Magacyada 24 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Shalay Dalacsiiyay

0
751

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay dalacsiiyay 24 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo laa gaadhsiiyay darajaooyinka gaashaanle ilaa sareeye guuto.

1111111111111

Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu halkan akhristayaashiisa ugu soo gudbinayaa 24-ka sarkaal ee ciidanka qaranka ka tirsan ee la siiyay darajooyinkan sare, waxaanay kala yihiin sidan:

No

Magaca

Darajadii hore

Darajada hadda la siiyay

1

Cali Barre Xuseen

Gaashaanle sare

Sareeye guuto

2

Axmed Cali Yuusuf

Gaashaanle sare

Sareeye guuto

3

Muuse Xaaji Jaamac

Gaashaanle sare

Sareeye guuto

4

Ismacaiil Faarax Cawaale (Doolaal)

Gaashaanle dhexe

Gaashaanle sare

5

Mahad Cambaashe

Gaashaale dhexe

Gaashaanle sare

6

Jaamac Maxamed Ismaaciil

Gaashaale dhexe

Gaashaanle sare

7

Jaamac Koosaar

Gaashaale dhexe

Gaashaanle sare

8

Muuse Budle

Gaashaanle

Gaashaanle dhexe

9

Cabdi Cabdillaahi Xasan

Gaashaanle

Gaashaanle dhexe

10

Yuusuf Iimaan Diiriye

Gaashaanle

Gaashaanle dhexe

11

Cabdi Daahir,

Gaashaanle dhexe

Gaashaanle sare

12

Cali Maxamed

Gaashaanle

Gaashaanle dhexe

13

Cabdillaahi Ibraahim Xasan

Gaashaanle dhexe

Gaashaanle sare

14

Cabdillaahi Diiriye

Kabtan

Gaashaanle

15

Nimcaan Yuusuf Cismaan,

Kabtan

Gaashaanle

16

Maxamed Xasan Abokor

Gaashaanle dhexe

Gaashaanle sare

17

Ibraahim Cabdi Cilmi

Gaashaanle dhexe

Gaashaanle sare

18

Cali Rooble

Gaashaanle dhexe

Gaashaanle sare

19

Cabdillaashi Sheekh Xuseen

Gaashaanle

Gaashaanle dhexe

20

Maxamed Axmed Yabaal

Gaashaanle dhexe

Gaashaanle sare

21

Cismaan Cabdllaahi Siciid

Gaashaanle dhexe

Gaashaanle sare

22

Xuseen Ducaale

Gaashaanle dhexe

Gaashaanle sare