Dumar Aan Marwada Koowaad Ahayn Oo Saamayn Ku Yeeshay Xukunka (Q: 1aad)

Published on Jun 22 2017 // Googooska Geeska
Dumar Aan Marwada Koowaad Ahayn  Oo Saamayn Ku Yeeshay Xukunka (Q: 1aad)
Hargeysa (Geeska)- Waxa ay si muuqata oo awood leh uga qayb qaadataa talada iyo go’aanqaadashada siyaasadaha Guriga Cad ee Maraykanka, waxa ay meteshaa arrimaha haweenka ee dalka Maraykanka. Waa Ivanka Trump oo uu dhalay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, oo buug ay bishii ina dhaaftay ee Meey...

Soonka Iyo Sixada (22): Basasha Casi Waxa Ay Dishaa Unugyada Kansarka Ee Jidhka Ku Abuurma

Published on Jun 22 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in basasha cas ay ku jiraan maaddooyin iyo isku-dhisyo kiimikaad oo dila unugyada kansarka. Cilmibaadhistan oo ay sameeyeen xeeldheerayaal ka tirsan jaamacadda Ohio ee dalka Maraykanka, natiijadeedana uu Geeska Afrika...

Qaladaadka Caafimaadka: Xukunka Cisbitaal 26 Sano Ka Hor Isku Qalday Laba Hablood Oo Ku Dhashay

Published on Jun 22 2017 // Googooska Geeska
Qaladaadka Caafimaadka: Xukunka Cisbitaal 26  Sano Ka Hor Isku Qalday Laba Hablood Oo Ku Dhashay
Vienna (Geeska)- Cisbitaal ku yaalla magaalada Gratis ee koonfurta dalka Usteri ayaa la saaray masuuliyadda isku qaldid lagu sameeyey laba hablood oo ku dhashay cisbitaalka muddo hadda laga joogo 26 sano, waxa aana lagu xukumay in uu bixiyo khasaare mooral iyo karaamo dilid aadame ah ee ku dhacay labada...

Soonka Iyo Sixada (21): Habka Ugu Fiican Ee Aad Asiidhka / Gaasta Isaga Ilaalin Karto Xilliga Soonka

Published on Jun 21 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (21): Habka Ugu Fiican Ee  Aad Asiidhka / Gaasta Isaga Ilaalin Karto Xilliga Soonka
Hargeysa (Geeska)- Asiidhka/Laab dillaacu waxa uu ka mid yahay dhibaatooyinka caafimaad ee dadka ugu badani ka cawdaan, gaar ahaan bisha soonka, waxa aana inta badan la’ la xidhiidhiyaa ku talaxtag ay dadku ku sameeyaan cunista cuntada. Qormadan oo uu Geeska Afrika turjumay waxa ay shabakadda wararka...

Muhiimadda Caafimaad Ee Cunista Beedku Ay Leedahay Iyo Xaddiga Ugu Habboon Ee Laga Cuni Karo

Published on Jun 21 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Dad badan ayaa isweydiiya beedka iyo muhiimadda caafimaad ama khatarta uu keeni karo, waxa kale oo aalaaba dadka madow ka gala in uu jiro xaddi u cayiman in aanu qofku ka badin beedka uu cunayo, haddaba sida qormadan oo uu Geeska Afrika turjumay ku sheegayso shabakadda Brights side...

Hal-Abuurku Aan Lacag Ku Xidhnayn: Arday Curisay Qalab Sida Aadamaha U Shaqaynaya Oo Gubashada Bakhtiinaya

Published on Jun 21 2017 // Googooska Geeska
Hal-Abuurku Aan Lacag Ku Xidhnayn: Arday Curisay Qalab Sida Aadamaha U Shaqaynaya Oo Gubashada Bakhtiinaya
Ankara (Geeska)- Koox arday ah oo wax ka baratay kuliyadda Injineeriyadda Korontada iyo qalabka korontada ku shaqeeya ee jaamacadda Cusmaan Qazi ee dalka Turkiga ayaa ku guulaystay samaynta mishiin aadame-la-mood ah oo lagula dagaalamo dabka. Qalabkan ayaa leh nidaam dareen oo uu ku garanayo dabka, kadibna...

Soonka Iyo Sixada (20): Faa’idooyinka Khudraddu U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada

Published on Jun 20 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan oo uu Geeska Afrika Afsoomaali u rogay waxa aynu ku eegaynaa waxyaabaha dhammaadka soddonka cisho ee soonka laga filan karo jidhka qofka soo dhammaystay bishan. Dr. Majdi Badraan oo ku xeeldheer caafimaadka hab-dhiska difaaca jidhka, ayaa sheegay in soddon maalmood oo la afxidhnaado...

Qisada Muslimiddii Mike Tyson, Horyaalkii Feedhka Miisaanka Culus Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Kufsigii Lagu Eedeeyey

Published on Jun 20 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Mike Tyson oo ka mid ahaa halyeeyada ugu magaca dheer ee soo maray dunida feedhka, xilligii uu ciyaari jirayna waxaa lagu tilmaami jiray ninka loogu cabsi badnaa ee abid soo mara feedhka, oo macnaheedu yahay in feedhyahanka ay is waajahayaan inta aanu dagaalkoodu bilaabmin in uu sii...

Soonka Iyo Sixada (19): Faa’idooyinka Khudraddu U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada

Published on Jun 18 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (19): Faa’idooyinka Khudraddu  U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada
Haddii aad hore ugu ogeyd timirta in ay tahay cuntooyinka aasaasiga ah ee bisha Ramadaan, maadaama oo ay si tayo badan leh ula dagaalanto mariidka, isla markaana ay leedahay faytamiinno ah noocyada E, B iyo A waxa aad ogaataa in isla faytamiinnadaas awgood ay sida oo kalana tahay dawo u fiican caafimaadka...

Markab Boqol Sano Ka Hor Ka Qaraqmay Ciidamada Badda Ee Maraykanka Oo Imika Warkiisa La Helay

Published on Jun 18 2017 // Googooska Geeska
Markab Boqol Sano Ka Hor Ka Qaraqmay Ciidamada  Badda Ee Maraykanka Oo Imika Warkiisa La Helay
Washington (Geeska)- Cilmibaadhayaal muddo raadinayey Markab la waayey boqol sano ka hor oo ay lahaan jireen ciidamada badda ee Maraykanka ayaa ugu dambayntii burburkiisa helay. Masuuliyiin ka tirsan gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegay in markabkan dagaal uu shiraacday xilligii uu socday dagaalkii...

Kiniinka Aspirin Ku Waxa Uu Khatar Ku Yahay Dadka Bukaanka Ah Ee Qaba Cudurradan Hoose

Published on Jun 18 2017 // Googooska Geeska
Kiniinka Aspirin Ku Waxa Uu Khatar Ku Yahay Dadka Bukaanka Ah Ee Qaba Cudurradan Hoose
London (Geeska)- Cilmibaadhis muddo 10 sano ah lagu waday dad da’doodu 75 sano iyo ka weyn jirtay oo wadne u qaata dawada Aspirin ayaa lagu ogaaday in ay waajahayaan khatarta ah dhiig bax daran ama xitaa dhimasho keeni kara oo caloosha ah. Waxa aana lagula taliyey in ay cunaan dawooyinka asiidhka...

Soonka Iyo Sixada (18): Faa’idooyinka Khudraddu U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada

Published on Jun 17 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (18): Faa’idooyinka Khudraddu  U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada
Hargeysa (Geeska)- Maadaama oo aynu weli ku gudo jirno bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaa muhiim ah in aynu is xasuusinno cuntooyinka iyo cabbitaannada faa’idada inoo leh ee ay fiican tahay in aynu cunno habeenkii iyo kuwa dhibaataynaya caafimaadkeenna. In cuntada iyo cabbitaanka dhugmo loo yeesho...

Maxkamad Maraykanka Ku Taalla Oo Soo Saartay Xukun Sheegaya In Aanu Danayeerku Sida Aadamaha Ahayn

Published on Jun 17 2017 // Googooska Geeska
New York (Geeska)- Maxkamadda racfaanka ee gobalka New York ee dalka Maraykanka ayaa khamiistii aynu soo dhaafnay soo saartay go’aan kama dambays ah oo sheegaya in danyeerku aanu yeelanayn xuquuq la mid ah xuququda aadamaha, iyada oo sida oo kalana diidday in la sii daayo laba daanyeer oo qoys...

18 Ka Ramadaan: Maalin Lagu Xasuusto Geeridii Khaalid Binu Waliid Iyo Ereyadiisii Hal-Ku-Dhegga Noqday

Published on Jun 17 2017 // Googooska Geeska
Maalin ay bisha barakaysan ee Ramadaan 18 ahayd oo ahayd sannadkii 21-naad ee Hijriyada waxaa geeriyooday mid ka mid ah geesiyadii taariikhda halyeeynimo Islaamka ku lahaa, oo ah asxaabigii Khaalid Bin Waliid, laguna naanaysi jiray, Seeftii Alle ee galka laga saaray, ‘Sayfullaahi Al-Masluul’ Khaalid...

Soonka Iyo Sixada (17): Faa’idooyinka Khudraddu U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada

Published on Jun 15 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (17): Faa’idooyinka Khudraddu  U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada
Hargeysa (Geeska)- Inta badan xilliga jiilaalka waxaa dadka ku soo noqnoqda hargabka iyo xanuunnada qabowgu keeno, oo ay ku lammaan yihiin cunaha oo qofka xanuuna iyo dhibaato uu ka dareemo hab-dhiska neefsiga, taas oo ay sababteeda ugu weyn tahay Fayraska oo si firfircoon u faafa sannad kasta xilligan...

Xogo La Xidhiidha Kala Duwanaanshiyaha Ragga Iyo Dumarka Ee Dalacaadda Shaqada Iyo Aragtida Laga Qabo

Published on Jun 15 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Barafesoor Ronald Regio oo ku xeeldheer cilminafsiga, in ka badan 100 buug iyo cilmibaadhisoodna ka sameeyey hoggaanka iyo cilminafsiga bulsho ayaa maqaal uu dhowaan ku faafiyey degelka Psychology Today, waxa uu cinwaan uga dhigay, ‘Weli rag baa dunida maamulaya” Waxa aanu...

Qisada Dad Aaminsan In Dawada Xanuunka Xiiqdu Ay Tahay In Kalluun Nool Uu Qofku Liqo

Published on Jun 15 2017 // Googooska Geeska
Qisada Dad Aaminsan In Dawada Xanuunka  Xiiqdu Ay Tahay In Kalluun Nool Uu Qofku Liqo
Delhi (Geeska)- Shan kun oo qof oo u dhashay dalka Hindiya ayaa khamiistii toddobaadkii ina dhaafay istaagay safaf dhaadheer oo ay ugu jireen dhakhtar dhaqameed la sheegay in qofka xiiqda qaba uu ku daweynayo xabbad kalluun nool ah oo uu liqsiiyo. Dadkan oo wejiyadooda laga dareemayey wiswis iyo cabsi...

Soonka Iyo Sixada (16): Faa’idooyinka Khudraddu U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada

Published on Jun 14 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Qormadan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda Al-Carabiya waxa ay iftiiminaysaa faa’idooyinka caafimaad ee uu jidhka u leeyahay baamiyaha oo ka mid ah khudradaha dhulka Soomaalida laga helo, laakiin aanay dadku inta badan dareemin waxtarkiisan caafimaad: Macaanka: Nafaqooyinka...

Imaaraadka Oo Gegooyinkiisa Diyaaradaha Ku Diyaariyey Goobo Ay Seexan Karaan Dadka Duulimaadyada Sugayaa

Published on Jun 14 2017 // Googooska Geeska
Imaaraadka Oo Gegooyinkiisa Diyaaradaha Ku Diyaariyey Goobo Ay Seexan Karaan Dadka Duulimaadyada Sugayaa
Dubai (Geeska)- Gegeda diyaaradaha ee Dubai ayaa dhowaan lagu diyaariyey barxad weyn oo loogu talagalay in dadka safraya ee duulimaadyada sugayaa ay yara seexan karaan saacadaha ay joogaan. Goobtan oo lagu diyaariyey taandhooyin casriya oo hal qof le’eg, dhinacana isku wada haya ayaa loo bixiyey,...

Mushaharka Iyo Xaaladda Nafsideed Ee Nin Shaqadiisu Ay Tahay In Uu Daawado Muuqaallada Kufsiga, Dilka Iyo Gawraca Ah Ee Facebook La Soo Dhigo

Published on Jun 14 2017 // Googooska Geeska
Washington (Geeska)- Waxaa laga yaabaa in aanay weligeed maskaxdaada ku soo dhicin in qof mihnaddiisa uu u shaqo tagaa ay tahay in uu daawado muuqaallada Fiidyowga ah muujinaya dilka, gawraca, kufsiga iyo xadugudbyada dhinaca jinsiga ah ee lagula kacayo carruurta. Shabakadda Al-Carabiya ayaa dhowaan...

Soonka Iyo Sixada (15): Faa’idooyinka Khudraddu U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada

Published on Jun 13 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (15): Faa’idooyinka Khudraddu  U Leedahay Caafimaadka Wadnaha Iyo Sambabada
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in qofka oo joogteeya isticmaalka khudradda noocyadeeda kala duwani ay yarayso khatarta ah in in ay ku dhacaan xanuunnada la xidhiidha xididdada dhiigga oo saamayn ku yeesha qulqulka dhiiggu uu ku gaadhayo dhudhumada lugaha. Cilmibaadhistan intii...

Ma Og Tahay In Xawaaraha Bixista Timuhu Ku Xidhan Tahay Qaaradda Aad Ka Soo Jeeddo Iyo In Ay Jiraan Habab Dabiici Ah Oo Kaa Caawinaya Bixistooda

Published on Jun 13 2017 // Googooska Geeska
Ma Og Tahay In Xawaaraha Bixista Timuhu Ku Xidhan Tahay Qaaradda Aad Ka Soo Jeeddo Iyo In Ay Jiraan Habab Dabiici Ah Oo Kaa Caawinaya Bixistooda
Hargeysa (Geeska)- Akhriste, ma’ ogtahay in timaha dadka isir ahaan ka soo jeeda qaaradda Eeshiya ay celcelis ahaan bishii baxaan inta u dhexeysa 1.5 illaa 2 Sentimitir, halka timaha dadka Afrikaanka ahi ay celcelis ahaan bishii baxaan Sentimitir badhkii (0.5), timaha dadka ka soo jeeda gobalka...

Soonka Iyo Sixada (14): Soonku Waxa Uu Xoojiyaa Awoodda Jidhka Ee Burburinta Unugyada Kansarka Keena

Published on Jun 11 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (14): Soonku Waxa Uu Xoojiyaa Awoodda Jidhka Ee Burburinta Unugyada Kansarka Keena
Qaahira (Geeska)- Soonku waxa uu xoojiyaa awoodda uu jidhka aadamuhu u leeyahay in uu si joogto ah oo dabiiciya u burburiyo walxaha aan muhiimka ahayn ee samaysan unugyada. Taas oo ah waxa caafimaadku afka qalaad ku yidhaahdo ‘Autophagy’ oo ah in uu unuggu iskii isaga oo aan wax dawo ama...

“Trump Ayaa Ka Masuul Ah Cimilada Xumaatay Ee Magaalada Moscow!” Waxaa Yidhi, Vladimir Putin

Published on Jun 11 2017 // Googooska Geeska
“Trump Ayaa Ka Masuul Ah Cimilada Xumaatay  Ee Magaalada Moscow!” Waxaa Yidhi, Vladimir Putin
Moscow (Geeska)- Waxaa muddooyinkii u dambeeyey si joogto ah u soo baxa hadallada ay hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanku ku naqdiyayaan madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo ka baxay heshiiskii uu Maraykanku saxeexay xilligii Obama ee xakamaynta wasakhda warshdaha...

Sir Qarinta Badani Waxa Ay Khatar Ku Tahay Caafimaadka Qofka Iyo Dad La Dhaqankiisa

Published on Jun 11 2017 // Googooska Geeska
Sir Qarinta Badani Waxa Ay Khatar Ku  Tahay Caafimaadka Qofka Iyo Dad La Dhaqankiisa
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub ayaa caddaysay in sirta oo la qariyaa ay dhibaato caafimaad keeni karto, maadaama oo qofka sirta qarinayaa uu qabo culays iyo ciqaab gudhiisa ka jira oo la xidhiidha in uu sheego iyo in uu qariyo, taasina waxa ay keentaa daal maskaxeed , hurdo xumo, calaamadaha...

Soonka Iyo Sixada (13): Faa’idooyinka Caafimaad Ee Laga Helo Cunista Xabxabka Ee Xilliga Afurka Iyo Suxuurta

Published on Jun 10 2017 // Googooska Geeska
Riyaad (Geeska)- Jidhka aadamuhu waxa uu maalin kasta u baahan yahay ugu yaraan laba litir oo biyo ah, xilliga xagaagana baahidaasi waa ay sii korodhaa heerkulka kor u kacaya awgeed. Waxa ay si gaar ah baahidu ugu sii badataa dadka sameeya jimicsiga jidhka iyo ciyaaraha kala duwan. Marka ay Ramadaan...

Dhacdooyinka Ugu Muhiimsanaa Taariikhda Islaamka Ee Ku Beegnaa Laba Iyo Tobanka Bisha Soonka

Published on Jun 10 2017 // Googooska Geeska
Dhacdooyinka Ugu Muhiimsanaa Taariikhda Islaamka  Ee Ku Beegnaa Laba Iyo Tobanka Bisha Soonka
Hargeysa (Geeska)- Dhacdooyinka muhiimka ah ee sida taariikhda ku cad dhicistoodu ku beegantay bisha barakaysan ee Ramadaan, gaar ahaan maalinta ay bisha soon tahay 12, ayaa waxaa ka mid ah: Dhacdooyinka taariikhiga ah ee lagu xasuusto maalinta kow iyo tobnaad ee bisha Ramadaan, waxaa ka mid ah; –...

“Theresa May Waa Beenaley, Beenaley, Beenaley..” Ereyo Ka Mid Ah Hees Aad Loo Jeclaaday Oo Tirinaysa Ballanqaadyada Beenoobey Ee Raysalwasaaraha Ingiriiska

Published on Jun 10 2017 // Googooska Geeska
“Theresa May Waa Beenaley, Beenaley, Beenaley..” Ereyo Ka Mid Ah Hees Aad Loo Jeclaaday Oo Tirinaysa Ballanqaadyada Beenoobey Ee Raysalwasaaraha Ingiriiska
London (Geeska)- Heesta ‘Lair Lair’ oo raysalwasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May lagu dhalleecaynayo ayaa ka mid noqotay heesaha dhegeysigooda loogu jecel yahay dalka Ingiriiska. ‘Lair Lair’ oo ah ereyo Ingiriisi ah macnahoodu yahay ‘Beenaaley, Beenaley’ ayaa u...

Soonka Iyo Sixada (11): Faa’idooyinka Caafimaad Ee Laga Helo Cunista Xabxabka Ee Xilliga Afurka Iyo Suxuurta

Published on Jun 08 2017 // Googooska Geeska
Soonka Iyo Sixada (11): Faa’idooyinka Caafimaad Ee  Laga Helo Cunista Xabxabka Ee Xilliga Afurka Iyo Suxuurta
Ankara (Geeska)- Dhakhtar u dhashay dalka Turkiga ayaa sheegay in koob caano ah oo la cabbo suxuurta xilliga bisha soon ee barakaysani in uu qofka ka caawinayo in aanu wax gaajo ah dareemin muddo shan saacadood ah. Hormuudka kuliyadda caafimaadka ee jaamacadda Domlo Binaar oo ku taalla gobalka Kohati...

Dhacdooyinka Ugu Muhiimsanaa Taariikhda Islaamka Ee Ku Beegnaa Kow iyo Tobanka Bisha Soonka

Published on Jun 08 2017 // Googooska Geeska
Dhacdooyinka Ugu Muhiimsanaa Taariikhda Islaamka  Ee Ku Beegnaa Kow iyo Tobanka Bisha Soonka
Hargeysa (Geeska)- Dhacdooyinka muhiimka ah ee sida taariikhda ku cad dhicistoodu ku beegantay bisha barakaysan ee Ramadaan, gaar ahaan maalinta ay bisha soon tahay 11, ayaa waxaa ka mid ah: Dhacdooyinka taariikhiga ah ee lagu xasuusto maalinta kow iyo tobnaad ee bisha Ramadaan, waxaa ka mid ah; –...

Nin Kiristaan Ah Oo Muddo 14 Sano Ah Isu Xilqaamay In Uu Habeenkii Dadka Muslimiinta Ah Suxuurta U Toosiyo

Published on Jun 08 2017 // Googooska Geeska
Nin Kiristaan Ah Oo Muddo 14 Sano Ah Isu Xilqaamay  In Uu Habeenkii Dadka Muslimiinta Ah Suxuurta U Toosiyo
Qaahira (Geeska)- Tuulada Mukri oo u dhow magaalada Caka oo ka mid ah dhulka ay Yuhuuddu Carabta kala wareegtay sannadkii 1948-kii markii dawladda Israa’iil la dhisayey, ayaa sannadihii u dambeeyey marka la gaadho bisha soon, waxaa waqtiga suxuurta aad codkiisa loo maqlaa nin Kiristaan ah oo isu...

Soonka Iyo Sixada (10): Faa’idooyinka Caafimaad Ee Laga Helo Cunista Xabxabka Ee Xilliga Afurka Iyo Suxuurta

Published on Jun 07 2017 // Googooska Geeska
Hargeysa (Geeska)- Waxaa jira hooyooyin badan oo carruur jaqsiiya naaska, laakiin jecel in ay soomaan bisha barakaysan ee Ramadaan, kuwaas oo warwar badan ka qaba in soonku raad ku yeesha caafimaadka hooyada ama caafimaadka ilmaha ay jaqsiinayso. Qormadan oo uu Geeska Afrika afsoomaali u rogay waxa aynu...