Magacyada Guddiga Qabanqaabada Shirka Beesha Subeer Celi

0
611

Anigoo ah suldaan Xussein X. Cbdi suldaanka  beesha subeer celi waxan halkan idiinku soo gudbinayaa liiska qaban qaadaba shirweynaha beelaha subeer celi ee muraad  iyo midnimo,

Shirkaas oo ka dhicidoona  gobalka hawd gaar ahaan magaalada baargoo taariikhdu markay tahay 20/10/14.

Sidaas daraadeed, waxaan la socodsiinayaa dhamaan beesha subeer celi meel kasta oo ay joogto in ay shirkaas ka qayb qaataan wakhtiga shirkana la socdaan.

Liiska qaban qaabada ee shir waynaha beesha subeer celi ee muraad iyo midnimo. 

1.       Abdicasis ismail jama 

2. Guleed ismaacil Osman

3.  Abdirisak mohamoud qodax 

4. Hussein aw abdi cadaroosh

5.   Hussein ali shaqale

6.  Liban yusuf osman

7.Abdirisak mohamoud mahamed 

8. Mohamed ali omar 

9. Abdirahman mohamoud kaariye 

10.   Rashid mursal ibraahim

11. Abdulahi mohamoud coomay

12.   Mukhtar bixi sh. Doon.

Allaha mahad leh suldaanka beesha subeer celi.

 Suldaan hussein h abdi