Fariin Ku Socota Wasiirka Wasaarada Biyaha

0
651

ceelal

Ku socota : Wasiirka Wasaarada Biyaha.

Wasiir: waxaa jiray 18 ceel oo la inagu caawiyey in mid ka mida loogu balan qaaday xurunta gobalka Howd ee Baligubadle, hadaba ceelkaasi kalkeebuu ku danbeyey?

In kastoo ay Beligubadle ahayd xaruntii SNM wakhtigii wadanka la xoreynayey. hadana wax ceel ah oo loo qoday ma jiro.

Fadlan ha loo qodo ceelkaasi maadama ay baaro ka jiraan wadanka.

Mahadsanid.

Ing: Cali Haybe Maxamed