6 Xaaladood Oo Dumarka Lagu Ogyahay, Laakiin Ragguna Ay La Wadaagaan: Waxaa Ka Mid ah Kansarka Naaska

26
953

London (Geeska)- Dad badan ayaa aaminsan in xanuunno badan oo uu ka mid yahay kansarka naasku in uu gar u yahay dumarka oo keliya, laakiin cilmibaadhisaha casriga ahi waxa ay muujinayaan suurtagalnimada in ragga ay ku dhacaan qaar ka mid ah xanuunnadan hoos ku xusan oo dumarka loo ogyahay.

Xaaladda ‘Caadada’: Dumarka waxaa ku dhaca isbedello dhinaca hormoonnada ah, waana xaaladda keenta dhiigga caadada, taas dhiggeedana ragga waxaa ku dhaca Khalkhal dhinaca hormoonka ‘Testosterone’ ah oo u dhigma isla kaas caadada. Waxaana dhacda in marmarka qaarkood uu isbeddelkaasi noqdo mid aad u awood badan, sidaa awgeed uu sababo calaamado la mid ah kuwa lagu yaqaanno dumarka xilliga caadada, inkasta oo uu ku kooban yahay  qulubka, daalka iyo qofka oo acsaabtiisa xakamayn kari waaya.

Isku-buuqa umusha dabadeed (PPD): Postpartum Depression oo loo soo gaabiyo (PPD), waa nooc ka mid ah Khalkhal dhinaca acsaabta ah oo ku lammaan umusha. Postpartum Depression calaamadaha lagu yaqaanno waxaa ka mid ah, cadho xad dhaaf ah, tamar darro, oohin marmarka qaarkood aan xakamaysnayn sababna aan lahayn, xanaaq badan iyo isbeddel ku dhaca cuntada iyo hurdada qofka.

Daraasado la sameeyey ayaa lagu ogaaday in boqolkiiba 10 aabayaasha qoysaskoodu cusub yihiin lagu arko xaalado la mid ah kuwa hooyada lagu arko saddexda bilood ee ugu horreeya umusha kaddib. Arrinta kale ee xiisaha leh ayaa ah in cilmibaadhiso arrintan lagu sii sameeyey oo dhowaan natiijadooda lagu faafiyey majaladda jimciyadda caafimaadka oo ka soo baxda dalka Maraykanka, lagu ogaaday in marka ay hooyadu umusha kaddib xaaladdan la kulanto ay aad ugu dhowdahay in aabaha laftigiisana ay xaaladdu hayso.

Cudurka ‘Lupus’: Cudurka afka Ingiriisiga lagu yidhaahdo Lupus waa cillad ku dhacda habdhiska difaaca jidhka oo sababta in halkii uu cudurrada soo gala kala dagaalami lahaa uu isagu dhexdiisa is weeraro, unugyadii jidhka ee caafimaad qabayna weeraro. Waxa uu dilaa nudo caadi ah oo caafimaad qaba.

Laabatooyinka iyo muruqyada oo barara, daal iyo xummad badan, timaha oo data, dibnaha oo dildillaaca, indhaha oo barara, maqaarka oo gubta ama casaada gaar ahaan sanka hareerihiisa iyo labada dhaban. Inta badan xaaladaha uu keeno ee khatarta badan waxaa ka mid ah, wadne xanuun iyo sambabada oo bukooda. Haddaba, xanuunkan oo caadi ahaan lagu ogaan jiray haweenka, ayaa ay caddaatay in inkasta oo dadka uu ku dhaco boqolkiiba 90 ay dumar yihiin, haddana ay dhacdo in ragga laftigoodana uu haleelo.

Kansarka Naas: Waa laga yaabaa in ay dadka qaar la yaab ku noqoto, marka ay ogaadaan in boqolkiiba 1 ragga ka mid ah uu ku dhaco cudurka kansarka noociisa naaska ku dhacaa, iyo weliba in tiradaas oo imikaba badani ay sannad kasta sii kordhayso. In uu qofku arrintan la yaabaa waa wax jira, oo marka hore ayaa la ogaa in xaaladdani ay dumarka ku dhacdo, waana sababta dhakhaatiirta laftigooda ku keenta in ay galaan qaladka ah in aanay ninka hore uga baadhin xanuunkan, sidaa awgeed inta badan ragga cudurkani ku dhaco xaalkooda waxaa la ogaadaa goor dambe oo aan waxba laga qaban karin.

Lafo burbur / Xombobosh: Xanuunkani waxa uu ka mid yahay cudurrada ay haweenku caanka ku yihiin. Cilmibaadhiso caafimaad oo lagu kalsoon yahayna waxa ay muujiyeen in saddexdii dumar ah ee kastaba mid ka mid ahi ay khatar u tahay in uu cudurkani ku dhaco. Laakiin dhibtu waxa ay tahay in aanay dhakhaatiirta iyo saynisyahannadu inta badan miisaan siinin sheegista in cudurkani uu ragga lafttigoodana si badan ugu dhaco, oo tusaale ahaan shanti nine e kasta uu mid kastaa khatar u yahay.

Cilmibaadhisu waxa ay sheegeen in xawaaraha cudurkani uu gabadha ugu dhacayaa uu kor u kaco marka ay gaadho da’da caado goyska, laakiin ragga laftigoodana waxa ay xaaladdani aad ugu badataa marka ay da’doodu gaadho inta u dhexeysa 65 illaa 70 sano. Waxaa xusid mudan in da’dan ay raggu si la mid ah tiro ahaan, dumarka u waajahaan xanuunkan. Waxa ay dhakhaatiirtu sheegayaan in sababaha ugu badan ee ragga ku keena lafaha oo burbura ama is lisaa ay tahay dhibaatooyinka caafimaad darro ee kelyaha kaga dhaca, bukaanka qanjaha dhuunta ee Tayroodhka loo yaqaanno, Faytamiin ‘D’ oo ku yar ragga iyo dawooyinka kansarka.

Khalkhalka cuntada: In qofku uu doonista cuntada waayo ama Khalkhal ka galaa waa arrin caafimaad ahaan leh muhiimad ay tahay in laga dabtago sababteeda lana daweeyo. Dadka ay xaaladdani ku dhacdaa waxa ay u badan yihiin dumarka, sidaa awgeed ragga aad loogama baadho. Laakiin waxaa la ogaaday in boqolkiiba 10 illaa 15 dadka uu ku dhacaa ay rag yihiin. Tiradaas yar isaga oo ah ayaa uu xanuunkani haddana ku khatar badan yahay ragga.

Dhibaatada ugu weynina waa ragga oo dhayalsada cunto xumada, taasina ay ku keento khataraha ay ka mid yihiin wadne xanuunka iyo lafo burburku.

 

26 COMMENTS

  1. I was just searching for this info for a while. After 6 hours of continuous Googleing, finally I got it in your site. I wonder what is the lack of Google strategy that do not rank this type of informative web sites in top of the list. Generally the top web sites are full of garbage.

  2. I like what you guys are up too. Such clever work and reporting! Keep up the superb works guys I¡¦ve incorporated you guys to my blogroll. I think it will improve the value of my web site :)

  3. Its like you read my mind! You seem to know a lot about this, like you wrote the book in it or something. I think that you could do with some pics to drive the message home a bit, but instead of that, this is excellent blog. An excellent read. I will definitely be back.

  4. I am going to products this examine to 2 designs of persons: recent Zune homeowners who are contemplating an upgrade, and people striving towards choose involving a Zune and an iPod. (There are other avid gamers relevance thinking about out there, such as the Sony Walkman X, nonetheless I expect this offers you plenty of info in the direction of deliver an aware final decision of the Zune vs avid gamers other than the iPod line as very well.)

  5. Unquestionably believe that which you said. Your favorite reason seemed to be on the internet the easiest thing to be aware of. I say to you, I certainly get annoyed while people think about worries that they just do not know about. You managed to hit the nail upon the top and defined out the whole thing without having side effect , people could take a signal. Will likely be back to get more. Thanks

  6. This is getting a little bit further subjective, however I substantially desire the Zune Current market. The interface is colourful, has excess aptitude, and some interesting capabilities including ‘Mixview’ that permit you quickly look at comparable albums, tunes, or other customers equivalent towards what you’re listening toward. Clicking on one of these will centre upon that merchandise, and an additional fixed of “neighbors” will appear into perspective, allowing oneself in direction of navigate in close proximity to exploring through identical artists, songs, or consumers. Conversing of buyers, the Zune “Social” is additionally very good pleasurable, permitting by yourself identify others with shared preferences and starting to be close friends with them. Yourself then can pay attention in the direction of a playlist generated primarily based on an amalgamation of what all your friends are listening in direction of, which is much too thrilling. All those fearful with privateness will be relieved in the direction of know you can stay clear of the general public against viewing your personal listening behaviors if oneself hence opt for.

  7. Thanks for sharing your ideas listed here. The other factor is that when a problem appears with a personal computer motherboard, persons should not take the risk with repairing it themselves because if it is not done properly it can lead to permanent damage to the complete laptop. In most cases, it is safe to approach a dealer of the laptop for any repair of that motherboard. They have got technicians who have an competence in dealing with pc motherboard troubles and can get the right diagnosis and perform repairs.

  8. Its like you read my mind! You appear to know a lot about this, like you wrote the book in it or something. I think that you could do with a few pics to drive the message home a bit, but other than that, this is great blog. A fantastic read. I’ll certainly be back.

  9. I simply needed to say thanks all over again. I am not sure the things that I would’ve worked on in the absence of the techniques shown by you relating to my area. It seemed to be a very alarming dilemma in my opinion, however , finding out a professional manner you dealt with that took me to cry over joy. Extremely grateful for this assistance and then trust you really know what a great job you happen to be providing training men and women through your web page. More than likely you haven’t come across all of us.

  10. I will equipment this evaluation towards Two designs of men and women: present-day Zune owners who are contemplating an improve, and americans hoping toward choose in between a Zune and an iPod. (There are other gamers really worth considering out there, such as the Sony Walkman X, still I hope this features you adequate information and facts towards make an conscious decision of the Zune vs players other than the iPod line as effectively.)

  11. I am going to tools this evaluation toward Two models of us residents: current Zune property owners who are thinking about an up grade, and humans seeking in the direction of determine involving a Zune and an iPod. (There are other gamers great importance contemplating out there, together with the Sony Walkman X, nevertheless I assume this presents oneself plenty of facts in the direction of deliver an conscious preference of the Zune vs avid gamers other than the iPod line as very well.)

  12. Sorry for the large critique, however I’m particularly loving the fresh Zune, and assume this, as perfectly as the very good assessments some other humans consist of created, will assistance on your own decide if it is really the immediately selection for on your own.

  13. I have been exploring for a little for any high-quality articles or blog posts in this sort of house . Exploring in Yahoo I eventually stumbled upon this website. Reading this information So i am glad to express that I’ve an incredibly good uncanny feeling I discovered just what I needed. I such a lot certainly will make certain to do not omit this site and give it a look regularly.

  14. If you happen to be however on the fence: grab your favourite earphones, intellect down toward a Easiest Purchase and ask toward plug them into a Zune then an iPod and see which one particular appears better to your self, and which interface creates yourself smile further more. Then you can realize which is right for oneself.

  15. I just want to say I’m all new to blogs and honestly liked you’re page. Probably I’m want to bookmark your blog post . You amazingly come with remarkable writings. Thank you for sharing your website.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.