Dhacdooyinka Ugu Muhiimsanaa Taariikhda Islaamka Ee Ku Beegnaa Sagaalka Iyo Tobanka Bisha Soonka

Published on Jun 07 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Dhacdooyinka muhiimka ah ee sida taariikhda ku cad dhicistoodu ku beegantay bisha barakaysan ee Ramadaan, gaar ahaan maalin ay 9 ama 10 tahay, waxaa ka mid ah: 9 ka Ramadaan Dhacdooyinka aad loogu xasuusto bisha soon sagaalkeeda waxaa ka mid ah gaadhistii ay muslimiintu gaadheen jasiiradda...

Aabayaashu Waxa Ay Jecel Yihiin Inantooda In Ka Badan Inta Ay Jecel Yihiin Wiilasha Ay Dhaleen

Published on Jun 07 2017 // Googooska Geeska
Aabayaashu Waxa Ay Jecel Yihiin Inantooda In  Ka Badan Inta Ay Jecel Yihiin Wiilasha Ay Dhaleen
Daraasad cusub ayaa daahfurtay in aabayaashu u dhego-nuglaan badan yihiin una jajaban yihiin hablaha ay dhalaan in ka badan inta ay innamadooda u dhego nugul yihiin. Cilmibaadhistu waxa ay sheegtay in aabayaashu ay u feejigan yihiin hablaha, una fahmaan si ka badan sida ay u fahmaan innamada. Daraasaddan...

Soonka Iyo Sixada (9): Faa’idooyinka Caafimaad Ee Laga Helo Cunista Xabxabka Ee Xilliga Afurka Iyo Suxuurta

Published on Jun 06 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (9): Faa’idooyinka Caafimaad Ee  Laga Helo Cunista Xabxabka Ee Xilliga Afurka Iyo Suxuurta
Qaahira (Geeska)- Xabxabka oo ah khudrad aad u macaan oo dunida guud ahaan laga xiiseeyaa waa il muhiim ah oo laga helo Faytamiinnada A iyo C, sidaa awgeed waxa ay khubarada caafimaadku ku taliyaan xilliga bisha soonka in si joogto ah luu cuno, gaar ahaan waxa u uu fiican yahay dadka aan marka hore ku...

Dhacdooyinka Ugu Muhiimsanaa Taariikhda Islaamka Ee Ku Beegnaa Siddeeda Bisha Soonka

Published on Jun 06 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Dhacdooyinka muhiimka ah ee sida taariikhda ku cad dhicistoodu ku beegantay bisha barakaysan ee Ramadaan, gaar ahaan maalin ay 8 tahay, waxaa ka mid ah: – Aaskii Imaamkii Weynaa ee Ibnu Maajah Ibnu Maajah waxa uu dhashay sannadkii 209 ku dhashay deegaanka Qaswin ee dalka Iiraan,...

Maraykanka Oo Dadka Fiisaha Ka Dalbanaya Shardi Kaga Dhigay In Ay Sheegaan Furayaasha Akoonkooda Facebook

Published on Jun 06 2017 // Googooska Geeska
Maraykanka Oo Dadka Fiisaha Ka Dalbanaya Shardi Kaga Dhigay In Ay Sheegaan Furayaasha Akoonkooda Facebook
Washington (Geeska)- Masuul sare oo Maraykan ahaa jimcihii ina dhaafay sheegay in Maraykanku dhowrkii maalmood ee u dambeeyey dhaqan geliyey shardi cusub oo lagu xidhayo dadka dal-ku-galka ka dalbanaya, taas oo ah in ay sheegaan xogo la xidhiidha cidda ay yihiin iyo weliba akoonnada ay ku leeyihiin barkulannada...

Madaxweynaha Faransiiska Oo Shaaciyey Sirta Ku Jirtay Gacan Qaadkii Qallafsanaa Ee Isaga Iyo Trump Dhex Maray

Published on Jun 04 2017 // Googooska Geeska
Madaxweynaha Faransiiska Oo Shaaciyey Sirta Ku Jirtay Gacan Qaadkii Qallafsanaa Ee Isaga Iyo Trump Dhex Maray
Paris (Geeska)- ‘Gacan bir ah’ waxa ay ahayd ereyga ugu sahlan ee ay warbaahintu u adeegsatay tilmaamidda salaantii maalmo ka hor ay isku gacan qaadeen madaxweyneyaasha Maraykanka iyo Faransiiska oo ku kulmay xarunta danjiraha Maraykanka ee magaalada Brussels dalka Beljam. Muuqaallada kala...

Soonka Iyo Sixada (5):Cuntooyin Burburintoodu Dheefshiidka U Fududay Oo Suxuurta Ku Wanaagsan

Published on Jun 04 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Guud ahaan cuntadu waxa ay qofka u tahay difaac ay cudurrada ka dhowrto, tamar ay jidhka siiso si uu awood ugu helo gudashada waajibaadkiisa iyo nafaqo. Sidaa awgeed kama maarmo in uu qofku maalin kasta cuno cuntooyin kala duwan, maadaama oo aanu hal cunto ka helayn faa’idooyinkii...

Ninkii Qarxiyey Manchester Waxa Uu Xidhnaa Labbis Qaaliya Oo Ay Ka Mid Yihiin Kabo 400 Oo Doolar La Siiyo

Published on Jun 04 2017 // Googooska Geeska
Ninkii Qarxiyey Manchester Waxa Uu Xidhnaa Labbis Qaaliya Oo Ay Ka Mid Yihiin Kabo 400 Oo Doolar La Siiyo
London (Geeska)- Salmaan Al-Cubaydi oo ah ninkii isku qarxiyey xaflad heeso ah oo ceeryoon ahayd magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa la sheegay in marka la eego labbiskiisa ay ka muuqatay ladnaan aad u badani. Labadii sawir ee ugu dambeeyey ee ay kamaradaha ilaaladu ka qaadeen ninkan daqiiqado...

Ceel Uu Dar Alle U Bixiyey Asxaabigii Weynaa Ee Cismaan Bin Cafaan Oo 1400 Oo Sano Kadib Weli La Intifaacsado

Published on Jun 03 2017 // Googooska Geeska
Ceel Uu Dar Alle U Bixiyey Asxaabigii Weynaa Ee Cismaan Bin Cafaan Oo 1400 Oo Sano Kadib Weli La Intifaacsado
Maka (Geeska)- Shabakadda wararka ee Al-Carabiya ayaa kormeer shaqo ku soo martay ceelka biyoodka caanka ah ee Rooma ‘Bi’ru Ruumah’ oo ku yaalla magaalada barakaysan ee Maddiina. Ceelkan waxaa magaciisa hore loo odhan jiray Ruumah balse imika waxaa lagu magacaabo Cismaan Binu Cafaan...

Soonka Iyo Sixada (4):Cuntooyin Burburintoodu Dheefshiidka U Fududay Oo Suxuurta Ku Wanaagsan

Published on Jun 03 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Ramadaan waa bil cibaado iyo waqti Alle (SWT) ugu talagalay in nafta laga xakameeyo dheeldheelka iyo waxa ay jeceshay oo cuntadu ka mid tahay, waqti badanna la geliyo cibaadadiisa. Laakiin haddana rasuulku waxa uu dhiirrigeliyey in aan laga tegin suxuurashada, maadaama oo ay xigaan...

Soonka Iyo Sixada (3): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan

Published on Jun 01 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (3): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan
Qaahira (Geeska)- Cadasku waxa uu ka mid yahay cuntooyinka aadamuhu isticmaalo kuwooda ugu taariikhda fog, taas oo sida ay muujinayaan hadhaa Cadas ah oo laga helay xabaalaha qaddiimka ah ee Masar la isticmaali jiray 2400 oo sano ka hor dhalashadii Nebi Ciise (CS). Cadaska oo ah cunto loo diyaarin karo...

Talooyin Ku Aaddan Gabadh Kasta Oo Da’da Afartan Jirka In Ay Gaadho U Diyaar Ah (Q.2aad)

Published on Jun 01 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Wendy Ryden oo ah qoraa xidhiidhka bulshada aad wax uga qorto ayaa maqaal ay ku faafisay degelka Internet ka ee Life hack waxa ay ku sheegtay talooyin ku aaddan dumarka gaadhay 40 jirka oo ay aaminsan tahay in ay ka caawin doonto ka gudbista duruufaha da’dan ku lammaan iyo...

Soonka Iyo Sixada (2): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan

Published on May 31 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (2): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan
Hargeysa (Geeska)- Sannad kasta bilowga bisha soon iyo horraanteedaba waxa ay dhakhaatiirtu soo saaraan talooyin caafimaad oo qofka muslimka ah ka caawinaya in uu cibaadadan qaaliga ah guto, isaga oo dhinaca kalana ka helaya caafimaadkii jidheed ee ku jiray, kana fogaanaya khatartaha iman kara haddii...

Talooyin Ku Aaddan Gabadh Kasta Oo Da’da Afartan Jirka In Ay Gaadho U Diyaar Ah (Q.1aad)

Published on May 31 2017 // Googooska Geeska
Talooyin Ku Aaddan Gabadh Kasta Oo Da’da  Afartan Jirka In Ay Gaadho U Diyaar Ah (Q.1aad)
Washington (Geeska)- Wendy Ryden oo ah qoraa xidhiidhka bulshada aad wax uga qorto ayaa maqaal ay ku faafisay degelka Internet ka ee Life hack waxa ay ku sheegtay in ay bilo yar oo keliyi ka xigaan da’da 40 jirka oo ay aaminsan tahay in ay wadato waayo iyo hawlo u gaar ah oo ugu yaraan ka duwan...

Soonka Iyo Sixada (1): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan

Published on May 30 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (1): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in hilibka xoolaha oo cunistiisa la isku badiyaa ay kor u qaado khatarta ah in qofka ay ku dhacaan siddeed cudur oo dilaa ah. Haddaba, maadaama oo xilliga soonka ay dad badan caado u leeyihiin in ay habeenkii cunaan...

Socodku Waxa Uu Wanaajiyaa, Xoojiyaa Caafimaadka Maskaxda Iyo Wadnaha

Published on May 30 2017 // Googooska Geeska
Socodku Waxa Uu Wanaajiyaa,  Xoojiyaa Caafimaadka Maskaxda Iyo Wadnaha
Cilmibaadhis (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa gaadhay natiijo tilmaamaysa in socodka xawaarihiisu dhexdhexaadka yahay uu yareeyo xaaladaha caafimaad ee dhaawaca ama daciifiya shaqada iyo heerka faham ee maskaxda, sababta ugu weynina waa xididdada dhiigga maskaxda gaadhsiiya oo xidhmaya ama sidooda aan...

Gabadh Ku Guulaysatay In Gaadhigeeda Oo Tuug Kaxaystay Ay Xeelad Ku Fuusho Kana Soo Dhacsato

Published on May 30 2017 // Googooska Geeska
Gabadh Ku Guulaysatay In Gaadhigeeda Oo Tuug Kaxaystay Ay Xeelad Ku Fuusho Kana Soo Dhacsato
Washington (Geeska)- Gabadh u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Melissa Smith ayaa iyada oo si caadi ah gaadhigeeda u wadata waxa ay timid kaalin shidaal si ay gaadhiga ugu shubato shidaal. Dalalka reer galbeedka iyo meelo kale oo badan oo dunida ahba waxaa caado ah in darawalku uu isagu ka...

Sababaha Keena In Xilliga Ramadaanka Dadka Qaar Ku Naxaan Iyo Sida Ugu Fiican Ee Looga Feejignaan Karo

Published on May 28 2017 // Googooska Geeska
Sababaha Keena In Xilliga Ramadaanka Dadka Qaar  Ku Naxaan Iyo Sida Ugu Fiican Ee Looga Feejignaan Karo
Qaahira (Geeska)- In kasta oo bisha Ramadaan ay dadka soomaa saacado aad u badan cunt iyo biyo laa’n ku joogaan, gaar ahaan marka ay sida sannadahan u dambeeyey dhacayey ay k usoo hagaagto bilaha xagaaga. Haddana waxaa marar badan oo kale dhacda in la arko dad Ramadaanka ku sii naxaa, halkii laga...

Far-Qoraalka Marwada Koowaad Ee Maraykanku Waxa Ay Ka Marag Tahay Siro Badan Oo La Xidhiidha Xaaladdeeda Nafsiga Ah Iyo Xidhiidhka Iyada Iyo Odaygeeda Donald Trump

Published on May 28 2017 // Googooska Geeska
Far-Qoraalka Marwada Koowaad Ee Maraykanku Waxa Ay  Ka Marag Tahay Siro Badan Oo La Xidhiidha Xaaladdeeda  Nafsiga Ah Iyo Xidhiidhka Iyada Iyo Odaygeeda Donald Trump
Washington (Geeska)- In kasta oo ay 126 maalmood ka soo wareegeen intii ay ahayd marwada koowaad ee dalka Maraykanka, haddana weli waxaa muuqata in shakhsiyadda Marwo Melania Trump ay weli dad badan ku tahay tahay haldhixaale ay furfuri kari waayeen. Waxa aana marar badan muran gala in ay ku qanacsan...

Iska Jir In Qofka Koomada Ku Jira Aad Ereyo Aan Fiicnay Ka Dul Tidhaahdo! Waayo Waa Uu Ku Maqlayaa

Published on May 27 2017 // Googooska Geeska
Iska Jir In Qofka Koomada Ku Jira Aad Ereyo Aan  Fiicnay Ka Dul Tidhaahdo! Waayo Waa Uu Ku Maqlayaa
Pretoria (Geeska)- Martin Pistorius oo ah qoraa iyo farsamo yaqaan sameeya bogagga internet ka (Websites) oo u dhashay dalka Koonfur Afrika, ayaa galay shil ku keenay kooma uu ku jiray muddo 12 sano ah oo marxalado kala duwan ahayd, kadib markii uu shil gaadhi galay. Martin in kasta oo uu waxoogaa soo...

Qodobbo Saamayn Ku Leh Awoodda Dab-Haynta Baytariga Kombiyuutarka Gacanta

Published on May 27 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Haddii aynu in yar xusuusta dib ugu celinno sannadkii 1995-kii, waxa aynu xasuusanaynaa in kombiyuutarka gacantu (Laptop) uu aaad u fool xumaa qaab ahaan, miisaankiisuna cuslaa, sida oo kale qiimaha lagu iibiyaana aad u sarreeyey. Kombiyuutar gacmeed oo aad u ballaadhan, culus, qaadkiisuna...

Xog Qaldan Oo Aynu Ka Aaminsannahay Caafimaadka Ilkaha Iyo Muhiimadda Bedelaadda Burushka Ilkaha (Q.2)

Published on May 25 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waxaa jira arrima la xidhiidha caafimaadka ilkaha iyo nadaafaddooda oo aaminsanaantoodu awoow laga soo gaadh uun iska tahay, oo qofku arkay uun bulshadiisa oo sidaas aaminsan isna ku raacay isaga oo aan baadhis cilmi isku deyin. Shabakadda Bright Side ee ka faalloota arrimaha caafimaadka...

Dhambaallo Uu Nebi Muxammed (Scw) U Kala Diray Boqorro Xilligiisii Meelo Kala Duwan Ka Talin Jiray (Q.4)

Published on May 25 2017 // Googooska Geeska
Dhambaallo Uu Nebi Muxammed (Scw) U Kala Diray Boqorro Xilligiisii Meelo Kala Duwan Ka Talin Jiray (Q.4)
Maka (Geeska)- Waa qaybtii afaraad ee qormadii uu Geeska Afrika ku soo koobayey qaar ka mid ah dhambaalladii uu Nebi Muxammed (SCW) u kala diray boqorradii xilligiisii ka talinayey meelo kala duwan oo dunida ah, isaga oo ugu baaqaya diinta Islaamka: Hiraqal magaciisa oo dhammaystirani waxa uu ahaa Falaafiyuus...

Dhambaallo Uu Nebi Muxammed (Scw) U Kala Diray Boqorro Xilligiisii Meelo Kala Duwan Ka Talin Jiray (Q.3)

Published on May 24 2017 // Googooska Geeska
Dhambaallo Uu Nebi Muxammed (Scw) U Kala Diray Boqorro Xilligiisii Meelo Kala Duwan Ka Talin Jiray (Q.3)
Maka (Geeska)- Waa qaybtii saddexaad ee qormadii uu Geeska Afrika ku soo koobayey qaar ka mid ah dhambaalladii uu Nebi Muxammed (SCW) u kala diray boqorradii xilligiisii ka talinayey meelo kala duwan oo dunida ah, isaga oo ugu baaqaya diinta Islaamka: Nejaashi Asxamaha bin Abxar (Nejaashi) waxa uu ka...

Xog Qaldan Oo Aynu Ka Aaminsannahay Caafimaadka Ilkaha Iyo Muhiimadda Bedelaadda Burushka Ilkaha (Q.1)

Published on May 24 2017 // Googooska Geeska
Xog Qaldan Oo Aynu Ka Aaminsannahay Caafimaadka Ilkaha Iyo Muhiimadda Bedelaadda Burushka Ilkaha (Q.1)
Hargeysa (Geeska)- Waxaa jira arrima la xidhiidha caafimaadka ilkaha iyo nadaafaddooda oo aaminsanaantoodu awoow laga soo gaadh uun iska tahay, oo qofku arkay uun bulshadiisa oo sidaas aaminsan isna ku raacay isaga oo aan baadhis cilmi isku deyin. Shabakadda Bright Side ee ka faalloota arrimaha caafimaadka...

Dhambaallo Uu Nebi Muxammed (Scw) U Kala Diray Boqorro Xilligiisii Meelo Kala Duwan Ka Talin Jiray (Q.2)

Published on May 23 2017 // Googooska Geeska
Dhambaallo Uu Nebi Muxammed (Scw) U Kala Diray Boqorro Xilligiisii Meelo Kala Duwan Ka Talin Jiray (Q.2)
Maka (Geeska)- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu Geeska Afrika ku soo koobayey qaar ka mid ah dhambaalladii uu Nebi Muxammed (SCW) u kala diray boqorradii xilligiisii ka talinayey meelo kala duwan oo dunida ah, isaga oo ugu baaqaya diinta Islaamka: Warqaddii uu Nebi Muxamed u diray boqorkii Masar Sida...

Caanaha Hooyadu Waxa Ay Dawo U Noqon Karaan Cudurka Kansarka Noociisa Dhiigga Ku Dhaca Ee Leukemia

Published on May 23 2017 // Googooska Geeska
Caanaha Hooyadu Waxa Ay Dawo U Noqon Karaan  Cudurka Kansarka Noociisa Dhiigga Ku Dhaca Ee Leukemia
Waxaa muddooyinkii u dambeeyey si joogto ah u socday tijaabooyin iyo cilmibaadhiso dheeraad ah oo lagu eegayo suurtogalnimada in caanaha hooyada loo isticmaalo dawo lagula dagaalamo cudurka Kansarka, kadib markii baadhitaanno caanaha hooyada lagu sameeyey ay si lama filaan ah u daahfureen in caanaha...

Dhambaallo Uu Nebi Muxammed (Scw) U Kala Diray Boqorro Xilligiisii Meelo Kala Duwan Ka Talin Jiray (Q.1)

Published on May 21 2017 // Googooska Geeska
Dhambaallo Uu Nebi Muxammed (Scw) U Kala Diray Boqorro Xilligiisii Meelo Kala Duwan Ka Talin Jiray (Q.1)
Maka (Geeska)- Rasuulkeennii Muxammed (CSW) lama uu hadhin dadaal kasta oo uu diinta Alle u soo dhiibay ku faafin karayey, si ay u gaadho daafaha dunida, maadaama oo ay tahay diintii Alle dunida oo dhan ugua talogalay. Hababka uu Nebi Muxammed (SCW) isticmaalay waxaa ka mid ahaa dhambaallo uu u diray...

Bare Munaasabadda Guurkiisa Awgeed Ardayda U Ballan Qaaday In Ay Dhammaantood Imitxaanka Baasi Doonaan

Published on May 21 2017 // Googooska Geeska
Bare Munaasabadda Guurkiisa Awgeed Ardayda U Ballan Qaaday In Ay Dhammaantood Imitxaanka Baasi Doonaan
Riyaad (Geeska)- Bare maadadda xisaabta ka dhiga mid ka mid ah dugsiyada dhexe ee dalka Sucuudiga ayaa farxadda maalinta guurkiisa awgeed ardaydiisa ugu bishaareeyey in dhammaantood ay baasi doonaan imtixaanka xisaabta oo uu ka qaaday. Tallaabadan oo noqotay mid xiise iyo kaftan badan abuurtay ayaa timid...

Sababta Cilmiga Ah Ee Keenta In Cod Ama Laxan Keli Ahi Laba Qof Midna Uu La Fiicnaado Midina Aanu Xiisayn

Published on May 20 2017 // Googooska Geeska
Sababta Cilmiga Ah Ee Keenta In Cod Ama Laxan Keli  Ahi Laba Qof Midna Uu La Fiicnaado Midina Aanu Xiisayn
Washington (Geeska)- Waxaa laga yaabaa in marar badan ay maskaxdaada ku soo dhacday sababta keenta in qof aynu luuqdiisa aad u jecelnahay una haysanno in ay macaan tahay, uu qof kale ku doodo in aanay fiicnayn. In muusig aad danankiisa neceb tahay aad aragto ruux kale oo isagu aad ugu madax lulaya. Arrintan...

Sababaha Ay Gabadhu Caafimaad Ahaan Ugu Baahan Tahay Saacado Hurdo Oo Ka Badan Kuwa Uu Ninku Seexdo

Published on May 20 2017 // Googooska Geeska
Sababaha Ay Gabadhu Caafimaad Ahaan Ugu Baahan  Tahay Saacado Hurdo Oo Ka Badan Kuwa Uu Ninku Seexdo
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa mar kale ka marag kacday in dumarku ay ugu baahan yihiin hurdo ugu yaraan 20 daqiiqo ka badan saacadaha hurdo ee uu ninku u baahan yahay. Cilmibaadhistan uu Geeska Afrika turjumay ayaa shabakadda Alcarabiya ay ku soo bandhigtay sababaha caafimaad ahaan ay...

Murashaxii Lagaga Guulaystay Doorashadii Faransiiska Oo Markii Natiijada Ay Ogaatay Dhaqso U Tagtay Goob Lagu Jaaso Si Ay Isu Dhaafiso Murugada

Published on May 17 2017 // Googooska Geeska
Murashaxii Lagaga Guulaystay Doorashadii  Faransiiska Oo Markii Natiijada Ay Ogaatay Dhaqso U Tagtay Goob Lagu Jaaso Si Ay Isu Dhaafiso Murugada
Paris (Geeska)- Hoggaamiyaha Isbahaysiga Waddaniga ah ee dalka Faransiiska oo ahayd murashaxii siyaasadaha midigta xagjirka ah aaminsanayd ee toddobaadkii hore lagaga adkaaday doorashadii madaxnimada Faransiiska ayaa la sheegay in murugadii guuldarradeeda ay isku illowsiisay jaas iyo muusig. Le Pen guul...