Liiska Xidigo Caana Oo La Filayo Inay Dib Ugu Soo Noqdaan Horyaalka Premeir League-ga

Published on Jun 23 2017 // Ciyaaro
Liiska Xidigo Caana Oo La Filayo Inay Dib Ugu Soo Noqdaan Horyaalka Premeir League-ga
  Horyaalka wadanka Ingiriisa ee Premier League-ga ayaa kamid ah horyaalada caalamada kuwa ugu caansan, waxaana jira xidigo magac iyo sumcad wayn ku leh kubadda cagta oo ka xamaasha horyaalkan,gaar ahaana kuwo kasoo hayaamay qaaradaha Laatin Amerika iyo Afrika. Mar lasameeyey xog ururin iyo codod...

Angel Di Maria Oo Lagu Xukumay Hal Sano Oo Xadhiga Iyo Sababta Xukunkiisa

Published on Jun 23 2017 // Ciyaaro
Angel Di Maria Oo Lagu Xukumay Hal Sano Oo Xadhiga Iyo Sababta Xukunkiisa
   Xidiga Garabka Weerarka uga safta kooxda Paris Saint Germain Angel Di Maria ayaa lagu xukumay xabsi hal sano ah kadib markii uu qirtay inuu musuq-maasuqay cashuur waqtigiisii horyaalka Spain.Ciyaariyahanka reer Argentina ayaa geystay khiyaamo dhanka canshuura ah oo dhan 1.14 Milyan oo Pound...

Dani Alves Oo Markale La Midoobaya Macalinkiisii Hore Pep Guardiola Kuna Soo Wajahan Etihad Stadium

Published on Jun 23 2017 // Ciyaaro
Dani Alves Oo Markale La Midoobaya Macalinkiisii Hore Pep Guardiola Kuna Soo Wajahan Etihad Stadium
Dani Alves ayaa heshiis laba sanadood ah ugu biiraya kooxda ka dhisan England ee Manchester City sida ay kusoo waramayaan warbaahinta Ingiriisku.  Waxaa se hortaagan oo caqabad ku noqon kara Heshiiska uu ku joogo Juventus.Difacii hore Barcelona wuxuu shalayto [Isniin} la kulmay maamulka Bianconerri...

Shan Arimood Oo Ku Khasbaya Man United Inay Hesho Cristiano Ronaldo

Published on Jun 23 2017 // Ciyaaro
Shan Arimood Oo Ku Khasbaya Man United Inay Hesho Cristiano Ronaldo
Dhawaan ayey ahayd markii xidiga afarta jeer loo caleemo saaray bilada xidignimada adduunka ee Ronaldo uu gaadhay go’aanka ah inuu katagayo Real Madrid Isagoo ku sababeeyey inay kooxdiisu waxba kala qaban arimaha lagu eedeeyey ee cashuur lunsiga. Inti ka dambaysay warkaasi ayaa waxa loolan wayn...

Goolhaye Neuer Oo Garoomada Kamaqnaan Doona Muddo 8 Bilood ah

Published on Apr 20 2017 // Ciyaaro
Goolhaye Neuer Oo Garoomada Kamaqnaan Doona Muddo 8 Bilood ah
Bayern Munich ayaa xaqiijisay dhaawaca goolhayaha qaranka jarmalka Manuel Neuer kaas oo kamaqnaan doona inta xili ciyaareedkan kahadhay sida uu xaqiijiyay Karl-Heinz Rummenigge. Goolhaye Neuer ayaa ka jabay cagta sida warbixinta lagu sheegay xilli uu dagaal ugu jiray inuu badbaadiyo goolkii sadexaad...

Tabobaraha Tottenham Oo Ka Hadlay Rabitaanka Kooxda Barcelona  

Published on Apr 01 2017 // Ciyaaro
Tabobaraha Tottenham Oo Ka Hadlay Rabitaanka Kooxda Barcelona  
Tabobaraha naadiga Tottenham – Mauricio Pochettino ayaa carabka ku adkeeyey inay tahay “wax aan suurto gal ahayn’ ama aan dhici Karin waligeed inuu noqdo tabobaraha kooxda Barcelona. 45 jirkan, hore u soo laylyey naadiga Espanyol, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Barca, Josep Maria...

Arsenal Oo Noqotay Kooxda Ugu Dhaawacyaada Badan Horyaalka Premier League-ga 5-tii Sanadood Ee Ugu Dambeeyey

Published on Apr 01 2017 // Ciyaaro
Arsenal Oo Noqotay Kooxda Ugu Dhaawacyaada Badan Horyaalka Premier League-ga 5-tii Sanadood Ee Ugu Dambeeyey
“Saamaynta Dhaawacyada Badan Ku Leeyahay Hoos U Dhaca Guulaha Kooxda”     Kooxda Arsenal ayaa noqotay kooxda ugu dhaawacyo badna horyaalka Premeir League-ga, waxaanay taasi keentay guuldarooyinka u bilaabma bisha February. Mudadii uu joogay Wenger, waxa guud ahaan ciyaartooyadiisu...

Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Oo Soo Gunaanaday Tartankii kooxaha Heerka Kooweed Ee Caasimada

Published on Apr 01 2017 // Ciyaaro
Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Oo Soo Gunaanaday Tartankii kooxaha Heerka Kooweed Ee Caasimada
“Hay’ada Mercy Crops Oo Maalgalisay Tartankan” Waxa maalinkii shalay si rasmiya loogu soo gabagabeeyey garoonka Hargeysa Stadium, tartanka kooxaha heerka koowaad ee Caasimada Hargeysa,tartankan oo loogu magac daray “tartanka Isdhexgalka Dhalinyarada” ayaa waxa soo qaban...

Manchester City Oo U Awood Sheegatay Middlesbrough Una Gudubtay Semi-Finalka FA Cupka

Published on Mar 12 2017 // Ciyaaro
Manchester City Oo U Awood Sheegatay Middlesbrough Una Gudubtay Semi-Finalka FA Cupka
Kooxda Manchester City ayaa si fudud uga adkaatay kooxda Middlesbrough kulan ka tirsanaa koobka FA Cupka, waxaanay kooxda uu hogaamiyo macalin Guardiola ay kusoo dubatay 2-0. Man City ayaana noqotay kooxdii ugu horeysay ee wareegan u soo baxdaySemi-Finalka   FA Cupka xili ciyaareedkan. Manchester...

Kooxda Dawladda Hoose Oo Dirqi Kaga Badisay Wasaarada Ganacsiga, Iskana Xaadirisay Semi Finalka

Published on Mar 12 2017 // Ciyaaro
Kooxda Dawladda Hoose Oo Dirqi Kaga Badisay Wasaarada Ganacsiga, Iskana Xaadirisay Semi Finalka
Kooxda heerka koowaad ee Dawlada Hoose Ee Hargeya ayaa u soo baxday semi-finalka koobaka kooxaha heerka koowaad ee caasimada, kadib markii ay guul cidhiidhiya ka gaadheen dhigooda ku ciyaarayey Wasaarada Ganacsiga. Ciyaartan ayaaana ahayd mid aad u adag, waxaana labada kooxood ba rabeen inay badiyaan...

Xidigaha Geeska Vs Saxafiyiinta Dalka: Ciyaartii Lawada Sugayey Oo Si Rasmiya Loo Shaaciyey Wakhtiga ay Qabsoomi Doonto

Published on Mar 08 2017 // Ciyaaro, Warar
Xidigaha Geeska Vs Saxafiyiinta Dalka: Ciyaartii Lawada Sugayey Oo Si Rasmiya Loo Shaaciyey  Wakhtiga ay Qabsoomi Doonto
Hargeisa (Geeska) Waxa dhawaanba bulshada reer Hargeysi kawar sugaysay ciyaarta u dhexaysay kooxda Fanka ee Xidigaha Geeska iyo Suxufiyiinta dalka, ciyaartan oo dib udhac ku yimid maadaama oo tartankii koobka kooxha heerka koowad ka socday garoonka Hargeysa stadium. Haddaba waxa rasmiya markale loo iclaamiyey...

Kooxda Gaashaan Oo Ka Talaabsatay Asluubta, Una Gudubtay Wareegga Labaad

Published on Mar 08 2017 // Ciyaaro
Kooxda Gaashaan Oo Ka  Talaabsatay Asluubta, Una  Gudubtay Wareegga Labaad
Hargeisa (Geeska Sports) Waxa maalintii shalay kulan xiiso badani ku dhexmaray garoonka Hargeysa Stadium labada kooxood ee Gaashaan iyo kooxda Ciidnka Asluubta oo kawada tirsanaa groupka C. labadan kooxood ayaa wada ciyaarayey iyadoo koox kastaa ka baqaysay inay hadho maadaama oo Groupkani ahaa kii ugu...

Arsen Wenger:  “Hadii La Jecel yahay iyo Hadii La Necayba Waan Joogayaa Arsenal ilaa Xagaaga Dambe”

Published on Feb 18 2017 // Ciyaaro
Arsen Wenger:  “Hadii La Jecel yahay iyo Hadii La Necayba Waan Joogayaa Arsenal ilaa Xagaaga Dambe”
Tabobaraha reer France ee cadaadiska badan saaran yahay  Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday in uu tababare usii ahaan doono Arsenal xili  ciyaareedka dambe oo aanu ka tegayynin. Wenger oo ay da'diisu tahay 67 jir ayaa warbaahinta hor yimid kaddib toddobaad bahdilaad ay ku dhacday kooxdiisa,...

Ronaldinho: “Gabriel Jesus Waxa Uu Xidignimada Dunnida Bedeli Doonaa Messi”

Published on Feb 14 2017 // Ciyaaro
Ronaldinho: “Gabriel Jesus Waxa Uu Xidignimada Dunnida Bedeli Doonaa Messi”
Xidigii hore ee kooxda Barcelona iyo qaranka Brazil  ee Ronaldinho ayaa shaaca ka qaaday in da’yar ka reer Brazil ee dhawaan kusoo biiray kooxda Man City ee Gabriel Jesus uu la wareegi doono awoodda uu Lionel Messi ku heysto kubada cagta, waa sida uu aaminsan yahay Ronaldinho’e. Ronaldinho...

Maxaad Kala Socotaa Sharciyo Cusub Oo Lagu Soo Kordhin Doono Kubadda Cagta Sannadka 2017-Ka?

Published on Feb 14 2017 // Ciyaaro
Maxaad Kala Socotaa Sharciyo Cusub Oo Lagu Soo Kordhin Doono Kubadda Cagta Sannadka 2017-Ka?
“Sharciyadan Oo  Saamayn Ku Yeelan Doona Guud ahaan Kubadda Cagta”  Waxa bisha soo socota ee March,03-deeda kadhici doona garoonka Wembley ee London ku yaala shirwaynaha 131’naad ee boodhka sare ee xidhiidhka caalamiga ah ee kubadda cagta, kaasoo magaciisa loosoo gaabiyo...

Guddoomiyihii Hore Ee Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Dhaqaale Loo Huro Ciyaaraha Kuna Taliyey In Olombikadii Qaranka La Sameeyo

Published on Feb 13 2017 // Ciyaaro, Warar
Guddoomiyihii Hore Ee Xidhiidhka Kubada Cagta Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Dhaqaale Loo Huro Ciyaaraha Kuna Taliyey In Olombikadii Qaranka La Sameeyo
Guddoomiyihii hore ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Cabdilaahi Khayre Cawaale (Gacal), ayaa ka hadlay xaalada ciyaareed ee dalka Somaliland iyo caqabadaha haysta, waxaanu sheegay in tartan la’aanta iyo ciyaar la’aanta dalka ka jirta ay ugu wacan tahay dhaqaale la’aan, waxaanu...

Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Suxufiyiinta JSL Oo Fooda Isku Dari Doona Hargeisa Stadium Ciyaar Qaadhaanka Loogu Ururinayo Abaaraha

Published on Feb 12 2017 // Ciyaaro, Warar
Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Suxufiyiinta JSL Oo Fooda Isku Dari Doona Hargeisa Stadium Ciyaar Qaadhaanka Loogu Ururinayo Abaaraha
“Gudida Qaban-qaabada Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Ciyaartani Qabsoomi Doonto” Kullan Ciyaareed kubadda cagta ah oo noociisa hore loo arkin ayaa ay fooda isku dari doonaan kooxda fanka ee Xidigaha Geeska iyo Suxufiiyinka Kala duwan ee kahawl gasha warbaahinta Somaliland. Kulankan ayaa ah mid...

Liiska Ciyaartooyo Iyo Tabobarayaal Magac Wayn Ku Lahaa Kubada Cagta Oo Inagaga Qarsoomay Horyaalka Wadanka China

Published on Feb 09 2017 // Ciyaaro
Liiska Ciyaartooyo Iyo Tabobarayaal Magac Wayn Ku Lahaa Kubada Cagta Oo Inagaga Qarsoomay Horyaalka Wadanka China
Sidaynu kawarqabno waxa saaxada kubadda cagta saamayn wayn ku yeeshay horyaalka wadanka China ee China Supper League kaasoo kooxaha ka dhisani iibsdeen macalimiin, ciyaartooyo iyo Garsoorayaal magac wayn ku lahaa kubadda cagta. Sababta ugu badan ee ay kusoo jiiteen ayaa ah maaliyad iyo adduun xad dhaafa...

Kooxdee Ayuu Taageeraa Madax-waynaha Cusub Ee Maraykanka Donald Trump?

Published on Feb 09 2017 // Ciyaaro
Kooxdee Ayuu Taageeraa Madax-waynaha Cusub Ee Maraykanka Donald Trump?
Madax-waynaha dhawaan loo dhaariyey Wadanka Maraykanka Donald Trump, ayaa ah shakhsi xiiseeya Guud ahaan Ciyaaraha, gaar ahaana kubada cagta, waxaanu taageeraa kooxo dhawra oo kala duwan kuwaas oo badankoodu kadhisan yihiin wadanka Maraykanka iyo Qaarada Yurub. Donald Trump iyo taageeristiisa kooxaha...

Real Madrid Oo Soo Rogaal Celisay Damaceegii Ay Ku Rabtay Gool Haye David De Gea

Published on Feb 09 2017 // Ciyaaro
Real Madrid Oo Soo Rogaal Celisay Damaceegii Ay Ku Rabtay Gool Haye David De Gea
Kooxda uu hogaamiyo macalin Zidane ee Real Madrid ayaa ka quusan la’a xidiga goolka u waardiya Man United Ee David De Gea, waxaanay durba bilaabay qorshihii ay dib ugu soo celin lahaayeen damicii ay ku rabeen goolhayaha Manchester United ee David De Gea. Real Madrid ayaa hore ugu guul daraysatay...

Isbarbar-dhiga Awooda Kooxaha Ku Tartamaya Horyaalka Premeir League-ga Iyo Kulamada Ugu Soo Horeeya Koox Kasta

Published on Feb 09 2017 // Ciyaaro
Isbarbar-dhiga Awooda Kooxaha Ku Tartamaya Horyaalka Premeir League-ga Iyo Kulamada Ugu Soo Horeeya Koox Kasta
Horyaalka wadanka England ee Premier League-ga ayaa maraya todobaadkiisii 24-naad, waxaaana  xili ciyaareedkan sare u  kacay loolanka loogu jiro horyaalkan. waxana halka ugu saraysa ku raaxaysanaysa kooxda Antonio Conte ee Chelsea oo sagaal dhibcood oo nadiif ah ka saraysa kooxda kaalinta labaad...

Cameroon oo Markii Shanaad Ku Guulaysatay Koobka Afrika

Published on Feb 05 2017 // Ciyaaro, DAAWASHO, Warar
Cameroon oo Markii Shanaad  Ku Guulaysatay Koobka Afrika
Cameroon Oo Hanatay Koobkii Qaramada Afrika Iyagoo Ka Adkaaday Masar Waxa xalay magaalo madaxda wadanka Gabon ee Libreville lagu soo gaba-gabeeyey koobkii qaramada qaarada Afrika, oo ay ku tartamayeen labada qaran Egypt Iyo Cameroon. Xulka Cameroon ayaana 2-1 kaga adkaaday Masar, iyagoo qaaday koobkoodii...

Cristiano Ronaldo Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Xidigii Ugu Fiicanaa Sannadka Ee Fifa Bixiso (Fifa Best Player Award)

Published on Jan 10 2017 // Ciyaaro
Cristiano Ronaldo Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Xidigii Ugu Fiicanaa Sannadka Ee Fifa Bixiso (Fifa Best Player Award)
Zuurach (Geeska) Xidiga kubda cagta  ee Cristiano Ronaldo ayaa habeenimadii xalay loo doortay inuu yahay xidigii ugu fiicnaa dunnida sannadkii dhamaaday ee 2016 iyo xili ciyaareedkii hore 2015/2016, waxaana la siiyey abaal-mariinta FIFA BEST PLAYER. Ronaldo ayay abaal-marintan kula Tartamayey...

Cristiano Ronaldo Oo Ku Guulaystay Markii Afaraad Abaal-marint Xidiga Adduunka Ee Ballon d’Or

Published on Dec 13 2016 // Ciyaaro
Cristiano Ronaldo Oo Ku Guulaystay Markii Afaraad Abaal-marint Xidiga Adduunka Ee Ballon d’Or
Cristiano Ronado ayaa Markii afaraad loo doortay xidiga dunnida, Isagoo ku guulaystay abaalmarinta Ballond’Orka ee la siiyo xidiga ugu fiican Sannad kasta. Ronaldo ayaana kaga adkaatay Messi oo ugu cadcadaa tartamayaasha.  Xidiga reer Portugal Cristiano Ronaldo ayaana loo filayey inuu bilada...

Real Madrid Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Japan

Published on Dec 13 2016 // Ciyaaro
Real Madrid Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Japan
Xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay waddanka Japan oo ay kaga qayb-gelayaan tartanka naadiyada dunida ee FIFA Club World Cub. Real Madrid oo isku dhan ayaa saaka salaaddii hore wakhtiga Japan ka degtay garoonka diyaaradaha ee Tokyo, halkaas oo ay uga sii gudbeen magaalada ay ku ciyaarayaan...

Isku Aadka Wareega 16-ka Ee Koobka Champions League-ga Oo Lasoo Saaray

Published on Dec 13 2016 // Ciyaaro
Isku Aadka Wareega 16-ka Ee Koobka Champions League-ga Oo Lasoo Saaray
“Arsenal Vs Bayern, PSG Vs Barcelona, Leicester City Vs Sevilla” halay Duhurnimadii ayaa Waxa lasoo saaray isku-aadka wareega 16-ka ee Koobka Horyaalada Yurub ee Loo yaqaano Champions League-ga  iyadoo ay kasoo baxeen kulamo xiiso leh. kooxaha Bayern Munich iyo Arsenal ayaa Sannadkii...

Ciyaaryahan Yaasiin Ismaaciil Oo Ka Fadhiistay Xulka Ku Bada Koloyga Ee Dalka Qadar

Published on Nov 14 2016 // Ciyaaro, Warar
Ciyaaryahan Yaasiin Ismaaciil Oo Ka Fadhiistay Xulka Ku Bada Koloyga Ee Dalka Qadar
Ciyaaryahanka  Yaasiin Ismaaciil Oo  U ciyaarayey xulka  Xulka Ku Bada Koloyga Ee Dalka Qadar ayaa gabi ahaanba ka fadhiistay ciyaarahii caalamiga ahaa ee wadankiisa, waxaana loo qabtay xaflad lagu sagootinayey. hadaba warkaas oo dhamaystiran halakan ka daawo

MUUQAAL: DAAWO GOOLASHII KULANKII SAAXIL IYO AWDAL

Published on Nov 12 2016 // Ciyaaro, DAAWASHO, Warar
MUUQAAL:  DAAWO GOOLASHII KULANKII SAAXIL IYO AWDAL
WATCH AWDAL 2 1 SAAXIL FINAL MATCH ALL GOALS AND HIGHLIGHTS 

Daawo: Goolashii lakala dhaliyey Kulankii Gabilay iyo Awdal

Published on Nov 09 2016 // Ciyaaro, DAAWASHO, Warar
Daawo: Goolashii lakala dhaliyey Kulankii Gabilay iyo Awdal
halkan ka daawo golashii laka dhaliyey kulankkii Semi finalka ciyaarah gobolada somaliland ee Awdal iyo Gabilay

Daawo Shanta Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Koobka Gobolada Somaliland

Published on Nov 06 2016 // Ciyaaro, DAAWASHO
Daawo Shanta Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Koobka Gobolada Somaliland
Waxaa si habsami ah ugu  socda garoonka Hargeysa Stadium, koobka gobolada Somaliland waxaana ilaa hadda la dhaliyey goolalaad u qurux badan haddaba halkan  ka daawo 5 tii gool ee ugu qurxda badnaa.  

Sool vs Gabiley: Awooda, Rajada iyo Xiisaha Ciyaarta Maanta Ee Koobka Gobolada Somaliland

Published on Nov 06 2016 // Ciyaaro
Sool vs Gabiley: Awooda, Rajada iyo Xiisaha Ciyaarta Maanta Ee Koobka Gobolada Somaliland
  Waxa galabta la ciyaari doonaa kulan aad  u xiiso badan, waxaana fooda isdari doona labada gobo lee Gabilay iyo Sool kuwaas oo kawada tirsan Groupka-B. Gobolka Gabilay ayaa leh 4 Dhibcood iyo 1 gool (+1), kaas oo hore uga soo adkaaday gobolka Daad-madheedh, sidoo kalena baraaje  waxay...

Gobolka Saaxil Oo Ka Talaabsaday Gobolka Sanaag Isla-Markaana U Gudbay Afar-Dhamaadka Gobolada JSL

Published on Nov 06 2016 // Ciyaaro
Gobolka Saaxil Oo Ka Talaabsaday Gobolka Sanaag Isla-Markaana U Gudbay Afar-Dhamaadka Gobolada JSL
Waxa shalay galabnimadii ciyaar aad loo wada sugayey dhex-martay xulka gobolka Saaxil iyo Gobolka Sanaag, waxaanay ahayd ciyaartii ugu dambeysay ee wareega sadexaad Groupka A, waxaanay ahayd kulanka lagu ogaanayey kooxda tagi doonta 4 dhamaadka koobka. Xulka gobolka Saaxil ayaana u baahnaa inuu badiyo,...