articles

Qodobada  42 iyo 83 Miyaaney Ahyen  Kuwa Dastuurka S/L Ku Qoran?

Qodobada 42 iyo 83 Miyaaney Ahyen Kuwa Dastuurka S/L Ku Qoran?

Go’aanki maxkamadda sare ee dacwaddi madaxweyne Silaanyo u gudbiyey si ay u kala gar naqdo heshiiski seddexda xisbi qaran ee...
Published on Aug 27 2015 // Maqaalo, Warar

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Wuu Guday Abaalkii

Bas fuul, sharci baad ugu dhex tagaysaa, waxa aadna hubanti ahaan gashay qandaraas kugu waajibinaya in aad bixiso lacag. Haddii aad...
Published on Aug 23 2015 // Maqaalo

Qul-qulatadii Jaamacadda Hargaysa

Iska hor-imaadkii dhawaan gil-gilay JH waa astaan (protatype) muujinaysa naxliga huursan ee jaamacadeheena. Waa mid ka mid ah guul...
Published on Aug 20 2015 // Maqaalo
Maxay Aqoontu Nolosheena Saameyn Waafi Ah Ugu Yeelan Weydey Nolosheenna

Maxay Aqoontu Nolosheena Saameyn Waafi Ah Ugu Yeelan Weydey Nolosheenna

18 maalmood ayaan Hargeisa soo joogay. Waxay aheyd muddo gaaban balse aad u xiiso badan. Waxa an qabtey laba muxaadaro oo ballaadhan...
Published on Aug 16 2015 // Maqaalo
Ma Qabiilkaynu La  Dagaalannaa Mise Qabyaaladda?

Ma Qabiilkaynu La Dagaalannaa Mise Qabyaaladda?

Inta aad aaminsan tahay inaad reer hebel tahay, qabyaaladdu way jiraysaa. Qabyaaladdu waa sida xumadda oo u ah cudurka calaamad (Symptom)....
Published on Aug 13 2015 // Maqaalo
Fariin Ku Socota  Wasiirka Wasaarada Biyaha

Fariin Ku Socota Wasiirka Wasaarada Biyaha

Ku socota : Wasiirka Wasaarada Biyaha. Wasiir: waxaa jiray 18 ceel oo la inagu caawiyey in mid ka mida loogu balan qaaday xurunta...
Published on Aug 13 2015 // Maqaalo

Shan Sanno iyo Hawlgalkii Dawladda Siilaanyo: Waxaa qoray: Yuusuf Goodir Maxammed

Dawladda Siilaanyo waxay baarka ka jartay shan sanno. Side baynu u odorosi karaa guulihii iyo dhaliilihii qarankeena mudadaas? Saddex...
Published on Aug 11 2015 // Maqaalo
Danjire Qaybe: Ruug-caddaagii Diblomaasiyadda Soomaaliyeed: (1930kii – 2013ka)

Danjire Qaybe: Ruug-caddaagii Diblomaasiyadda Soomaaliyeed: (1930kii – 2013ka)

Si aanay taariikhdu u lumin qof kasta oo qalin iyo warqad isu qaata oo damca taariikhdii uu soo maray in uu wax ka qoro, isaga ayaa...
Published on Aug 09 2015 // Maqaalo, Warar

MORE

Feed!

Ciyaaro

Real Madrid Oo Guuldaradii Ugu  Horeysay Dhadhansisay Barcelona Iyo CR7 Oo Sii Wada Rikoodhkisii Gooldhalinta

Real Madrid Oo Guuldaradii Ugu Horeysay Dhadhansisay Barcelona Iyo CR7 Oo Sii Wada Rikoodhkisii Gooldhalinta

Xidigan u dhashay wadanka Uruguay kamuu caawin kooxdiisa guul ay ka soo gadhaan kooxdii martida galisay...
Ciyaaryahanka Shaactiroole  Oo Ku Biray Koox Jarmal-ka Ka Dhisan

Ciyaaryahanka Shaactiroole Oo Ku Biray Koox Jarmal-ka Ka Dhisan

Xidiga caanka ah ee Maxamed Yuusuf Xasan (Shaactiroole) oo caan ka ahaa garoomada kubada cagta Somaliland,...
Kooxda Duufaan Oo Qabatay Munaasibad Lagu Soo Gunaanaday Tartankii Lagu Xusayay Quule Aden Dool

Kooxda Duufaan Oo Qabatay Munaasibad Lagu Soo Gunaanaday Tartankii Lagu Xusayay Quule Aden Dool

Hargeysa (Geeska)-Tartankii Kubada Cagta ee loogu magaca daray ALLE SWT ha u naraxiiste Mujaahid Quule...
Yaa Ku Guulaystay Koobkii  Mujaahid Quule Aaden Dool?

Yaa Ku Guulaystay Koobkii Mujaahid Quule Aaden Dool?

Tartankii kubada cagta ee looga daray ALLE SWT ha u naxariiste Mujaahid Quule Aadan  Dool, ee ka...
“Wasaaradda Ciyaaraha  Waxa Looga Fadhiya Inay Nagu Dayato,  Oo Garoomo Casriya Dalka Ka Hirgeliso ”

“Wasaaradda Ciyaaraha Waxa Looga Fadhiya Inay Nagu Dayato, Oo Garoomo Casriya Dalka Ka Hirgeliso ”

Cabdikariim Yuusuf oo ka mid ah Masuuliyiinta mid ka Saddexdan Garoon ee Casriga ah ee Rooga la dhigay...

Kooxda Birjeex Oo Ku Guulaysatay Koobkii Ramadanta Ee Tareeriska

Kooxda Kubada Cagta ee Birjeex, oo wacdaro ka muujisay Tartamada Bisha Ramadaane  ee ka socday Garoomada...

MORE

Feed!

warar

Awoodo Kala Duwan Oo Ku Hirdamaya Qabashada Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Laga Sugayo Go’aanka U Dambeeya

Awoodo Kala Duwan Oo Ku Hirdamaya Qabashada Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Laga Sugayo Go’aanka U Dambeeya - Aug 27 2015

Hargeysa(Geeska)-Awoodo qarsoon ayaa ku hirdamaya qabashada shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, kaas oo la filayay inuu qabsoomo bisha September ee sannadkan oo ay maalmo koobani inaga xigaan. Shirkan golaha dhexe ee KULMIYE oo qodobada ugu muhiimsan ee lagu...
“Barlaamankii Wuu Fadhiyaa, Guurtidii Wey Fadhidaa, Dawladdii Wey Fadhidaa, Waana Wada Baarixi, Baarixigana Aynu Ka Takhalusno”

“Barlaamankii Wuu Fadhiyaa, Guurtidii Wey Fadhidaa, Dawladdii Wey Fadhidaa, Waana Wada Baarixi, Baarixigana Aynu Ka Takhalusno” - Aug 27 2015

Hargeysa (Geeska)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Xeerka Saami-qaybisaga iyo Doorashada  Golaha Wakiilada, waxaanu sheegay in xeerkani uu muran badan ka dhaliyey Golihii Wakiilada ee hore,...
Dr. Maxamed-Rashiid  Oo Beeniyay Inuu Is Casilay

Dr. Maxamed-Rashiid Oo Beeniyay Inuu Is Casilay - Aug 27 2015

Hargeysa(Geeska)-Wasiirul dawlaha arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan ayaa si kulul u beeniyay warar laga baahiyay oo sheegaya inuu iska casilay xilkii uu u hayay qaranka. Shabakad warareed oo lagu magacaabo Borama News, ayaa shalay baahisay...
“Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa”

“Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa” - Aug 27 2015

Hal-abuur, saxafi iyo qoraa Ingiriisa ahaa oo noolaa intii u dhexeysay Juun 1903kii – Jeenaweri 1950kii ayaa sannadkii 1949kii allifay masraxiyad uu ku saadaalinayo sida ay siyaasadda iyo nidaamka dawladnimo ee dunidu u ekaan doonaan ustaqbalka, si gaar ahna...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Jaamacada Camuud Kaga Qayb Galay Arday Shalay Qalijebisay

Madaxweyne Siilaanyo Oo Jaamacada Camuud Kaga Qayb Galay Arday Shalay Qalijebisay - Aug 27 2015

Hargeysa (Geeska)-Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) oo Shalay Safar ku tagay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Borama, ayaa waxa uu ka qayb galay  Qalinjebinta Dufcadii 14aad ee ka baxda Jaamacada Camuud oo noqonaysana dufcadii...
Ismaaciil Buubaa Oo La Filayo Inuu Beri Hargeysa Yimaado

Ismaaciil Buubaa Oo La Filayo Inuu Beri Hargeysa Yimaado - Aug 27 2015

Hargeysa(Geeska)-siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo muddo dheer ka maqnaa Somaliland, ayaa la filayaa inuu jimcaha beri ka soo dego madaarka Hargeysa ee Cigaal Airport. Md. Buubaa ayaa wuxuu Hargeysa imanayaa ka dib markii uu ka soo noqday fikirkii...
Dadweyne Ka Markhaati Furay Lahaanshaha Beer Galbeedka Hargeysa Ah Oo Muran Adagi Ka Taagnaa

Dadweyne Ka Markhaati Furay Lahaanshaha Beer Galbeedka Hargeysa Ah Oo Muran Adagi Ka Taagnaa - Aug 27 2015

Hargeysa (Geeska )- Dad rayid ah oo madaxbannaan, ayaa ka markhaati furay lahaanshaha beer ku taal agagaarka cusbitaalka Shifo ee degaanka loo yaqaan Makhaayadda Inanta ee galbeedka Hargeysa, taas oo muran ku dhexmaray laba dhinac uu keenay dhimashada askar ka...
Qodobada  42 iyo 83 Miyaaney Ahyen  Kuwa Dastuurka S/L Ku Qoran?

Qodobada 42 iyo 83 Miyaaney Ahyen Kuwa Dastuurka S/L Ku Qoran? - Aug 27 2015

Go’aanki maxkamadda sare ee dacwaddi madaxweyne Silaanyo u gudbiyey si ay u kala gar naqdo heshiiski seddexda xisbi qaran ee S/L wadani,Ucid,Kulmiye iyo go’aanki muddo kordhinta ee guurtida waxey ku salaysey maxkamaddu asbaabahan soo socda:1-In aanu...
“Aniga Iyo Cigaal Waanu Tanaasulnay Ee  Maanta Yaa Tanaasulayaa, Waa Su’aal Meesha Taala,  Wax Saaxil Dib Loogu Noqdana Meesha Ma Yaalan”

“Aniga Iyo Cigaal Waanu Tanaasulnay Ee Maanta Yaa Tanaasulayaa, Waa Su’aal Meesha Taala, Wax Saaxil Dib Loogu Noqdana Meesha Ma Yaalan” - Aug 26 2015

Hargeysa (Geeska)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Xeerka saami qaybsiga ee hadda la hakiyay ee muranka ka dhex abuuray Golaha Wakiilada, kaas oo keenay in Xildhibaanada  ka tirsan Wakiilada ee ka soo jeeda Gobolada...
“Wasiirka Ganacsigu Wuu Noo Cadeeyay  In La Wareejinayo Haamaha Shidaalka”

“Wasiirka Ganacsigu Wuu Noo Cadeeyay In La Wareejinayo Haamaha Shidaalka” - Aug 26 2015

Hargeysa (Geeska)-Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Guddida ilaalinta Hantida Qaranka, ayaa sheegay in Shirkado gaar loo leeyahay lagu wareejinayo haamaaha Shidaalka Berbera, waxaanu tilmaamay in Wasiirka Wasaaradda...

MORE

Feed!

Columnists

Cuqaasha Iyo Salaadiinta Xilalka Ka Qabta Somaliland Iyo Khatarta Isku Milanka Dhaqanka Iyo Siyaasadda

Hoggaanka Dhaqanka oo shaqo dowladeed qabtaa dhib iyo dheef iyama ayaa ay u leeyihiin qabiilkooda iyo...
Cibro: Qisadii Fircoon Iyo Khabiir Ku Muslimay

Cibro: Qisadii Fircoon Iyo Khabiir Ku Muslimay

Sannadkii 1981-kii oo ahayd markii uu xilka madaxweynenimo ee dalka France qabsaday madaxweyne François...
Dagaallada Israa’iil:  Guushii Bilowgii Ee Yuhuudda, Farxaddeedii Ma’ Ay Waarin

Dagaallada Israa’iil: Guushii Bilowgii Ee Yuhuudda, Farxaddeedii Ma’ Ay Waarin

Islaamka ka hor carabtii Qurays ee uu Nebigu (SCW) ka dhashay xidhiidh aad u adag ayaa ay la’ lahayd...
Dagaallada Israa’iil:  Guushii Bilowgii Ee Yuhuudda Farxaddeedii Ma’ Ay Waarin

Dagaallada Israa’iil: Guushii Bilowgii Ee Yuhuudda Farxaddeedii Ma’ Ay Waarin

Waxaa ii muuqata oo aniga aad uga murugaysan aan sheegayaa in dagaalka Qaza aynu kaga jirno oo ah mid...
Dagaallada Israa’iil:  Guushii Bilowgii Ee Yuhuudda Farxaddeedii Ma’ Ay Waarin

Dagaallada Israa’iil: Guushii Bilowgii Ee Yuhuudda Farxaddeedii Ma’ Ay Waarin

Israa’iil sidaas oo kale ayaa ay ahayd oo iyada ayaa dagaalka hurisay, isla markaana leh sababta...

MORE

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter! Visit our LinkedIn Profile!
Feed!

Googooska Geeska

Saacadda Ugu Horreysa Maalin Kasta Ayaa Sees U Noqonaysa Guul Aad Ka Gaadho Hawl-Maalmeedkaaga (1)

Saacadda Ugu Horreysa Maalin Kasta Ayaa Sees U Noqonaysa Guul Aad Ka Gaadho Hawl-Maalmeedkaaga (1) - Aug 27 2015

Hargeysa (Geeska)- Sida caadiga ah shaqada soo-noq-noqotaa waxa ay qofka ku abuurtaa daal nafsiya oo badan, laakiin haddana waxaa jira dad badan oo ogaaday...

Tuule Ay Ku Nool Yihiin Afartan Iyo Toddoba Dumar Ah, Laba Boqol Oo Carruur Ah Iyo Nin Keliyi - Aug 27 2015

Nayroobi (Geeska)- Geed hadhac ah oo tuulaha ku daraf kaga yaalla ayaa hoostiisa  ay isugu yimaaddaan dumarka intooda hal-doorka ah ee talada la bidayaa...
Dhabar Xanuunka Oo Noqday Cudurka Dunida Loogu  Cabashada Badan Yahay, Sababta Keenta Iyo Taladiisa

Dhabar Xanuunka Oo Noqday Cudurka Dunida Loogu Cabashada Badan Yahay, Sababta Keenta Iyo Taladiisa - Aug 26 2015

Washington (Geeska)- Xeeldheerayaasha caafimaadka ayaa mar kale ku celiyey digniintoodii ay ku sheegayeen khatarta dhabar xanuunka, waxa aanay bukaanka...
Gabadha Dunida Ugu Maalqabeensani Waa Is-Koris Fahamtay Nolosha Iyo In Ay Iskeed Shaqo U Abuuri Karto

Gabadha Dunida Ugu Maalqabeensani Waa Is-Koris Fahamtay Nolosha Iyo In Ay Iskeed Shaqo U Abuuri Karto - Aug 26 2015

Beijing (Geeska)-  Zhou Qunfei oo ah 39 u dhalatay dalka China, waa gabadha ugu maalqabeensan dumarka dunida, waxa ay leedahay shirkadda caanka ah...
Shirkadda Facebook Oo Samaynaysa Diyaarad Aan Duuliye Wadin Oo Internet Dunida Ku Faafinaysa

Shirkadda Facebook Oo Samaynaysa Diyaarad Aan Duuliye Wadin Oo Internet Dunida Ku Faafinaysa - Aug 26 2015

Washington (Geeska)- Hawlwadeennada shirkadda facebook ayaa dhamaystiray samaynta diyaaraddii ugu horreysay ee bilaa duuliye ah ee ku shaqaynaysa tamarta...
Sara Joogu Waxa Uu Wanaajiyaa  Kalastaroolka Waxa Aanu Ilaaliyaa Wadnaha

Sara Joogu Waxa Uu Wanaajiyaa Kalastaroolka Waxa Aanu Ilaaliyaa Wadnaha - Aug 25 2015

Washington (geeska)- Warsidaha European Heart Journal ayaa jimcihii ina dhaafay faafiyey cilmibaadhis daahfuraysa in keliya in uu qofku muddo dheer sara-joogo...

Qaylada Iyo Sawaxanka Oo La Yareeyaa Waxa Ay Ka Hortag Fiican U Tahay Xanuunnada Ku Dhaca Wadnaha - Aug 25 2015

Hargeysa (Geeska)- Cilmibaadhis dhaqaale oo dhowaan soo baxday ayaa daahfurtay in qaylada iyo sawaxanku ay ka mid yihiin sababaha keena Dhiig-karka iyo...
Muslimiinta Shiinaha Oo Dhalinyaro U Badanaya Iyo  Rajada Islaamka Ee Mustaqbalka Dalkaas Oo Korodhay

Muslimiinta Shiinaha Oo Dhalinyaro U Badanaya Iyo Rajada Islaamka Ee Mustaqbalka Dalkaas Oo Korodhay - Aug 25 2015

Beijing (Geeska)- Cilmibaadhis dhowaan la faafiyey ayaa xaqiijisay in tirada dhalinyarada dalka China ee diinta Islaamka rumaynayaa ay aad u sii kordhayso, ...
Filimka Cusub Ee ‘No Escape’ Waxa Uu Ka Turjumayaa Cabsida Argagaxiso Ee Ay Qabaan Dadka Maraykan

Filimka Cusub Ee ‘No Escape’ Waxa Uu Ka Turjumayaa Cabsida Argagaxiso Ee Ay Qabaan Dadka Maraykan - Aug 23 2015

Washington (Geeska)- Markii ugu horreysay ee la qorayey qisada filimkan waxa uu magaciisu ahaa The Coup “Afgembigii” waxa uu ka waramayaa qoys...

MORE

--GUUGUULAHA MAANTA--

guuguule

More News