Hambalyo Ku Socota Suldaanka Beesha Ibraahim Sheekh Isaxaaq

0
621

Annaga oo kala ah

wwww

1. Maxamed Axmed Kaahin

2. Shariif Ibraahim Cumar

3. Xasan Aadan Hirad

4. Ugaas Rashiid Sheekh Yuusuf

5. Xirsi Barre Warane

Waxaanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa suldaanka guud ee Beesha Ibraahim Sheekh Isaxaaaq (Sanbuur) Suldaan Sheekh Yuusuf Cabdi Cawad oo khamiistii si rasmi ah loo caleemo. Waxaanu Alle uga baryaynaa inuu suldaanka u fududeeyo xilka loo doortay, waxaanan leenahay suldaan hambalyo, waanan ku taageersanahay.