Xidhiidhka Ka Dhexeeya Bisha Ay Dhalatay Gabadhu Iyo Dabeecadaheeda

0
778

Dabeecadaha ?yo habdhaqanka haweenayda waxa  ?n badan raad ku leh laba ?yo tobanka b?lood ee sanadka kolba b?sha ay dhalatay waxa ay saamayn balaadhan ku leedahy qaab nololeedkeeda hadaba halkan waxaan ku t?baax? doonaa b?lkaste ?yo haweenayda dhalataa waa qaabkee.

B?sha(1) janaayo waa bisha ugu horeysa bilaha sanadka miiladiga ah waxa la tilmaama in gabadha dhalata bishanwaa haweenay qorshe badan,anshax wanaagsan,murugo badan,

Bisha(2)febrayar haweenayda dhalata bishan waa gabadhqalbi dabacsan leh,xaas la jecelyahay,hooyo naariis badan,

Bisha(3)maarso haweenayda dhalata waa gabadh wareersan,hadal badan,muran iyo dood badan,

Bisha(4)abril haweenayda bishan dhalataa waa gabadh isbedel badan khibrad yar oon kordhi aadna u qurux badan, Bisha(5)maayo haweenayda bishan dhalataa waa gabadh aad u qurux badan aad u nasiib wanaagsan, aad loo jecelyahay, Bisha(6)juun haweenayda bishan dhalataa waaa gabadh dabeecad xun,xanaaq badan,kaftankeeduna uu xad dhaafyahay Bisha(7)luulyo haweenayda dhalata bishan waa gabadh quru caadi ah oo dhexdhaxaad ah leh,wejigeedu adagyahay,dabeecaded aad u xuntahay Bisha(8)ogosto haweenayda dhalata bishan waaa gabadh madadaalo iyo kaftan badan, inta badan waxay nasiib u heshaa in uu guursado nin hantiile ah Bisha(9)sebtember haweenayda dhalata bisha waa gabadh aqli badan,farxad badan,waa gabadh soo jiidasho leh, sh(10)oktoobar haweenayda dhalata bishan waa gabadh qurux badan, nasiib xun,la dulaysto, Bisha(11)nofembar haweenayda dhalata bishan waa gabadh gaari ah oo fadli badan, aad u dabacsan , nasiib wanaagsan leh Bisha(12)disanbar haweenayda dhalata bishan waa gabadh hanti iyo aduunyo badan,waa gabadh aad u fool xun, nasiibkeedu se aad u badanyahay. Akhristaha maqaalkan waa uu naqdiyi karaa maqaalka balse sidoo kale waxa uu uga faa,iidasan karaa in uu gartoo gabadhiisa hadii uu xaas. leeyahay sidoo kale hadii uu san xaas lahayn waxa uu maqaalku u noqonkaraa hal ku beeg uu gabadh ku raadsado. Dhanka kale gabadh kasta oo akhrisata waxa ay garan karta bisha ay dhalatay iyo bal sida ay arintan wax uga jiraan. Hadaad doonayso in aad wax badan qormadan ka ogaato waxaad akhridaa buugta ka sheekaysa cilmiga falaga,waxa kale oo aad wax ka ogaan kartaa burjiyada qofku uu dhashay.

 Professor: A Rashid Yousuf Gahnug