Ciyaaraha Xilliga Kubadda Cagta Adduunku Socoto Ayaa Muran Ka Dhex Abuuray Ciyaartooy Xulka Masar Iyo Tababarahooda

Published on Dec 28 2017 // Googooska Geeska
Soonka Sannadka 2018 Oo Ku Beegan Ciyaaraha  Xilliga Kubadda Cagta Adduunku Socoto Ayaa Muran Ka  Dhex Abuuray Ciyaartooy Xulka Masar Iyo Tababarahooda
Qaahira (Geeska)- Muran xooggan oo ku saabsan soonka bisha Ramadaan ee sannadka 2018 ka, oo ku beegmaysa ciyaaraha kubadda cagta adduunka, ayaa ka dhex qarxay tiro aad u badan oo ka mid ah ciyaartoyga xulka qaranka ee kubadda cagta dalka Masar iyo tababarahooda Arjentiiniga ah ee Hector Cuper. War uu...

Xeelado Kaa Caawinaya In Aad Xasuustaada Xoojiso Iyo Talooyin Muhiim U Ah Korinta Garaadka Qofka (Q.1aad)

Published on Dec 28 2017 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Dad badan ayaa ay la tahay in dhisidda awoodda xusuuseed iyo garasho ee maskaxdu ay ku xidhantahay uun bilowga koritaanka carruurnimo ama dhalinyaronimo ee qofka, laakiin waxa uu cilmigu inoo caddaynayaa in fikirkaasi uu qaldan yahay. Qof kastaa da’ uu yahayba waa uu leeyahay awooddaas,...

UAE Ayaa Mid Ka Mid Ah Amiirradii Cusmaaniyiinta Ku Sheegtay Budhcad, Turkiguna Waxa Uu Kaga Jawaabtay In Jidka Hormara Safaaradda UAE Ee Ankara Loo Bixiyo Magacii Amiirkaas

Published on Dec 27 2017 // Googooska Geeska
UAE Ayaa Mid Ka Mid Ah Amiirradii Cusmaaniyiinta Ku Sheegtay Budhcad, Turkiguna Waxa Uu Kaga Jawaabtay In Jidka Hormara Safaaradda UAE Ee Ankara Loo Bixiyo Magacii Amiirkaas
Ankara (Geeska)- Dawladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in jidka hormara safaaradda dawladda Isutagga Imaaraadka Carabtu ku leedahay magaalada Ankara, loogu magac dari doono Fakhruddiin Baasha oo ahaa Janaraalkii dawladda Cusmaaniyiinta u qaabilsanaa magaalada Barakaysan ee Maddiina intii u dhexeysay 1916...

Aabaha Internet Ka Oo Ku Taliyey In Aan Horumarka Tiknoolajiyadda Lagu Illaawin Isticmaalkii Waraaqaha

Published on Dec 27 2017 // Googooska Geeska
Aabaha Internet Ka Oo Ku Taliyey In Aan Horumarka Tiknoolajiyadda Lagu Illaawin Isticmaalkii Waraaqaha
Jineefa (Geeska)- Vinton Gray Cerf oo lagu tilmaamo aabaha internet ka ayaa ku taliyey in isticmaalka Internet ka ee sii kordhaya iyo xawaaraha horumarka tiknoolajiyaddu ay ku socdaan aan loo ogolaan in ay ina illowsiiyaan qalinkii iyo warqaddii soo jireenka ahaa ee uu aadamuhu weligiiba isticmaalayey....

Su’aalo Ay Tahay In Aynu Nafteenna Weydiinno Ka Hor Inta Aanu Dhammaan Sannadka 2017 (Q.2aad)

Published on Dec 26 2017 // Googooska Geeska
Su’aalo Ay Tahay In Aynu Nafteenna Weydiinno  Ka Hor Inta Aanu Dhammaan Sannadka 2017 (Q.2aad)
– Waqti intee le’eg ayaa aad la qaadatay dad ku jecel?  Waxa la ogaaday in waxyaabaha ugu murugada badan ee qofka soo maraa ay tahay in uu isku canaanto in qof jecel ama uu jecel yahay aanu siinin waqtigii ku habboonaa in uu la qaato. Noloshu waxa ay ku socotaa xawaare aad u dheeraynaya, taas...

Khatarta Caafimaad Ee Ka Dhalata Barkimadu Marka Ay Uskaga Noqoto Iyo Sida Ugu Fiican Ee Looga Hortegi Karo

Published on Dec 26 2017 // Googooska Geeska
Khatarta Caafimaad Ee Ka Dhalata Barkimadu Marka Ay Uskaga Noqoto Iyo Sida Ugu Fiican Ee Looga Hortegi Karo
London (Geeska)- In la ilaaliyo nadaafadda barkimadu waxa ay keentaa in laga badbaado xanuunnada maqaarka ku dhaca iyo cayayaanka ku dhalan kara ee caarada keena. Warbixin uu faafiyey wargeyska The Sun ee ka soo baxa carriga Ingiriiska ayaa lagu sheegay in gabadh baadhitaan lagu sameeyey barkimo maalmo...

Su’aalo Ay Tahay In Aynu Nafteenna Weydiinno Ka Hor Inta Aanu Dhammaan Sannadka 2017 (Q.1aad)

Published on Dec 24 2017 // Googooska Geeska
Su’aalo Ay Tahay In Aynu Nafteenna Weydiinno  Ka Hor Inta Aanu Dhammaan Sannadka 2017 (Q.1aad)
Hargeysa (Geeska)- Subax kasta waxa uu qofka fikirayaa la soo toosaa rajo cusub iyo yididiilo ah in uu u qaado tallaabo hor leh oo uu ugu dhowaanayo xaqiijinta riyada uu ku hammiyo rumaynteeda. Haddaba maadaama oo aynu qarka u saarannahay in aynu sagootinno sannadkii 2017, waxaa muhiim ah in uu qofku...

Fariidnimada Ilmahaagu Waxa Ay Ku Xidhan Tahay Nooca Cuntada Aad Siiso

Published on Dec 24 2017 // Googooska Geeska
Fariidnimada Ilmahaagu Waxa Ay  Ku Xidhan Tahay Nooca Cuntada Aad Siiso
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub oo Maraykan ah ayaa daahfurtay in carruurta ugu yaraan hal mar toddobaadkii la siiyo kalluunku ay ka fariidnimo badan yihiin kuwa aan la siinin, isla markaana ay seexdaan hurdo fiican. Cilmibaadhista oo ay sameeyeen xeeldheereyaal ka tirsan kulliyadda caafimaadka...

Bilowgii Haasaawihii Guurka Trump Iyo Marwada Koowaad: “Ninku Lambarka Taleefannadiisa Ka Uu Gabadha Siiyo Ayaa Ay Sirtu Ku Jirtaa” Waxaa Sharraxaysa Melania Trump

Published on Dec 23 2017 // Googooska Geeska
Bilowgii Haasaawihii Guurka Trump Iyo Marwada Koowaad: “Ninku Lambarka Taleefannadiisa Ka Uu Gabadha Siiyo  Ayaa Ay Sirtu Ku Jirtaa” Waxaa Sharraxaysa Melania Trump
Washington (Geeska)- Melania Trump oo ah marwada koowaad ee Maraykanka ayaa mar ay dhowaan ka sheekaysay haasaawihii guur ee iyada iyo madaxweyne Trump waxa ay waxa ay caddaysay in ay is barteen sannadkii 1998 kii, muddo 7 sano ah oo ay sheekaysanayeen kaddibna ay is guursadeen sannadkii 2005 tii isla...

In Qofku Uu Yahay Gooni-Joog Aan Bulshada Aad U Dhexgelin Waxa Ay Muuji Kartaa In Uu Hal-Abuur Leeyahay

Published on Dec 23 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub oo Maraykanka lagu sameeyey ayaa daahfurtay in gooni-joognimadu ay xidhiidh la yeelan karto hal-abuurka qofka. Cilmibaadhistan oo ay sameeyeen xeeldheereyaal ka tirsan qaybta cilminafsiga ee jaamacadda Buffalo ee New York ayaa baadhis ku samaysay saddex nooc oo...

Shiinaha Oo Sameeyey Diyaarado Ku Shaqaynaya Saliidda Cuntada Iyo Faa’idooyinka Laga Filayo In Ay Soo Kordhiso

Published on Dec 21 2017 // Googooska Geeska
Shiinaha Oo Sameeyey Diyaarado Ku Shaqaynaya Saliidda Cuntada Iyo Faa’idooyinka Laga Filayo In Ay Soo Kordhiso
Beijing (Geeska)- Shirkad diyaaradeed oo shiinuhu leeyahay ayaa ku dhawaaqday in ay ku guulaysatay in ay hawada geliso duulimaadyo dalka dibaddiisa ah oo ay diyaaraduhu shidaal ahaan u isticmaalayaan qashinka saliidda cuntada. Wakaaladda wararka ee Xinhua ayaa sheegtay in shirkadda diyaaradaha ee Hainan...

Marwada Koowaad Ee Maraykanka: Nolosheedii Qasriga Ka Hor, Sidii Ay Maraykanka Ku Timi Iyo Xogo Kale Badan

Published on Dec 21 2017 // Googooska Geeska
Marwada Koowaad Ee Maraykanka: Nolosheedii Qasriga  Ka Hor, Sidii Ay Maraykanka Ku Timi Iyo Xogo Kale Badan
Washington (Geeska)- Melania Knavs oo intii ay Donald Trump guursatay magaceeda isu beddelay Melania Trump, waxa ay asal ahaan ka soo jeeddaa dalka Slovenia. Sannadkii 1970 kii ayaa ay ku dhalatay tuule yar oo ku dhow xuduudka uu dalkaasi la wadaago dalka Croatia, halkaas ayaanay bilowgii hore ee cimrigeeda...

Cunista Sonkorta Waxaa Loo Qabatima Sida Balwadda Xun Maandooriyaha Ah, Iska Jir In Aad Ilmahaaga Yarida Ku Barto

Published on Dec 21 2017 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Dhakhaatiirta Caafimaadku waxa ay ka digayaan in carruurtu inta ay yar tahay la baro cunista badan ee sonkorta, maadaama oo si la mid ah maandooriyaha uu qofku u qabatimo, kuna adkaato in uu joojiyaa. Warbixin uu Geeska Afrika ka soo xigtay Talefishanka Aljazeera ayaa lagu sheegay in...

Laba Qoys Muslimimiin Ah Ayaa Boqollaal Sano Gacanta Ku Hayey Fureyaasha Iyo Maamulka Albaabada Kaniisadda Ugu Xurmada Badan Kiristaanka

Published on Dec 20 2017 // Googooska Geeska
Laba Qoys Muslimimiin Ah Ayaa Boqollaal  Sano Gacanta Ku Hayey Fureyaasha Iyo Maamulka  Albaabada Kaniisadda Ugu Xurmada Badan Kiristaanka
Qudus (Geeska)- Adiib Jawdah oo ah Falastiini Muslim ah ayaa habeen kasta ka taga mid ka mid ah goobaha ugu barakada badan Masiixiyiinta dunida oo dhan isaga oo sii dhex maraya luuqyada dhagaxleyda ah ee ku yaalla qaybta taariikhiga ah ee magaalada Qudus. Adiib waxa uu hayaa fureyaasha qaddiimiga ah...

Shirkadaha Waweyn Ee Sonkorta Oo La Ogaaday In Ay Hor Istaageen Faafinta Cilmibaadhiso Fashilinayey Xidhiidhka Ka Dheeeya Sonkorta Iyo Wadne Xanuunka

Published on Dec 20 2017 // Googooska Geeska
Shirkadaha Waweyn Ee Sonkorta Oo La Ogaaday In  Ay Hor Istaageen Faafinta Cilmibaadhiso Fashilinayey Xidhiidhka Ka Dheeeya Sonkorta Iyo Wadne Xanuunka
Washington (Geeska)- Cilmibaadhayaal caalamiya ayaa sheegay in shirkadaha sonkorta sameeya ee Maraykanku ay 50 sano ka hor diideen in la faafiyo faafinta natiijooyinka cilmibaadhiso caddaynayey in uu xidhiidh ka dhexeeyo sonkorta iyo xanuunnada wadnaha ku dhaca. Cilmibaadhayaashan ayaa shirkadaha ka...

Talooyin Muhiim Ah Qofka Ka Caawinaya La Dagaallanka Illowga Iyo In Maskaxdu Firfircoonaato

Published on Dec 19 2017 // Googooska Geeska
Talooyin Muhiim Ah Qofka Ka Caawinaya La  Dagaallanka Illowga Iyo In Maskaxdu Firfircoonaato
Hargeysa (Geeska)- Dad badan ayaa ka cawda illowga iyo fiirsiga oo ka luma, gaar ahaan marka shaqada iyo hawlaha maalinlaha ahi ku badan yihiin, qormadan oo uu Geeska Afrika turjumay waxa aynu ku eegaynaa dhowr ka ah talooyinka la tijaabiyey ee ay khubarada caafimaadku soo jeediyaan xaaladdan oo kale. –...

In Aad Faqiir Tahay Kuuma Diidayso In Aad Deeqsi Noqoto

Published on Dec 19 2017 // Googooska Geeska
In Aad Faqiir Tahay Kuuma Diidayso In Aad Deeqsi Noqoto
Washington (Geeska)- Gabadh u dhalatay dalka gobalka New Jersey ee dalka Maraykanka ayaa nin derbi jiif ah oo mar caawiyey ugu abaalguddoay boqollaal kun oo doolarka Maraykanka ah. Keith McClure oo 27 jir ah ayaa degelka ‘Go Fund me’ oo loo isticmaalo ururinta tabarucaadka waxa ay ka furtay xisaab...

Xeeldheere Talefannada Casriga Ah Ku Canaantay In Ay Dhaawaceen Waxsoosaarkii Shaqada Aadamaha

Published on Dec 19 2017 // Googooska Geeska
Xeeldheere Talefannada Casriga Ah Ku Canaantay  In Ay Dhaawaceen Waxsoosaarkii Shaqada Aadamaha
London (Geeska)- Dhaqaalayahan u dhashay dalka Ingiriiska ayaa sheegay in waqtiga dheeraadka ah ee xilliga shaqada ay dadka qaar ku lumiyaan wadwadista talefanka gacanta ay sabab u noqoto dib u dhac iyo hoosudhac ku yimaadda waxsoosaarkii laga filayey. Dhaqaalayahan Dan Nixon oo ka tirsan bangiga England...

Faa’idooyin Caafimaad Ee Boorashka: Waxa Uu Dhimaa Miisaanka Iyo Macaanka, Waxa Aanu Ka Hortagaa Kanskarka

Published on Dec 17 2017 // Googooska Geeska
Faa’idooyin Caafimaad Ee Boorashka: Waxa Uu Dhimaa Miisaanka Iyo Macaanka, Waxa Aanu Ka Hortagaa Kanskarka
Qaahira (Geeska)- Boorashku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka ugu caansan ee lagula taliyo dadka maadaama oo uu caawiyo miisaan dhimista isla markaana uu leeyahay faa’idooyin cunto iyo caafimaad oo tiro badan. Dr. Maxamed Xilmi oo ku xeeldheer nafaqaynta dawada ah buurnimada iyo caatowga ayaa mar uu...

Whatsapp Dhammaadka 2017 Ka Waxa Uu Joojin Doonaa Ku Shaqaynta Talefannada Gacanta Qaarkood … Sababta!

Published on Dec 17 2017 // Googooska Geeska
Whatsapp Dhammaadka 2017 Ka Waxa Uu Joojin Doonaa Ku Shaqaynta Talefannada Gacanta Qaarkood … Sababta!
Washington (Geeska)- Adeegga isu dirista farriimaha gaagaaban ee ‘WhatsApp’ ayaa lagu wadaa in uu dabayaaqada bishan aynu ku jirno ee Diisambar 2017 ka joojiyo ku shaqaynta qaar ka mid ah talefannada gacanta ee casriga ah. ‘WhatsApp’ ayaa macaamiishiisa kula taliyey in ay cusboonaysiiyaan barnaamijka...

Trump Oo Iska Diiday In Loo Aqoonsado Shakhsiyadda Sannadka Iyo Sababaha Uu Ku Saleeyey Diidmada

Published on Dec 17 2017 // Googooska Geeska
Trump Oo Iska Diiday In Loo Aqoonsado Shakhsiyadda Sannadka Iyo Sababaha Uu Ku Saleeyey Diidmada
Washington (Geeska)- Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald trumo ayaa si adag u diiday soo jeedin uga timid majaladda caanka ah ee TIME, taas oo ahayd in ay u doorato shakhsiyadda sannadka 2017 ka. Trump oo sida muuqata ka cadhaysan qaabka wargeysku u dhigay soo jeedinta oo ah in aan la hubin in cidda...

Obama Oo Ku Guulaystay In Uu Trump Ka Riixdo Kaalinta Hor Hore Shacbiyadda Twitter Ka Iyo Farriimihiisa Xiisaha Yeeshay

Published on Dec 16 2017 // Googooska Geeska
Obama Oo Ku Guulaystay In Uu Trump Ka Riixdo Kaalinta Hor Hore Shacbiyadda Twitter Ka Iyo Farriimihiisa Xiisaha Yeeshay
Washington (Geeska)- Saddex ka mid ah farriimaha uu sannadkan bartiisa twitter ka soo dhigay madaxweynihii hore ee Maraykanka Barak Obama ayaa kaalmo kala duwan oo sarreeya ka galay liiska sannadlaha ah ee ay shabakadda Twitter ku muujiso farriimaha ugu shacbiyadda iyo wadaagista bata ee ay macaamiisheedu...

Cudurka HIV/AIDS Calaamadaha Bilowga Ah Ee Lagu Garto Qofka Uu Hayo Iyo Siyaabaha Looga Digtoonaan Karo

Published on Dec 14 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- AIDS ka oo ka mid ah cudurrada dilaaga ah ee ay aadamuhu weli u maaro la’ yihiin ayaa ah cudur xogta dadku ka hayaan aad u yar tahay, marka laga tago cabsi guud oo uu qofku cudurkan ka qabo isaga oo laga yaabo in aanu xog ka haynin sida uu ugu dhici karo ama isaga ilaalin karo. Qormadan...

Trump Oo Nin Wariye Ah Twitter Ka Ku Weeraray, Wargeyska Uu U Shaqeeyana Ka Codsaday In La Eryo

Published on Dec 13 2017 // Googooska Geeska
Trump Oo Nin Wariye Ah Twitter Ka Ku Weeraray, Wargeyska Uu U Shaqeeyana Ka Codsaday In La Eryo
Washington (Geeska)- Madaxweynaha hoggaamiyeyaasha dunida oo dhan ugu isticmaalka badan barta bulshadu ku xidhiidho ee twitter ayaa wargeyska caanka ah ee Washington Post ka codsaday in ay shaqada shaqada laga caydhiyo nin wariye ah oo sawirro qaldan ka faafiyey madal uu madaxweyne Trump khudbad ka...

Xanuunnada Ku Dhaca Qanjidhka Dhuunta Ee Tayroodh, Dhibaatada Uu Sababo Iyo Cuntooyinka U Fiican (Q. 2)

Published on Dec 13 2017 // Googooska Geeska
London (Geeska)- Maadaama oo uu qanjidhka Taraydh kaalin muhiim ah ka qaato shaqada xubno badan oo jidhka ka mid ah, gaabiskiisuna dhibaato keeno waxaa muhiim ah in qofku uu muhiimad siiyo caafimaadka qanjidhka Tayroodhka. Qormadan uu Geeska Afrika turjumay waxa aynu ku eegaynaa noocyo ka mid ah cuntooyinka...

Guriga Cad Oo Ku Dhawaaqay In La Shaybaadhayo Caafimaadka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump

Published on Dec 12 2017 // Googooska Geeska
Guriga Cad Oo Ku Dhawaaqay In La Shaybaadhayo Caafimaadka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump
Washington (Geeska)- Guriga Cad ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu sannadka foodda innagu soo haya ee 2018 ka geli doono shaybaadh caafimaad oo lagu eegayo fayaqabka maskaxdiisa, natiijada ka soo baxdana lagu dhawaaqi doono. Afhayeen u hadashay Guriga Cad oo lagu...

Xanuunnada Ku Dhaca Qanjidhka Dhuunta Ee Tayroodh, Dhibaatada Uu Sababo Iyo Cuntooyinka U Fiican (Q. 1)

Published on Dec 12 2017 // Googooska Geeska
Xanuunnada Ku Dhaca Qanjidhka Dhuunta Ee Tayroodh, Dhibaatada Uu Sababo Iyo Cuntooyinka U Fiican (Q. 1)
London (Geeska)- Dad lagu qiyaaso in ay boqolkiiba 12 ka noqonayaan tirada guud ee dadka dunida ku dhaqan ayaa ka cawda caafimaad darro iyo khalkhal shaqo oo ku dhaca qanjidhka dhuunta ee Tayrodhka lagu magacaabo, laakiin dhibta dadkan badankooda haysata ayaa ah in aanay dareensanayn xanuunkan sababtuna...

Nooca Dhiigga Ayaa Muujinaya Cudurrada Uu U Nugul Yahay, ‘O’ Ayaana Ugu Caafimaad Badan Laakiin Baruurta Ugu Nugul

Published on Dec 10 2017 // Googooska Geeska
Nooca Dhiigga Ayaa Muujinaya Cudurrada Uu U Nugul Yahay, ‘O’ Ayaana Ugu Caafimaad Badan Laakiin Baruurta Ugu Nugul
Hargeysa (Geeska)- Dhiiggu waxa uu u qaybsamaa noocyo kala duwan oo asal ahaan afar ah, kuwaas oo kala ah A, O, B iyo AB, waxa aanay saynisyahannadu xaqiijiyeen in noocyadaa kala duwan ee dhiiggu ay ku kala duwan yihiin meelaha uu nooc kastaa u liito iyo in nooc kastaa uu u nugul yahay xanuunno ka duwan...

Xadhigga Lagu Dabeeyo Talefanku (Charger) Haddii Aanu Asal Ahayn Waxa Uu Keenaa Shoodh Iyo In Guryuhu Gubtaan

Published on Dec 10 2017 // Googooska Geeska
Xadhigga Lagu Dabeeyo Talefanku (Charger) Haddii Aanu  Asal Ahayn Waxa Uu Keenaa Shoodh Iyo In Guryuhu Gubtaan
Hargeysa (Geeska)- Daraasado kala duwan oo laga sameeyey khatarta ay yeelan karaan xadhkaha aan asalka ahayn ee lagu dabeeyo talefannada gacanta (Charger) oo isticmaalkoodu aad u badan yahay ayaa dhammaantood isku waafaqay in ay keeni karaan khataro koronto oo dhimasho iyo khasaare badan geysta. Dhibaatada...

Xabbad Beed Ah Oo Aad Ilmahaaga Maalin Kasta Siisaa Waxa Ay Ka Ilaalisaa In Uu Cullaan Noqdo

Published on Dec 09 2017 // Googooska Geeska
Xabbad Beed Ah Oo Aad Ilmahaaga Maalin Kasta  Siisaa Waxa Ay Ka Ilaalisaa In Uu Cullaan Noqdo
London (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in carruurta yaryar oo maalin kasta la siiyo xabbad beed ahi ay si weyn uga qayb qaadato koritaanka ilmaha lana dagaallanto in ilmaha miisaankiisu ka yaraado inta caafimaad ahaan saxda ah ama uu ku dhaco cudurka gaabnida (Culannimada) keenada oo inta...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!